Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Jacaylbaro...It seems to me you are against Arabs for not supporting Maamulka Riyaale. I don't think they caused a particular harm to Hargeysa or supported Mogadishu and elsewhere separately. I know destructions killing, looting in Northern Somalia from 80s to 1990(including an arial bombardment) which I was completely against and cannot find words to describe how evil it was but never heard of the poisonous gass you are talking about unless you mean Halabja (in Iraq). Plus The destruction has reached many other areas in Somalia ee maxaa Hargeysa iyo Soomaaliya un keliya ugu dikrinaysaa as inaadan dan ka lahayn Soomaalida kale. Mise waxaad rabtaa inaad naga dhaadhicisid in Koofuri Waqooyi baabi'isey sida dadka masaakiinta ah laga gado?
  2. Thnx MMA for sharing this with us bro. Jcaylbaro I don't think that your insults deserve a reply.
  3. Originally posted by Dhubad: ^Ninkaan JB layiraahdo waanba kashakiyay mar hore. loooooooooool..............haddana wuuba is caddeeyeyba.
  4. Originally posted by Jacaylbaro: I dont know if you really scared of itoobiyaans or you just don't want them to live on the earth like everybody else ,,,,,,,,,, Ethiopia is one the African governments and they can invite who they want and they can meet anybody ,,,,,,, they are our neighbours and we have a good relationship for the moment. If you can't maintain that relationship then don't cry with jealousy ,,,,,, The president is meeting with the whole world and you just picked up the ethiopian one ,,,, that is unreasonable sxb ,,,,,,, I am not scared of Ethiopia but I beleive Ethiopia is still the enemy of Somalia. Of course they will always remain our neighbours but I don't have to be kabaqaad for them. Jacaylbaro it is not ok if Abdullahi Yusuf goes to Addis but more than ok if Riyale goes and meets Meles and his ambassadors? Is that waxaad rabtid inaad iga gadid. I am sorry laakiin aniga taasi iguma socoto. Dad baa u haysta in TFG keliya looga soo horjeedo inay Itoobiya kabaqaad u yihiin saaxiib waa la kala horreeyaa ama jeclayso ama ha jeclaysan. And finally I picked the Ethiopian one because I don't trust him. I think I said b4 that I am not against wanaagga Gobollada Waqooyi before you start calling me names.
  5. Originally posted by Allamagan: Good news, so now Geedi can buy a million dollar yatch and Yey have a large sum of money at his disposal to pribe more waxmagarayaal... runtaa sxb.
  6. Originally posted by Allamagan: This is rubish andn not reliable as it is only Hadhwanaag reportting it.. ALlamagan it is not sxb, this actually took place although I do not know whether the torture and beating took place. Waxaa igu maqaalo ah in xilligii uu Carta Admin xukumay in C/Qaasim ay Itoobiya ku tiri Cali Khaliif ka ceyri jagada prime minister si aan kuula shaqayno and he did that. If this is true I think Abdiqasim deserves this and this is nabsigii uu ummadda Soomaaliyeed ka galay.
  7. Originally posted by Nephthys: Somali MP oo christian ah maxaa ku jaban? Amuu isaga kuu dhaamaa Somali MP oo gay ah. loool...waa ka dar oo dibi dhal.
  8. Originally posted by Geel_Jire12: Why are you surprised? Why not saaxiib. Soo ma muuqato markii dowladdii Soomaaliyeed burburtay, dawlad fiicanna la dhisi waayey in tallaabo kasta oo xun lagu dhaqaaqay. Mase maqashay in shirkii Mbagathi ay timid koox la yiraa Somali Christians oo dhahday share=keenna hannala siiyo. Of course waa ogtahay ayaantaan 4.5 lee la isku xuuxiyaa haddii aan formula-haas oolin yaa og inaan arki lahayn a Christian/Athiest Somali MP?
  9. Originally posted by Libaax-Sankataabte: I wouldn't be surprised if the Somalis in the audio/text are just paid for their efforts and are not christians themselves. Many Somalis will do anything just to get paid. Wallee waa la tagey. "Nolosha Cusub" kulahaa Runtaa aniguba waan is iri they could have been paid, but that itself is pathetic. Tuugsi, gacan-hoorsi silloon iyo tuugo labadaba waa tii laga deyriyey. Waxaanba la yaabay sidii dad wax fiican qaadaya siday heesaha iskugu cammirayaan.
  10. Originally posted by Emperor: Abwaan adigu you are coming across as the spokesman for the former warlords, hadaad aaminsantahay inay yihiin Warlords xirtay Warlords kale why qaylada, mase the this actions touched a nerve, waxaa laqabtay Leader-keeni, so this is Aargoosi since our leader did something bad to them sometime ago, mmhh... that's perfect analysis, keep your derivations... Waxaad kale oo magacowday in kuwa hada Kismayo haysta ayagu aan laqabanayn ama wax laga qaadi karin Taliyahooda, halka ninkaas oo horay u ahaan jiray laqabtay, marka waa maxay Point-ga aad udan leedahay inaan soo bandhigtid? I think in both cases you are very predictable... Emperor I am not here inaan adiga kaa gado waxaan ahay. Whatever I beleive in I beleive in caddaalad. Warlord, warlord kama fadli badna iyo kuwa adiga oo kale ah oo u haysta kuwa adeeryaalka u ah inaysan xaq ahayn in warlords lagu tilmaamo. Haddiiba aad fahmeysid bal aan isku dayo inaan ku dhacsiiyo macnahayga. Waxaan ka wadaa maxay macne samaynaysaa in qof hadda rayid ah in la xiraa markii aan xaggooda la fiirinayn rag awood ku faanaya oo aan ku raacsanayn ama aqoonsanayna maamulkaaga ama ha saxnaadeen ama ha khaldanaadeen. dad baad ku tilaamamaysaa inay warlord u doodaan adigoo afhayeen Yey u ah awal baa la yiri "maroodigu takarta saaran uma jeedo" bal indho adaygaagaa Yey oo isaguba inta magac ugu xun (Macangag, Maquuste, Khayrbeele, Burburiye) iskugu yeeray. Ilaah haku soo hanuuniyo intaas un baan kuu awoodaa inaan kuugu duceeyo, ogowna su'aasha qabriga inuusan Yey, Geeddi, Maxamed Dheere, Qaybdiid, Senawi iyo wax la mid ah inaysan kaa fujinayn haddiiba meel la iska dhigo Soomaalinnimo iyo waddaniyad.
  11. Originally posted by The Duke: Predictable as ever. Adeer Goobanle, Cirfo, Daylaaf, and the rest are no saints and the reason these men are being touched is that they are linked to the violence, anyone who is should be dealt with. Their past actions are not important, the days when one could hide behind clan is over. Duke, sadly you are the one hiding behind clan in this day and age. All you do is attack others who are not the clan you boast around here and just blame others for simply being a different clan to yours. My proof is how come you always attack these certain individuals you mentioned here and whoever you think is related to them? Did I mention how you endlessly exaggerate the likes of Af-guduud, Morgan, Yey and Hassan Abshir.
  12. Originally posted by Emperor: ^War idinku malaha Bakaarah ayaad dadka xigtaan miyaa? hadii wax laga sheego ama layiraa halabadalo maxaad isu tustiin idinka in la idiin danleeyahay! Saaxiib anigu sidaan qabo Suuqa Bakaaraha Soomaali ma kala xigto ee waxaa dooddu taagan tahay sheekada meeshan lagu soo bandhigay ma soconaysaa mise ma soconayso. Xittaa haddii wakhti munaasib ah isaga dhan laga guuro oo suuq tayo fiican leh lagu bedelo dhib uma arko laakiin in la yiraa war awalba Bakaaruhu si fiican uma dhisnayn ee dab halla qabadsiiyo sheeko soconayso ma ahan amaba mo oryaan iyo ji rridii dalka burburintiisa kaalin weyn ka qaadatay iyo Itoobiyaan lagu fasaxo oo la yiraa ummadda Soomaaliyeed ee meeshaas nolol-maalmeedkooda ka raadsado halla boobana ma soconayso. Sxb Abwaan hadii uu asiibayna intaana ila gartay waa fiicanyahay hadii kale wax unbaan usheegay, laakiin adiga inaad soo dhexgashid amaba xataa dib usoo celisid arintaa maba ahayn, waxaa tahay nin iska doonaaya muran aan fruitful ahayn... lol...maxay ahayd canaantu? brotherku fikirkiisa miyuusan u madaxbannaanayn iyo inuu ayido wixii uu doono.
  13. Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun. Ilaahay ha u naxariisto walaalkeen Sophist iyo ehelada kalena Ilaah samir iyo iimaan haka siiyo.
  14. Ilaah ha u naxariisto eheladiisiina samir iyo iimaan Ilaah haka siiyo.
  15. GG raalli iga ahaw waxaan isku dayey inaan fahmo ujeeddada qoraalkaaga mana fahmin aan ka ahayn inaan arkay inaad hadalka un jiidjiideyso iyo inaad ku celceliso waxaan iri. Saaxiib waan ka xumahay inaadan soo bandhigin dood aan kula wadaago.
  16. Bal horta Soomaali ha walaalowdo intaan Itoobiya loo boodin, haddii kale anigu sheekadaan iska hadal baan u arkaa. Soomaaliya ayaa u baahan in xumaanta iyo isnacaybka qabyaaladda iyo aragtida gaaban ku dhisan laga saaro. Markaas baan dalalka kale ee deriska u gudbi doonnaa Insha Allaah.
  17. Originally posted by Abwaan: JAMHUURIYADDA SOMALILAND Warsaxaafadeed, Weftiga uu Hogaaminayo Madaxweynaha JSL, waxa kale oo caawa Martiqaad Casho Shafar ah u sameeyn doona Safiirka Ethiopia uga wakiila Wadamada Scandinavian-ka. Mr. Dina Mufti. Waxaan la yaabay meel kasta waxaa noo taal isbaaro Itoobiya, safiir, afmiishaar, basaas bay meel kasta dhigteen. Soomaaliduna waxay iskaga socdaan dabinkaan ay noo qoolayaan. Anigu shakhsiyan kolleey ammaan baan u soo jeedinayaa wanaagga ka jira gobollada Waqooyi ee Soomaaliya khaasatan dhinaca nabadgeliyada iyadoo ay jiraan meelo kale oo laga gaabiyey sida dib-u-dhiska haddana maamulka meesha ka jiraa waa another kaba-qaad Itoobiyaan.
  18. Originally posted by Emperor: ^Sxb I might not know all that happened in Somalia in the past, but Im sure what happened in the 16 year long civil war was a lot worse than all the bad things that happened in the 21 year long rule of the late dictator put together... Of course dulmigii wuu sii labo iyo saddex jibbaarmey 16kii sano marna ma difaacayo, waxayna ahayd xaqdarro waxaanse ka wadaa dulmi baa dulmi dhalay, kii dorraad baa kii shalay dhalay, kii shalay baa kan maanta dhalay, kan maantana mid kale un buu sii dhali...why can't we just work towards a really positive and fair future and I really mean a real one not mid afka un laga sheegayo dhinacna laga wato ajande kale oo aan ka bedelneyn wixii hore. [QB All Im saying is this, one group have won, we should let them rule and disarm, it is better to have something than have nothing, and please don't twist words and mislead poeple, it's not my clan that have won but a group of men with the same idealogy, Dhere, qabydid and Ghedi don't share clan with the president, and I believe that clan of theirs are the centre of power in Mogadishu hence leading the clean up of the city... [/QB] Saaxiib 16 sano ka hor Soomaaliya hubka sidaan u yaal uma oollin waa ogtahay shacabka Soomaaliyeed duruuf ayaa u keentay inay hubka qaataan in kastoo ay mudan tahay in la xusaa in khaladaadkii la galayna mirahoodii la gurtay, maanta waan raayeyna ama wax guul u eg baan helay anigoo garab haysta macne ma samaynayso, tusaale u soo qaado nidaamyadii la soo maray mid walbana wuxuu ku dambeeyey fiiri. Waxaa aniga dhib igu haya kolleey waxa maaanta jira waa iska dhammaan doonaan ee in haddana dhibaatooyinkaan oo kale iska sii socdaan oo marba kooxi aargudasho iyo anigaa raayey inta kalena waa dardari ay la timaaddo.
  19. JAMHUURIYADDA SOMALILAND Warsaxaafadeed, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku gudo jira socdaalkii ay ku marayeen dalka Sweden, waxay kulan ballaadhan la yeesheen, dadka reer Somaliland ee deggan Dalkaasi, kullankaasi oo ay ka soo qayb galeen dad aad u tiro badan oo ka kala yimid daafaha dalkaasi, waxa ka muuqatay farxad iyo raynrayn ay ku soo dhaweynayeen weftiga, iyagoo qaarkood lulayey Calankii Somaliland, kuwa kalena ku labisnaa. Madaxweynaha JSL, oo khudbad u jeediyey dadkii halkaasi isugu yimid,waxa uu uga waramay ula jeedada socdaalkooda inuu yahay inay sii xoojiyaan, xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland iyo Sweden, waxana uu shirka u sheegay in Dawladda Sweden ay ka go’an tahay in Somaliland ay si gooni ah u tixgeliso, gaar ahaan Arrimaha horumarka iyo kaalmada Mashaariicda. Madaxweynuhu waxa uu kula dardaarmay qurbo jooga reer Somaliland ee deggan Sweden in ay muujiyaan midnimo iyo wadajir, iyada oo ay ka faa’idaysanayaan aqoonta iyo ilbaxnimada dadka ay la nool yihiin, uguna faa’ideeyaan dadkooda marka ay ku soo guryo noqdaan Somaliland Madaxweynaha waxa ka mid ahaa hadaladiisii uu halkaasi ka jeediyey “ Waa in aanu albaab walba garaacnaa oo aananu ka daallin sidii aqoonsi aanu ugu heli lahayn dalkayaga” ayuu ku soo gunaanaday hadalkiisii Mudane Rayaale. Madaxweynuhu waxa kale oo uu ka jawaabay su’aalaad badan oo ay u soo jeediyeen dadkii shirkaasi ka soo qayb galay. Waxa iyana halkaa hadal kooban oo mahadnaqa ka jeediyey Wasiirka Arrimaha Debedda Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo Wasiiradda Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta a Bulshada, Marwo Faadumo Suudi Xassan, oo iyana weftiga ku soo biirtay. Waxa kale oo iyana hadal soo dhaweyn iyo mahadnaq isugu jira halkaasi ka jeediyey dadka reer Somaliland ee Sweden deggan oo ay ka mid yihiin, Wakiilka Somaliland u fadhiya Sweden iyo Madaxda Jaaliyadaha Reer Somaliland. Waxa dabadeed habeenkii xalay ay Madaxda Jaaliyadaha Reer Somaliland ay martiqaad ballaadhan ugu sameeyeen Madaxweynaha iyo weftigiisa Huteelka Caanka ah ee la yidhaahdo Hilton Hotel martiqaadkaasi oo iyana ay ka soo qayb galeen, Safiirka Ethiopia u fadhiya Scandanevian-ka oo hadal kooban uu halkaa jeediyey ka waramay xidhiidhka saaxiibtinimo iyo jaarnimo ee ka dhaxeeya labada wadan ee Somaliland iyo Ethiopia iyo Xildhibaano ka socda Axsaabta Siyaasadda ee Dalka Sweden. Weftigu waxay Maanta iyana la shireen Wakaaladda Horumarinta Dhaqaalaha ee Caalamiga ah la yidhaahdo “SIDA”, halkaasi oo la isla soo qaaday xidhiidhka ka dhaxeeya labada wadan siiba, Mashaariicda Horumarinta ee Somaliland ay danaynayso in ay ka caawiso Dawladda Sweden. . Weftiga uu Hogaaminayo Madaxweynaha JSL, waxa kale oo caawa Martiqaad Casho Shafar ah u sameeyn doona Safiirka Ethiopia uga wakiila Wadamada Scandinavian-ka. Mr. Dina Mufti. Allaa Mahad Leh, Siciid Caddaani Moge Af-hayeenka Madaxweynaha JSL ahna Af-hayeenka Weftiga Madaxweynaha JSL
  20. Originally posted by Emperor: Axmed Diiriey had asked sometime ago and no more, hadda isagu xataa mawaydiinaayo thus it is dissapointing to see that isagu inuuba ku dhaamo oo lasocdo waxa dhacaayo.... Sxb meeshaas warkii waa dhamaaday waana lagu kala adkaaday, whether it was Ethiopia that defeated the UIC and other oppositions or not, the TFG and it's allies have won the war and are in full control of the country, waxa ay kahadlaayaanna hada waa inay iyagu dadka hubka kaguraan marka masii harin iswaydiin ah yaa hubka guraaya ama loo dhiibaa, inaan iska garan karto ayaan kumooday... Adiga calaacalkaaga ayaan ujeedaa dowlada waxaad u aragtaa mid xaqdaro qabiilaysi iyo nin jeclaysi iyo dictatornimo kudhisan sida hadalaada kamuuqda, laakiin what I can say to you is that, unfair, illegal and dictatorial regime is better than no government at all, living in chaos amid this squalor is not an option... Mine Emperor Axmed Diiriye fekerkiisa ayuu leeyahay, adiguna kaaga aniguna kayga. Anigu Puntland oo keliya ma soo hadal qaadin oo xaqdarradu meel kasta oo dalka ka mid ah ayey ka socotaa haba kala darnaadee, haddii adiga meeli si gaar ah kuu xanuuntay markaad Puntland aragtay waa ayaandarro. Haddii aad rabtid inaad inkirtid in qoryahay lagu xarragoodo, bangiyana mushaar looga dhacay, xabsida dad dembiileyaal ah looga daayeyna waa gaar. TFG xalaal ma ahan cid walba oo caqli lehna waa ogtahay wixii aan ogeyna Ilaah ha tuso. Waad ogtahay in Baarlamaan ku sheegga 4.5 iyo qabyaalad cad lagu dhisay, waad ogtahay intii khayr beele Soomaaliya joogtey amaba u dhalatay oo dibedaha ka timid badankood inay yihiin haddii aan iraa ummadda ma meteli karaan ma dembi baan galay? Aniga dooddaydu Geeddi iyo C/llaahi keliya kuma dhammaato waxaan ka hadlayaa waxaan lagu soo maleegay Mbagathi. I might be naive on certain issues laakiin ma dembi baa haddii aan iraa Soomaali dad wanaagsan waa ka buuxaan ee hallaga dhexraadiyo inkaar qabeyaashii hore sida Cali Mahdi oo la ogyahay inuu ka mid ahaa kuwii dhibkaan dhacay Soomaaliya u horseeday la leeyahay dad buu isku keenayaa? kuwo isagoo kale ahna dowlad lagu soo sheegay. Waxaan kuu arkaa inaad tahay shakhsi aan wax badan kala socon wixii Soomaaliya ka soo dhacay haddii aad leedahay the worst dictator baan u baahannahay. Soo Dictator, musuqmaasuq iyo qabyaalad ma ahan kuwa dhalay waxa maanta na haysta? Mise as long as the dictator is your unlce or one of yours it is ok? Caqligu ma sheegayo in xaqdarro la taageero, mana kaa yeelayo inaad indhaha xanjo iiga dhejisid, adigana ku gees iyo gafuur xiri maayo wixii aad rabto hakugu xirnaadeen hana kugu qufulnaadeen, ma u malaynayo inaan cidna uga haybaysanayo inaan farta ku fiiqo dumliga aan arko ee Soomaaliya ka jira kolleey waxaan anigu isleeyahay masuuliyad baa iga saaran, waanan ogahay inaan dad ku kala duwanaaneyno oo aysan ku farxayn laakiin dhib iguma hayso.
  21. http://news.bbc.co.uk/1/hi/world/asia-pacific/6733045.stm
  22. Soomaalidu waxay tiraahdaa "Habar fadhida legdan la fudud". GG(lol...Magac qalaad xitaa waa lala baxay, toloow horta ninkaan Soomaali ma yahay Bakaaraha igala doodaya intaanan energy iska dhammayn)? there is no doubt that the market needs to be developed but how practical is that at this moment? Sheekadaadu ma waxay la mid tahay haddii ay rooti waayeen maa doolshe cunaan? For your information I have been to the market recently and made shopping like I would in any modern market or mole. Yes, one has to be careful on waxa uu gadanayo iyo meesha uu ka gadanayoba laakiin ama iska fogee amaba ha iska fogeyn isaga unbaa maanta na hudhan! All I am saying is let us be realistic oo aan u hadalno sidii dad ka war haya xaaladda dhabta ah ee jirta. Haddii aad leedahay TFG baa xoolo dhisaysa oo arrinta aad rabtid inaad naga dhaadhicisid ay saas tahay bal looba joogee, kolleey waxaa nooga filan intaan ka aragnay oo wixii aragoodu ku deeqo ayaa uuntooduna ku deeqdaa. INTA BADAN dadka maamullada ka haya waa dad aan aqoon lahayn, qabyaalad lagu qoray ama ha yiraahdeen beel baan metelnaa amaba mid ay isku cid yihiin sida Geedi uu albaab walba jufadiisa u dhoobay C/llaahina uu xitaa as far as Canada iyo Australia ka soo daldalay iyagoo aan xitaa ahayn dad aqoon hufan leh oo aan wax weyn ku soo kordhin karin xaaladda jirta ay meesha soo dhoobeen. Marka GG maxaad rabtaa inaad iga dhaadhicisid? Mise kolleey ninka Soomaaliyeed indho adayg waa lagu yaqaan oo iimaheennana waxaa ka mid ah muraayad intaan isku fiirinno muuqeenna dhabta ah kama run sheegnee ma waxaad rabtaa inaad arrintaas inkirtid aan si xalaal ah oo caqli ku dhisan u doodnee?
  23. Originally posted by The Duke: I think a new relationship has been in oredr since the demise of the Derg regime. Somalia needs to have a good relations with all its neighbours as a way of securing its soverignty. Great poinst Anwar, hope for a safe trip to Mog. Aaheey Keyboard iyo Faraha maa Muqdisho lagu tegaa? Yaa ku dhaho xitaa haku riyoon haddii kale Maxamed Dheere ayaa ku xiran doona hadhowna ciidammada Maraykanka kaa gadan doona adiga iyo travel dokumintigaaga isagoo dhihi doona halkaan Al-cusmaaniya aa la dhahaa argagixiso waaye!
  24. Originally posted by President Anwar: Tell me DUKE IS THIS GOOD NEWS?? I DONT THINK SOO :mad: loool...I think Duke needs a help here he doesn't even read his cut and paste stuff but just halkaan buu ku soo xooraa...Duke a bit of advice...lol...you need to select the good news not midka TFG dhulka la gelaya sida dadka la xirxirayo...runtii kuwa HornAfrik leh iyo Culusoow xarigoodu wareer maba igu hayeen waayo iyagaaba Meles iyo Yey daba ordaya baga ayey ku tahay laakiin aan kuu saxee nimanka lama xirin ee waa la baaray oo keliya!