Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Waa ayaandarro ma meydka Soomaalida ayaa kala fiicnaaday? Oo qaar in loo tacsiyeeyo waa khasab qaarna waa argagixiso dhimatay? Emperor, haddii aad meyd sharaf u heysid oo ay run kaa tahay hadda dagaalka QABYAALADDA ee aad hurinayso jooji, ummadda ku dagaalaysa degaankaas Jubbada waan ognahay in qabiil ay tahay oo qolaba wax laga soo dhaadhiciyey oo ay excuse gaar ah haystaan, haddaad Soomaali iyo qarannimo taageyreysid hallagaa arko oo dhinac ha u xaglin qabyaalad darteed.
  2. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Gacan ka xaqdaran ayaa dishay Ilaahayna wuu u jeedaa. May Allah give them mercy. Qaraabadoodiina samir iyo iimaan. waa runtaa AAMIIN.
  3. Chaos Come Again: Crackdown and Crack-Up in Somalia Written by Chris Floyd Monday, 25 June 2007 by Chris Floyd The Bush-backed Ethiopian invasion of Somalia — the third direct "regime change" action of the Terror War — installed a faction of CIA-paid Somali warlords in power over the long-ravaged land. Now, inevitably, these violent gangs and warring clans are turning on each other, while the Ethiopian occupiers — funded and trained by American forces — are tightening the screws on the conquered people. McClatchy Newspapers and the Washington Post report this weekend that forces of the "interim government" have broken into warring clan militias in the key port city of Kismayo, where the sub-clan of the new Somali president, Abdullah Yusuf, is battling it out with long-time rivals to gain control of the lucrative operations there. Hundreds of soldiers, using mortars, anti-aircraft fire and other heavy weapons, waged open battle in and around the port. This is the second major armed conflict within the new government's forces in the last two weeks, following a violent outbreak of clan violence among warlords in southern Somalia. Meanwhile, the Post reports that the Ethiopian forces occupying the capital city of Mogadishu are cracking down hard on the populace there — already decimated by the brutal Ethiopian-warlord attacks that consolidated the conquest of the city this spring. More than 400,000 people fled the attacks, which featured heavy weaponry used on residential areas, and hundreds of civilians were killed. Now the Bush-backed Ethiopian forces are rounding up hundreds of Mogadishu businessmen suspected of supporting opposition to the invasion. In a grim echo of the virulently counterproductive polices of the American occupation in Iraq, the foreign invaders in Somalia have declared a curfew in the capital and are conducting house raids across the city. Again, businessmen — i.e., some of the few people with money in the moonscape of the Somali economy — are the primary targets of the raid. In another move that will certainly warm the White House's heart, this weekend "Ethiopian troops accompanied by intelligence officials raided the offices of Hormud, the largest telecommunications company in Somalia," the Post reports: The official, who spoke on condition of anonymity, said he believed that the raid was aimed at gathering phone records, which Hormud had refused to hand over. Ethiopian troops also busted open safes and locked drawers and absconded with thousands of dollars, he said. Once again, as in Afghanistan and Iraq, the Terror War has empowered violent thugs, extremists and self-seeking warlords, radicalized the opposition, increased terrorism on all sides and inflicted untold misery and death on the innocent. Thievery and murder, chaos and repression, with America's backing, in America's name. Every day, Bush's Terror War plants new seeds of hatred, revenge and suffering in the hearts of thousands of people who have never wished the slightest harm to the United States. Every day, Bush teaches untold numbers of people that brutality, inhumanity and indiscriminate violence are the proper tools, the only tools, for pursuing their goals — or just defending their lands, their families, from attack. How great, and how bitter, will be the harvest from these seeds.
  4. Originally posted by The Duke: Kismaayo: Xadgudubyo ka dhan ah Bini’aadanimada iyo bililiqo ka dhacday magaalada Kismaayo. 23. June 2007 loool Duke.........horta HADDII ay bililiqo dhacday iyo boobba waa wax laga xumaado waanan ka soo horjeedaa........balse waxaan adiga ku su'aalay.....GOORMAAD BARATAY BANI'AADANNIMADAAN AAD SHEEGEYSID MARKII DUMARKA SOOMAALIYEED ITOOBIYAANKU KUFSANAYEEN SOW ADIGII MASHXARADAYEY MA AHAN?
  5. Originally posted by The Duke: Gaalkacyo: "Gaalkacyo waxa ay ka mid tahay Magaalooyin faro ku tiris ah oo ay wada dagaan beelo Soomaaliyeed , Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland Wixii la rabo ayaa la iska dhahayaa, lana iska qorayaa oo weliba la iska soo koobiyeynayaa. ninku ma wuxuu rabaa inuu noo sheego in Soomaaliya magaalo kasta uu hal qabiil un deggan yahay? Fara-kutiris ku lehe,...lol...maxaanse ula yaabayaa soo C/Yusuf oo weriyeyaasha ku lahaa Ingiriis qoladee ka tihiin madaxweyne uma ahan
  6. Originally posted by Castro: With seven bombs going off in the first night. I'd say it was a tremendous success. For the resistance, that is. LOOOL. macnaha bandow meel loogu soo rogo xitaa Duke ma yaqaan...success aa la iska dhahaa..........Awalba odayga Sahaafkii Soomaaliya ayuu ahaa!
  7. Soomaalidaa waxay ku maahmaahdaa "Ninkii soo joog laga waayo, soo jiifsto ayaa laga helaa" Wixii Itoobiyaan daba-dhilif u ah dalkana Khiyaamo qaran kula kacay iyagaa mar uun ka shallayn doona. Sidoo kale wixii ummadda Soomaaliyeed burburkeeda ka taliyey iyaguna way ka shallayn amase xilliyadii dowladeed ha ahaato amase xilliyadan dagaallada sokeeyaba. Bal nimankaan TFG xaggay marayaan ummadda Soomaaliyeed ayey cadow badan ka samaysteen. Malaha waxay is leeyihiin qabiil baad ku fakan doontaa. Waxaa ugu daran inay yihiin qabiilladooda kuwaba raadinaya amaba baadi-goobaya oo raba inay ciqaabaan.
  8. Here is Jeffery's short documentary on the ONLF heroes: http://video.on.nytimes.com/index.jsp?fr_story=bc02d861ff39cd67d51cfeb3b8ea36350b43cd35
  9. I wonder inta qof oo Maraykan inay u dhoofto rabtey ee uu Geeddi sii xambaaray inta lacag ka qaatay?
  10. Originally posted by Nephthys: Is Mr. Hererri the dude with the sijue accent? Oo wax kasta 'A'-da raacsiiyo marku hadlaayo. "Waxa-a ka dhacay-a dagaalo kulul-a magaalada-a Muqdisho-a." A-a badanaa! looooool.........maya..........yaaba ka sheekayn lahaa hadduu kaas yahay oo dhihi lahaa waa la tebeyaa aan ka ahayn siduu u hadlo...www.doooooot.familylinks.doooooooot.orgiiiiiiii. Axmed Maxamed
  11. Originally posted by Allamagan: Horta Amin Caamir & Yuusuf garaad maxaa dhexmaray, sowtan Amin Caamir uu ninkan iska daba dhigtay waayadan... Cause there is no Reer Xamar in BBC Som Service. You know Amin Amir inuu xuquuqda dadkaas u doodo...looooooooool......joke
  12. Originally posted by Ladif: I believe VOA is a short-term project. It will be dropped as a hot potato as soon as the US done with somalia. lol...you know this is possible as they did this before in 1993.
  13. Abwaan

    What's next?

    Originally posted by Suldaanka: Baashi Cafiimaadka ka waran? SOL missed your weekly newswire Warxunsida by Mr. Warxun reporting from places like Gurri ba'ay iyo Geel lagu dhac . loool.....Suldaanka sxb erayadaas sidaad iskugu beegtay baa iga qoslisey!
  14. I cannot confirm this yet but if it is true BBC Somali has actually lost a great interviewer, someone I could say is the best Interviewer out of all Somali broadcasters. I think I have only listened to VOA once and as my friend, roobleh said here it is may be the time to start listening to it since they are recruiting some of the best Somali broadcasters. Let us see what difference it brings. I think BBC has now got only one good interviewer who is Yusuf Garaad. I do think this is what he is good at in this service. I hope that BBC do not loose a Hassan Barise, a great reporter who I think is the one of the best Somali reporters, him and Mohamed Addow another wonderful one who now works for ALjazeera English. If this happens BBC waa loo yaabaa...lol....markaas wax la dhegeysto Cawke un baa ka haraya and C/Raxmaan Yabaroow. Catoosh, Bashka Jug-Soo-Dhacay (Magacaa i diley) and Faxiyo Cali Qaaje are good too. Well done Abdulsalaam Hereri hufnaantii weriyennimo ee aad huwanayd intaad ka shaqaynaysay BBC Somali Services iyo sidaad ugu warrami jirtey Somali listeners of the BBC for many years and Good luck with your new job.
  15. Originally posted by XOG-ogaal: jbbbbbbbbbbbbbbbb ? we all know why they are there but but you didn't have to say it ? i can't believe anwar thinks its a good thing .......blind person will only see when he trys to get help. Anwar ilaahay haku caawiyo bro Malaha isaguna mar dhow ice-cream van buu meesha dhigan doonaa. Good news ku lehe, dad shacabkiisii xasuuqay oo qaad cunaya ayuu noo ammaanayaa. Soomaali baanan jaad cunid ku ammaanayn waaba Itoobiyaan.
  16. Abwaan

    Funny Video

    Subxaanallaah it is shocking, maxay tahay dadkaan salaadda ku dhex dagaalaya? Waxa uu aniga iila muuqda wax laga soo shaqeeyey, waayo waxaan isweydiinayaa, kan dhowr qof uu takaneysa duubaya miyuusan tukannayn + labada qof ee mid mid kale dharbaaxay oo isku koofi xiran? What do you think?
  17. Muqdisho:Gudiga diyaarinta Shir dibuheshiisiinta oo dib u dhigay ,shirka Dibuheshiisiinta. 13. juni 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Warar naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho,ee caasumada Soomaaliya ayaa ,waxa ay sheegayaan in dib loo dhigey shirkii lugu wadey in uu Magaalada ka furmo 14-June oo bari ku beegan. Gudoomiyaha shirka dibuheshiisiinta beelaha Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed ayaa,wuxuu warfidiyeenada usheegay in shirkii dib loo dhigay. Cali Mahdi ayaa wuxuu ku sheegay sababaha dibu dhigidan keenay,dayactir oo ka socda Xarunta shirka lugu qabanayo,beelaha Soomaaliyeed oo codsi usoo diray gudiga oo ku aadan in waqtigu yahay mid ku yar,kana codsadeen in loo kordhiyo. Gudoomiyuhu wuxuu sheegay ,in sababahaasi dibudhigadan ay laxiriirto,inkastoo oo uusan sheegin goorta ,uuqabsoomaya ,balse warar ku dhow dhow ,ayaa waxa ay sheegayan in la qaban doono bisha soo socota. Gudoomiyaha gudiga diyaarinta Shirweynaha ladoonayo ,in laqabto ayaa waxa ay wararku sheegayaan ,in talaabadan ay ka danbeysay wada hadalo ay yeesheen gudiga diyaarinta shirka iyo Madaxda dawlada Soomaaliya. Mahan markii ugu ,horeysay ee shirkan dib loodhigo,inkastoo horay Madaxda Soomaaliya ay usheegeen in uusan shirkan dib aan loo dhigeyn ,mar labaad. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  18. Originally posted by Allamagan: Now its 3rd time people misunderstood the tfg. The Ali Mahdi Conference is now on July 14th, not June 14th as many here understood loool....typical Ali and Yey
  19. Originally posted by The Duke: The TFG security forces will take care off Mudane A/Qasin's security from now on. Like Mudane Ali Mahdi, he will be accorded all privilages which are due to a former head of state, he will get a seat in Parliment, he will be givena security detail to guard his place of residence and work. One can not leave our Mudane in the hands of clan militia that would be an insult to his standing. loooooooooooooooool............Duke is bedeli ogaa...I thought in TFG dabageleysey isaga and his network.........here is what you said just two days ago: Originally posted by The Duke: Well thats you saxib, no one is above the law mate. Those days are gone, aswas highlighted by the fact the clan clown leaders like Culusow and Abdiqasin are being treated like commoners, which they are. Originally posted by The Duke: So? a former President can hide weapons? Pardon but the dude is not above the law. Originally posted by The Duke: No one is above the law, A/Qasin,Culusow,Daylaaf and their networks.
  20. Toloow sheekadaan maxaa la is dhihi karaa uu Meles shaxaadka ku raadinayo? Ma lacagtii Maraykanka ayaa ka dhammaatay waana loo kordhin waayey waayo argagaxisadii ay sheegayeen awalba ma jirin haddana waxba lama hayo marka waa inuu dhaqaale kale secure-gareeyo si uu u sii wado inuu Soomaaliya sii haysto? Tolow markii hore miyaa UN ku dhaheen Soomaaliya imaw? Uma malaynayo in taasi dhacday illaa uu Maraykanku UN-ka sanka ka geliyey in Itoobiya Soomaaliya qabsato oo joogto. Shaki kuma jiro inuusan Meles dhaqaalahaan awoodin balse waa adag tahay inuu Soomaaliya ka baxaa.
  21. Ethiopia determined to pull troops from Somalia - UN Envoy Monday 11 June 2007 00:10. Printer-Friendly version Comments... June 10, 2007 (CAIRO) — The United Nations envoy to Somalia said Sunday that Ethiopia is determined to withdraw all of its troops deployed in the neighboring country to help the Somali government oust a radical Islamist militia, Egypt’s state-run news agency reported. Francois Lonseny Fall, U.N. Secretary General’s special representative to Somalia, held talks in Cairo with Foreign Minister Ahmed Aboul Gheit on the security and humanitarian situation in Somalia. During the meeting, he conveyed the determination of Ethiopia - a regional military powerhouse which was vital in helping Somalia’s government drive out Islamic radicals who overrun and ruled much of the country for six months last year - to withdraw its troops, the official MENA news agency said. Many in the predominantly Muslim Somalia have resented the presence of troops from Ethiopia, which has a large Christian population. In a statement after the talks, Aboul Gheit praised the U.N. efforts to help Somalia attain calm, saying Egypt also will "spare no effort that will lead to restoring stability and peace to Somalia." Somalia has been mired in chaos since 1991, when warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre and then turned against each other. The government was set up in 2004, but has failed to assert any real control. The latest surge in fighting this spring killed at least 1,670 people and sent at least 400,000 fleeing the capital as the government and its Ethiopian allies tried to quash an Islamic insurgency. The government declared victory in mid May, and there has been relative calm since. But in a city teeming with guns after more than a decade of chaos, the government has declared victory before - only to have the insurgents reappear. The U.S. has repeatedly accused Somalia’s Islamic Courts of harboring international terrorists linked to al-Qaida and allegedly responsible for the 1998 bombings of the U.S. Embassies in Kenya and Tanzania. Fall, the U.N. envoy, also said after Ethiopian troops pull out, a replacement force should take charge of Somalia’s security. He didn’t elaborate but praised the Ugandan vanguard peacekeepers who started arriving in Somalia in March, as part of the African Union force. So far, the AU has 1,400 troops on the ground. Fall gave no deadline as to when Ethiopian troops would complete the pullout. (AP)
  22. Originally posted by Jacaylbaro: The ethiopian flag is in Mogadishu ,,,,, not in Hargeisa lol...Jacaylbaro I agree it is in every corner of Mogadishu now but it has been in Hargeysa since 1991.
  23. Originally posted by Jacaylbaro: and i can't see why you are supporting Arabs ,,,, may be coz they intertain H Aideed and others ?? they are against our existance and there is no way i will love and support them once they are working against me sxb ,,,,,, lol...Jacaylbaro I don't support them neither oppose them waxaan un diidannahay eeddaan aad Carabta la daba taagan tahay. Saaxiib I think Carabta laftooda ayaa ah victims in many ways marka maxay Riyaale u aqoonsan waayeen hakula daalin. Ma u malaynayo inay Hargeysa Colaad gaar ah iyo jacayl gaar ah midna u qabaan. lol...You said they intertain Hussien Aydeed and others in which way I wonder and even if they did that ma u malaynayo inaan ku jeclaan.
  24. Originally posted by The Duke: No one is above the law, A/Qasin,Culusow,Daylaaf and their networks. Why shakhsiyaadkaan keliya ku daba dhigay Soomaali badan baa jirta....? Just Qabiil that is sad. And halla soo ordin TFG iyo wax aan jirin.