Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: About Eritareeya, they are just repaying to Soomaalis for what we Soomaalis did for their struggle against Xabashi occupation for decades. I think that is true. Hopefully when Somalia is free again we can do business together.
  2. nameless_chick = gabar/inan/yar magaclaay ah! I am sure waa u baahnayd in magacaaga laguu turjumo? and there will be some homework for you next time insha Allaah.
  3. September 16, 2007 Dr Bhaskar Dasgupta I do not suppose you have heard of the fact that Belgium is still without a government after the elections in June 2007? The country is split between the northern Flemish bit and the southern Wallonia bit. The Dutch Flemish do not like to pay money to their poorer French cousins in the south. I did not know myself till my friend, Professor Christian DeCock told me about this happy state of affairs. We see the same kind of behaviour in Italy where the richer Northern Italian bit hates the indolent, public sector dependent, no tax paying south. But going back to Belgium, remember the quote by Charles de Gaulle? "a country which is said to be invented by the British to piss off the French". But the curious thing is, that nothing really matters to the ordinary populace, they are working away nicely. Now turn your thoughts to Somalia, a country blighted by war, riots, terrorism, religious fundamentalism, drugs, piracy, you name it. It does not have a government for the past decade or more. By all measures, it is not a state. So how do you explain the following facts and figures from this site? If the expectation was that Somalia would plunge into an abyss of chaos, what is the reality? A number of recent studies address this question, including one by economist Peter Leeson drawing on statistical data from the United Nations Development Project, World Bank, CIA, and World Health Organization. Comparing the last five years under the central government (1985–1990) with the most recent five years of anarchy (2000–2005), Leeson finds these welfare changes: * Life expectancy increased from 46 to 48.5 years. This is a poor expectancy as compared with developed countries. But in any measurement of welfare, what is important to observe is not where a population stands at a given time, but what is the trend. Is the trend positive, or is it the reverse? * Number of one-year-olds fully immunized against measles rose from 30 to 40 percent. * Number of physicians per 100,000 population rose from 3.4 to 4. * Number of infants with low birth weight fell from 16 per thousand to 0.3 — almost none. * Infant mortality per 1,000 births fell from 152 to 114.9. * Maternal mortality per 100,000 births fell from 1,600 to 1,100. * Percent of population with access to sanitation rose from 18 to 26. * Percent of population with access to at least one health facility rose from 28 to 54.8. * Percent of population in extreme poverty (i.e., less than $1 per day) fell from 60 to 43.2. * Radios per thousand population rose from 4 to 98.5. * Telephones per thousand population rose from 1.9 to 14.9. * TVs per 1,000 population rose from 1.2 to 3.7. * Fatalities due to measles fell from 8,000 to 5,600. Curious, no? This is one strand of thought for those who think about rewinding the colonial boundaries.Removal of the government will not ensure that it becomes a garden of Eden, but hey, its not that bad! Here's another ironic question for you, if the United Nations is so eager to establish a government in Somalia, why is it not it doing anything for Belgium? All this to be taken with a grain of piquant salt! Dr. Bhaskar Dasgupta works in the city of London in various capacities in the financial sector. He has worked and travelled widely around the world. The articles in here relate to his current studies and are strictly his opinion and do not reflect the position of his past or current employer(s). If you do want to blame somebody, then blame my sister and editor, she is responsible for everything, the ideas, the writing, the quotes, the drive, the israeli-palestinian crisis, global warming, the ozone layer depletion and the argentinian debt crisis.
  4. I like ciidanka gaashaaman ee meesha la keenay, waxaase is weydiin leh dadka miyey rabaan inay ulahaas la dhacaan?
  5. looooooooool@Reer Caddaani,....kuwa ka mid ah iyaga oo Casmara joogana Cidda toloow mallaga saaray. Atleast one of his sons is there according to someone there.
  6. INSHA ALLAAH Daciiftinimada heysata gumeesiga Tikreega iyo dabadhilifyadiisa dhalinyarada oo bilaabay iney toorey uga dishadaan qoryaha ay wataan. Muqdisho,11,September-07 (Qaadisiya.com) Allaahu Akbar tabar darada heysata cadawga Tikreega iyo dabadhilfiyadiisa toorey ayaa looga dilanaya qoryaha ay wataan taasina waxey kutuseysa daciiftinimada kamuuqata gumeesiga Tikreega iyo calooshood ushaqeystayaasha ushaqeeya. Magaalada Beydhabo waxaa xalay lagu dilay ********** katirsan kooxda Mbagaati kaasi oo dhex marayay xaafad katirsan magaaladaasi,waxaa qorigii uu watay kaqaatay dhalinyaro tooreeyo wata kuwaasoo toorey kudhuftay kadibna qoriga garabkiisa kala baxay. Dhalinyaradaasi ayaa isaga tagay goobta markii ay dileen ********kii katirsanaa kooxda Mbagaati ee lashaqeynayay gumeesiga Tikreega waxayna talaabadaasi muujineysa in cadawga iyo dabadhilfyadiisa aysan jirin meel ay kubadbaadayaan. Waxaa udheer mujaahidiinta oo geed dheer iyo geed gaabanba ugu fadhiya markastana diyaarinaya weeraro kadhana gumeesiga Tikreega iyo dabadhilfiyadiisa si dalka looga xoreeyo gumeesiga raayada islaamkana mar kale dib loo soo nooleeyo. QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA. MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA KALA SOO XIRIIR : QAADISIYA_EDITOR@HOTMAIL.COM
  7. Insha Allaah Itoobiyaan amaba Tigreega iyo dabadhilifyadoodaba dalka waa laga saari, waxaanse Ilaah ka baryayaa in midkii Soomaali ku midowdo uu noqdo oo uusan maalayacnigii qabyaaladda iyo innagaa markaan Soomaali xukumayna.
  8. Originally posted by SheekhaJacaylka: Aaan caruurta laayee ha i sheegsheegina miyaa sheekadaadu xaaji ? xaalku waa meel baa i gubanaysa haddii runtii oo muuqaal ah hortayda la keeno...runta maan isku sheegno hadduu ka naxayo carruur iyo haween iyo shacab la laayeen Itoobiyaan iyo waxa wata meeshaan ugama mashxaradeen, yaa waxaas loo sheegayaa!
  9. Originally posted by SheekhaJacaylka: Aaan caruurta laayee ha i sheegsheegina miyaa sheekadaadu xaaji ? xaalku waa meel baa i gubanaysa haddii runtii oo muuqaal ah hortayda la keeno...runta maan isku sheegno hadduu ka naxayo carruur iyo haween iyo shacab la laayeen Itoobiyaan iyo waxa wata meeshaan ugama mashxaradeen, yaa waxaas loo sheegayaa!
  10. Isniin, September 10, 2007(HOL): 11 Ruux oo uu isugu jiray Caruur, Haween iyo Dad Waayeello ah ayaa Gaajo iyo Daryeel la’aan ugu yeeriyooday Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir, iyadoo dadkaasina ay ahaayeen kuwo ka barakacay dhibaatooyinka ka jira gudaha Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Degmada Deyniile Xaaji Cumar Cali Gaboobe ayaa sheegay in Dadkii Deegaankooda ku geeriyooday ay aaseen, isagoo carrabka ku dhuftay in ay jiraan dad kale oo ku baaba’san degmada Deyniile, sidaas darteedna wuxuu ka codsaday Hay’adaha Samafalka in ay Dadkaas u soo gurmadaan. Guddoomiyaha Degmada Deyniile waxaa uu sheegay in Dadka gudaha Muqdisho ka soo barakacay ee Degmadooda ku sugan ay tiradooda gaareyso Kun Qoys, kuwaasi oo aan heysan adeegyadii Buslhada ee ay u baahnaayeen, wuxuuna ku celceliyay in Dadkaas gurmad deg deg ah lala soo gaaro. Xaaji Cumar Cali Gaboobe, Guddoomiyaha Degmada Deyniile waxaa uu intaas ku daray in saaka oo ugu dambeysay ay deegaanada hoos yimaada Degmadaas gaareen Qoysas hor leh oo ka barakacay Madaafiic xalay lagu garaacay xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo sababay dhimashada 4 ruux oo Hal Qoys ahaa iyo dhaawaca Dad kale oo gaaraya 10 ruux. Dad badan oo ka barakacay Dhibaatooyinka nabadgelyo la’aaneed ee ka jira Magaalada Muqdisho oo qudhooda caawinaad u baahan ayaa waxay ku sugan yihiin Deegaannada Ceelasha Biyaha, Xaawo Cabdi, Lafoole, Shiikh Cali Cabdulle, Galgalato iyo Ceel Macaan oo dhamaantood ah Deegaano ka baxsan Magaalada Muqdisho. Dhanka kalena, Naafada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku jirta Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay maanta codsi u direen Dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka gudahiisa iyo Dibaddiisa, kuwaasi oo ay u jeediyeen codsi ah in loo soo gurmado oo kaalmooyin la soo gaarsiiyo, si Deeqaha la soo gaarsiiyo ay ugu kaashadaan Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
  11. By ZACHARY OCHIENG Special Correspondent The Somali Transitional Federal Government (TFG) and the National Governance and Reconciliation Commission (NGRC) that organised the recently concluded Somali National Reconciliation Conference may be in a celebratory mood, but the reality on the ground is a different story altogether. The scenario that emerges is similar to last month’s consultative meeting between the parties involved in the Darfur conflict. Like the Darfur consultative meeting held in Arusha, which left out key rebel leaders, the Somali conference also left out major parties in the conflict, including the dominant ****** clan and the Union of Islamic Courts (UIC). From the beginning, it was apparent that all would not be smooth going as the conference had to be postponed three times from April onwards and was still boycotted by key protagonists when it finally kicked off on July 15. By excluding the UIC from the conference, the convenors conveniently forgot the conditions that led to the emergence of the courts — notably the alienation of the ****** clan from the structures of the TFG and the city’s lack of security and basic services. Notably, President Abdullahi Yusuf could not even persuade some of his detractors within the TFG itself to attend the conference. Under the circumstances, achieving a lasting peace in the Horn of Africa nation in the near future remains a pipe dream. The convenors also conveniently forgot that 15 national reconciliation conferences held over the past 14 years have failed to generate a state capable of establishing law and order for the whole country, with powerful warlords insisting on maintaining their bases of power. By locking out key parties from the conference, the convenors missed an opportunity to bring peace to a nation that has been without a stable government since 1991, when former dictator Mohammed Siad Barre was ousted by militias. They also missed an opportunity to restore order in a nation that had its last constitutional government in 1969, when President Abdurashid Ali Shamake was killed by his bodyguards. Indeed, the internally fractured TFG has been suffering legitimacy problems since its inception. It has continued to send mixed signals on its willingness to broaden its base of support and legitimacy. Formed in exile in Nairobi in December 2004, it has been unable to assert any real control beyond its original base in Baidoa. When in June 2005, the Somalia government finally left Nairobi, the international community thought it would be the right time to start reconstruction in the country. But the real challenge had just begun. Insecurity in Mogadishu and the provincial town of Jowhar, 90km north of Mogadishu, where the government initially established a base, remained a thorny issue. Signs that all was not well emerged on June 13, 2005, when President Abdullahi Yusuf’s plane failed to land in Jowhar. Instead, the plane landed in Djibouti, rendering Yusuf’s return a homecoming that never was. Whereas the official explanation given was that the plane could not land in Jowhar due to poor visibility, what later emerged clearly was that Yusuf’s security could not be guaranteed in Jowhar. From Djibouti, he proceeded to Yemen for talks with his embattled parliamentary speaker, Shariff Hassan Sheikh Adan. After his return from Yemen, Yusuf landed in the northern port of Bossaso. The government later relocated to the southern city of Baidoa, where it operated until March 2007, when it finally moved to Mogadishu. The problem of insecurity remains a major challenge to the embattled TFG. Part of the reason is that no efforts were made to conciliate the former warlords, who now sit together as Members of Parliament. Then there is the challenge of disarming militias, who are still mounting illegal roadblocks in some parts of Mogadishu. Not to be forgotten is the fact that both President Yusuf and Prime Minister Ali Mohammed Ghedi have had attempts made on their lives on more than one occasion. Landmine attacks are still commonplace, as are organised murders and other crimes. The current situation in Somalia does not augur well for regional or global peace. It only confirms earlier fears for peace in the Horn of Africa nation following the installation of President Yusuf, himself a former war lord and self-declared president of the breakaway northern province of Puntland. While critics in Somalia accused him of being the first person to wage an armed struggle against the government of the day, Western diplomats in Nairobi expressed fears that the election of a former factional leader would give rise to a club of warlords who would in turn gain respectability instead of being held accountable for past human-rights abuses. This has now come to pass. Despite the recently concluded conference, there is still a real threat to peace as the TFG has only precarious hold on Mogadishu. The United States Institute of Peace says in a recent briefing paper that there is a possible emergence of dual insurgencies emanating at once from alienated clan militias, ideologically driven Jihad fighters and the remnants of the radical core of the UIC, whose leadership is now dispersed in southern Somalia, Kenya and the Saudi peninsula, with networks still alive within Mogadishu. Notably, the dismissal of Speaker Adan, who opposed Ethiopia’s military intervention and called for talks with former leaders of the UIC, did not augur well for unity and tolerance within the TFG or broader reconciliation with remnants of the Islamist movement. Still, though the conference was to be an all-inclusive affair, bringing together all the parties to the crisis, the TFG reduced it to a clan affair, dictating the list of attendees and insisting that it be held in Mogadishu, a venue many considered not to be neutral. Yet the fragmented and unpopular TFG continues to sit in Mogadishu, installed and protected by Ethiopian military forces, some of whom are still in the city. Last month, a round table discussion for 13 Somali intellectuals in the US with a view to developing recommendations on how the international community should understand and respond to the current crisis. The consultation — chaired by Prof Hussein Adam of the US College of the Holy Cross — came up with a raft of recommendations. Top on the list was that the international community should strongly discourage other states, like Ethiopia, from sending troops into Somalia, even if invited to do so by Somalia’s TFG, as the Somali population is intensely suspicious of the agendas of Ethiopia and other foreign powers.
  12. http://midnimo.com/aug1/30_08_shirka_dib_u_heshiisiinta_o0_manata_la_soo_gabagabeynaayo.htm
  13. Abwaan

    C/laahi iyo

    Originally posted by xiinfaniin: Or is it a case of : Dammeeri isku hallayn bay hooyadeed dabada uga nuugtaa! loool...the old guy slept in 1960 something markaas baa iskuul ugu dambeysey...intii ka dambeysey qaxar, cabsi iyo halaag buu ku dhammaystay.
  14. Abwaan

    C/laahi iyo

    Madaxweyne C/llaahi Yuusuf” Waxaan fahamsanahay in Jendayi Frazer ka been sheegtay Dowladayda, Anaga Saxaafadda waxaan siinay xoriyad” Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa cambaareeyey warbixintii hay’adda dhowrista xaquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ee ku eedeenaysay dhamaan qeybaha ku lugta leh rabshadaha ka socda dalka Soomaliya inay mas’uul ka yihiin xadgudubyada baahsan ee ka dhanka bani’aadamka. C/llaahi Yuusuf oo haatan ku sugan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho isla markaana hay’ada warka soo saartay ay aaminsan tahay in xadgudubyada ka dhacay Soomaaliya badankooda ay ka dhaceen Muqdisho ayaa Madaxweynuhu sheegay in kooxaha muqaawamada ay tahay in lagu cambaareeyo xadgudubyada xaquuqda aadanaha ee ka dhacay Soomaaliya. Hay’adda dhowrista xaquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxay ku sheegtay warbixinteeda in Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ay bam-gareeyeen gobo ay degan yihiin dad rayid ah si aan kala sooc laheyn. Warbixintan oo horey si wada jir ah u diideen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha, Maxkamadihii Islaamiga oo warbixinta qeyb kaga jiray ayaa haddana diidmada Madaxweynaha Dowladda Federaalka waxay qeyb ka tahay sida kooxaha Soomaalida mar kasta u diidayaan in lagula xisaabtimo waxyaabaha dalka ka dhacaya. Sidoo kale Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa iska fogeeyay oo diiday hadal dhawaan ka soo yeeray Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika, Jendayi Frazer, gabadhaas oo Dowladda Soomaaliya ku eedeysay inay caburinayso Saxaafadda xorta ah,wuxuuna yiri Madaxweynuhu in Jendayi runta ka been sheegtay. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradiin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com www.midnimo.com This Page!
  15. lol...I even tried inaan qaybta Afsoomaali ku qoran tahay ka helo faahfaahin iyo turjumaad mise waaba ha sheegin!
  16. Maxaa laga caawin karaa JB, should we assume that every1 understands THIS MADMADOOBE ALLAA KU YAQAAN?
  17. Maakhir? yaan xumaan loo qaadan, laakiin ayaantaan waan maqnaa ee bal halla iga dhaadhiciyo...is it maamul goboleed, dowlad goboleed? waana degaankee?
  18. loool...awal ma moogeyd...oo awal yaa moogaa? Tigree ma ahane waa tigree iska dhig wax tigree u shaqeeya, waxaase su'aal ah C/llaahi muxuu uga duwan yahay waa kan malaa'ig iska dhigayee...oo hadduu hadalkaan yiri?...Tolow isaguna ma nus-tigree baa?
  19. Originally posted by Jacaylbaro: what is after the green zone will be the red zone ,,,, prepare your rockets now loooool....malla yaabtay saaxiib. Waa Geeddi iyo xoolonimadiisa, ma hadduu yiri khadkii cagaarnaa halla soo celiyo, tolow marka dambena maxaa xigi doona? 43 dii isbaaro halla soo celiyo?
  20. Originally posted by -Lily-: Just for Anemia? Must be way more serious than that. Second wife kulaha, caruurta dhan ba ha wada dhintaan. This is way too generous... loooooooool...halka xanaaq ah day. Calm down Lily waxaa moodaab in adi lagula aroosay. Plus the first wife voluntarily accepted this how brave anigu waanba la yaabanahay ee adigu celi beeca. Originally posted by buuxo: looooool, smart move, she knew he was going to do it anyway. so she decided i better get him one i could get along with and control lol...buuxo ar adigana maskiinkaan ha iska eedayn ee sug. Tolow hadduu offer-ka diidi lahaa maxaad dhihi lahayd?
  21. C/laahi Yusuf ayaa in badan lagahayaa in qorshihiisa labaad kadib Xasuuqiisa Muqdisho ay udagsan tahay in uu Afka u dhigaa Saxaaafada Muqdisho oo iyadu ku barbaartay Xornimo waxaana la xusuusan karaa in Kulankii C/laahi Yey Magaalada London kula yeshay Horaantii Sanadkan Xigtadiisu kaga dalbadeen in uu wax ka qabtaa Saxaafada Afka dheer Taladaasoo uu Odagu aad ugu Jidbooday. Saxaafada Muqdisho oo iyadu waqti xaadirkan Calowsan qaar badan oo kamidana ay u haanyoodaan Gubeysiga halka qaar kalana ay si cad u tabiyaan Wararka dhabta ah ee dhaca ayaad moodaa in Shacabka Muqdisho ee uu Xasuuqa ku socdo ay dugsadaan Saxaafada tabisa Cabashadooda iyadoo ay taa dhibeyso Gumeysiga Madow ee uu Gabre Hormuudka ka yahay Geedina Galbiyaha ka yahay. Safaarada Gumeysiga Madow ee Muqdisho ku leedahay ayaa 7 bishan Agoosto waxey u hanjabtay Idaacada Shabeele iyadoo waliba hadal saangadasha ah ku tiri "Maad noqotaan sida Idaacada Hornafrik" tasoo daliil u ah in ay soo maaganayeen Masiibadan ay ku haligeen Mahad Axmed Cilmi iyo Cali Iiman Sharmarke Alle ha uraxmadee iyagoo markaa uga gol leh sida Marxuum Cali Iimaan Sharmarke cadeeyey in ay Amusiyaan Codka kuwa la dilayo, la Qixinayo, dhibka joogtadana lagu hayo, lakiin nasiib daro isagana kama aysan reebin in ay aamusiyaan madama uu u muuqday shaqsi aad ufahansan in Tigreega iyo Dabadhilifkooda Dilka Mahad ay ka danbeeyaan sida qofkastaa ka dha`dhansan karo hadalkiisii uu siiyey Sacado kahor inta uusan dhiman Idaacada BBC. Sirdoonka Itoobiya oo ay aad u dhibtay Run sheega Mahad oo aan ku Xusuusto anigoo moog Dhowr Bilood Aragiisa Malma ka hor Dilkiisa in aan dhageystay isagoo Wareysanaya Hooyo Soomaaliyeed oo Magaceedu ahaa Mako oo leh Sagaal Caruura kuna rafaadsan Jidka dheer ee isku xira Muqdisho iyo Afgooyo, waxaana Su`aalihiisa ka dha`dhansanayey in uu dareen guud katusinayey Shacabka Somaliyeed ee aan Dalka joogin dhibka heysta Hooyadan Soomaaliyeed, dabcan arinkaa aad ayey udhibtay Xukuumada Daba dhilifka iyo Taliska Itoobiyaanka ee Dalka heysta. Malmahan oo aad loo dareemay in Ciidamada Gumeysiga ay gabeen laafyadii laguna Riiqay Xarumaha ay ka dagan yihiin Caasimada Xamar ilaa Jigjiga aadna ay usoo xoogeysteen Xaq udirirka Ciidamadooda kuwaa oo iyagu Maa`mula Habeenkii Muqdisho halkey doonana ku Oohiya Cdowga iyo Raaciyadiisa ayaa Sirdoonka Gumeysiga arinkan uga gol leh in ay isaga hor kenaan Shacabka iyo Ciidamada dar Alle iyo Dal xoreynta udarban tasoo laga dheehankaro hadalka Geedi shalay bixiyey isagoo ilowsan in dhagartiisa la fahansan yahay isagoo yiri "waxaa ka danbeeya kuwii dadka Dili jiray hadana Shacabka waa fahmeen waana in ay la shaqeeyaan Ciidanka Aamaanka". Mahad Axamed Cilmi wuxuu ahaa Shaqsi marka laga doodayo Arimaha Siyaasada ee ay Wariya`yasha Idaacada Honrafrik Subixii Barnaamij baxa soo wada fariistaan mid aad u difaaca Wanaagii ay sameeyeen Midowga Maxaakiimta Xiligii ay ka ariminayeen badi Guud ahaan Koonfurta Somaliya isagoo aad ugu dheeraan jiray is badalka lama ilaawanka ah ay abuureen, waxaa hubaala in Arimaha uu Eersaday ay tahay Walaalkeen Mahad. Bilihii ugu horeeyey ee sanadkan 2007 oo aan ahaa mid ku Dhuumaaleysta Magaalada Muqdisho ayaa Dhacdadan Naxdinta leh i xasuusisay fariimihii aadka udarnaa ee iiga imaan jiray Nabadsugida Daba dhilifka ee uu Madaxda ka yahay Darwiish iyo kuwa Gumeysiga iyagoo igu raad joogay balse uusan alle ku guuleyn in ay iqabtaan ilaa Maantana aan ka daalin in ay soo diraan Handa`daadyo kulul si ay u Aamusiyaan Qalinkeyga iyadoo qaar badan oo Saxafiyiina ay Cagahooda kaga baxeen Xamar oo ah halkii ay in badan ka shaqeynayeen Shacabkana uga adeegayeen kadib halis lasoo gudboonaatay Naftooda. Daah nagama saarno qaar badan oo Saxafiyiinta ka mida in ay Wadaniyiin yihiin Dalkooda iyo Diintoodana aysan Dhex dhexaad ka aheyn sida ay na bareen 16 sano ee lasoo dhafay Hey`adaha Galbeedka tasoo jahwareerisay Wariya`yaal badan Fikirkaana uu noqday mid qeyb ahaan Guuleystay iyadoo Saxafiyiintaa Ilowsan in Idaacada BBC ee uu Ingiriisku leeyahay xitaa aysan dhex dhexaad ka aheyn arimaha Dalkeeda iyo Diinta Boqorada heysto, waxaase Hubaala inta fahantay dhagartaa wali la faafinayo in Qalinkooda iyo Codkoodaba sii shaqeyn doono inta Naftu ku jirto Dalkuna Xornoqonayo. Bahda Saxaafada waxeysan iloobeyn Fir fircoonidii uu lasoo shaacbaxay Wariye Marxuum Mahad Cilmi isagoo ahaa shaqsi aad isaga xilsaara kahadlka Arimaha quseeya Bulshada tasoo ay tabidoonaan in badan oo kamida Dhageystayaashii barnaamij subaxeedkiisii uu u Godgalay, anigoo ku bartay Sanadahan aqaanay Mahad Shaqsi Uruursan halka Cali Iimaan ahaa Muwaadin aan ku garanayey in uu markasta wadahadal wax ku xaliyo tasoo aan ku xusuusan karo intii aan Xamar ka shaqeynayey oo aan Macriifa ulahaa Fadhiya badan oo Saxafadeedna wada fariisanay Bahwadaagna ku aheyn Badweynta Saxaafada iyadoo Aaska Marxuum Cali Iiman Sharmarke uu iska soo xaadiriyey Gabre si uu u Jahwareeriyo Ra`yul Caalamka iyo Umada Soomaaliyeed waxaase Saxafiyinta la gudboon in ay Taxadaraan ogaadana in Gumaadka Saxaafada Gabrana og yahay Geedina Jecel yahay WQ. Maxamed Barre Haaji Cumar "Fiyoore" fiyoore@hotmail.com
  22. Abwaan

    UAE in Pics!

    Originally posted by Zulfa: Originally posted by NGONGE: [qb] 80s and 70s Heh Heh Heh Unquote:- The old photo of Dawar Elsaca (The Clock Tower Roundabout in the Corniche Street)!!! U reminded me of old lovely memories. lool...Ilaah baa weyn and how busy with traffic and how built the area was when I was driving past today.
  23. I am not suprised in kufaar weliba xagjir ah sidaan u hadlaan haddii ayaan xirsiba sidaan ogeyn u hadli jirtey.
  24. chinese-ku waa waashen xitaa maku quusan waayeen wixii kilinka 5aad ka qabsaday? Xitaa inay dhulka Soomaalida ee Itoobiyaanku hore u haysteen ka shaqeeyaan ayaa khatarteeda lahayd iskaba daa inay the main Somalia ka shaqeeyaan wakhtiga la joogo.