Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by raadamiir: The international community including ethiopia can no longer see Somalia the way it is, ethiopia is in the poor list of countries because of Somalia. we have shut them down Economically it must be restarted, We are two close of countires we matter to them, they have suffered the last 16 years with us. Waa wax lala yaabo Soomaalidii waxaa ku dhaca new syndrome oo ay noqdaan abuukaateyaasha cusub ee dalkaasi. Xaggee Itoobiya siliceeda Soomaali masuul uga ahayd? Waa yaab, anigu waxaanba dhihi karaa iyagaa ayaa dhibka Soomaaliya ka faa'idey. War dadyahow wax iskula hara, xaggee aadey Soomaalinnimadiinnii? Intaad duul kale u doodeysaan yaa idinka idiin maqan?
-
Fuleynimada Cadde iyo C/llaahi waxay keentay inay dhulkii Amxaaro gacanta u geliyaan. Waa la dareemi karaa waxay ku sheekeeyeen Xamar, Galguduud iyo Mudug baa nalaka soo weerarayaa. Runtii ma qabo inay arrintaasi jirto waana fuleynimadooda, haddii laga yaabo in la qorshaynaya shakhsiyan kuma raacsani arrintaas, waayo in kastoo dad badan ay si aan laga fiirsan dowladda C/llaahi qabiil ugu raaceen haddana dad badan ayaa ka soo horjeeda. Waxaanan aaminsanahay in haddii Ilaahay yiraa laga yaabo inay dhacdo in reer Boosaaso iyo Waqooyi gaalkacyo laftoodu ay dagaal ku qaadaan ciidammadaan Itoobiyaanka lana arki doono iyagoo ceyrsanaya.
-
Allaahu Akbar Ilaahoow jebi cadowgaan gaalada ah ee Itoobiyaanka ah ee dhulkeenna kibirka ku yimid, ummadda Soomaaliyeedna midnimadeeda adkee.
-
Originally posted by Captain Xalane: Nice pictures. Kan waa khafiifay baan u malaynayaa malaha in dad la laayo lee adiga dan kuu ah meeshay doonaan haka yimaadeene markaas aad military dril ka sheekayside.
-
Originally posted by Che-Guevara: ^^^So are you. President......Isbada qabo. Shelling the women and children is nothing to celebrate about. Ma u malaynayo inuu is dabaqan ee Insha Allaah waa la soo qaban xukunna waa la hor keeni.
-
warar dheeraad ah ee ku saabsan dagaalladii maanta, masawirro ayaa la socda ee haddii ay ku dhibayaan ha fiirsan. http://simbanews.com/news/News%2029%20Mar%2010.htm and I think they are dead Ethiopian soldiers this will be confirmed later.
-
Originally posted by raadamiir: The dowladiid will be brought to their nees inshallah. A Major war is needed. Just like in hargaysa Helicopters had to be used. Berrina oohin iyo wax kale waa kaa sugeynaa ee ku adkayso hadalkaan.
-
World : Ethiopia, Somalia: Analyst says Somalia a Handicap for Ethiopia Posted by Patriot on 2007/3/29 8:55:55 (56 reads) 28 March 2007 -- The al-Qaida terrorist organization has issued a call for Islamic extremists around the world to come to the aid of Somalis fighting the country's Transitional Federal Government (TFG) and its chief backer in the region, Ethiopia. As VOA Correspondent Alisha Ryu reports from our East Africa Bureau in Nairobi, Ethiopia, which still has thousands of troops in the Somali capital, Mogadishu, is facing a threat it had hoped it had eliminated, when Ethiopia's military dismantled the leadership of Somalia's Islamist movement last December. Appearing recently in an Internet video on al-Qaida's official media Web site, a prominent leader in the organization, Abu Yahya al-Libi, said it was the duty of all Muslim holy warriors to go to Somalia and help Somalis end what he called "the occupation of Abbyssinians and their apostate lackeys." Speaking in Arabic, Libi urged Muslim fighters to "let the volcano erupt" in Somalia by waging an Iraq-style guerrilla war against Ethiopia and anyone supporting the secular government Ethiopia helped install in power three months ago. Analyst Richard Cornwell at the Institute of International Studies in South Africa says he is not surprised that Ethiopia is now high on al-Qaida's list of enemies. "This has been the problem ever since the Ethiopian invasion," he said. "They were going to create the monster they were aiming to prevent." Cornwell is referring to anti-Western, Muslim extremists, whom he says are steadily gaining ground in Somalia, because of miscalculations by the Ethiopian government. Cornwell argues that the main reason Ethiopia wanted to end the rule of Somalia's Islamic Courts Union was to prevent Islamist leaders from giving support to rebel groups in the ethnically-Somali ****** and Oromo regions of Ethiopia and to Ethiopia's archrival, Eritrea. But to carry out a full-scale invasion of Somalia, Cornwell says Ethiopia needed the support of the United States. To enlist U.S. support, Ethiopia emphasized the threat of growing al-Qaida influence inside the courts. The Islamists' military chief, Adan Hashi Ayro, was an al-Qaida-trained radical, who is believed to have harbored terrorists wanted for the 1998 bombings of U.S. embassies in East Africa. Ayro was also the founder and leader of a radical Somali youth movement called the Shabbab. "The al-Qaida card was a card the Ethiopians played to get the Americans on board," he explained. That action brought Ethiopia on a collision course with not only al-Qaida, but extremists and nationalists inside Somalia's Islamist movement. After the fall of the movement, many of them remained in Mogadishu, simmering in anger and vowing revenge. The defeat of the Islamic Courts Union also re-opened bitter clan divisions in southern Somalia that has placed Ethiopia at the center of a brewing conflict. The Islamists drew much of their support from the ****** clan, the dominant clan in Mogadishu. But the government Ethiopia supports, the Transitional Federal Government, is perceived to be dominated by the interests of ******'s chief rival, the ***** clan. The TFG's president, Abdullahi Yusuf, is a ***** and ****** clan elder Abdullahi Sheik Hassan says President Yusuf has reinforced this perception by pursuing policies that have alienated the ******. The ****** leader says when President Yusuf has says he has met with ****** leaders, he means only those ****** clan members he knows in his government. Hassan says Yusuf is still refusing to meet with ****** leaders and supporters of the Islamic Courts Union, whose participation in government, he believes, is vital to stabilizing Somalia. Last week, when Ethiopian and government troops started entering some neighborhoods in Mogadishu to disarm the residents by force, the event triggered the most intense violence the capital has seen in years. The violence included the burning of two Ethiopian and government soldiers, numerous mortar and rocket attacks, fierce street battles, and the downing of a cargo plane at Mogadishu Airport. The government said disarming the city was necessary to ensure the safety of some 3,000 Somalis, who are expected to gather in Mogadishu next month for a government-sponsored, clan-based reconciliation conference. Many ****** members, especially supporters of the Islamic Courts Union, say they view the disarmament process as a ***** attempt to sideline and weaken the ******. Richard Cornwell says he believes Ethiopia, as the chief backer of the interim government, must intervene forcefully in the dispute now or risk being sucked into a civil war that could spread into other areas of East Africa. "The TFG has to be sent a very firm message: Our support for you, although you are a recognized government, is not unconditional," he added. "You will either talk to your enemies and make peace with them - not an imposed peace, but a real peace - or we walk away and leave you to your own devices." Several Somalis in Mogadishu contacted by VOA say that they believe al-Qaida is trying hard to exploit a volatile situation in their country, but it still lacks popular support. But they warn if Ethiopia, the United States and others in the international community, fail to persuade the interim government into being more inclusive, groups like al-Qaida may find large numbers of potential recruits in Somalia, especially among those who feel hopeless about their future. Source: VOA News
-
Economist adiga ma waxaad u hadashaa Captain Xaali? Mise iskaba caddeeysoo Amxaar baad tahay? Wax aan ka qaybgelayana adiga kuuma yaallaan ee halkaagaas daba-dhilifnimo iyo qabyaalad la fadhi, Amxaaro kufaar ah iyo Islaam Soomaali ah baa is haya ee labada dhinac dhinac raac oo weliba is caddee, war badan meeshaan ma yaal labadaas mid dooro.
-
Originally posted by nabadshe: Qaraxii ka dhacay Ceel Cirfiid oo la sheegay inay ku waxyeeloobeen in ka badan boqol Askari oo Itoobiyaana ,iyadoo la yaab ay noqotay naftii hurihii falkaas geystay. thank you nabadshe for sharing this with us.
-
Originally posted by KEYNAN22: Pathetic! The imbecile actually thinks that he will get to a place of total joy and fun by killing other innocent people, I seriously feel sorry for him. innocent? adduunoow adduun, waa ayaandarro dad noocaan oo kale ah baa jira oo Soomaali iyo Muslim kula sheegta,Itoobiyaanku ma innocent baa? Sida la ogyahay the guy drove into the occupying Ethiopian force's camp and hit them while watching a marathon on telivisions and reports say many Injirleyaal lives were lost. Who told you he killed his people? or you consider the occupying Ethiopian forces as your people?
-
Originally posted by Captain Xalane: The only thing he did was to make the job easier for us.Either way he was gonna die and he wasted himself before we got to him. Habar fadhida legdan la fudud, meeshaan baad ka hadlaysaa maad aadid haddaad kartidaas leedahay.
-
The system might have changed but couple of years ago one could pay the money staright back to the loan company, rather than going through this hassle of via inland revenue.
-
War toloow sagaaraduna ma wax bay ka qayilaysaa oo ka barjaynaysaa?
-
Last minute manoeuvring to prevent war in Mogadishu
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Saraakiisha Itoobiya oo mar kale u yeeray hogaamiyaasha dhaqanka ****** kadib markii ay amar ka heleen Wasaaradooda Arrimaha dibadda . Muqdisho ,Axad ,Marso , 25, 2007 , Waagacusub Online Saraakiisha Itoobiya ayaa mar kale u yeertay hogaamiyaasha dhaqanka ****** oo ay ku kala tageen Car iyo Wir ,kulamo laba maalmood qaatay oo la isku mari waayay kadib. Sida lagu helayo war hoosaadyo lagu kalsoon yahay Saraakiisha Itoobiyaanka ayaa xalay Addis Ababa laga soo amray inay u yeeraan hogaamiyaasha dhaqanka ****** ,lana sii wadaan wada xaajoodka . Amarkaan oo la sheegay inay soo dirtay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa dhigaya in hogaamiyaasha dhaqanka ****** soo magacaawdaan guddi Siyaasiyiin ah oo la xaajoodo Siyaasiyiinta Itoobiya si is faham loo helo. Lama ogga in hogaamiyaasha dhaqanka ****** mar kale aqbalayaan kulanka loogu yeeray laakiin Muqdisho waxaa laga dareemayaa diyaar garoow dagaal oo baaxad leh kaas oo ay wadaan beelaha dega Muqdisho. Dagaal qabiil oo Muqdisho ka dilaaco ayaa saameeyn kara goboladda Soomaaliya oo dhan. Dahir Abdulle Alasow Mogadishu – Somalia waagacusubonline@yahoo.com +2521-320000 Telcom Somalia +2521-5565600 Hormud Telecom -

Daba dhilif gacmo dheere afkiisa ma laba carab ayaa ku jirta, (****** ma metelaan waa qolo iska socoto iyo aan wada hadalno odayaasha ******). Muqdisho,25,March-07 (Qaadisiya.com) Waxaa muuqata in wararka dabadhilifyadu ay isku dhex yaaceen oo aysan kala garaneynin waxa ay ku hadlayaan iyo waxa kale sida ka muuqata hadalada kasoo baxaya Daba dhilifka lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmadheere). Soomaali ayaa ku maah maahda “'haadii aad tahay beenlow xusuustaadu ha badnaato”, lakin waxaa muuqaneysa in maalmahani dambe la arkayo in Daba dhilifyadii gaalada ee Soomaalida aheyd in hadaladooda si aan caadi aheyn ay isku burinayaan oo ay kala garan la’yihiin shalay wixii ay sheegeen iyo waxa ay maanta sheegayaan. Waa munaafaq Gacmo dheere iyo Gacankudhiigle Salaad Sali Jeelle labada ugu beenta badan qolada Dhulka Daahirsan ee Soomaaliya soo gelisay Amxaarta, waxaana beenta ay horey u sheegeen kamid ah illaa iyo iminkana aysan weli ka xishooneynin in Salaad Cali Jeelle uu horey u sheegay in Diyaarad gantaal lala helay oo kusoo degatay iyadoo holceysa Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho uu kusheegay in uu dab ka dhex kacay Diyaaradda lugaheeda taasi oo markii Dambe Wadankii laga lahaa Diyaaraddaasi laga qirtay in gantaal lala helay. Sidoo kale Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmadheere) oo isna horey u sheegay in Muqdisho Beelaha ****** aysan ka dagaalameynin dadka u hadlayana ay yihin dad kooban in hadana uu yiraahdo Beelaha ****** hana kulmeen si Nabadda aan uga wada hadalno sow u muuqan meyso in Gacmadheere uusan ogeyn xitaa halka uu gacantiisa ku hayo. Hadabala ay ku hadlayaan ayaa waxaa iska muuqaneysa in aysan aheyn hadalo kasoo baxaya Shaqsi Soomaali ah iyagoo sida iska cad Sameecad u ah Gaalada Tikreega dalka kusoo duushay oo Makaroofanka iyaga gacanta ku heysta wixii ay ku dhawaaqanna laga maqlayo keliya Sameecadaha oo Shaqaalaha Tikreega ah, xitaa waxaa cad in dalkani aysan madax ka aheyn dadka Gaaladu ay u soo xilsaarteen ee Soomaalida ah oo ay Madax ka yihiin Gaalo Madow oo Tikree ah. Sida Muuqata Gacmadheere iyo Kooxda lamidka ah oo horey u dhihi jiray ****** ma ahan waxa hadlaya ee waa koox yar oo meel iskugu tagay ayaa waxaa iska cad in arrinku isbadal kuyimid oo wax badan ay dareemeen sidaasina ay ka keentay in ay yiraahdaan Odayaash ****** hanala shireen. Si kasta oo ay kusoo dhamaato Arrintani waxa ay u taalaa Soomaalida oo dhegaheeda ka dhoreysa waxa kasoo baxaya Muqdisho iyo dadka kulamada yeelanaya.
-
Last minute manoeuvring to prevent war in Mogadishu
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Originally posted by Sergeant Sakhar: It's 10:00 am London time and I'm very confident that there will be no war at all. I expect a comprehensive ceasefire to be agreed on. Already the clan movement vacated all the areas they were defending in the first place. They have dispersed into the neighbourhoods so that nobody recognises them. This is a sign that they don't want to fight and that they willl accept any condition levied on them. Count me on that. Sakhar. For your information Mr Sergeant (SOL beryahaan Askar baa ku soo badatay..lol) Itoobiyaanka odayaasha inay u booteeyaan bay rabeen, hadda xitaa warar hoose ayaa sheegaya inay odayaasha ka codsadeen in xabbad-joojinta meesheedii laga sii wado. Way noqon kartaa qayaano, laakiin mid ogoow ma kula tahay Itoobiyaankii ku faanayey argagaxiso ayaan la dagaalaynaa in markii la arko iyagoo beel beelaha Soomaaliyeed ka mid ah la dagaalayo xaaladduna is bedeleyso oo adduunkuna ogaanayo inay arrintu awalba faragelin cad ee arrimaha Soomaaliya ahayd, nimankaan Amxaaraduna saas doqommo uma ahan oo in arrintu halkaas u bayrto ma rabaan. -

About ASN Home » Database » 2007 Criminal Occurrence description <---it depends on one's opinion! languages: Status: Preliminary Date: 23 MAR 2007 Type: Ilyushin 76 Operator: Transaviaexport Airlines Registration: ? C/n / msn: First flight: Crew: Fatalities: / Occupants: Passengers: Fatalities: / Occupants: Total: Fatalities: 11 / Occupants: 11 Airplane damage: Written off Location: off Mogadishu International Airport (MGQ) (Somalia) Phase: Initial climb Nature: Unknown Departure airport: Mogadishu International Airport (MGQ/HCMM), Somalia Destination airport: ? Narrative: The Il-76 cargo plane was struck by a missile shortly after takeoff from Mogadishu (MGQ) and crashed into the sea. Initial reports say that the airplane had delivered equipment for the repair of a company Il-76TD (EW-78826) that sustained substantial damage after being hit by a missile on March 9, 2007. Sources: Lenta.ru Reuters This information is not presented as the Flight Safety Foundation or the Aviation Safety Network’s opinion as to the cause of the accident. It is preliminary and is based on the facts as they are known at this time.
-
Armay roontahay in walaalahaan Soomaaliyeed ee la soo waalay la badbaadiyaa, Soomaalina aan dagaal qabiil loo horseedin. Hadda weli waxay joogtaa arrintu Gumeysidoon (TFG iyo dabadhilifyadeeda) iyo Gumeysidiid (geesiyaasha Soomaaliyeed ee difaacaya qarannimada Soomaaliyeed).
-
Popular Contributors