Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Jacaylbaro sxb I agree dagaal is no good for anyone ee yaa C/laahi Yuusuf iyo Amxaarada uu dalka keenay iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee uu beenta u soo sheegay u sheega?
  2. Originally posted by Captain Xalane: Economist,A soldier falls well and dies once,a coward dies many deaths.All the same,they burned dead bodies and that signifies nothing but their own coward nature.Be proud of the fallen boys and pray for them,may they rest in peace and find a better home in the hereafter. As if Amxaaro tacsi kaaga fadhido. Saaxiib, this is the fruit of borobogaandadii aad meelahaan ku hayseen. Ogowna horaa loo yiri "Dagaal wiil kuma dhasho, ee wiil baa ku dhinta". What else where you expecting? Meesha aroos miyaa ka jira, dagaal baa ka jira. Dad dagaalamayana wax walba ayaa laga fishaa.
  3. When the Mbagathi group was first established, I heard that this guy (Mr Laqanyo, I was wondering if most of us know about his bacground) was named the so-called Ambassador on Ethiopia's request. If that is the case, who does he work for?
  4. Originally posted by Sky: I agree only the display of force can move things forward in today's Somalia. This is in fact the only reason why we have foreign troops in our country right now. You've explained it perfectly. May be you should have said the right force and more diplomacy together, but not this kind of force and occupation sxb don't you think? It seems that some of us are naive about things in Somalia. In every adminstration that we have seen why are the majority of its supporters from one side? meaning one sub-clan? why do they hold important posts? Why do they blidly support everything that that this admin does or say whether it is right ofr wrong? isn't that an issue that needs to be addressed?
  5. Originally posted by rudy: these guys look like circus clowns! why not save the livies of these poor souls and just do the right thing. send them back to bosaaso n let them live another day!! these rag-tag misfits aint gonna make no difference. duke, why dont u go n fight for tfg if u believe in their cause! i betchya, sitting in govt paid room is much better idea!! aye. Looool.....rudy....could it be that jeneral duug is waiting for his new post, like Idamaale guy did who is a cruel, illitrate and denied of a poor Somali woman's appeal of capturing the Tigre Militia who raped her did...as he used to post the similar cheap propoganda on the internet
  6. Waah waah tani waa ku deysey iyadoo mar dhow shaagageeda carruuru ku ciyaarayso baan arki doonnaa Insha Allaah markii Amxaarada iyo C/laahi la ceyriyo.
  7. Originally posted by Samurai Warrior: Abwaan – so in your estimate, the only reason Mogadishu could not be disarmed is purely upon population numbering. Is that so? Tata… [/QB] All I am saying is if Boosaaso was partially disarmed with 16 technicals, the story in Mofadishu is very different. Also who is going to disarm Mogadishu? Saaxiib let us be realistic and stop being naive. I beleive that Mogadishu needs to be disarmed and so are many other cities including Gaalkacyo and Boosaaso. In my view if one really wants to disarm Mogadishu or let us All Somalia there is a proper way to do it and I am sure it is not this bullying we keep on hearing here and there, and certainly not by foreigners.
  8. Originally posted by General Duke: ^^^No, Col Ali Sacid will take care of those few cowards who thing attacking with 5 mortars every other week will break the government and people resolve. The Charcoal traders, scrap-merchants and the remains of the clown court organisation will be taught a lesson as their armies were a few months back.. Mogadishu’s time as the ugly big sister is coming to an end; her plastic surgeon has arrived with an aim of restoring that once beautiful face. do you know Cali Saciid? or you just heard his name from Idamaale? The Fresh Colonel..is he another Afguduud for you@lol.........I want to ask you again for him as well...........Which police academy has he been to? Jecliyaa jabkaaga........orod hee homework u qaado.........let me give you a simple advice sxb....stop these names ee aad sidii vocabulary and keywords aa u isticmaaleysid.
  9. Originally posted by Samurai Warrior: Abwaan - how are the people of Mogadishu any different from those in Bosaso or Hargeisa? "...bambo if Yey tries to disarm Mogadishu by force he will be gone for good cause this was tried before and it never materialised." Tata... Sxb...for no doubt they are different in population size..Mogadishu has more arms around than in these other locations you mentioned as well. Do you agree with that? .....But remember sxb don't expect me to say they differ in quality. If you want to proof this go and check it yourself.
  10. this is good and positive news. Well done and keep up the good work.
  11. Lol...sxb...Emperor..respect .......Ugaas. Ugaas raalli ka ahow haddaan si caro ka muuqato kuugu jawaabey...anigu runtii waxaan ka wadey inuusan madaxtooyo ku dhex-badbaadeyn oo laga saarayo Insha Allah. To be honest sidaan ognahay odaygaan iyo kuwo kale oo badan oo dagaal-oogeyaal ahba ma ahan kuwo khayraysan oo waa kuwa maanta halkaas na dhigay runtiina anigu mar walba waxaan iraa odayaashaan iyo kabaqaadyadoodaba intaan iska dhaafno ummadda Soomaaliyeed ha tashato weliba dhallinyarada. Waan ogahay inaysan sahlanayn balse ay u baahan tahay halgan dheer iyo samir fara badan laakiin wax kastaa Ilaahay amarkiis ayey ku dhacaan iyo dedaalka aadanaha. Kuwa maanta suurtogeliyey in Itoobiyaanku ay wasaaraddii Gaashaandhigga ee Soomaaliyeed ay musqulo ka dhigtaan miyaa sharaf naga mudan?
  12. Originally posted by Emperor: ^^Sxb why ayaad saas ugu jeceshahay inuu Odayga dhinto? Alle-Ubaahne oo kale adigana habaar maad bilaabi rabtaa Nimaan weer sugini waran ma sugo, ninyahow goormaan dhimashadiisa iga maqashay? mise capture and chased after ayaad calooshu kula xanuuntay, don't saaxiib. For your information I never recognised him as president and I think he should be brought to justice. Maxaadse uga doodi oo habaar ugu diidi, isagaaba ku faana waan habaaranahay, ma quuste ayaan ahay iyo shaydaan baan ahaye?
  13. Originally posted by Taliban: The clan president will support Ethiopia in case of war? [/qb] He is lucky if he survives in Madaxtooyo, Insha Allaah he will be chased after or even captured.
  14. Originally posted by bambo: Whats about the 4000 so troops from xaamar , arent they taking part of disarment program or they too are traders !!!!!! what about mens like abdiqaybiid , gacma dheera would they aprove such action ... mens that where warlords and where fighting for their clans for 16 years would not allow such action sxbyaal. relax Gen galal is working with tfg , husein caydiid is too and many more ...... THose mens mention above been in somali politics longer then us , and i believe 100 % they will not watch genocide on their families ...... Those guys you mentioned are opportunists and they know how to switch sides and kill innocent people. Some of them did that back in 1990, remmeber Galaal oo gaari cad Xamar ku dhex wadan jirey and all of a sudden he was USC hero...(what a joke) and went all the way to Kismaayo. You remember when ICU fought against the warlords and he was meeting with US staff in Nairobi Embassy and he had his military uniform on when ICU took over Mogadishu like nin shaqo doon ah. Do you remember his interview with Universal TV in early January pretending to be an expert and said he knew how to defend Benadir from Ethiopia if ICU let him do so and now Soo dhaweeyey Ugandan Forces with his broken English. bambo if Yey tries to disarm Mogadishu by force he will be gone for good cause this was tried before and it never materialised. Somalia needs a proper solution not Ethiopian agendas.
  15. Originally posted by General Duke: ^^^lol. Nice try saxib the clan courts were made up of seperate sub-clan organisations hence the "union" which came about only a few years back.. Court of Chircoole Cadaado Court of Ifka-Xalin Guriceel Court of Alfurqan South Galkacyu Cour of Sisis Jowhar area Court of Dayniile need not explain. ...................................... Head of courts Xasan Dahir Defence chief IndaCade Main commander Cayrow Foreign affairs Cadow Finance Abdulkadir Abukar Cadaan Face of courts: Sharif Ahmed deputy: Abdirahman Janagow deputy: Abdulkadir Macalin.. ................................ALL FROM A SINGLE CLAN..................EACH REPRESENTING THE INTEREST OF A SPECEFIC SUB-CLAN COURT... Warlords IndaCade, Cirfo, Goobanle & Seeraar were all members of the courts Executive, Shura & army. It was a clan ploy and hence the quite around the country except for clan websites, Yusuf Garad, Qadsiye.com. Somalidoon & others who are all from the clan... Saxib go tell it to some one else. Sxb, I am not here to try and cure you from your hatred towards certain Somali clans but just to make few corrections and clarifications. What is Sisis? You meen CC? lol…..this proofs that your arguments are all based on hear say. First make sure that your reference is accurate before you open your mouth! Of course ICU was dominated by one clan (No one can deny that it was established in and around Benadir and mainly on South Somalia, so it was all about degaan although I believe it should have transformed but I don’t think there was a time for it and that Itoobiya made sure to prepare a war on them and Somalia before this could happen. Let me tell you this atleast waxaan dhihi karaa illaa xad in ICU ay dad xalaal iyo wanaag isku raacay bay ahaayeen. Shakhsiyaadka aad soo tixday magacyadooda qaar ka mid ah waa la isa su’aali kara inay u qalmeen inay Maxkamadaha hor ordaan iyadoo la ogyahay cabashooyinka ka yimid ee ay u geysteen shacab Soomaaliyeed oo ku nool gobollo koofurta Soomaaliya ku nool sida indhacadde, balse goormaa GOOBAALE, SEERAAR IYO GALAAL maxkamado xil u qabteen? Dadka miyaad moodey inaad jahawareer ku ridi kartid? Anigu kama soo horjeedo in beeli u badato maamul meel ka jira as long as ay wax fiican ka shaqaynayaan and I don’t believe in the notorious 4.5 formula. Waxaa un ayaan darro ah oo aan dooddaada taageeri lahaa markii ay daba-dhilifnimo iyo qaran-dumis isku raacaan amaba sida hadda muuqata ay si indho la’aan ah oo qabyaaladi ku jirto (adiguba iska bilow oo) Nidaam khaldan oo ay wataan shakhsiyaad danaysteyaal ah oo dalka iibsaday ay taageeraan. I know with your clanist glasses you are wearing on now you will not see what ICU have done aniguna makaa sugaayo inaad hadda qiratid laakiin waxaan ku leeyahay “SAADAMBAAD GARAN”.
  16. Ma aamminsani in weriyeyaasha Soomaaliyeed qaar badan ay dagaal-oogeyaasha wax badan dhaamaan oo aad moodidba inay yihiin ubadkii ka farcamay, haddana waxaan is iri marar dhawr ah ayey u guntadeen inay qabtaan waxa ay dowlad ku sheeggu aysan qaban kana hadlin, waxaa ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ganacsatada ah ee xagga ammaanka ku dhibaataysan waddanka Koofur Afrika, kuwa doonyaha ku le'anaya badaha ku xeeran waddamada Yaman, Malta iyo Talyaaniga iyo hadda oo aan aragno kuwo ay cudurro ba'ani faro ku hayaan dalka gudihiisa. Waxaa xitaa wararku sheegayaan in maliishiyooyinka u xaraysan TFG ay cudurradaani si ba'an u hayaan iyadoo ay sabab u tahay goobaha ay ku xaraysan yihiin sidii koronkoradii(overcrowded), and lack of proper sanitation facilities. It is really sad to watch all. these.
  17. Gudigga Samafalka Waagacusub ayaa lacago sadaqo ah u qaybiyay boqol bukaan oo ku xanuunsanayo Isbitaaladda Muqdisho,Xeryaha qaxootigga iyo daafaha Magaaladda Muqdisho kuwaas oo badankood la ildaran cudurka shuban biyoodka. Lixdan qof oo ka mida bukaanadda shuban biyoodka soo ritay ee ku jira Isbitaalka hooyadda iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa loo qaybiyay lacag dhan sedex milyan shilin Somali taas oo bukaankiiba loo siiyay sodon kun shilin Somali si ay nolol maalmeedka ugu kaashadaan. Guddigga Waagacusub waxaa kale oo uu lacag dhan laba Milyan Shilin Somali gaarsiiyay Caruur shuban biyoodka la liita oo ku jira qaar ka tirsan xeryaha qaxootigga Muqdisho iyo kuwa ka qaxay madaafiicda oo ku nool daafaha Balcad iyo Afgooye. Sadaqadaas la qaybiyay waxaa iska kaashaday Waagacusub Media and General Trading iyo Gabdha Soomaaliyeed oo ku nool dalka Ingiriiska gaar ahaan Shifield kuwaas oo iyagana soo diray sadaqa dhan boqol iyo konton dollar. Gudigga Waagacusub waxaa kale oo ay dadka barakacay ee Caruurta yar yar wata gaarsiiyeen agabka nolosha qoyska sida labaatan joodari iyo adeegyo kale oo ay ka mid yahiin waxyaabaha cuntadda lagu karsado ama biyaha lagu keeydsado Goobaha ay booqdeen gudigga Samafalka Waagacusub waxay kula kulmeen Caruur fara badan oo shubanka si wayn kaga socda ,loona la yahay Faleebooyinkii la dagaalanka fuuq baxa iyo Cabitaanadii afka ORS oo Muqdisho gabaabsi ku ah,heerka qiimahana ka gaaray meeshii ugu sareeysay,taas oo riixday inay iibsan kari waayaan dadka danyartaa ee Muqdisho ku badan. Dadka danyarta ah ee Muqdisho ayaa ku sugan xilligaan xaalad liidato oo dhinacya badan iyagoo la daala dhacaya cuduro kala duwan iyo madaafiic aan loo meel dayin oo sababtay inay isaga hayaamaan Muqdisho,qaarkoodna ay shuban biyood iyo Malaariya ugu dhintaan degmooyinka balcad iyo Afgooye oo ah degaano Malaariyadda iyo Cuduradda kale aad ugu badan tahay. Dhamaan Jaaliyadaha cidii dooneysa inay kaalmeeyso dadka danyartaa ee Muqdisho ku tabaaleeysan waxaa loogu baaqayaa inay u soo diraan sadaqo waxay u heli karayaan iyagoo ugu soo hagaajinayo cidii ay ku kalsoonaan karaan ama gudigga Samafalka Waagacusub oo si toosa u gaarsiin doono…. Ahmed Jelle Hassan WaagacusubOnline@yahoo.com
  18. This is sick. Xalane can I ask you what happen to the Army you are talking about? I can't even call them army but bunch of murderers and most of them got what they deserved. I think the guy who is giving the interview is Aweys Geedoow, am I correct? bloody lama lama u rid. Isagana maxaa ku dhacay dagaalladii sokeeye bal halla is weydiiyo, run iyo been waxay tahay ma aqaan ee mo o ryaan baa lugaha ka jebisey baan maqlay. You said Morgan has done well. Did he not loose and run for his life?. When SNM commandoes ay derbiyada gurigiisa uga soo daateen, I even heard from some officials that some of those commandoes were females who did a great job to make him run. The guy on the first video says "Shaqadu si fiican bay noogu socotaa, what shaqo? killing civilians and destroying cities. I wonder what he would say today haddii uu noolyahay. Ilaahoow yaa weydiiya.
  19. Originally posted by Jacaylbaro: loooooooooooooooooooooooool how much do u weight ?? and how tall are you ?? that is what the thread is all about ,,,,, now sit tight and measure yourself If only I had something to measure myself with@lol...I should get one and come back with the figures.
  20. Muqdisho,14,March-07 (Qaadisiya.com) Xasuuq aan horey loo arag ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kadib markii nolosha lagu gubay qoys ka kooban 4 qof oo ku dhaqnaa koonfurta magaalada Gaalkacyo taasoo ah arxan darro ku cusub dalka Soomaaliya oo muujinaysa heerka ay gaartay colaada ay hurinayaan dad wax ma garato ah oo shisheeye kalkaal ah. Ayeeyo, Hooyo uur leh iyo gabar iyo wiil ay dhashay ayaa la xaqiijiyay in xalay nolol lagu gubay qoyskaasi oo ku dhaqnaa xaafada cagaaran ee koonfurta magaalada Gaalkacyo kadib markii gaas lagu bil bilay gurigooda kadibna dab lagu qabtay taasoo keentay in dadkaasi ay ku basbeelaan dabkaasi. Goob jooge ka mid ah dadka soo barakacay ee ku dhaqan koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in todabaadkii laga soo gudbay la gubay 485 guri oo ay ku dhaqnaayeen dad ka soo barakacay koonfurta Soomaaliya, isagoo tilmaamay xasuuqii arxan darrada ahaa ee lagu la kacay qoyskaasi uu muujinayo cadaawada loo qabo sida uu sheegay dadka ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya, isagoo dalbaday in lagu saacido sidii ay dib ugu laaban lahaayeen dhulkooda. Boqolaal ka tirsan dadka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ayaa gaaray goobta xasuuqa uu ka dhacay ayadoo wajiyadooda laga dareemayay caro iyo murugo ay ka qaadeen xasuuqa ka dhacay magaaladooda ayagoo sheegay in ay si weyn uga xun yihiin xasuuq wadareedka loo gaystay qoyskan. Waa markii ugu horreysay oo la maqlo qoys dhan oo nolosha lagu gubo,ayadoo falkaasi ay ka argagaxeyso qof kasto oo muslim ah tacadiga lagu kala kacay qoyskaasi INAA LILLAAHI WA INAA LILLAAHI RAAJICUUN.
  21. Aaway Duke iyo askartiisa iyo raggii amxaarada u shaqayn jirey, arrintaan ka jawaaba. Wallee waxaad moodeen in ay tani taariikhda u geleyso C/laahi, Geedi iyo Gacmadheere oo keliya ee adinkana halkaan bay idiinku xusan tahay. Bal ka warrama haddii walaashaan Soomaaliyeed ay ahaan lahayd, hooyadiin, walaashiin amaba xaaskiinnaba, sideed dareemi lahaydeen? Waa run Maskiin, samir ayaa laga rabaa iyada iyo inta Soomaali xanuunka la qaybsanaysaba waana laga bixi arrintaa oohintuna waxay ku dambayn xabashida iyo kuwa la jira sidii ay Moode-Moode ugu ooyeen markii ay shabaabku birbiraynayeen.
  22. Mujaahidoow xaal qaado. Galaal wuxuu ahaa dadkii ugu horreeyey ee ka masuul ahaa dagaalka sokeeye ee Soomaali aafeeyey, marka haddii C/laaho loogu abaalguday in laga dhaadhiciyo inuu madaxweyne yahay maxaa loola yaabayaa odaygaan kelana. Haddii Soomaali xal loo rabo labadaba xabsi ayaa lala tiigsan lahaa.
  23. Muhaahidoow xaal qaado. Galaal wuxuu ahaa dadkii ugu horreeyey ee ka masuul ahaa dagaalka sokeeye ee Soomaali aafeeyey, marka haddii C/laaho loogu abaalguday in laga dhaadhiciyo inuu madaxweyne yahay maxaa loola yaabayaa odaygaan kelana. Haddii Soomaali xal loo rabo labadaba xabsi ayaa lala tiigsan lahaa.
  24. Originally posted by General Duke: ^^^All talk and no action these folks. Yeah, like you do over here as well. Seriously Galaal awalba khayr ma lahayn. Inuu ummadda dhiigeeda ka macaasho ayuu u soo lebistey, wuxuu is leeyahay taliska Amxaaradu shaqo haku siiyeen. Odayaashaan goormay horta shaqada ka fariisanayaan waa yaabe oo dhallinyaraduna iska deyneysaa inay ka daba nacamleeyaan?
  25. Originally posted by General Duke: ^^^Indeed not a single mortar hit Villa Somalia. They hit the neighbourhood injuring civilians. They might not have hit it but don't be excited yet cause while this is being fired at the compound, nabadi ma jirto. And of course dadka shibilka ahna dhibaato ayaa ka soo gaareysa Ilaahay ha u gargaaree. He was only there for hours and this is what happens. Isn't that enough to wake you up to face the reallity before regret? Who knows what is going to happen in the coming days? maybe more shelling. And if only you knew how shocking this is....you think in meeshaan yaanyadii bisha July spanish people isla dhici jireen in la isku tuurayo? and don't start saying military man again, cause military men have naf and who knows C/llaahi kulaylka ay ku hayso arrintaani. He even couldn't hide how scary this was and he had to share it with his audience in his london speech by repeating it and asking them if they knew what type of shell it was and how damaging it is. And I guess you heard the mines that are burried and two of them were used yesterday. Are helicopters going to take these puppets around the city? let us see. Xabbaaddaan Geeddi laba jeer bay sigatay waa ogtahay xanuunka car ha soo noqoto. Let me tell you what ameey roontahay inaan runta ka hadalnaa sheekadaan qiirada la iska dhaafaa oo dhiigga Soomaali la badbaadiyaa. no 1 Let Amxaaro get out of SOMALIA asap and I mean ASAP. no 2 Shir Soomaaliyeed oo xalaal ah la qabtaa, not midka jeesjeeska ah ee 16ka Abriil Amxaarada iyo kooxdeedu ku dhawaaqday. Ciidammada Soomaaliyeedna lagu kala xareeyaa xeryo cayiman. haddii labadaas ay dhici waayaan, wallee inaan waddan bullet proof lagu xukumin