Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Ciddii rideyba diyaaraddaasi ku deysey waxaana la sheegay inay ku gubatey inta u dhexaysa duleedka Daramoole iyo Galgalato. Wixii xigana looba joogee insha Allaah.
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Galaal wax kale ku eedeey, Abwaanka, laakiin haku eedeyn dagaaladdii fooshaxumaa ee sokeeye uu ka qeyb qaatay. Waligiis ma galin. Ciidamadda militariga Iskoolbuluusiyo loogu tagay Xamar ayuu maamulaaye tan iyo wixii ka dambeeye dowlad la'aanta, oo asaga ayaa shilimaanta uu ugu soo helo dibadaha ku quudin jiray. Xataa Caydiid damcay in uu la safto, oo dhankiisa ula jiro markee Cali Mahdi hilfaha isku qaadeyeen, Xamarna dhulka dhigeen, Galaal ka diiday. Ani Galaal oo dagaal sokeeye ka qeybqaadanaayo meelna maku arkin. Haddaa heysid wax cadeyn eh, noo sheeg. Miskiin sxb wax aan ka helayo ma leh inaan qof Soomaaliyeed iska eedeeyo aakhirana qof walba wuxuu sheego waa la weydiin. Anigu runtii hadda ma joogno meel la leeyahay Soomaali nin walba dembigiisa halla soo sheego oo taas wakhtigeeda ayaan u deynayaa, balse sidaan anigu indhahayga ku arkay dhawr goor arrintu sidaad u sheegtay way ka bedelen tahay. Walaaloow waxaan kugu waaninaa weligiis kama qayb-gelin ha dhihin, haddii aadan adigu ogeyn macnuhu ma aha inaysan dhicin, laakiin waxaan hortaada ka sheegayaa inuu ka qayb qaatay weliba uu qayb libaax ka ciyaaray. Dagaallada Soomaaliyana marxalado kala duwan bay soo mareen, macnuhu ma ahan inuu kulli ku lug lahaa laakiin waxaa jira wakhtiyo uu ka mid ahaa ragga wax hor ordaya. Arrinta isaga iyo Caydiidna anigu sidaan u fahansanahay waxay ahayd challenge u dhexeeyey ee ma ahayn fikrad la isku khilaafay, waxaana tusaale u ahaa waraysiy uu Galaal siiyey BBC Soomaali bishii Diseember 1990 isagoo sheegay inuu hogaaminayey xoogagii USC ee la dagaalamayey Xukuumaddii Siyaad Barre. Waxaan ku soo gunaanadayaa Galaal qayb weyn ayuu ku lahaa jahawareerka maanta Soomaali haysa arrintaas ka hadliddeedana kolleey wakhtigeeda ayaan u deyn.
-
Waxaa ayaan darro ah in qaar naga mid ah ay quus ka taagan yihiin Soomaalinnimada, islamarkaasna ay ku andacoodaan in Itoobiya na qabsato inay habboon tahay. Waxaan hubaa bilo ama sannado ka dibba inaad hadalkaas ka shallayn lahaydeen, haddiiba markii hore Soomaalinnimadiinnu ay dhab ahayd. Waddan iyo dhul dagaal waa ka dhacaa wakhtina waa qaataa laakiin la iskuma ogeyn in calaacal iyo isdhiibid xal laga raadiyo. Anigu waxaan kula talin lahaa qofkii danaynaya Soomaaliya inay hoogaan ka baxdo in shakhsiyan uu wax ku darsado dedaallada lagu raadsho xal anigoon ka wadin midka C/llaahi iyo Geeddi ay dhulka ku gadanayaan, balse mid ku dhisan caqli iyo waddaninimo. Waxaan arkaa shakhsiyaad Soomaalida canaan guud u soo jeediya oo karha, hiifana waxaan dhihi lahaa taas waa laga roon yahay, dadkana yaan la isku daba darin ee qof walba wixii uu geystey hallagula xisaabtamo.
-
Toloow maba xumee warkaan xaggee laga soo xigtey? Mise jariidadda Suldaanka ayaa sheegtay?
-
Originally posted by bambo: abwan , fighting and resisting is not gonna bring peace and stability to xaamar . Your againts peace keepers . your also againts reconcile meetin led by men how is from xaamaar , Your againts TFG but you do support insurgent whom even hassan dahir claims his not involved . your just fallin to Yays trap you, fighting in xaamar is destroyin our economy sxb. why did icu evacuated xaamar where they enjoyed home support . all these choas will only cause damage to resident of xaamar both economy and life . while puntland and rest of somalia develops we are still at war for 18 years sxb. Sxb if we are not trying to blind ourselves Xamar was peaceful for 6 months and I wasn't against that real peace. Peacekeepers? excuse me. The trouble started when the foreign forces attacked Somalia so they cannot be peacekeepers. Ali Mahdi is not known for peace but only for destruction and jago-raadis, so is Abdullahi Yusuf, so where does this peace conference you mention will come from. Did you hear Mr Yey and Ali Ghedi threating civilians to move from their homes? Do we not see the fighting that they brought to the city? Haddii aadan dan kale lahayn, meeshaan nimankaan ka hadalnay nabad uma imaan mana rabaan, aan ka ahayn shacab la gumaado, qabiillo la isku diro iyo kursi lacag lagu boobo. I am not jeolous or against any peace and security in other areas of the country and I actually support that. What I am against is the Illegal Ethiopian Occupation, telling others what to do and bringing mess into somebody else's backyard.
-
No...no...no he is not a child, da'daa loo yareeyey. Maya TFG uma dagaaleyn ee magaaladaa laga soo qabtay. I wonder how many more excuses Jeneral Duug will come up with?
-
Aaway kuwii ku marmarsiyoon jirey maxkamaduhu da'yar soo marin habaabiyeen, bal yariiskaan fiiri illaa Burco la soo siray. Ilaah baa Mahad leh miskiinkaan naftiisa badbaadiyey isagana soo hanuuniyey. I hope in Soomaali badan oo sidaan loo sirana oo qabiil iyo lacag lagu siray ay soo hanuunaan.
-
Mid ka mida Maxaabiistii shalay la qabtay una dhashay Somaliland oo la sii daayay isagoo dhaawaca ,daawo sawir aan ka soo qaadnay. Muqdisho ,Jimca, March. 23, 2007 Waagacusub.com Cabdi Casiis Cabdilahi oo ah wiil 16 jir ah ,una dhashay Somaliland ayaa lagu guuleeystay in laga sii daayo Maxaabiis fara badan oo ay xoogaga ****** ku qabteen dagaalkii Gaashandhigga ee lala galay Isbahaysatadda dalalka IGAD gaar ahaan Askar reer Puntland ah. “Waar Anigu nin Isaaqa oo garxajis ah baan ahay,seedigeey baa I hoday oo igu yidhi ii kaalay oo ila joog madax baan ahee,dabadeedna qori buu I siiyay oo wuxu I geliyay dhiboow waxba aan ka aqoon ,waan garan waayay laakiin isaga ayaan ilaalo u noqday dabadeedna waxaan ku dhaawacmay dagaalkii Gaashandhigga ,oo aniga oo dhaawac ah baa la I qabtay, ilaa xalay ,manta waan dhiig baxayay,Waar I damiintoo iga saara xabiskaan”ayuu yiri wiilkaas yar oo aad u ildarnaa markii ay Wariyaasha Waagacusub booqanayeen Maxaabiis fara badan oo qol ku dhex xirnaa. Qaar ka tirsan Mas’uuliyiinta Somaliland oo lala xiriiray ayaa amray in la toogto oo aan loo naxariisan laakiin markii dambe waxaa lagu guuleystay in la is dhaafiyo,oo aanan Muqdisho lagu dilin . “ Waar *********** badan baa ku jira Maxaabiista laakiin dee dowladda Cabdilahi Yusuf wax Askara oo Isaaqa anigga iyo mid kale oo Afweyne la yidhaa baa kaga jirnay ,waana ku gubanay oo malaha dadkeena ayaanu qiyaanay oo mabda’ooda hareer marnay “ ayuu yiri wiilkaa da’da yar ee Cabdi Casiis oo lagu wado in berri loo dhoofiyo dhinaca Kenya oo uu sheegay in abtigii degan yahay. Wiilkaa yar ee Reer Somaliland waxaa la geeyay dhaqtar,waxaana laga daweeyay gacan uu dhaawac ka yahay,kadibna waxaa caawa lagu soo wareejiyay Magaaladda ,isagoo isla markiiba ay farxadiisii dib ugu soo laabatay.,wuxuna dhinaca kale Nadar ku maray inusan dib dambe qori u qaadi doonin ee u Waxbarasho raadsanayo. Cabdi Casiis Cabdilahi oo caawa ku hoyanaya Hooy uu leeyahay Wariye reer Muqdisho ah ,waxaa lagu tilmaami karaa nin da’yar laakiin kaftan iyo sheeko badan oo run sheega,wuxuuna noqday Maxbuuskii ugu horeeyay ee laga soo dhex saaro 17 Maxaabiisa oo ku jira gacanta dagaalyahanadda ******. Ahmed Jelle Hassan WaagacusubOnline@yahoo.com +2521-320000 Telcom Somalia Mogadishu - Somalia
-
Cadowga dalka xoogga ku soo galey ayaa ah kan guuraya ee ma ahan muwaadiniinta, Cali Mahdina waxaan leenahey……………………… Muqdisho,22,March-07 ( Qaadisiya.com) Muqaawamadu shacabku waxey bogaadineysaa halganka barakeysan ee lagula jiro dhowrka cadow ee isku soo baheystey xasuuqidda shacabka Soomaaliyeed, kaasoo waalli ku sababey caloshood u shaqeystayaashii dalka u horseedey inuu gacanta gumeystaha galo, ayagoo uu koontoroolkii ka lumey, ayna xisaabaadkii isaga qaldameen. Xogta sirdoonka muqaawamadu heshey ayaa waxey tilmaameysaa in xisaab adag la hordhigey xubnaha calooshood u shaqeytayaasha ka soo jeeda beelaha dega Muqdisho, ka dib markii dagaaladii shaley cadowga la dhaxal siiyey guul darro baaxad weyn, oo ku qasabtey iney inkiraan in wax ciidan ah laga diley ama maxaabiis ahaan looga hayo, tanoo marqaati cad u ah in cadowgaasi aysan ka naxeyn arwaaxda ciidanka aan garaadka laheyn ee u adeegaya, shacabkana ay u caddaatey baaxadda beenta iyo inkiraadda madaxda cadowga. Sida xogtaas ay tilmaameyso waxaa loogu hanjabey shakhsiyaadkaas in xilka laga xayuubin doono ama xabsi la dhigi doono haddii aysaan la imaan qorshe wax looga qabanayo kacdoonka shacabka iyo halganka muqaawamada, waxaana saraakiishii cadwoga Tigreegu u laqineen xubnahaas aan damiirka laheyn in ay ku dhawaaqaan in laga guuro dhulka u dhexeeya Xaafadda Hodan ilaa Xaafada Huriwaa, isla markiiba calooshood u shaqeystayaasha kala ah Cali Caaq iyo gacmo dheere ( Maan gaabne) waxey ku hadaaqeen hadaladii loo meereeyey ayagoon ka fiirsan natiijada ka dhalan karta. Sidaas awgeed Labada murtad ee Cali Caaq iyo Maan Gaabane waxaan ku leenahey waxa aad ku hadaaqdeen waa qeyb ka mid ah qorshaha cadowga lagu dajinayo magaalo madaxda Soomaaliyeed, haddii cid guureyso waxa guurayaa waa adinka iyo kaabayaashiina Tigreega ee hadaladaan idin soo meeriyey, kumana dhacdaan inaad hal guri kaliya xoog cid uga rartaan, waxaadna u soo joogi doontaan maalin aad ka shalaayi doontaan hadaladaas aan xishoodka xambaarsaneyn, waxaad ka hadleysaan Muqdisho’e waxey idinkaga bilaaban doontaa insha allaah meel kastoo cadowgu joogo, waxaadna isku sii fogeyseen naceybka la idiin qabo. Dhanka kale waxaa mar labaad boorka laga jafey hogaamiye kooxeed Cali Muhdi oo dadka reer Muqdisho iyo Soomaaliba yaqaanaan, kaasoo ka mid ahaa raggii umadda Soomaaliyeed badey hoogaan, lana hubo inuu mudadii la soo dhaafey umadda la dhex joogey dhagar iyo luggooyo, ninka saas ah ayaa gacan ku dhiigle ina Yuusuf Yeey ka dhigtay guddoomiye waxa loogu yeeerey shirweynaha Dibuheshiisiinta, marka loo dhiibayo jago quureedkaas waxaa laga ridayey goobta ay ku sugnaayeen madaafiic lagu garaacayo xaafadaha magaalada Muqdisho laguna xasuuqayo shacabka soomaaliyeed. Cali Muhdi garaadkiisu waa siin waayey in marxaladaan aysan suuratgal aheyn nabadda jeebka ina yuusuf Yeey ku jirta, cid aqabaleysaana aysan jirin, laakin waxaan u qaadaneynaa in shimbirba shimbirkiisa la duulo, labada nin aysan waxba is dhaamin. Cali Muhdi waan uga digeynaa la shaqeynta murtadka ina yuusuf yeey, iyo inuu run u qaato shir ku sheegga beenta ah ee ninkaasi wato, waxaan ku leenahey ka fikir oo caqligaada dib ugu noqo, beerta aad faleysid badarkeeda yaa guranaya, haddii aad ku adkeysato inaad ku biirto shaqaalaha ina yuusuf Yeey waxaan kuugu bishaareyneynaa inaad faraha uga guban doontid, naftaadana aad ku waayi doontid, waxaana marqaati noqon doono shacabka Soomaaliyeed, haddii ay jirto cid ka naxeysa Cali Muhdina waxaan leenahey ha loo caqli celiyo odoga, inta uu qabadka leeyahey. Ugu danbeyn shacabka Soomaaliyeed waxaan ku wargelineynaa in ay iska difaacaan cadowga doonaya inuu xoog iyo xeeladba uga barakiciyo guryahooda, ayna ogaadaan xadiithkii Rasuulka NNKH uu ku yiri “ qofkii lagu dilo asagoo difaacanaya hantidiisa waa shahiid” sidaas awgeed waa inaan ku mintidnaa ineysan cadowga u suurtagalin shirqoolkiisa, waxa doolka ku yimid ee mudan in la baxshana uu yahey cadwogaas,iyo kaba qaadayaashiisa , waadna aragteen sida loo jabin karo haddii la loo jeesto. Ugu danbeyntii waxey muqaawmaadu ku niyadsan tahey in cadowga laga guuleysan doono insha Allaah, cididii ka qeybqaatana ay sharaftaas heli doonto.waxaana ugu baaqeynaa walaalaha Soomaaliyeed iney gacan siiyaan muqaawamada , kana qeyb galaan dagaalka lagu xoreynayo dalka. الله أكبر الله أكبر ألله أكبر والعزة للمسلمين Xaarith Abaa Saadiq Isku xiraha Muqaawamadamada Muqdisho 22/03/2007
-
Originally posted by General Duke: Ali Mahdi is a man of stature and he has supporters in Mogadishu unlike the clowns who used the religion to keep theirloot and now use the clan.. Its over dear lad.. Yeah and he has supporters is places like Cadaado,Baydhabo,Hiiraan etc.............
-
Waxaan la yaabay ninka Soomaaliga ah iyo jago jacaylkiisa. Xaggee lagu arkay ummaddii oo le'anaysa ayaa midi shaqo ka raadsan oo leeyahay wax baan isku keenayaa. Waxaase yaab leh, Cali Mahdi soo kuma jirin kuwii ummadda kala didiyey? Siduu iskugu keeni. Waa baadi la xaday oo la leeyahay tuuggii baa soo dhicin. Adduunoow adduun.
-
Originally posted by Garaad Caanood: Abwaan waad jirantahay qabiil daraadeed ayaad duke ugu kacsantahay xitaa heer waxa aad gaadhay inaad thread gaar ah u furtid duke ******* Caanood wixii jirran Ilaah ha caafiyo, if ama meeli ku xanuuntay amaba you disagree with me tough luck. Sxb su'aal la is weydiin karo ayaan meesha soo bandhigay, Duke had the most cut and paste here atleast dood ayaan soo dhex-dhigay. Meeshaanna quraan kama uu akhriyo waxa uu qoro waad aragtay adiguna kolleey waxba ma dhaantid oo waa iskaga nacamlaysaa waxba magacyada ha bedelan waan is naqaan! [ March 23, 2007, 01:11 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
lol...at Jaalle Captain Xalane or General Duke military dril baa ku waalatay saaxiib runtii malaha milatary-nimada waxaad ka baratay in shacab masaakiin ah la laayo, haddaan adiga ahay magac kalaan raadsan lahaa sida baby sitter...lol
-
Originally posted by Captain Xalane: U prefer the drill to be like the war of the clan clown courts and the warlords and bomb the city thus over looking the civilians?Or maybe u forgot the civilian casualties then?By all means,the government should execute its objectives with out any hesitation even over looking civilians and all that but out of good will they are doing the other wise and to u its a monkey logic since it gives u no more reasons to make empty claims as u obviously do. So it is ok to threaten them of being bombed unless they flee, and they die of malnutrition and cholera in the bush? Waa yaab....do you know sxb it is really sad that some of us want things to restart and want to turn the clock back to 1990s. I thought that we learned our lessons already. You still want the loss of Somali lives? It is shocking. You talk about government, which one? you mean the occupying Ethiopian one. From my point of view TFG was never a government and will never be.
-
Jacaylbaro@lol.......does this mean shaqadii uu General_Duke ka dhuuntay ee uusan rabin inuu dadka la wadaago arrintaan uusan la dhacsanayn ayaad soo bandhigaysaa?lol Hadhoow buu Duke ku doodayaa qabiil uma hadlo...oo tolow hadduusan u hadlin wararka kaleba waa keenaa ee kani xaggee ka maray?
-
Hunguri saaxiib if you really care about Somalia, rather crying for Amxaaro iyo waxa la socda feel sympathy for the Somalia mother raped by the Tigre Soldiers, those shelled by their tanks. And we are talking about Somalia here not Ethiopia. Wake up man this is Mogadishu, not Addis. And don't start in crying that they brought solution and helping government. What government? Those illiterate, opportunist and murders?
-
Originally posted by Hunguri: Abwaan, No body will post a dead burning body. I think, you and your likes are eager to see such horrific,barbarian posts. But, ethics !!! that will not happen. Excuse me Hunguri, you are trying to cover the truth? Didn't we see the bodies of dead Somalis in Idamaale in December? For your information it was the first website to do that in revenge for Ethiopians slaughtered by the Shabaab. Remember saaxiib?
-
http://idamaale.com/ looooooooooooool....it hasn't been updated for a while and it needs someone else to step in and continue the daily propoganda that used to be here....?
-
Originally posted by General Duke: Abwan, were you still here? I thought you had given up mate. lol.......gave up on what? did you hear me say that? I think that is your next agenda right? Time for you to stop supporting Qabiilands or I should say qabiil ideology oo aad dadkaaga Soomaaliyeed dhinaca ka raacdo. It is not too late yet.
-
Jeneraal Duug you seem to be so desperate and hopeless.........how many times did you have to press add reply?...lol
-
Originally posted by General Duke: ^^^As ever those who want to keep us where we are will say anything to cover up the actions of the insane. These clashes will hurt those against the TFG more. Where is fighting taking place, Shirkoole, IfkaXalin Suuqa Xoolaha are these not the centre of the clan courts world? Is this not where the mortar attackers come from, where master Indacdae was based in? Also who celebrates the burning of the dead? A non Islamic act. So Xiin, keep up the good work, yesterday you was complaining today you are justifying, but thats you right. Adna weli ma hadlaysaa? Adduunoow adduun. I think indhahaagu waa ku tuseen Soomaali garabka ku sidda Soomaali kale oo dhaawac ah kalana soocaysa Itoobiyaanka iyo Soomaalida la soo qalday, in kastoo adiga iyo kuwa kula midka ah aad jeclaan lahayd in meesha dagaal qabiil ka dhaco. Insha Allaah kufaarta Amxaarada ah iyo daba-dhilifyada la jiraba waa la saari doonaa adiga iyo kuwa kula midka ahna maxaa ku dambayn doontaan? Malaha oohin iyo qoomammo! by the way Allaha ku soo hanuuniyo.
-
Originally posted by General Duke: ^^^As ever those who want to keep us where we are will say anything to cover up the actions of the insane. These clashes will hurt those against the TFG more. Where is fighting taking place, Shirkoole, IfkaXalin Suuqa Xoolaha are these not the centre of the clan courts world? Is this not where the mortar attackers come from, where master Indacdae was based in? Also who celebrates the burning of the dead? A non Islamic act. So Xiin, keep up the good work, yesterday you was complaining today you are justifying, but thats you right. Adna weli ma hadlaysaa? Adduunoow adduun. I think indhahaagu waa ku tuseen Soomaali garabka ku sidda Soomaali kale oo dhaawac ah kalana soocaysa Itoobiyaanka iyo Soomaalida la soo qalday, in kastoo adiga iyo kuwa kula midka ah aad jeclaan lahayd in meesha dagaal qabiil ka dhaco. Insha Allaah kufaarta Amxaarada ah iyo daba-dhilifyada la jiraba waa la saari doonaa adiga iyo kuwa kula midka ahna maxaa ku dambayn doontaan? Malaha oohin iyo qoomammo! by the way Allaha ku soo hanuuniyo.
-
I have only heard them (Transitional Federal Warlords)once talking about this to the outside world. They seem to be busy with asking millions for a conference that they only talk about happening, which is far from the reallity.
-
Diarrhoea kills 100s in Somalia 20/03/2007 22:13 - (SA) Nairobi - Acute watery diarrhoea in Somalia has killed hundreds of people this year, the minister of health said on Tuesday as aid agencies warned the nation was in the midst of a cholera outbreak. "The death toll is in the hundreds (but) we don't believe there is cholera in the country," said health minister Qamar Adan. The World Health Organisation said in a report this week acute watery diarrhoea has killed 251 people and had infected 5 602 since January. Aid agencies say there is an epidemic of cholera - a bacterial disease spread mainly through contaminated water - in the Horn of Africa nation. Late last year, the worst flooding in decades ravaged Somalia. "There has been a continued increase in cholera cases reported in and around Mogadishu. Over two hundred cases have been reported by one hospital," said David Gilmour, Somalia country director for aid agency CARE International. "More worryingly, until there is unrestricted humanitarian access across Somalia it is difficult to know the true scale of this and other problems which are going unreported," he said. Insecurity after a war between Islamists and government troops backed by Ethiopian armour has made humanitarian missions all but impossible - never the easiest work in a nation in anarchy since a 1991 coup ended central rule. Floods, insecurity and war-damaged infrastructure combine to raise the risk of cholera in Africa. The disease has infected at least 12 000 people already in 2007, mainly in a belt spreading from Angola to Congo.
-
Originally posted by Dhubad: loooool. I thought they were protesting how the people of Mogadishu were treated, all the killings and indiscriminate shelling etc. Incompetent people I say. Meesha maxay u maleeyeen? lol....don't think they care about people but only themselves and jago. They wouldn't work for Melez if they did.
-
Popular Contributors