Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Gavin? U still did not give up on this private security project?
-
Mogadishu Pictures: Paradise is within reach!
Abwaan replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: [QB] Sujuugii Nayroobi ku dhashay waayadii hore bilaash ayaa loola yaabi jiray markee Keenyaati iska dhigaan, Afsawaaxili baasna ku hadli jireen markii Afsoomaali loogula hadlo. looooooooooooooooooool -
Originally posted by rudy: I dont think u understand the concept of private security! xamar is city in a war zone! its not like Beverly hills or Disneyland...! what makes u think that you can do private security in place where 60 thousands highly armed couldnt secure!! stay in oc and do your thing there baan ku daheey hajika...! u know that there are no taco bells in xamar?? :confused: loooool...well said rudy, ishaad ka riddey u sheeg carruurtaan inay bannaanadaas kale ku ciyaaraan.
-
Waararkii ugu danbeeyay ee safarka madaxweynaha Somaliland
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: And you should all see the Ethopian TV here ,,,,, i didn't know he was coming and i went to the airport to receive a friend of mine, suddenly i woke up with a lot of soldiers and military started to more around the airport with guns and pistols ,,,, i thought something is wrong and my friend told me may be there is an official going or coming ,,,,,,,, later i came to know that it was the president arriving from Somaliland. loool...as if he is that important...oo toloow maxaa laga ilaalinayaa Itoobiya gudaheedana? Ma in la afduubtay ka baqeen mise waxaa la rabaa in isaga la tuso awoodda Itoobiya oo askartooda ay ku baaciyaan illeen iyaga dhanba waxaas baa lagu harowsadaa. Waxaa igu maqaalo ah in Salaad Cali Jeelle (I call him DABBAAL Cali Jeelle) uu mar la weydiiyey shanta dowladood ee adduunka ugu awoodda badan uu Itoobiya ku daray liiska uu tiriyey...waah waah waxaasaa xoolo ah! -
Originally posted by The Duke: Abwan, its you who seems to be closing his eyes those pics are from Mogadishu saxib. The clean up is taking place, the police are on the streets. Negative comments axised on clan hate. As for the killings, who is behind it, the same cowards who attacked Baidoa and then fought inside the capital. It will take a while but the foundations are there.. Again a pic tells a thousand words. Yes Picture tells thousand words...imagine If I post what is now left on Geedi's former villa now? Listen Duke, I am happy to see people cleaning up waddooyinka but would be more happy to see security as well. How many people die everyday now compared to when the ICU was in charge of Mogadishu? that says alot. It is back to chaos like during the warlords era of course, because the very same warlords are back with their titles upgraded to TFG. What do we expect? Destruction and more bloodshed, but insha Allaah, they will all be gone one day including the ones that you support and whose propoganda you cut and paste on here on daily basis and Somalia will be peaceful.
-
Suicide bomber fails in Mogadsihu: PM Geedi survives
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by The Duke: ^^^No this is the fourth attempt. Everyone dies when the lord ordaines it. Its not lick nor our choice. Sure qof walba maalintiisa ayuu dhimanayaa, but Geedi Xamar ma dhex laafyoon karaa? I wonder where he will be based on from now on? Maybe Villa Somalia? Ma naf baa la celin karaa, iyo weliba Geeddi oo sida la othaya cadow badan samaysatay oo aan khayr ka shaqaynayn? -
Originally posted by The Duke: Apparently, the terror groups are all dead. And Geel Jire what does it matterwhat method one uses so long as his enemy is dead. Bargaal is a remote area and the LOCALS are not well armed however when they called for support the state troops went there and with air cover dealt with the situation in a day. So hadda waxaad ku faanaysaa awood aadan lahayn oo waad caddaysay in Ciidammada Puntland aysan keligood difaaci karin degaanka? oo aad weliba dad masaakiin ah oo kalluumaysato ah oo diiday inay Itoobiyaan u shaqeeyaan aad ku laysay?
-
Originally posted by Geel_Jire12: If " we" or " you" in Puntland, whatever that means defeated Hassan Dahir Aweys affliates before. Then why not defeat another meer " 30" men who came on boats? Is the mighty Puntland Army not capable of handling 30 men? lol...Geel_Jire12...sxb defeat xaal ha qaadato. Ninkaan Duke la leeyahay maba xishoodo. Malaha wuxuu rabaa inuu century hore ka dhigo, calaacalkii Cadde oo uu ku baroortay inuu Itoobiyaan Gaalkacyo soo dhoobay si ay UIC uga celiyaan. Duke...aaheey adeer waan ognahay in Cadde (horta maba caddee maxaa Cadde loo yiri) and his jirri ay yaqaannaan sida Baasabooro Cabdalle Shideeye looga soo uruursado oo US loogu calaacalo waa kuwaan Baasaboorradoodii oo annagaa aragnay argagixiso ayey ahaayeen@lol...iyo sidaad adiguba aad u lahayd strange looking sidii inaad adigu indhahaaga ku aragtay...so is that what you call defeat. Just let us know in advance where is the next baroor? Shimbiraale?
-
What do you know about Baargaal City? Pictures
Abwaan replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Originally posted by Libaax-Sankataabte: Bombarded by the Italian attack ships. Declared "not part of Puntland" by city spokesman during the ICU/TFG war. An Islamic Court was declared. hmmm...interesting waxaan is weydiinayey waxa in farta lagu fiiqo wakhtigan keenay, illeen waa meel loo ciil cunay oo nidaam degaan oo caddaaladi ku dhisan tahay samaystay. Hadda degaanka diida inuu ka qabygalo nidaam musuqmaasuq ah oo dadka xukumaa ay u adeegaan cadawga ummadda Soomaaliyeed waxaa la keenay in Maraykan lagu dacweeyo oo la yiraa waa argagixiso miyey gaartey? thnx for this useful information Libaax. -
Originally posted by The Duke: So you people know better than the locals who reported seing strange looking folks coming out of boats? Adeer Bargaal is no Ras Kamboni. They wont be able to hide out there. it is really sad. Local people? oh you mean few lacag raadis ah oo is leh xoolo ayaad ku helaysaan. Malaha gantaalaha Maraykanku way ka leexanayaan the local people? I wonder kuwa khasaaruhu ku badnaa? the local people amaba the strange looking people you mentioned.
-
lol@clean up. How many lives were lost within the last 24 hours...clean up ku lehe. This reminds me of early 1990 when the military government and Somali rebels were figting in and around Mogadishu and many lives were lost, many wounded and many more people had to leave their houses and this sort of propoganda and Beeraha halla fasho was broadcasted on the government radio. Duke? get reall sxb, Ilaahay ha ku tuso runta.
-
Bro Miskiin so far wax xiriirsan ka wanaagsan ma hayo markaa aan sidaa u deyno illaa laga helo eray kale ee uga qalma. Kuwa kombiyuutarka halkee ka billownaa. Horta Kombiyuutarka laftiisa aan ka billowno iyadoo kelimeddaan asalkeeda la raacay ee la Soomaaliyeeyey ay jirto mid Soomaali ah halloo sameeyo, anigu waaan ku talin lahaa sidan: hoos-caqliyeed , lol...it may sound weird or funny to some, laakiin macne ayaa ka dambeeya oo waxaan isleeyahay maadaama uu yahay aalad ku hoos shaqaysa caqliga aadanaha oo aan iskeed u shaqayn karin ayaan ku tilmaamay hooskii caqliga, amaba haddii si kale loo dhigo aalad caqli gudaha ku leh oo dahsoon.
-
Originally posted by Juje: Originally posted by The Duke: QUOTE]Qofka marku xishoodka ka taago wuxuu rabo ayu iskaga hadla. Duke do you even know where their (Axmaro) embassy was situated at sxb? I bet you dont, and typically you are re-writing history to suit your twisted ideals. Their embassy was behind the French Embassy near 'Matbacada Qaranka'...and was an old ghost house since 1977. The currrent building where they have established the head-quarters of 'killinga lixaad' (what you call embassy) is the former residence of Gen. Mohamed Abshir Muse (Head of Somali police force) and was a government owned bulding just beneath the Police headquarters and near Madaxtoyada. I hope you and widh-widh online can get the facts right next time. lol...u sheeg. Where is Widhwidh based horta? Duke iyo source cirka ka soo dhacay oo aan la aqoon lama kala waayo. and Duke intaan ku darso, building-kaan safaaradda ah ee uu Juje kuu sheegay dowladdii Siyaad Barre ayaa albaabada u laabtay@lol...maxay kaloo samayn lahayd inta Itoobiya ay ku fekerayso inay dhul Soomaaliyeed gumeysato. JujeNadaara is a free man now!@lol
-
lol...this must be a hard job. I wonder sida gaadiidka la kala dhacay loo diiwaangelin, tolow is qabqabsi badan waa jiri haddiiba arrintani ay dhacdo. Maxamed Dheere ayaad mooddaa inuu saa'id u dheeraynayo, maxaa mar walba keligiis ka hadlinaya aaway ku-xigeennadiisii qoladan ama maamulkan amxaaradu ku adeegato, maamulayaashii degmooyinka, wax shirar ah ee ay yeesheen ma maqalno. The guy just like attention wuxuuna jecelyahay inuu nidaam diktatooriyad ah ku shaqeeyo.
-
Miskiin sxb gacan baan kuu taagey, thnx sidaad noo soo xusuusisey amaba aad u hindistey erey-bixin cusub ee afka Soomaaliga ah. Saaxiiboow waan wada ognahay afkaan waa sii silcayaa, da'yarta maanta joogta ee aan nasiibka u helin inay Soomaaliya iskool ku dhigtaan sideedaba inta badan maba laga dhaadhicin karo in Af-soomaali sidaas hodan uga ah ereyada inuu jiro oo malaha waxay isleeyihiin amaba ma jiro ama kii asalkii afka qalaad unbaa la maroojiyaa like here: Soomaaliyaonlayn....if you know what I mean! Bal horta ma isku daynaa inaan ONLINE xal u helno haddii ay suurtogal tahay haddaan hore loo helin? Buuxomagacaaga markaan arko waan qoslaa...xumaanna ha moodin ee xasuus baa iga keenta! waa ku salaamay anyway.
-
lol...libaax...what about the picture underneath the sign? Is that part of the sign?
-
loool...tolow yuu u dan leeyahay? Afgudud? G/sare Beebe (what a joke)? Mise isaga laftiisa...? horta jagadan uu xambaarsan yahay ma qaban karaa? Maroodigu takarta saaran uma jeedo!
-
Somalis come out in big numbers to support the President
Abwaan replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Originally posted by Centurion: ^^ And pray, what has Dr Assad done for Somalia? he did not kill or massacre them. He has also wellcomed many Somalis in his country and as these images show us they seem to be happy. Enough answer? -
Faisal Warrabe Genocide is the solution to SSC problem
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Alla maxaa iska hadal ah...oo maxay ku kala duwan yihiin YEEY iyo WARAABE? bal magacyadooda iyo labada nin, labadaba wax kala duwanaasho ah ka fiiriya! Nayruus? how about interpol (http://www.interpol.int/) and The Hague (http://www.icc-cpi.int/home.html) contact for isaga iyo C/llaahiba? oops mise mid baa adeerkaa ah? -
Somalis come out in big numbers to support the President
Abwaan replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Originally posted by Castro: Nice pictures. No sane Somali would come out in support of the scavenger Yeey. loooooooooool...I was glad that I didn't see his picture or Geeddi Fanxleey's one in the crowd. Bashar has done more positive things for Somalis than these two traitors. And who knows what happen to ex Tabloid weriye Diinaari? lol...he wasn't accepted to become an ambassador in Syria! -
Look at this traitor ah damiir-laawaha, kolleey dadka noocaan ah iyo kuwa qabyaalad iyo dano gaar ah u buunbuuniyaba taariikhda ayaa xusi doonta insha Allaah. Kuwo noocaan oo kale ah Soomaali weligeed waa qabtey oo cadaawaha dalkeenna kabaha u qaada. he said "Colaadihii Aartifishaalka ahaa". Muxuu ka fahansan yahay taariikhda adduunka iyo tan Soomaaliyaba iyo dadkiii Soomaaliyeed ee dhiiggooda u huray, soose ma ahan insult? Originally posted by The Duke: [QB] wasiirka arimaha dibada ee itoobiya oo ka had laayay cadaawada lasheego in ay udhaxeeyso somaliya iyo itoobiya ayuu ku sheegay labo maamul oo is fahmiwaayo ay sababaan colaad ay shacab ku baaba aan. wasiirka arimaha dibada ee dowlada itoobiya oo sheegay in colaadu ay tahay lado maamul ee shacabka colaad madhax taalo war kaas isagoo kasheegay xafladii lagu furaayay safaarada itoobiya ee muqdisho. safaaradan ayaa laga furay halkii hore ay ku lahaan jirtay dowlada itoobiya halkii hore ay safaarada ay ku lahaan jirtay waa safaaradii labaad eelaga furo magaalada muqdisho horay ayaa waxaa ugu furtay dowlada masar iyadoo ay ladeeysay dowlada itoobiya. Duke plz stop inaad ku celcelisid wax aadan hubin ama aan jirin: Although it doesn't really matter whether it was their previous one or not, IT IS NOT THE PREVIOUS ETHIOPIAN EMBASSY BUILDING. Safaaraddii hore waxay ku taalley agagaarkii Madbacaddii Qaranka ee Soomaaliyeed. Gurigaan aad arkeysid waxaa degganaan jirey mas'uuliyiin Soomaaliyeed oo uu ka mid ahaa Ismaaciil Cali Abokor Madaxweyne-ku-xigeenkii hore, waana guri ah hanti uu leeyahay qaranka Soomaaliyeed. Markase la leeyahay labo maamul? Maxaa laga wadaa ma waxaad rabtaa inaad noo sheegtid in Mingiste iyo Siyaad(AUN)colaaddaan abuureen oo taariikhda ayaad rabtaa inaad bedeshid? Mase ogtahay in colaaddani ay wakhti dheer oo qarniyaal ah jirtey? Haddiise aadan ogeyn because of the obvious glasses u seem to be wearing, haddaba ogow.
-
Finally Itoobiya waxay u ordaysay way gaartey, inay HQ Muqdisho ka furato, barasaabka Kilinka Lixaad-na ay keensato, iyadoo ka dhigatay nin kolleey Itoobiyaan ah. Waxaa ayaan darro ah, taariikh madoowna Soomaaliya u ah in ninka ay Itoobiya Soomaaliya u soo xilsaaratay inta ay haysato uu khudbadiisa ku yiri "Ma ka codsan karaa Musfin iyo Cali Maxamed Geeddi ay calanka Itoobiya dhulka ka taagaan, taasoo ay sidaas yeeleen ka dibna ay cutubyo ciidammadooda ahi salaan siiyeen!
-
Originally posted by The Duke: I have no idea, he is young and no doubt has the energy as well as Ideas that come with youth. Good luck to him. loooooooool...........Do you know him? Or have you ever heard of him before today? Just say this is some kind of Dhaxal or compensation for the family forget marmarsiiyaha iyo youth iyo waxaad la wareegeysey, cause the guy doorasho kuma soo bixin.
-
Emporer wanaag uma aan dhihin maamulka Itoobiyaanka waa haddii sidaan hadalka u dhigay aad u raacdid. Aniguna ma aaminsani inay Soomaalidu wada bahallo yihiin oo aan markaas Itoobiya naf ka doonno innagoo u arkayna inay naga wada fiican yihiin. Saaxiiboow meel dowlad la'aani ka jirto wax walba waa lagu arkaa. Mowduuca ayaa ila noqday mid dood abuuri kara oo aan islahaa aan is xasuusinno sida dalkeenna loo xaalufiyey. Itoobiyana waxaad ogaataa waxba yaan laga dhigin saviours waayo hubka dhulkaan lagu baabiyey oo dhan boqolkiiba inta badan iyadaa Soomaalida u qaybisay, marka sidee uga fili karnaa inay dalka nabad ka abuurto, waa sheeko aan macquul ahayn iyo riyo. Saaxiib Itoobiya waa cadawga ummadda Soomaaliyeed, dadkii aan taas arkinna Ilaah ha tuso haddii ay diidaan inay arkaanna, Soomaaliya haba iskaga qaxeen oo Itoobiya ha aadeen.
-
Popular Contributors