Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Dowladda Somalia oo ugu baaqdey Eng Muunye in uu soo wareejiyo maraakiibtii dowladdii hore. Click here to find this article in English Mogadishu 03, July 07 ( Sh.M.Network)- Dowladda Somalia ayaa maanta ugu baaqdey Eng Muunye Saciid oo gacanta ku haya maraakiibtii dowladdii hore ee Somalia in maraakiibtaasi uu soo galiyo gacanta dowladda Somalia. Agaasimaha wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Axmed Max’ed Iimaan oo saxaafadda kula Hadley Muqdisho maanta, ayaa waxaa uu sheegey in Eng Muunye oo wasaraddii kalumeysiga dowladdii Max’ed Siyaad Barre ugu xilsaarnaa howlaha maraakiibta uu gacanta ku hayo ilaa 6 marakab oo ay dowladda Somaliyed leedahay. Waxaa uu sheegey in maadaama ay hadda dalka gacanta ku heyso dowladda Somalia aaney habooneyn in maraakiibta ay shaqsiyaad si gaar ah ugu adeegtaan balse ay tahay in ay ku soo wareejiyaan dowladda Federaalka Somalia. Waxaa uu intaasi ku darey Agaasimaha wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda in mid ka mid ah 6daasi markab oo lagu magacaabo 21 October uu ku soo caariyey dhawaan xeebta Garacad ee maamulka Puntland, ayna qorsheyneyso wasaaraddiisu in dhawaan ay u dirto qalab soo jiida markabkaasi oo si nabad ah loo keeno goob lagu hagaajiyo. . Mar la weydiiyey agaasimahaasi in Eng Muunye ay kala xisaabtami doonaan hantidii ka soo gashey adeegsiga maraakiibtaasi intii sharci darrada uu dalku ahaa ayuu sheegey in ay tahay in marka hore ay la wareegaan maraakiibta markaasi ka dib uu xisaabtan imaan karo. Inkastoo mas’uulkaasi u Hadley wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda uu sheegey in loo baahan yahay in la soo wareejiyo maraakiibtaasi, ayaa waxaa uu haddana sheegey in iyadoon la sameyn sharcigii lagu hagi lahaa xeebaha aaney awood u laheyn in ay la soo wareegaan maraakiibtaasi. Agaasimaha wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Axmed Max’ed Iimaan ayaa waxaa uu intaasi ku darey in marka la sameeyo ka dib shuruucdaasi ay dowladda Yemen ka codsan doonaan in loo soo wareejiyo maraakiibtaasi maadaama dalka Yemen ay tahay fariisinka Eng Muunye. Maraakiibtaan 6da gaaraaya ee ay laheyd dowladda Somalia ayaa waxaa 17 kii sano laga soo gudbey gacanta ku hayey Eng Muunye Saciid oo ka mid ahaa mudanayaashii baarlamaanka ee dhawaan laga qaadey xubanimadii baarlamaanka markii lagu eedeeyey in uu soo xaadiri waayey fadhiyada baarlamaanka. Click here to find this article in English Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  2. lol...awalba baasaboor siyaasad iyo in dadka qaar loo diido loo samaystay buu ahaa, marka inta Soomaali ka midoobeyso who cares meeshii laga diido. Well done Waqooyi Galbeed.
  3. lol...awalba baasaboor siyaasad iyo in dadka qaar loo diido loo samaystay buu ahaa, marka inta Soomaali ka midoobeyso who cares meeshii laga diido. Well done Waqooyi Galbeed.
  4. lol...awalba baasaboor siyaasad iyo in dadka qaar loo diido loo samaystay buu ahaa, marka inta Soomaali ka midoobeyso who cares meeshii laga diido. Well done Waqooyi Galbeed.
  5. loool........Jacaylbaro oo awal ma rejaad ka lahayd? Gaddafi waa waalan yahay, he simply wants to become the king of Africa. Well, I don't think that is possible for him now.
  6. Ma wixii la moodey markii hore, mise wuxuu noqday?
  7. lol...Duke, When are you gonna show us Beyra? Isku-Shuban, Xaafuun, Isqambuus, Carfuuda, Burtinle, Bursaalax and biyo-kulule celebrations as well? Saaxiib I don't dislike no Somali village but sideedaba I don't like fikredda ah in magaalooyinka caadifadda qabiilka darteed loo buunbuuniyo, haddii ay jiraan sababo muuqda oo degaan uu ku kasbaday ammaan dabcan garab baad iga heli lahayd but simply meeshaan ciddaa degtee halla ila arko ha iga sugin inaan kaaga nacamleeyo. Haddii aad ka wadid 1da Luuliyo ayaa looga dabbaaldegey maxaan u arki weyney tii Beledweyne, Caabudwaaq, Beledxaawo iwm? Teeda kale waxaaba laga yaabaa inaadan weligaa arkin meelahaan aad soo tixeysid oo sida ragga qaarkiis aadan KPP aqoon marka ninyahow isku xishoo oo naga daaf bahashaan.
  8. Originally posted by Jacaylbaro: source ??? loool.......Guuxa dadweynahaba iska dheh.
  9. Originally posted by Munira002: I advice you take a tour of Africa,you will be trully amazed..ofcouse poverty is still there,diseases are still there,but there is some development.. loool...bal waan isku deyayaa inaan soo marmaro ee meelihii aan ka billaabi lahaana inaad iigu dartay ahayd, afrika waa weyntahee. I forgot to mention that I have been to Kenya, Uganda, Tunisia and Egypt as well on different occassions qaarkood xoogaa sannadaa ka hor qaarna wakhti aan fogeyn, marka maybe Zambia, Tanzania, Ghana, Gambia, Nigeria meelahaas miyaad dhihi lahayd soo fiiri mise meelo kale ayaa jira, Definately Itoobiya umaba socdo taas su'aasha ka saar and maybe South Africa. Xagga horumarka I agree with you inay sare u soo kaceen meelo badan, but do you honestly believe that one can talk about uniting Africa now?...oops I forgot it was a dream!
  10. lol...Yes Munira, I have been to Somalia and Djibouti who I think both are in Africa if I am not wrong..lol.
  11. Originally posted by Xanthus: ^^As long as u know it is a dream, and you might have to wake up. JAc lool could have been better if it was a realistic one!
  12. Originally posted by Northerner: Caadi iska diga ku dhe! loool................................hays marmaroojinninee!
  13. I think labadooda bal hallaga doodsiiyo BBC Somali amaba VOA halla arkee midka Soomaali la dhacdo. Waa adduunyo wareertay even Muuse Suudi oo la ogyahay nooca uu yahay will do better than Abdullahi Yusuf. Waaba Sh. Sharif la tartansii, ar ninkaas wanaagsan oo kuwa maanta Soomaali horbooda aan anigu aaminsanahay inuu ugu horreeyo yaan loo gefin oon Yey iyo warlord lala simin.
  14. Africa will be lucky enough to stay together as it is now let alone become one big state. How pracitcal is this? As many said bal horta Soomaalidu tan dhexdeeda ah meel ha u hesho, Itoobiya gaajada iyo Aids-ka halla dagaasho, South Africa, Botswana iyo kuwo oo kalena sidoo kale halla dagaaleen Aids-ka. Liibiya, Uganda, Itoobiya, Egypt and many other leaders oo meesha nus qarni ku dhowaad madax ahaa xilalka haka degeen.
  15. Duke what about Kismaayo? Mise as far as you are concerned it is under occupation? Waahwaah magaalooyin waaweyn baa Soomaaliya u soo baxay oo Baydhabo, Kismaayo, Hargeysa, Jowhar iyo Beledweyne bedelay what about Carmo, Badhan and so on.....soo saas maahan Duke?
  16. Originally posted by Recapper: The commoners think Somalis are some kind of some super race who takes their share of provisions from South African government. runtaa saaxiib and one needs to raise their awareness and tell them how we supported them during the aparthied. I heard that this used to happen to the chinese as well but things have changed later after the government has taken steps to improve the situation. The thing that I’m amazed with is that how the government is ignoring this issue, I think they’re forgetting how Somalia was among many African countries that fought for their freedom they enjoy today. Don't they remember that there was even restrictions on the Somali passport as it was not allowed to travel to Israel and South Africa, because our then government and the Somali people did not recognise those two adminstrations as legitimate.
  17. SOL xaafis baafin iyo Boolis laga diiwaangeliyo ma qabaa?
  18. Originally posted by Allamagan: Saa waa kuwa Puntland ka soo duulay ee dulmiga ku haya dadka deegaanka Banaadir see la yeelayaa? War ba'a ma ciidammada dowladda?!...
  19. lol...Isagu ama haka soo horjeedo ama ha taagero xor buu u yahay fikirkiisa laakiinse Toloow Ranneberger ma Soomaaliduu u hadlaa? Mise qabiillada Soomaalida ee uu sheegayo ayuu ku abtirsadaa? Ragga qaar ayaaba aniga ila wareersan warkiisa meelahan la wareegaysa, mise nin maraykan ah baa saan yiri bay naga tahay?
  20. loool....Dhambaal hambalyo? for what? working for Meles and keeping his country under occupation? Odaygaan tabcaankaa oo xukun jacaylka iyo qabyaaladdu madaxa ka dardartay tolow goormaa laga hari doonaa? Mise in booskiisa oo kale la wada gaaro ayaaba la tiigsanayaa?
  21. Originally posted by Castro: Geedi gets the (proverbial) middle finger from the US (and the UN) and Meles divorces Yey in public. How much longer before these two buffoons are liquidated? Waa sugeynaa mar dhow insha Allaah and ku dar kuwa hadda taageersan daba-dhilifeentana they will immediately change sides and say "Anigu awalba waan ka soo horjeeday"!...lol
  22. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Wan meeshuu isdhiga lagu gowracaa. Soomaali haddaan nahnay anagaa isdhignay. Daaf ka daaf wareegeyno, duul ka duul wareegeyno adduunweynaha. Dalkeenana dhisan la', ku heshiin la'. Walaal waa runtaa, laakiinste intaan eedda iska deyno wixii aan dadkaas walaalaheen ah u qaban karno fadlan aan u qabanno, haba ugu horreysee in Safaaradaha South Africa ee meel kasta ee ay Soomaali joogto aan ku mudaaharaadno meelaha ay suurto gal ka tahay oo aan tusnaa walaalaheenna dhibaataysan midnimo iyadoo weliba aan aaminsanahay in falkan oo kale oo abuuri karo midnimo lana iska illaawo kala duwanaanshaha fikir ee dhexdeenna ah arrintaanna runtii loo guntadaa lana tusaa South Africa sida aan uga xunnahay inay Soomaalida ula dhaqantay.
  23. loooooooool..........Xuquuqda aadanaha...Duke maba xishootid...malaha kuwa xaafiisyadoodii la boobayo goobo kale ee Soomaaliya ka mid ah amaba dadka la laynayo iyaga dan lagama laha as long as dadka samaynaya aan ilmo adeer iyo kuwo ay casueem ay yihiin? War ninyahow xishoodku waa wax fiican magaalo ayaan joognaa. Caddaaladduna ha jirto. What happen to the Shirkadda Saacid? by the way kuwii ummadda Soomaaliyeed dhibaya meel kasta oo ay joogaan including kuwa aad taageerto iyo kuwan aad cabashadooda kor ku soo qortayba anigu waan ka soo horjeedaa waxaanan aaminsanahay in ummadda Soomaaliyeed caddaalad iyo sinnaan loogu adeego ee ma aaminsani in gobol uu gobol kale ka sharaf badan yahay, qabiilna qabiil ka fiican yahay!
  24. Originally posted by Emperor: colaadkasta oo dhacda ama dagaal kasta oo aan huriyo dadka dhintay Si sharaf ayaan uduugi lahaa uguna tacsiyeen lahaa, oo waabad qirsan tahay inaad colaad ka shaqeysid? Ninyahow Ilaah ha u naxariisto wixii Soomaali dhintay including ninkan odayga ah ee aad sheegeyso anigu maba maqlin warkiisa markan aad sheegeyso ka hor malaha meel kale ayaad kaga doodeen, kolleey qof walbana xisaabta aakhiro ayaa sugeysa. Admin will you please step in and do something about this, this is a clear and open incitement of hatred beyond normality, hate for an innocent dead man... Laa xawla waa quwata ilaa bilaah... I don't think in admin u baahan yahay in farta loogu fiiqo shaqadooda ee calaacalka aan caddaalada ku dhisnayn iska daa sxb. Alla maxaan wax badan soo joogey adigoo khalad taageeraya oo halkan durbaan uga garaacaya. [/QB]
  25. nice topic and a positive one on Somalia MMA. Thanks