Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Ms Dhucdhuc & Dheylo: Xanthus They could just as lie to your face. I know. It happened to me when a bloke told me that he was single and later found out that 2 previous wives died and he had one in London and another in Holland. The worst thing was..I knew of his aunty and his cousins and no one bothered to tell me. Maybe it was because it was hush hush..but still one cousin (my best friend) has suspected something but never came out to warn me. lol@ Ex - Cambaro isn't it strange that this four star general you mentioned here and nothing was said about his past. I thought that this was not easy in an oral society.
-
Aduunoow adduun, Dowladdaan uu sheegayaa canshuur ma soo uruurin kartaa isaguse magaalada meeshu rabo ma mari karaa mise waa nin guri ku xiran? Geeddi askartiisii baa isgoysyada qoryaha lagaga furtaa ee iyaga ammaankooda marka hore ha sugo. Itoobiyaankuna mar uu tagaba waa tegi ee ma wuxuu moodey in sidaan la iskaga had-hadlayo?
-
Ra'isal wasaaraha dowladda KMG Cali Max'ed Geedi, ayaa shaaciyey in, marka laga reebo deegaano gaar ah oo ay joogaan waxa uu ku sheegay kooxo mucaarad ah, ay dowladdiisa ka taliso dhammaan dhulka Soomaaliya, inkasta oo ay ciidamo Itoobiyaan ah joogaan guud ahaan dalka. Hobyonet. Muqdisho Talaado, May, 01, 2007 Cali Max'ed Geedi, oo wareysi siiyey barnaamijka Network of africa ee BBCda, ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay ka guuleysteen kooxihii dagaalka kula jiray, xaaladda ammaan ee magaalada Muqdishana ay tahay mid aad u wanaagsan. Ra'isal wasaaraha waxa uu sheegay in daganaanshaha ka jirta Muqdisho ay keentay in dadkii ka barakacay magaalada ay dib ugu soo laabtaan guryahoodii, in ganacsatada ay si xor ah u maraan guud ahaan magaalada goobtii ay doonaan, iyagoo aan muujineyn wax cabsi ah. Ra'isal wasaaraha dowladda, oo la weydiiyey waxa xiga guusha ay ciidamda dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka ka gaareen dagaalkii Muqdisho, ayaa sheegay in si dhab ah loo billaabi doono wax qabadka xukuumadda, in wadahadal lagu dhammeyn doono khilaafaadka weli jira iyo sidii loo dhisi lahaa kalsooni ay shacabka ku aaminaan dowladda. Wareysiga uu bixiyey Geedi, ayaa waxa ku soo beegmay xilli golaha ammaanka Q.M uu ka codsaday xoghayaha guud in uu soo diyaariyo qorshe ciidamo nabad ilaalineed lagu geynayo Soomaaliy, kuna dhiiri-galiyey dowladda Soomaaliya in ay la timaado hoggaank siyaasadeed oo dhab, lana heshiiso qabiilka Hawiyaha ah ee dagan magaalada Muqdisho. Hadalkaan ah in magaalada Muqdisho ay xasiloon tahay, ayaa waxaa isla barnaamijka Network of Africa ka beeniyey mid ka mid ah xubnaha dhaliilo siyaasadda dowladda oo lagu magacaabo Max'ud, kaasoo ku eedeeyey ciidamada Itoobiyaanka in ay dalka qabsadeen, ayna xoog ku dagan yihiin guryaha dadka rayidka ah ee magaalada Muqdisho. Axmed Daahir Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya Maslaha1@hotmail.com
-
If this story is true Itoobiyaanka iyo C/llaahi Yusuf dheereeyaanaa...Soomaaliya inteedii kale ayaan laga aqoonsan oo miino meel kasta loogu duugayaa ee tolow Hargeysa maxay ka doonayaan ma dadkaas Soomaaliyeed ee nabadda ku nool baa la rabaa in dab la geliyo oo madfac lagu garaaco? Saaxiibayaal Somalia is under occupation it doesn't matter whether the relatives of certain opportunist post cantarabaqsh here, the country needs be freed again.
-
Waa yaab where was UN ku sheeg markii dadka shacabkaa la gumaadayey oo loo horseeday inay qaxaan, lana lahaa ka guura guryihiinna haddii kale madaafiic baan idinku garaacaynaa?
-
Somalia: Security Council Deplores Rising Civilian Deaths UN News Service (New York) April 30, 2007 Posted to the web May 1, 2007 New York Deeply deploring the civilian deaths resulting from renewed fighting in Somalia, the Security Council today urged the country's Government to reach out to all segments of the war-torn country's society, while demanding that the warring parties allow relief aid to reach those in need. In a statement read by Ambassador Emyr Jones Parry of the United Kingdom, which holds this month's rotating presidency, the 15-member body stressed the Government's need to promote "the widest possible political dialogue across Somalia" and said that in particular, it must "intensify its dialogue with the clans" in the capital Mogadishu. Since the Transitional Federal Government (TFG), backed by Ethiopian forces, dislodged the Union of Islamic Courts (UIC) from the capital and much of the country last December, there has been an upsurge in violence. Clan-based militias have also been involved in the clashes. The break in fighting between warring sides agreed to early this month crumbled when the fighting resumed on 11 April in Mogadishu. The Council "calls on all parties in Somalia, the region and the wider international community to reject violence, to deny safe haven to extremist elements" and to also cease hostilities immediately and agree to a ceasefire. It also appeals to all sides to pursue any differences they may have with the Transitional Federal Institutions (TFIs) peacefully. The TFG must convene the National Reconciliation Congress - one that is "truly representative of all segments of Somali society" - as soon as possible, the Council asserted, calling on all parties in the country as well as international partners to assist in paving the way towards an "all-inclusive political process." The statement appealed to Secretary-General Ban Ki-moon to work in concert with the African Union (AU), the League of Arab States and the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) to pursue means to bring peace to the country which has had a functioning government for the past 16 years. Mr. Jones Parry also said the Council recognizes that the role of the African Union Mission to Somalia, known as AMISOM, is vital, and called upon all parties in Somalia and in the region to support and cooperate with it. In February in a unanimous resolution adopted under Chapter VII of the UN Charter - which allows for enforcement measures - the Council decided that the operation will support dialogue and reconciliation in the country by assisting with the free movement, safe passage and protection of all those involved with the process. Citing the resolution in its statement today, the Council said that it is ready to "consider taking measures against those who seek to prevent or block a peaceful political process, threaten the Transitional Federal Institutions by force, or take action that undermines stability in Somalia or the region." According to UN figures, 340,000 people - roughly one-third of the capital's population - have fled the hostilities in Mogadishu since the start of February, while at least 1,000 have sustained injuries. The Council voiced its "grave concern" at the deadly violence which has wracked the country and deplored the humanitarian impact of the fighting, in particular the indiscriminate shelling of heavily populated areas in Mogadishu. UN agencies have reported being thwarted in their efforts to deliver vital aid to suffering civilians by the unstable security situation, with as many as four out of five Somalis in need out of reach. Last week, John Holmes, Under-Secretary-General for Humanitarian Affairs, criticized the TFG and local authorities for making it even harder for aid workers to carry out their daily work by restricting access to area hospitals and imposing unnecessary delays and problems at checkpoints. Today's statement "demands that all parties in Somalia comply fully with international humanitarian law, protect the civilian population, and guarantee complete, unhindered and secured access for humanitarian assistance." In addition, the Council stressed the importance of free movement and unfettered access for relief workers throughout Somalia to provide aid. The anguish experienced by civilians and the need to provide them with crucial aid were also the top concerns in an open letter by Eric Laroche, the UN Humanitarian Coordinator for Somalia, to the country's leaders, military commanders, elders and community representatives. He appealed to leaders to make concerted efforts towards fostering peace and stability in the interest of the Somali people. "The humanitarian community at large is working hard to meet the soaring needs in Somalia," he said. "This, however, will not go far without a commitment from you, that you will honour your moral obligations to facilitate assistance from your communities." In his 28 April letter, Mr. Laroche also outlined several steps imperative to alleviating the dire humanitarian situation "Somalia is in the middle of a major human tragedy," he wrote, expressing his alarm over reports of abuse, harassment, theft and rape perpetrated on those who have been displaced by the fighting. "I am deeply concerned about the effects and consequences that the ongoing fighting in Mogadishu is having on an already appalling humanitarian situation in Somalia." He urged all parties, including Ethiopian forces, to respect international humanitarian law. In particular, he stated that the distinction between civilians and combatants must be maintained and that vital civilian infrastructures such as hospitals must not be targeted by combatants. Echoing today's Council statement, Mr. Laroche called for safe access for all humanitarian relief workers to reach and protect the populations, and requested that authorities, local leaders, militia and military commanders ensure the safety and security of all aid providers, including the protection of vehicles, equipment and missions.
-
»Ciidamada Macatab Ku Dirirka iyo Daba Dhoonka oo haweenka Xijaabka ka dhigaya Muqdisho Muqdisho (30 Apr 07), Dumarka Xijaaban ee ka adeeganay suuqa Bakaaraha ayaa shalay iyo maanta loo diiday inay galaan iyaga oo xijaaban waxaana lagu amray inay iska bixiyaan jilbaabka. Maanta oo ah maalintii 3aad ee aan magaalada Muqdisho lagula dagaalamaynin caasimada Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya cadaadis ay ku hayaan haweenka Soomaaliyeed ee ka adeeganaya suuqyada magaalada gaar ahaan midka Bakaaraha oo ah suuqa ugu wayn Soomaaliya. Haweenka ayaa laga fiiqayay xijaabka iyo indha shareerka si xoog ah haddii ay iyagu iska furi waayaan. Gabadh dagan xaafada Black Sea oo u dhaw Suuqa Bakaaraha ayaa u sheegtay KismaayoNews (Magaceeda waxay codsatay inaanaan daabacin) inay aaday suuqa si ay lacag uga soo qaadato xawaalad kadibna waxaa dariiqa kula kulmay ciidanka Macatab ku Dirirka oo amray inay iska siibto. "Waan qaadan waayay amarka ah inaan xijaabkayga iska dhigo, markii ay hadalka igu cel-celiyeen ee aan diidayna waxaa isu kay qabatay 4 Xabasho oo iga fiiqday dharkii aan qabay". "Nasiib wanaag waan ka badbaaday inay i kufsadaan laakiin waxaaban kufsi iiga duwanayn inaan anoo diric kaliya qaba dib u soo qaaday wadadkii aan mari jiray waligay oo dadka i yaqaanaa ay dareerayaan, dadka qaar ayaa u qaatay inaan waashay". ayay hadalkeedii ku dartay gabadhu. Ciidamada Macatab ku Dirirka ee Ethiopia ayaa sidan oo kale yeelay oo haweenka xijaabka ka furay gobolka Gedo markii ay qabsadeen sanadkii 1996dii. Waxaa kale oo xijaabka iyo indha shareerku mamnuuc yahay dhulka Soomaali Galbeed ee ay Xabashidu haysato. KismaayoNews
-
Originally posted by Jacaylbaro: Jama M Qalib is a big time iska hadle ,,,, Another looser to add to the list of the af ka noolayaasha iska had hadla ,,,,, War ka joog Jacaylbaro..@lol...adiga wixii Somaliland ka soo horjeeda oo dhan iska hadleyaal miyaa? War odayga saas ha oran. Runtii jaamac waa nin Soomaalinnmadu ku dheer tahay haddii intaas aad ku nacaysidna hadde waa yeelkaa.
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Another political masterpiece essay from one of the few most respected aqoonyahan and waxgarad Soomaalis, who always defends Soomaalinimo. A true son of Soomaaliya and a true daljecel, indeed. Waligaa jir, Inaqaalib; la'aantaa iftiin la'aan waaye. true that
-
Why are the elders now meeting TFG not Ethiopian officers?
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Does it matter or is there a difference if you meet with a master or his servant? Obviously Ethiopians are acting and pretending to be looking after what they call a government and tricking the world see them mediating different Somali groups and they obviously should know that majority of Somalis have not support for them except some opportunists and their clan supporters. -
Somali insurgents refuse to down weapons April 30 2007 at 03:35PM Asmara - Renegade Somali leaders on Monday vowed deeper insurgency against government-backed Ethiopian troops despite retreating in recent clashes in Mogadishu, some of the deadliest in the city's history. Top leader Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and former parliament speaker Sheikh Sharif Hassan Aden said the rebel fighters, who melted away last week in the face of an Ethiopian offensive, had changed tactics in the bloody contest for Mogadishu. "The resistance fighters are changing their strategy from face-to-face conflict to hit-and-run attacks," the leaders said in a statement released in the Eritrean capital. "The Somali resistance groups have done a good job in defence against the invasion (by) Ethiopia, causing heavy Ethiopian casualties." Ethiopian forces have been battling fighters and clan militia since the beginning of the year when they backed Somali government soldiers to oust a militant movement from the capital and south and central Somalia. The violence, which died down last Thursday, has killed hundreds in recent weeks and forced up to 400 000 to flee since the start of February, according to the United Nations. "The resistance will never give up its mission to fight the invading troops," the leaders warned on Monday. "We urge the Somali people never to kneel down in front of the Ethiopians." They also called for resistance against about 1 500 African Union peacekeepers already deployed in Somalia, and criticised the international community for failing to speak out about the violence. Somalia has been without an effective government since the 1991 ouster of dictator Mohamed Siad Barre sparked a bloody power struggle.
-
Cabdi Bile is a gr8 Somali.
-
Buraanburradii Itoobiyaanka loo qaadayo waayahaan waa na harqin doonaan@lol
-
Victims speak for themselves. Malaha waxaa la rabaa in dadka indhaha la tiro oo dad xitaa dhaawac iyo dhimasho leh oo la ogyahay kuwaan askarta lagu sheegay ee TFG-da xabashida u adeegtaa wadato ay dhibaateeyeen. Ma waxaa la rabaa in la dafiro dad la yaqaan oo maxaysatadaan ka mid ah in loo saariyo jirri kale? It is like saying diyaaradihii dukheeyey Hargeysa SNM baa tuutaha dowladda Soomaaliyeed ku soo buufisay oo waddey oo garaacday magaalada...lol...adduunoow adduun soo tii la yiri "Waa baryey sacabbo laguma dedi karo"
-
Originally posted by Lake: Source: AllButland? like always Yeah ma ogid miyaa idaacadda ugu af dheer inay tahay dalka oo dhan oo wax walba la socota?!
-
President Yusuf holds press conference..Villa Somalia PICS
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: Jimbo, Morgan looks even younger than previously. Whats with him reasing over the speech, I undertsand Xubsireed, but I never knew the old General was an expert speech writer? loool...I understand xuub-sireed...I heard he is hilible...or butcher....xaggee khudbo qoroow ku bartay...website idamaale la dhaho oon xitaa margins qabin baa wax uu qoro ugu horreysey. -
Originally posted by General Duke: LOOOL...masawirkaan fiiri ninka dhahaayo waxbaan baaraya oo ninka gaariga ka soo degey dhowr mitir ka jalleecaya adduunoow adduun. Waddan Warlords, Madaxweyne, wasiirro, safiirro, xildhibaanno iyo taliyeyaal ciidan looga dhigay, ******** iyo jirri askar looga dhigay, muqayiliin iyo alcoholics qaar qurbaha ka laabtay looga dhigay ciidanka nabad-sugidda oo intaasoo dhan waddan cadow ah oo deris la ahi xoog ku haysto ciidankiisiina ay shacabkii madfac ku laynayaan, haweenkii kufsanayaan, hantidiina boobayaan tolow ma waddan loogu talo galaa inuu sii jiro mise waa mid ceel dheer lagu sii ridayo. Ilaahoow Sahal Ummuuraha.
-
Time for Nation Building , Battle for Seat is over !!!
Abwaan replied to salad_jelle's topic in Politics
loool......@Salad_Jelle.....SOL maxaa lagu ciyaaray kaasba haddii magaciisa lala soo baxay. Marka xigana Melez iyo wax ka liitana waa ka baqaaa inay nala soo dersaan. Waxaase bedelan ninkaas mala lagu aqoon reconciliation salad_jelle-haan waa koo Soomaalinnimo ku jirto. -
Economist cay maxaad u taqaan?
-
Originally posted by TheSomaliEconomist: Abwaanow maalmahaan calaacal ayaad ka bixi la'dahayee aaway jihaadkii iyo awr-kacsigii dagaalka aad waday?? Mise waxaad is leedahay markaan waa idin dhamaatee iska qayli oo "humanitarian spokesman" iska dhig? Adigay indhahaaga ula muuqataa inay Soomaali u dhammaatay laakiin dabadhilifyada adigoo kale ah iyo Amxaaro ayey u dhammaan doontaa insha Allah. Malaha midka dariiqyada la baryootama argagixisaa Soomaaliya joogta oo aan Xamar la aadi waayey adiga iyo dabadhiilifka Yey oo Baydhabo u cararay, marna Addis safar laba maalmoood oo isku xigta baqdin u aadey ma ahan? Ka jawaab af-janjeera lahayde.
-
http://cadaado.net/node/1459
-
I am trying to ignore sheegashada uu sheegtay Madaxweyne Soomaaliyeed which I think is another iska hadal iyo in 47% dadkii Muqdisho la laayey balse waan soo dhaweynayaa inuu xuquuqda Soomaalida dulman uu u doodayo.
-
Darmaan "Xulufada Cabdulaahi Yuusuf Maxkamad caalami ah ayaan saareynaa". New York , April 27, 2007 (HawiyeNews.com) — Siyaasiga weyn ee Cabdunuur Axmed Darmaan isla markaana taageerayaashiisa ay u doorteen Madaxweynaha dalka Somalia ayaa sheegay inuu wado qroshe balaaran oo Maxkamada caalami ah lagu saarayo Cabdulaahi Yuusuf iyo xulufadiisa. Darmaan waxuu sheegay Cabdulaahi Yuusuf iyo xulufadiisa inay xasuuq ba'an ay ka geysteen gudaha magaalada Muqdisho, iyagoo baabi'iyay shacabkii Muqdisho ku dhaqneed 47%, isla markaaana dagaalka Muqdisho ka dhacay ay ku adeegsadeen sun aad u xun oo dadka ay ku laayeen. Darmaan waxuu sheegay in suntaasi ay baabi'isay caruur kor u dhaafeysa 14.000 caruur toddobaad gudahood, iyadoo walina meydadkii ay daadsan yihiin gudaha magaalada Muqdisho. Darmaan waxuu sheegay isaga iyo mas'uuliyiin kale inay haatan xiriir la sameeyeen Maxkamadaha dambiyada dagaalka adduunka taasoo ay u gudbiyeen xasuuqa Muqdisho ay ka geysteen Cabdulaahi Yuusuf iyo xulufadiisa isla markaana ay 24-saac gudahood jawaab ka sugayaan. "Lagama yaabo inaan sidaas ugu harno, waxaana aad u rajaynayaa in ciqaab adduunka oo dhan ka naxa loo geysto Cabdulaahi Yuusuf iyo xulufadiisa" sidaasi waxaa yiri Darmaan. Hadaba, hadalka Darmaan ayaa yimid kadib markii xasuuq ba'an ay ciidamada Itoobiyaanka oo adeegsanaya sun aad u xun ay ka geysteen magaalada Muqdisho, taaso ay raali ugu yihiin Mas'uuliyiinta Dowlada isku sheega ugu waa weyn gaar ahaan Cabdulaahi Yuusuf iyo ina Geedi oo ay u riyaaqeen xasuuqa shacabka Muqdisho.
-
Very interesting articles. I was aware that the Times team of reporters were in Mogadishu and was waiting for what they write when they come back. Thanks for sharing this with us peacenow
-
Popular Contributors