Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Duke, ka warran bililiqadaan ay waxa aad ku sheegtid ciidan dowlo ku keceen? Mise tan kama hadli kartid oo adigaadba is leedahay wax baa kaa soo gaaraya? Orod hadde warshadda aniga halla i siiyo dheh waa la iga bililiqaystee markeedii hore? Oh no, waan khaldamay it is not bililiqo but some sort of gift to the GOVERNMENT FORCES!
  2. Ciidamada DFKM oo bililiqeystay warshada Coca Cola. Muqdisho 27 Abriil 07 (Beerdhiga ) Ciidamada DFKM ayaa bililiqeystay dhamaan hantidii ay laheyd warshada United Bottling Company Coca Cola ka dib markii ay ciidamada Itoobiya la wareegeen gacan ku heynta goobtaasi. Mid ka mid ah shaqaalaha warshada Coca Cola ayaa Beerdhiga u sheegay in ciidamada DFKM ay ka bililiqeysteen dhamaan hantidii warshada oo ay ka mid yihiin dhowr iyo toban gaari oo ahaa kuwii cabitaanka lagu qaadi jiray iyo kuwa kale, dhamaan qalabkii xafiisyada oo isugu jira Computers iyo Printers iyo waxay kale oo qaateen dhamaan sonkortii ku xareysneyd bakhaarka iyaga oo ku qaatay isla baabuurta warshada. Mar aan la xiriirnay maamulaha guud ee warshada Coca Cola Bashiir Max’ed Caraaye ayaa Beerdhiga u xaqiijiyey in gebi ahaaba hantidii warshada la bililiqeystay. Warshada Coca Cola oo ah warshada ugu weyn ee dalka Soomaaliya waxay ku taalaa wadada warshadaha waxayna u dhowdahay Ex-Control Balcad, warshadu waxay soo saari jirtay cabitaanada kala ah: Coke, Fanta iyo Sprite, waxaana dhidibada loo taagay 2003. Ma ahan warshada Coca Cola oo kaliya goobaha la bililiqeystay waxaa guud ahaanba la bililiqeystay guryaha ku yaala dhulka ay ciidamada Itoobiya qabsadeen maalintii shalay, waxaana ka mid ah goobaha kale ee la bililiqeystay Bedrudiin Super Market oo ku yaala Ex-Control Balcad. www.Beerdhiga.com
  3. We know Geedi and Yey have no originality.
  4. Originally posted by General Duke: Abwan, you really do not know whats going any where in Somalia so lets leave it at that. Duke I see this that you cannot answer my questions.
  5. Originally posted by Tahliil: Abwaan what other describtion do these stooges fit in besides Shufto and criminals and dabadhilifs??? do ur profiling Nothing else but shufto sxb.
  6. Tanks pound Somalia's insurgents ****** clan fighters and Islamists are battling the government Ethiopian and Somali government troops have launched a major new offensive against insurgents in the capital. Columns of tanks have been deployed and reinforcements sent to Mogadishu from other parts of Somalia. "We are under heavy artillery and tank shelling," said an insurgent fighter from the city's dominant ****** clan. A BBC correspondent in the city says the battles are the heaviest in nine days of fighting, with the offensive reaching previously peaceful areas. We have to bite the bullet Ismail Mohamoud Hurre Somali foreign minister Some 300 people have been killed in the recent clashes, after 1,000 deaths last month, local human rights group say. The United Nations refugee agency says 340,000 people have fled Mogadishu since February and warns of a looming humanitarian crisis. It says it can only reach about 50,000 of the displaced. Somali Foreign Minister Ismail Mohamoud Hurre said the deaths and violence were a price worth paying to return normality to the country, which has not had a functioning national government for 16 years. "The Ethiopian forces are doing very well, stopping the Jihadist elements from causing instability," he told the BBC's Network Africa programme. "We have to bite the bullet." 'Hijacked' But a UK think-tank has strongly criticised last December's operation to oust an Islamist group which had taken control of Mogadishu and much of southern Somalia. Many of the casualties are civilians "Genuine multilateral concern to support the reconstruction and rehabilitation of Somalia has been hijacked by unilateral actions of other international actors - especially Ethiopia and the United States - following their own foreign policy agendas," said the Chatham House report. "Whatever the short-term future holds, the complex social forces behind the rise of the Islamic Courts will not go away," the authors said. The Union of Islamic Courts controlled Mogadishu for six months last year - reuniting the capital for the first time since 1991. The Islamist fighters have been joined by gunmen from the ****** clan, which does not back the government. On Wednesday, shells hit one of Mogadishu's main hospitals. Doctors say they cannot cope with all the casualties, while aid agencies say they are struggling to get food and shelter to those who have fled the city. Donors and diplomats have accused the government of hindering the aid effort with bureaucratic obstacles. The government says its checks on aid shipments are necessary to prevent insurgent attacks. Somalia has not had a functional government since 1991. Peace talks led to the formation of a transitional government in 2004, but it has so far failed to take full control of the country. Ethiopian troops announced they had begun to withdraw, to be replaced by an African Union peacekeeping force, but only 1,200 of the 8,000 troops the AU says it needs have been deployed.
  7. lol@ at boosaaso and Gedo New centres. lol@ Wafti. Shufto maa iska dhahdid waftiyoow xaal qaado ha sugin waayin iyagoo la afduubto.
  8. Geeddi iyo gaalo-u-adeegeyaasha dhulka Soomaaliyeed ethiopian-ka keenay oohin bay ku waasheeen.
  9. It is very sad if this is true although I have no doubt it could happen as it did before. I am just wondering what happened to many who I think oppose what the dabadhilifs who claim to lead puntland are doing and the complete silence there. Does this mean the Ethiopian occupation has deeply penetrated there? I know one day that Amxaaro will be kicked out of Somalia insha Allah. I just hope that anger doesn't take over our people and the struggle to get a decent goverment is not replaced with revenge.
  10. looool@Duke.....you never give up on lies do you? You seem to be running over 100 miles per hour with your lies, even faster than Mohamed Sahaaf (the famous spokesman for Saddam's Regime) We know that Mr Afgudud I told you b4 that you shouldnt rely on this fella as he has no formal military training except yey is my adeer. Are you telling us he is on a picnic at Kuunyo-Baroow and its surroundings or Mugaambo ayuu bariis ka beerayaa? I thought he was held Magan by some other lieutenants and was eventually taken out of the city for his safety. Can Mr Gacmadheere visit Alxaramayn Hotel, Towfiiq, Fagax, Xayle Bariise and Huruwaa? No WAY, you know that he can't. loool@ Salaad Cali Jeelle I thought that he said inuu qabiillo Soomaaliyeed qaxinayo where is he now? You said the governor took the remaining forces and how many were they? Did he need to take laba guuto or two divisions with him since the third one broke into two and half of them chased after the other half? Duke you said you were not part of the TFG are you part of the Tigre Regime then? Duke, just admit that there are signs of collapse and cracks on TFG and Ethiopian junta Alliance. Just admit that Kismayo was a big blow; just admit that what Meles said, which is that the fighting in Mogadishu is taking place on only 4 districts is FALSE. Obviously only two districts are not affected by the fighting which is Waaberi and Medina and the rest are frontlines.
  11. Been ku xoog weynaa, toloow kan Duke maxaa u galay? Wax walbaa la iska sheegayaa. Shakhsigaan Meles la yiraa ee naf-la-caariga ah bal arka wuxuu meesha borobogaando la yimid. Waan arki doonaa isagoo cabaadaya oo leh halla iga soo gaaro Insha Allah
  12. Ethiopia oo sheegtay guulo ay ka gaartay dagaalada Muqdisho Mogadishu 25, April.07 ( Sh.M.Network) Dowladda Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in ay guulo ka gaartay dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho oo ay sheegtay in ay ku soo afjari doonto muddo kooban gudahood. Ra'isulwasaaraha Ethiopia ayaa sheegay in dagaalada ciidamada Ethiopia ay ka wadaan gudaha Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho ay ka gaartay guulo la taaban karo, inkastoo ay jiraan howl-gallo wax iska caabin ah oo ciidamadiisa ay kala kulmayaan kooxaha ka soo horjeeda ciidamadiisa ee ku sugan magaalada Muqdisho. Males Zenawi oo shir Jaraa'id ku qabtay magaalada Adis-ababa ayaa sheegay in howl-galka Ethiopia ay ka wado Somalia ay tahay mid lagu guuleeystay, waxaana uu sheegay in ujeedka uu yahay in la hubiyo koox uu ku sheegay Al-shabaab in laga takooray dadweynaha reer Muqdisho. " Waxaanu dooneynaa in aynu wiiqno awooda Militari ee nooga soo horjeedo magaalada Muqdisho, kumana talo jirno in aynu isaga dhex baxno Somalida oo dagaalameysa" ayuu yiri Zenawi. Waxa uu sheegay in mashaakilka ka aloolsan magaalada Muqdisho ay dhalisay beel yar oo la yiraahdo Ceyr, taasi oo ku abtirsata qabiilka Hawiyaha ee gacanta ku haya caasimadda, isagoo intaasi ku daray in qabiilada kale ee waaweyn ee ****** sida ****** ay taageersan yihiin dowladda KMG ah, isla markaana ay sifeeyeen goobaha ay ka dagan yihiin caasimadda. Waxa uu sheegay in kooxda shabaabka ay gabi ahaanba takooran yihiin sida uu hadalka u dhigay, isagoo sheegay in xoogaggiisa ay u baahan yihiin todobaad ama labo todobaad oo dheeri ah si ay uha taqlusaan kooxaha wax iska caabinta ee la dagaalamaya. Waxa uu carabka ku adkeeyay in qasaarooyinkii dhowaan la shaaciyay ee soo gaaray dadka rayidka ah ay yihiin kuwo gabo ahaanba si aad ah looga badbadiyay, isagoo sheegay in aanu jirin dhiig badan oo ku daatay magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in Muqdisho ay ka kooban tahay 16 degmo, isla markaana dagaaladu ay ka socdaan 4-5 degmo oo kaliya, halkaasi oo uu sheegay in ay ku badan yihiin xoogagga wax iska caabinta, waxaana uu sheegay in degmooyinkaasi ay mar hore dadkii rayidka ahaa ay isaga baxeen. Click here to find shabelle news in english Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  13. Originally posted by xiinfaniin: ^^War dadka tfg kasoo horjeeda hannoo batteene ninka daa ninyahow... looool.....malla hubaa hee inay soo noqdeen amay tahay inta guuldarradu xagga TFG jirto.
  14. Kuwii xabashada u shaqayn jirey aaway? kadabkood ayaa go'ay. Haye maa clan court iyo khuraafaadkii maskaxda la idiinka soo shubay ee aad la wareegi jirteen aad ku sheegtaan.
  15. loooool@....afguduud.....maalin walba isagu ma xeelad dagaal buu marmarsiiyo ka dhigtaa? Xeelad dagaal oo dhowr km dib loo durko ayaan maqalnay ee ma waxaa hadda soo baxday mid 500km ka badan dib loo cararo, sidaan maqlay Xamar buu ku soo socdaa isaga iyo xayntii dhallinyarada masaakiinta ah ee la soo waalay.
  16. Originally posted by General Duke: XoX, so the TFG has lost Kismayu to Hiiraale, and that Hiiraale has quit the TFG? We will leave those two points to the SOL record. Though I do find your reasoning quite amusing. Kismayu is a very minor issue that will be cleared up in a day or two. XoX, might I add that Shirkoole, Ministry of Defence, Jale Siyaad camp are gone saxib forever. lol Duke....Kismaayo is a minor issue because your jirri doesn't rule and was a major issue when you were bragging about Mr Afgudud(where is he now?) chasing after what you called the clan courts? Wax kalena waa kaa sugeynaa. loool....@ Wasaaradda Gaashaandhiga and the stuff aad niyadda ku dhisaneysid. Duke it is not too late to say Istaqfurullah for your blind support for Ethiopians and their dabadhilifs.
  17. http://almujaahid.com/Qarax-Apri%2019,%202007.html
  18. Who is Boqor Buur-Madow...Some sort of UN body in Somalia?...lol...oo nabadda Soomaaliya ma Imaaraadka (imaaraadkaan ku maqlay inuu joogo) oo mushakal lagu cabo ayaa lagu keenaa? I thought in Calan cad iyo Boor la qaato oo dadka la kala dhex-galo waaba haddii Geeddi iyo Amxaaro kaa yeesho, maanta waad maqasheen wuxuu ku hadlay. Mise adigaaba ninyahow Buur Madow la leeyahay Amxaaro mushaar ka qaata? Dee is caddee...lol
  19. lol...@....5 Xabbadood. Waxaan filayaa 4ta hore ayaa kadibtey marka tan 5aad baa ka dhex-dustey...@lol...
  20. Toloow Geeddi xaggee gelayaa? Amxaaro waa la jebine Insha Allah. Ma guriga John Garang ee uu hantidii Soomaaliyeed ku iibsaday buu isleeyahay nolol ku dhammayso? Mise Meles buu la qixi?
  21. Originally posted by XOG-ogaal: Paragon abti waagacub waa lafiirshaa waana lagatagaa ....waa idamaale okale loool...la fiirshaa lagana tagaa... waa run...waa yaan lagaaga sheekayn dheh... Haddii kale mid soo akhriyey baa war run ah kaaga dhigaya. Website badan oo Soomaaliyeed iyo dadka war raadiskaa waxbaa kala haysta. I agree Mr Waagacusub inuu buunbuuniyo wararka. Allpuntland baa iyaguna ka daray Ciidammada Dowladda ku lehe, malaha ciidammada dowladdu hadda waxay noqdeen hal koox inta kale ee Soomaaliyeedna waa wada maleeshiyo beeleedyo. Ar anigu runtii ma qabo in beesha Puntland oo dhan loo saariyo khaladaadka ay dad wax magarato ahi ku kacayaan ee ay dadka Soomaaliyeed dhexdooda colaad uga abuurayaan una buunbuuniyaan masiibooyin. Koox maanlaaweyaal ah, danaysteyaalna ah oo ay horkacayaan C/llaahi Yey, Geeddi, Salaad Jeelle, Maxamed Dheere, Gacmadheere, C/Khayrdiid, Libaax-san-kataabe(oo fulay loo qarinayo)iyo kuwo kale oo la mid ah ayaa amxaarada wata Insha Allaah waa la jebin doonaa waxaanan rajeyneynaa in Maxkamad Soomaali la soo hortaago.
  22. What on earth happened in Kismaayo....where is ciidammadii DOWLADDU?...lol....can Duke explain this?