Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Not that I am against Hussein but Soomaalidu dhaqankeeda wax walba kor bay ka billaabaan badanaa..lol....I would not be surprised haddii la arko qod Soomaali ah oo jagada madaxweynaha Maraykanka inuu u tartamo raba dhawr sano ka dib.
  2. oba hiloowlow;895042 wrote: abwaan badaan ka bax looooooooooool Oba ok sir!
  3. oba hiloowlow;895038 wrote: what is hypocritical is that you guys are using Abtigiis folks to reach your hidden agenda and once you achieve your agenda you will backstab abtigiis folks like usual. Are you saying Abtigiis cajalad baaba ka dhex daaran oo rag kale shiteen?
  4. N.O.R.F;895021 wrote: Next time you're in Hargaisa or Dubay I hope we meet. Shuyuukh baan kuu geeni. Ma shuyuukh quraan saara? Mise kuwii dalka xukumey? If that is the case waa iyagoo islaamo ah baan u qaatay.
  5. Abtigiis;895012 wrote: No, Blue. Anything goes. Of course not grannies. :D @stoic!! shimbirba shimbirkiisuu la duulaa ma maqashay? Grannies are there for grandpas.
  6. Lol@Maaddeey is representing these guys and he is doing his two cents here in SOL. Remember Shabab was saying just yesterday that their fighting strategy will change into guess what? Twitter:D the guys seem to have even lost their Andalus FM radio.
  7. xiinfaniin;893812 wrote: ^^Abwaan, xaggiina xaaladu habaar bay maraysaa , nimankii aad erideen 20 sano ka hor baa iyagoo dawlad ah soo noqday . Zack wuxuu ii sheegay in waddadii Gaarisa iyo Kismayo injineeraddu qorsheheedii dhammeeyeen Waryaa dadku ha nasteen , ee habaarka ka daaya xiin riyadaada waxbaa si ka ah. Markii aad madaxweyne iyo PMweydey baad sheekooyin hallaasi ah billowday. Yaad ku ciyaaraysaa kolleey anigu kuma jiro inta kaa qaadanaysa maalayacniga. Waa lay ceyriyey iyo stuff baad maanta dhan ku celcelineysaa. War 20 years Soomaaliya cid asxaan isku fashay maleh, qolo aan la daarin amase iyadu is daarinna ma leh. Dagaalladuna xitaa berigii dowladda way socdeen ee qofba ama degaanba mar bay soo gaareen. Ma garanayo ciidammadan aad 2012 isku dubba-rideyso iyo qaaraanka qabiil ee aad aruurinayso waxa ay kuu soo kordhin karaan aan ka ahayn dhib hor leh.
  8. oba hiloowlow;894947 wrote: Lol juxa horta who are the 116 voters ka? meshan its regulars xitaa 20 maa dhafayaan. Anba waan la yaabay and was asking myself the same question but then markii aan sii xisaabiyey si rough estimate ah markii the regulars, ghosts and scripts la isku daro this number makes seense.
  9. He is prof. Ahmed & Abdi Samatar's brother right? Good luck to him.
  10. Raaskambooni should be next otherwise they will be in trouble. Good job ASWJ, the government should train them and mix them in with the Somali army and police.
  11. Maaddeey mar hore ayaanba filayey inuu warkaan soo gelinaayo halkan oo waa uu la so daahay. Hadda Fuaad Shongolle ma wuxuu leeyahay dadka Beledweyn deggani Islaannimo waxba kama oga oo arrintaan way ka aamuseen marka isaga keliya ayaa ka hadlay. War soconaya ayaa dadka loo sheegaa.
  12. More news for Xiin -----> http://www.allgedo.com/2012/11/29/odayaaha-dhaqanka-beesha-****-ee-muqdisho-oo-maanta-war-saxaaadeed-ay-muqdisho-ku-qabteen-ku-cadeeyay-mowqifkooda-ku-wajahan-maamul-u-sameynta-gobolada-jubbooyinka-dhageyso/
  13. Apophis;894912 wrote: ^ the tide must have caught them out unless that's how cars are cleaned in Xamar these days. lol...Apo, kuwaan xoolo ayey ahaayeen. Why did they bring cars that close to the beach in the first place?
  14. lol@Che....have you been reading Shariif Sakiin's riyo of maamulka 6-da gobol? Ayaantaan baanba ka nasannay xariifika asna waa soo laba-kacleeyey markii uu riyada Xiin arkay. Waxaan la yaabay shabaabkii oo aan weli la saarin baa la billaabay qabiil fulaan iyo gobol fulaan. Oo taloow beel Shabaab iska difaaci karta miyaa jirtana waa su'aale?
  15. Another link for Xiin ----------------> http://www.raxanreeb.com/2012/11/wasiirka-arrimaha-gudaha-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatay-salaadiin-iyo-xildhibaano-ka-soo-jeeda-jubbooyinka/
  16. Che -Guevara;894879 wrote: lol@Xiin you mean high thievery meesha ka socota. It's process of land grab. lol arkeysidaa Che...I have already seen some Baydhabaawis saying the Jubbaawiyaans are robbing at least three of their districts and want to claim that it is under Jubba. Sheekadaan aan iska fiirsanno meeshay ku dhammaato. Halla iska samro un haddii sida hadda loo maleeyo wax u dhici waayaan. Taas baa noo ballan ah.!
  17. Ilaah ha bogsiiyo Jeneraal Dhegabadan. Daal madaxa ah bay iska leeyihiin. I hope ninkaan dedaalkiisa intay ka yaabeen inaysan Shabaab sumayn. Nimankaan waa argagixiso Caalami ah with sophisticated techniques. Aniga aragtidayda Jen. Dhegabadan waa nin dedaal badan oo hawsha uu hayey sidaan is leeyahay nin haya xagga ciidammada inuusan ku jirin. I talked to some people who might know about his background and I was told that he is a member of the Former Somali Commandoes. A hard worker, who was a colonel in the army during 1990s. I cannot confirm this though.
  18. Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin Muqdisho (RBC) Sida ay Raxanreeb u sheegeen saraakiil militari waxaa caawa isbitaal la dhigay abaanduulihii ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Jen. C/kariin Yuusuf Aadan “Dhagabadan” kadib markii xannuun dhanka madaxa ah iyo daal fara badan darteed uu la bukooday. Jen. Dhegabadan oo shaqo ciidan u joogay deegaanka KM-50 ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa galabta halkaasi looga soo qaaday diyaarad nooca qumaatiga u kaca oo ay leeyihiin ciidamada AMISOM, waxaana Jeneraalka la dhigay isbitaalka weyn ee AMISOM ee ku yaalla xerada Xalane halkaasoo haatan lagu baxnaaninayo. Sarkaal aad ugu dhow Jeneraalka isla markaana aan rabin inaan magaciisa xigano ayaa Raxanreeb u sheegay in maanta abaare 4:00 galabnimo si kedis ah loogu soo booday Jeneraal Dhegabadan xilli uu joogay meel ay ku sugan yihiin ciidamada dawlada ee agagaarka KM-50 isagoo xilligaasna aad uga sheeganayey dhanka madaxa iyo daal fara badan. Sida sarkaalkan uu sheegayo, waxaa sidan oo kale Jeneraal Dhegabadan uu u xannuunsaday toddobaadkii hore xilli uu ku jiray fasaxii usbuuca hase yeeshee markaasi waa uu ka roonaa sida uu maanta u xannuunsaday. Waxaana uu qaadanayey dawooyin isagoo shaqadana ku jiray. Xaalada Jen. C/karin, ayaa sida sarkaalka u waramay Raxanreeb uu sheegayo hadda ka soo reyneysa, inkastoo laga yaabo in maalmo uu ku jiro isbitaalka. Taliska ciidamada dawlada ayaa galabta booskii abaanduulaha ciidamada u diray inuu sii wado Jen Cali Caraaye “Gacmadulle” oo isla galabta ka ambabaxay magaalada Muqdisho. http://www.raxanreeb.com/2012/11/deg-deg-abaanduulaha-ciidanka-xooga-dalka-oo-isbitaalka-la-dhigay/
  19. lol@Abtigiis, Mooge and Alpha are fighting hard to get votes. It seems that Apo and Mooge scored better than Mooge in the last few hours. Some SOLers like Juxa, A_Khadar are thinking about who deserves their vote. Apo, seems to be campaigning for AK. Let us see how things unfold in the next 24 hours Insha Allaah.
  20. Carafaat;894825 wrote: Good job Mahiga calling Somaliland state of Somalia what was he thinking lol@Cause he knows that in the real world they are not a State. What is his title? Does it say he is an envoy to Somaliland? I guess that says a lot.
  21. xiinfaniin;894805 wrote: This was expected. Hassan Sheekh has not come yet to terms with the Jubbaland reality. But in time he will be. He will have to. lol...Tii booto ahayd baa billaabatay...Xiinoow goormaad xiniinyahaan gaarka ah yeelatay ninyahow? Madaxweynaha aflagaaddada hallaga daayo.
  22. Oh really? We will find out the whole truth, insha Allah.
  23. Che -Guevara;894850 wrote: The Jubaland community? Is there such thing. It seems very vague. lol....This seems to have born two months ago. It is like Walaalaha Galguduud but that was more an alliance where this one is clans from different parts of Somalia, Kenya and Ethiopia. Somali clan politics got updated dee Che.
  24. xiinfaniin;894799 wrote: Ninkii Abwaan ahaa warkaan ha la gaarsiiyo Aaway kii Zack ahaa? Xiinoow, ninkan Abwaan ah dhib gaar ah ma hayo ee bal arrimahaan wax ka dheh: http://www.midnimo.com/2012/11/30/xog-culus-shariif-xasan-sh-adan-halkee-ku-dambeeyaa-muxuuse-hamigiisu-yahay/ http://caasimada.com/shariif-xasan-oo-wada-qorshe-maamul-gboleed-ka-kooban-6-gobol/ http://horseedmedia.net/2012/11/30/wasiirka-arrimaha-gudaha-soomaaliya-oo-ka-hadley-maamul-u-samaynta-jubbooyinka/
  25. N.O.R.F;894844 wrote: ^So Kismaayo should now be a priority? lol arkeysidaa. Beesha xaqeeda ayaa la soo dhicinayaa soo maahan. Kismaayo beeshaa iska leh, wax hor istaagi karana malahan. Bal aan sugno meeshay gaarto. Haddiiba 2012 qaaraan iyo shirar ay dhul xoreyn hor leh ay dan noqonayso looba joogee.