Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
2 Million Dollar Wedding Ala Warlord Stylee!! lool
Abwaan replied to rudy-Diiriye's topic in Politics
looooooool..........ar waxaan intuu 2 million ka keenaa Sucuudiga $400 000 ka soo beryey. To be honest anigu shakhsiyan ilama ahayn in 2 million iyo wax la mid ah uu Geeddi gaajo bixinayo. -
Originally posted by Juje: Bal gardarada intaan la'eg firsha. lol...Malla yaabtay...toloow laascaano, jarriiban iyo beyra ma u magacaabi karaa?
-
Originally posted by Jacaylbaro: So the safaarad is the one that is fasaxing and ka celceling madaxda amniga ?? Waaba la caddaystay ka waran ,,, intay qarqarin jireenna dan bay ahayde :mad: loool JB awal Meles baa toos u soo fasixi jirey hadda safaaradda shaqada qabata soo maahan!
-
Originally posted by The Duke: Ibrahim Cadow Oo Ku Baaqay Inay Wadohadallo La Galayo Dowladda Federaalka uuna ka qaybgalayo shirka Dib u heshiisiinta. RFS World Duke riyo ma daayo!
-
Walle Jeneraal Gabre waa na haystaa!
-
So what? Ethiopia invaded Somalia why don't they condemn that?
-
Originally posted by The Duke: Adeer who cares for Afgaduud, To use a little your vulgar logic, the TFG are in Somalia, while Xasan Dahir& Sharif Ahmed are living with their man Aferwarki in his house? Who's the B now? Duke ayaantaan who cares baa ka soo hartay waxaan sugayaa markuu yiraahdo who cares abou C Yusuf?
-
Originally posted by The Duke: quote:Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamad Maxamuud guuleed Gacma I know for a fact this is untrue, the Minister will never ever join criminals like Sharif Ahmed and Sharif Xasan. Thats never. Any wagers? The lie they made about the above Minister means no Qaybdeed, maybe Hiiraale though I doubt it also. lol...waa iga qoslisey Duke, anigu kolleey warkaan inuu jiro isma oran wax kastese waa dhici karaan, waan arkaynaa Mr Gacmadheere innocent wuxuu sameeyo iyo halka uu ku dambeeyo iyo sida C/llaahi ka yeelo markuu dantiisa ku gaaro.
-
Originally posted by The Duke: As for Geedi, who cares? looooooool...........qofka sidaan leh ma Duke baa? Wax baa is bedelay... no one does sxb except Meles laakiin waa sii soconaysaa geedda Geeddi lee kuma ekaanayso.
-
loool...at Geeddi I wonder inay daacadnimo ka tahay iyo nidaam la ilaalinayo..Mise aniga lacag badan iyo deal halla i siiyo oo halla isoo maro bay ka tahay?
-
16 years of murdering innocents, a terrible addiction
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Biixi: Originally posted by NGONGE: I think he is one of the few people that says like it is. Ninka ma cabsado like his uncle looooooooool...........macangagnimaa u qarinaysaaye... -
16 years of murdering innocents, a terrible addiction
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Biixi: Originally posted by Abwaan: [qb] Originally posted by Biixi: Yahye dilkiisa sabab ween baa ka danbeysay. Hayadiisa maxaay Soomaaliya ka qabataa? Haydiisa yeey u adeegi jirtay? Madba'a/danta haydiisa ay siday meel ma uga dhaceen diinta iyo Soomalida? Mareykanka uu 15 sano u shaqeen jiray ma u shaqeynayay markii la dilay? Walaal waa su'aalo muhiim ah. Anigu kolleey dhawr jeer ayaan shakhsiyan la kulmay A Yaxye (AUN) wuxuu ahaa nin deggan shakhsiyan, hay'adda uu shaqeynayey kolleey waa hay'ad cilmi-baaris iyo howlo kaleba ku guda jirtey, warbixinno xasaasi ah oo laga soo xigtey hay'addaasi oo ku saabsan arrimaha Soomaalida way jirtay. Sidaad sheegtay he used to work for US many years ago and who knows if he still was? It is worth looking at this page http://www.mudulood.com/Yaxye.html I knww his dad too back home I remember how we used to sit around him under a tree near in front of his house and he made good jokes (some learning jokes). He is a very nice man, used to work for Wasaaradda Waxbarashada. -
16 years of murdering innocents, a terrible addiction
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Biixi: Why was Yahye killed? Why were so many Somalis killed for the last 50 years? I think it is inkaar ummaddaan haysata inay is dilaan un ama bareer ha isku dileen amaba ha isku soo dhuunteene in kastoon anigu u badinayo in A Yaxye ay Itoobiyaanka ama koox u shaqaysaa dileen. Waa ayaandarro aan Ilaahay ka baryayo inuu naga saaro in aano qabiil, xasid iwm la isku dilo. Ilaahay ha u naxariisto isaga iyo intii Soomaali dhimatay ee weliba xaqdarroda lagu diley. Waxaa kolleey aniga xasuustayda ku weyn Elman (AUN)oo isaguna sidaan oo kale loo diley, Prof Ebyan (AUN), iyo shakhsiyaad badan oo kale oo runtii aan halkaan lagu soo tixi karin oo qiimo badan ummadda Soomaaliyeed ugu fadhiyey. -
16 years of murdering innocents, a terrible addiction
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by The Duke: 2. Ali Mahdi (head of the U.S.C.'s so-called provisional government) - Former business partner with the SIAD Barre family. [/QB] oo kani soo ma ahan Cali Mahdiga aad meelaha ka buunbuunisid oo dib-u-heshiisiinta madaxda u ah? 7. Colonel Mohamed Hassan Shabeel - a former division commander in the Barre regime who was responsible for the Genocide in Northern Somalia in 1988. [/QB] I have not seen his former boss Mohamed Said Hersi MORGAN oo Soomaali wada ogtahay xaqdarrada iyo Xasuuqa uu Koofur, Gobollada Dhexe iyo Waqooyiba ka geystey...mise as long as he is your uncle liiska laguma darayo...Duke do you want to see proof? Cajal halkaan ma soo dhigaa isagoo gabar Soomaaliyeed oo ku sugan Degaanka Jubbada 1993 sida isaga iyo jirridiisu ay ula dhaqmayaan aad amakaageysid? Tii Hargeysana waadba aragtay oo kama doodeysid, haddana jagadiisa waad taqaan. -
16 years of murdering innocents, a terrible addiction
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by The Duke: ^^^In the last 6 months most civilian deaths were caused by the bombers, suicide and otehrwise, mortars, assasins than any military engagement. Iska hadloow ina igare miyey dhahday Soomaalidu. Duke adiga waxaad ka dhimanaysaa in la yiraa adeerkaa Yey baa dadkaas u sabab ahaa, tolowse waxaan ku weydiiyey ma waxaad is tiri runta ayaad dadka ka indho saabi kartaa? Soomaalida ayaa waxay ku maahmaahdaa "Waa beryey sacabbo laguma dedi karo" Anigu waxaan is leeyahay Soomaalidii la diley bilahaan kuwii 16 sano la diley iyo kuwii sannadihii dowladaha ee ka horreeyey la dilay in intuba kuwii XAQDARRO lagu dilay ay isku xuquuq yihiin, waase ayaandarro haddii qaar naga mid ahi sida Duke ay dadka Soomaaliyeed u kala fiican yihiin oo kuwa Puntland lagu dilay ay isaga qiimo gaar ah ugu fadhiyaan. -
lol..garyaqaan ic.
-
Originally posted by Jacaylbaro: RAG IS GURAYEE looooooooooooool...rag is gurayee!
-
Haddii arrintaani ay jirto iyo haddii aysan jirinba waxaan ku ammaanayaa mucaaradka Riyaale inay muujiyeen xilkasnimo iyo Soomaalinnimo. Riyaale isagu ariga Itoobiya ha u raaco.
-
Beerdhiga 13.07.2007 11:31 Warar ay faafisey BBC qaybteeda BBC Monitaring ayaa sheegtay in Dawlada Itoobiya ay xisbiyadda Mucaaridka ah Somaliland ee Kulmiye iyo Ucid ay si weyn ugu dhaliishay Mowqifkii ay iska taageen Hawalgalkii ay Dawlada Itoobiya ku gashay Gudaha Soomaliya isla markaana ay ku taageertay Dawladda ku meelgaadhka ah ee C/laahi yuusuf madaxda ka yahay. Warkaas la faafiyey ayaa Waxa uu u Dhignaa sidan “ Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa sheegay inuu helay waraaq jawaab ah oo kaga timi dhinaca Xukuumada Itoobiya taasoo si weyn loogu dhaleecaynayo mowqifkii uu xisbigu iska taagay Arimaha la xidhiidhay Duulaankii Soomaaliya iyo Bur burintii Awoodiii Maxaakimta Islaamiga ah ay Dawlada Itoobiya ku qaaday, Sida warku sheegay Xisbiga Kulmiye waxaa soo gaadhsiiyey Qoraal ka kooban Sideed bog, ilaa iyo hadda lama kala oga qaabka jawaabtaas loo soo gaadhsiiyey xisbiga kulmiye. Hase yeeshee jawaabtaas ka timid Xukuumada Itoobiya waxay tilmaamaysaa kuna soo beegantay waqti ay saraakiil ka tirsan Xisbiga kulmiye ay ku baaqeen inay kulan la yeesheen Masuuliyiin Itoobiyaan ah. Warqadda qoraalka ah waxaa lagu sheegay in Xisbiga kulmiye la xidhiidho safaarada Itoobiya ee Hargeysa. Itoobiya waxay u cadaysey xisbiga kulmiye inay jeceshayhay inay aragto nabadgelyada iyo xasiloonida Somaliland. Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid waxay Dhamaadkii sanadkii hore si wada jir ah uga qaybqaateen Dood Furan taasoo Kulmisay dhamaanba qaybaha Bulshada si ay u faaqidaan saamaynta suurto galka ah ee ay ku yeelan karaan (Somaliland ) wixii ka dhacay K/Somaliya. Labadaas xisbi lama iman waqtigaas tageero cadaan oo ay u hayaan Golihii Maxaakimta balse dareenkii uu xiligaas qaatay wakiilka Itoobiya u fadhiya Somaliland Wibshet Dimise kaa soo lagu soo casumay golahaas hanaan turjumis ahna kula socday Doodaas muu jeclaysan qaar kamida hadaladii madashaas laga yidhi. Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee ucid Faysal cali waraabe ayaa ku sheegay faragelinya Itoobiya ee Soomaaliya iney keeni karto xasiloonin ka dhacda Geeska Afrika. Inkastoo Nuxurka qoraalka dhanbaalku sidaas ahaa hadana waxaanu wax ka weydiiney masuuliyiin ka tirsan labada Xisbi ee Ucids iyo Kulmiye bal iney jiraan waxyaabo la xidhiidha arimahaas oo ka soo gaadhay dhinaca Itoobiya. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md, Axmed Maxamed Silaanyo isagoo ka hadlaya amuurtaas wuxuu yidhi “ Maya habayaraatee ma jiro qoaraal naga soo gaadhay dhinaca Itoobiya laakiin way jirtey inaanu kulamo iyo waraysiyo isku dhaafsanay markaanu joogney Adis ababa iyo halkanba.laakiin marka laga hadlayo arimaha Soomaaliya hore iyo hadeerba in ciidamo shisheeye oo la keeno inanay xal soo wadin oon lagu dawayn Karin mushkulidaas dawlad ahaan iyo macaarid ahaanba waanu sheegnay. Taasina Itoobiya oo keliya ma aheyne ciidan shisheeye oo dhan ayuu ahaa. Faragelin shisheeye iyo ciidan shisheeye oo soomaliya la geeyaayi ama itoobiya ha ahaato ama Eritrea ah ahaatee marna inaanu xal iyo barako toona keenayn ayaanu soo jeediney taasna dawlad iyo mucaaridba waanu soo jeedinay”. Waxa kaloo uu cadeeyey Axmed Siilaanyo “ Mida kale caalamku wuxuu ka qaylinayey duqayntii iyo dagaalkii dhacay anaguna sidaas oo kale ayaanu u diidanayn dhibaatadii dadka shicibka ah loo geysaney, mar kasta oo anu wada hadalo way jireen wax aanu isku aragti ka ahayn iyo waxaanu ku kala duwanayn. Hadaba meer meerka masuuliyiinta mucaaridku ka saari mayso meesha inay jiraan dhaliilo iyo eedaymo ay xukuumada Itoobiya u soo jeedisey mucaaridka oo beryahanba ka waday gobolada Somaliland dardargelin la xidhiidha u diyaar garaowga doorooshinka fooda inagu soo haya kuwaas oo u muuqda kuwo ay kaalin mug leh ka helayaan mucaaridku. iyadoo ay dhinac socoto cabsida ay dawlada Itoobiya ka qabto hogaamiyaasha mucaaridka oo u muuqda kuwo aan sida Xukuumada Riyaale ugu jajabnayn Itoobiya marka loo eego Hawlgalka isbalaadhinta ah ee Itoobiya ka wado geeska Afrika. www.Beerdhiga.com
-
Waa iska caadi ayaantaan hawlahaan oo kale.
-
mar baan is iri boggaan iyo Soomaalidoon maxaa isku galay, haddana waxaan ogaadey inuu Denmark ka diiwaan-gashan yahay!
-
Waa naxay markaan arkay runtii...waxaase la yiri "Rag haddaad colaad leedihiin, ciidanse u weydo, hadba waxaad ku ciil bixi kartaa, kuu cawo adduuna"! Malaha arrinta saas baa laga wadaa.
-
lol...here http://www.hillaac.net/news.php sorry
-
http://www.hillaac.net/news.php <-- after editing Muuqaalka masawirrada kuwa Meles u shaqeeya ayaanba ka naxay...lol....Ilaahoow dulli hanna badin.
-
Jacaylbaro I don't think that there is a doubt in kan Muqdisho hadda ka dhacaya uu yahay shimbirayahow heesa. Where else would you suggest which is practical now? I don't see this Asmar meeting as reconcillian but just making sure to get a stronger opposition just that don't you think?
-
Popular Contributors