Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Islii and Superpower koox maxaa kala heysto
Abwaan replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Move to Baidao or Muqdisho dheh! -
Haye, fooxisooyin baa meeshan ka dillacay ma is tiraahdeen?
-
President Faroole visits Bosaso Prison complex inagurates new Prison wing
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
That is right Liibaan, developing anywhere in Somalia is great! -
Islii and Superpower koox maxaa kala heysto
Abwaan replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
MMA waa laga yaabsaday. -
President Faroole visits Bosaso Prison complex inagurates new Prison wing
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Maasha Allah FiqiKhayre....this hospital looks fantastic! -
President Faroole visits Bosaso Prison complex inagurates new Prison wing
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Horta Faroole waa dedaalay dadka lama xasdee oo xabsiyo furiddood waa ka bixi waayey, tuugada haddii la qabqabnayo waa wax wanaagsan. Amuuse siyaasiyiinta u dhaarsan yahay oo xiri rabaa? Aaway isbitaallo iyo iskuulona maa isagoo furaya la arko. -
Hor-Cad Political Association/Party announced in Hotel Jubba Bosaso
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Lol@Taleexi....Oo ma lafo lafaa? Clan names are upgraded? What will change the, if that is the case? -
Abtigiis waa muwaadin aan xudduud lahayn soo ma ahan, meel walba waa laga helayaa.
-
Ilaah ha u naxariisto intii ku dhimatay, ehelkoodiina samir Ilaah haka siiyo, Soomaalina beddelkood Ilaah ha siiyo.
-
Somalia: A smiling new President for a country in desperation [Editorial]
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
oba hiloowlow;895474 wrote: Hassan sheikh its just a retarted kid just look at him: lol@Oba...waryaaa madaxweynaha ka leexo. -
AB that was a good choice of song. Mooge can I suggest a song for you? here it is : Dhuubooy... Lugta dhibi dhibi, dhaqaaji garbaha soo dhawoow ila dheel ila dheel.
-
Cabdi-Naasiir Macallin Saciid Ilaah ha u naxariistee wakhti hore ayuu dhintay. Shil gaari ayuu ku dhintay sidaan maqlay anigu meesha ma joogine, agagaarka Baar Bakiin iyo Iskool Cismaan Geeddi Raage. Ilaah ha u naxariistee wuxuu ahaa fannaan wanaagsan. Fannaan da' yar oo la yiraa C/Salaan Badda Cas oo hadda ku nool UK ayaa heesihiisa si wacan ugu luuqeeya.
-
Somalia: A smiling new President for a country in desperation [Editorial]
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Taleexi;895356 wrote: Ma Soomaali bay ahaayeen? bal Xaaji waydii. Bal mar uun bahasha xawaashka ka yareeya oo madaxweynuhu dadka reer Waqooyiga ah ee diiddan goosashada ha u hambalyeeyo sida sharafta leh ee ay isu difaaceen lol....iyaguna ka sii gar leh. -
Apophis;895226 wrote: "She's a titanic" I'm not familiar with this phrase, you mean she's prone to sinking? or she's big? Doesn't make sense. lol....titanic means Somalis who travel to Europe by boat.
-
Somalia: A smiling new President for a country in desperation [Editorial]
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Waan la yaabay. Wayba qaadan la'yihiin in qof qabiil kale oo Soomaaliyeed ka soo jeeda uu madaxweyne noqday. Markii hore lagama fekerin the unrealistic expactation haddii kale this consequence maba dheceen. Oops and the prime minister cid kale maxaa loo siiyey is another argument of theirs. This president, haddii Eebbe Idmo oo cimrigiisuna gaaro will stay for the next four years ee give up guys and accept the reality. He wasn't my candidate and did not even take him serious since his debate speech but this president wakhti halls siiyo. I disagree with him on some issues but I will give him the benefit of doubt and observe on how his leadership goes. The people of Somaliland although I disagree with them on dividing the country they still are Soomaali and deserve a respect. -
Tarzan waa Tarzan, anigu waxaan arkay dadka kale ma arkeen? It is him against the whole world. Maamulka...aniga ayaa la i neceb yahay.....hebel baa i shirqoolay....hebel baa wax maleegay....anigaa la iil a dan lahaa...
-
lol...Carafaat waa lagu dheggan yahay maanta...Carafaat who are you? Wie ben jij meneer Carafaat?
-
AB do you beleive that number? I don't
-
Showqi....tola'ay oo meesha tolkay script ma joogo.
-
Five committees to prepare Jubaland convention established
Abwaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
Oba, ma og tahay inay Itoobiya faraxsan tahay oo qaaraankii ONLF loo weeciyey Jubba. That is why Ethiopia ay u laba aflaynaysaa oo dhinacna uga raacsan tahay The Garissa-Kismaayo-Garowe-Jigjiga Maamul:D, dhinacna waxay leedahay sheekadaani amay sii ballaarataa oo aad ka shallaysaa.
-
Popular Contributors