Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Northerner: I just hope he is not a Burcaawi! lol...Burcaawi maxaa ka waddaa? You mean inuu Burco ka yimid? Maxay kaga duwan tahay hadduu meel kale oo Soomaaliya ah ka yimid?
-
Wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho ayaa maanta dib u furantay, kadib markii dhowrkii maalmood ee laga soo gudbay ay xirneyd wadadaasi oo dagaalo ay ka soconayeen, iyadoo sababtuna tahay dagaalkii weynaa ee dharaar cad lagu qabsaday laguna gubey Saldhiggii Howlwadaag oo ahaa xarunta ugu weyn oo maleeshiyada kooxda mbagathi laga hagi jirey. Gaadiidka Bl-ka ah ee isaga kala goosha sanco iyo Bakaaraha, Siinaay iyo km4 ayaa dib u howl galay, iyada oo dadka badankiisa ay socod wadadaasi ku marayeen,waxayna arrintan ku soo beegantay kadib markii maleeshiyaadka dharka ciidan loo geliyey ee halkaasi ku sugnaa ay halkaasi isaga baxeen. Wararka ayaa sheegaya in ganacsigii Suuqa Bakaaraha iyo meelo ka mid ah wadada wadnaha ay saakay dib bilowdeen,waxayna dadka soo dhaweeyeen arrintaas. Sedexdii maalmood ee laga soo gudbay waxaa xirnaa wadada wadnha ee magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha, iyada oo maalmihii la soo dhaafay ay jireen wadahadallo dhex maray hoggaamiyaasha maleeshiyada kooxda mbagathi iyo ganacsatada Suuqa Bakaaraha iyo weliba Oday dhaqameedyo. Maleeshiyo beeleedka dharka ciidan loo geliyey ayaa ku sugan meel aan sidaasi uga fogeyn Saldhigga Howlwadaag, oo dhowaan ay qabsadeen, burburiyeen, Xoogagga Xoreynta Dalka ee dagaalka kula jira Ciidamada tigreega iyo maleeshiyaadka u adeega ee kooxda mbagathi. Si kastaba, waxaan la ogeyn sida ay u sii furnaan karaan wadadan iyo suuqa Bakaraha, maadaama maleeshiyaadka kooxda mbagathi aaney bililiqo la,aan noolaan karin, Xoogagga xoreynta dalkuna aaney falalkaas oggolaan karin. Dalkanews.com Mujaahidiinta Soomaliyeed oo dagal culus kukadiyay ******** joogtay suuqa xoolaha lagu iibiyo ee Dayax halkaasoo gacan kuheyntiisa lawareegeen Allaahu akbar mujaahidiinta Soomaliyeed ayaa saakay lawareegay gacan kuheynta suuqa Dayax ee lagu iibiyo xoolaha nool ee kuyiil xaafada Huriwaa kadib markii saakay halkaasi dagaal culus kudhex maray mujaahidiinta iyo ********ta Mbagaati. Sida dad goob jooga noo xaqiijiyeen mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa si buuxda ula wareegay gacan kuheynta suuqaasi oo lacago fara badan oo baada looga qaadi jiray xoolaha lageeyo suuqaasi iyo dadka doonaya iney iibsadaan. ********tii Mbagaati ee joogtay suuqaasi ayaa laga dhigay kuwa ladilay iyo kuwa cararay sida ay noo sheegeen dad goob joogayaal ilaa iyo hadana nama soo gaarin qasaaraha xoogan ee gaaray dabadhilifyada Tirkeega. Qaadisiya.com Meles Zanawi oo doonaya in dalka Soomaaliya laga dhigo laba dal oo gobolo qabaa'il kataliyo loo sii qeybiyo Kaafirka lagu magacaabo Meles Zanaawi ee xooga kuheysta shacabka Etoobiya ee maatida ah ayaa maleegaya shirqool lagu kala qeybinayo dalka Soomaaliya iyadoo gudi uu horey umagacaabay ay soo jeediyeen in kala qeybiyo dalka Soomaaliya. Sida lagu helay xog lagu kalsoon yahay oo laga helay rag kudhow Kaafirkaaasi waxa ay muujinayaa in gudi uu madax ka ahaa kaafir lagu magacaabo Tekeda Alemu oo nidaamkaasi ktirsan ay soo jeediyeen talaabooyin ay kamid tahay in laba dal laga dhigo Soomaaliya labadaasi dalna gobolo hoos yimaado qabaa'ilo loo sameeyo. Qodabada uu soo saaray gudigan lixda bilood diyaarinayay sida laga yeelayo mustaqbalka Soomaaliya ayaa waxaa kamida in Soomaaliland aqoosni lasiiyo nidaamka Sanaawi uu door muhiima kaqaato sidii aqoonsi caalami ah uheli lahaa maamulka isku magacaabay Soomaaliland. In koonfurta Soomaaliya laga dhigo dal goono oo loo qeybinayo afar gobol oo kudhisan qaab qabiil sida Putland, Hawiyeland,Jubaland iyo *********land kuwaasoo nidaam fedaraali lagu sheegayo loo sameynayo. iyo qodobka 3aad oo ah in dhulka Soomaali galbeed laga go'doomiyo gobolada kale ee Soomalida iyadoo laxadidiyo isusocodka gaadiidka ee kadhaxeeya iyo arimaha ganacsiga si aysan wada shaqeyn udhex marin. Shirqooladan ayaa waxey qeyb kayihiin shirqoolada loo maleegayo umada soomaalyeed ee gumeesiga kusoo duulay waxaana haboon in shacabka ka feejignaado shirqooladaasi. Qaadisiya.com
-
Originally posted by General Duke: Abwan and Juje, what are you on about, mentioning the defeated Cadow & exiled Aydeed all over again. Do you guys not grow up from clanish support?????????? Originally posted by SheekhaJacaylka: I think someone from Asmara ........... H Aideed ?? Prof. Addow ?? Duke just read qofka soo hadal qaaday nimankaad sheegeysid, I am glad inaad soo nabad noqotay ayaantaan waa dhuumatay sida Duq C/llaahi u dhuuntay, haddaa neef kugu soo noqotay miyaa? Haddii aad jawaab u weysey aad kaga jawaabto qormadayda G/Dheere ma saan baad u rafataa? Geedi miyaanba dan ka leeyahay haddii xitaa xabsi daa'in lagu ogaado, ninyahow waxaan aad sheegeysaa waa isma dhaanto iyo dhashood. Waxaan sugi la'ahay maalinta Meles C/llaahina ka dhammaysto oo uu dhulka la dhaco, tolow maalintaas maxaad dhihi. Waxaan is leeyahay xitaa jago ka casilid ugu ekayn maayaan ee Itoobiyaanku C/llaahi haddaysan dilin buu nasiib leeyahay. Waxba meelahaan mashxarad qabiil halla ordin, kuwa adigoo kale ah iyo kuwa safiirka Keenya ee lahaa Soomaaliya dhulkeenna iyo kan Itoobiya ma sheegan kartiin oo u mashxaradayaba marxaladdu sidii hore waa ka duwan tahay oo hadda RECORD baa idinka yaal meeshaad mari lahaydeen baa la rabaa iyo sharaftaad dadka ku dhex joogi lahaydeen. Ha moodin berigii sheeko baraleeyda ee hadda people will just google on waxaad ku hadashid everyday. C/llaahina xitaa hadduu Xasan Daahir iyo Abu-Mansuur xitaa PM ka dhigto wax macne ah ma samaynayso. INTA ITOOBIYA SIYAASADDA SOOMAALIYA ISKA DHEX-RAFANAYSO HAKU RIYOON IN SOOMAALIYA AY DAGAAL KA BAXAYSO.
-
Originally posted by Laba_Xiniinyood: I used to be proud - it is now on the wane! lol...I hope inay soo noqoto in Soomaalinnimo lagu faano, wax sahlan ma ahan.
-
Originally posted by me: Gacmadheere. loool.....I heard the guy haddana suits buu u tolanayaa in laga dhigo Ra'iisal Wasaare, last time bay ka ciideeyeen intuu u soo dhartoshay. Jagada W/Arrimaha gudaha xitaa in laga faniiniyo ayaa laga yaabaa oo Maxamed Dheere loo magacaabo, maybe Casmara ayuu mar dhow ku biirayaa. Xuseen Caydiid...lol...isma oran in laga dhigayo. Prof Caddoow...where is he at horta? Whatever happens horta Cali Mahdi un yaan loo magacaabin kolleey waan ogahay C/llaahi wax isaga ka liita ma ahane qof kale ma keenayee awal buusan kii Soomaali barwaaqo u horseedi lahaa magacaabayn. Itoobiyaankuna hadde ninkooday markaan wataan, haddii aan kan Maraykanku markaan ka orod badin illeen hadda iyagaa shaashadda ku jiree. I heard Buubaa inuu raajicinayey. Aniga haddii talo la iga maqlayo waxaan dhihi lahaa C/llaahi iyo 275-ta Call box inta xabsi lagu ogaado Soomaali dad dhibka ka saari kara dalkana raba oo aan dembi ka gelin ha doorato. laakiin waan dareensanahay inaan tani hadda dheceyn!
-
Sun, 14 Oct 2007 06:57:20 Somalia's interim Prime Minister Ali Mohamed Gedi Somalia's interim Prime Minister said that the war-torn country could return to a state of civil war if his government was ousted. Prime Minister, Ali Mohamed Gedi, made the comment while speaking at a hotel in the southwestern town of Baidoa Saturday, where a group of his supporters including lawmakers and Cabinet ministers gathered. "The ongoing efforts might lead to civil war again," Gedi said. Two days ago 22 cabinet ministers threatened to resign on the accord that they wanted a vote of no confidence for Gedi in parliament. But the Gedi and his supporters opposed the motion and claimed that his term in office expires in 2009. "A bad government is better than no government therefore it is best that the men backing the motion against my administration stop their efforts," Gedi also said. The dispute between Gedi and Somali President, Abdullah Yussuf Ahmed, which largely divides the Ethiopian-backed transitional government, reached its climax when both the top ranking dignitaries reached Baidoa town which is the base of the federal government. RK/MMN
-
http://www.hiiraan.com/news/2007/oct/wararka_maanta14-2106.htm
-
you can watch it on this link http://www.channel4.com/player/v2/player.jsp?showId=9604 On tonight's show with Snowmail... Devastating footage from Somalia will be somewhere near the top of our programme tonight. I think probably the lead. The place persists in being far too dangerous for any outsider to risk visiting but one journalist has been able to supply the most harrowing account of human suffering. It's very clear that the American-backed Ethiopian invasion and the attempt to install the Western-backed government that had been holed up in Baidoa has proved a failure and the internecine warfare is as bad as at any time. The one period of order, the six months during which the Islamic courts movement held power with some considerable popular support, is now far behind. The Ethiopians are effectively trapped with long supply lines only sustained with US support. It is one of these tragedies where the West has interfered, supposedly with high intent designed to prevent radical anti-Western elements taking root and has again misjudged the scale of the crisis confronting it. And what we have tonight is very dramatic footage of what, for most of the people living there is everyday life in Mogadishu: dead soldiers on the street; gunfire everywhere; tanks; injured civilians and general human misery. The question is whether Britain and Italy, once the colonial powers, can bring any influence to bear on those who never were to rethink what they are doing. The failed state continues to fail. Suffering in Somalia Print this page Last Modified: 10 Oct 2007 By: Nima Elbagir Since the US-backed Ethiopian troops took Mogadishu in December, roadside bombs have become a daily event and it isn't safe after the explosions. Instead of a coalition and a green zone as there is in Baghdad, there is nothing in Somalia to shield the people from the violence. Among those killed by the bombs are those killed by the gunfights. There is no way of verifying the numbers and many families have fled taking with them only stories of missing loved ones. Madina hospital is the only place in Mogadishu to go to if you get caught in the crossfire. The wounded compete for places with the sick. For thousands of Somalis the choice is no longer a difficult one so they brave the scrubland on the outskirts of the city rather then gamble on daily life in the capital. In the absence of aid agencies people rely on what water they can buy and when the money runs out, they beg. Since the Union of Islamic Courts were pushed out at the end of last year the number of those displaced by violence has risen from 500,000 to 1,500,000. Aid agencies estimate that 83,000 children in central and southern Somalia suffer from malnutrition, nearly 14,000 of them are at risk of death and that is in areas where the fighting isn't as bad. For the children of Mogadishu there are no figures. Just a forecast of slow starvation. So why isn't the international community doing more? Maybe it's because footage like this rarely makes it's way onto our screens. The journalists of Somalia have themselves become a target. On August 11, Mahed Ahmed Elmi was shot outside his office at Horn Afrik television station. As his funeral procession pulled away, a bomb exploded under a car killing his friend, the station's co-founder Ali Shamarke. The lawlessness is easily explained. The government forces, because of their Ethiopian troop support, face a coalition of both Islamist and nationalist insurgents. The Ethiopians rarely patrol the city and when they do they lose not only their lives but their boots and anything else the insurgents can use. That leaves the African Union forces as the most visible presence on the streets. The security situation is not only preventing aid agencies from operating but it's also preventing supplies from reaching the city's main market, so even those who have money are finding it difficult to eat. Channel 4 News has learnt that Ethiopian and Somali government troops are forcing traders to dismantle their stalls accusing them of funding the insurgency. Further links related to this article Channel 4 News Somalia backgrounder 13 die in Somalia violence
-
loool...Juje oo kuwaan soo kuwuu shalay Geeddi lahaa ma ahan cidna ma metelaan? Maanta miyey isaga metelaan maadaama laga taqalusi rabo?
-
oops I got 7 right, not bad...
-
Wasiirka arimaha dibadda oo baaq u diray beesha caalamka Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 03-Oktober-2007 -------------------------------------------------------------------------------- Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in ay jiraan dhibaatooyin badan oo iminka haysta shacabka Soomaaliya ,iyadoo lagu booriyay beesha calaamka in ay gacan qabtaan shacabka . Wasiirka arimaha dibada dowlada KMG ah Xuseen Ceelaabe faahiye oo hadal ka jeediyay kulanka Jimciyada Qarumaha ka dhaxeeysa ayaa carabka ku adkeeyay in haddii beesha caalamka ka sii aamusnaadaan dhibaatooyinka haysta shacabka Soomaaliya ay dhaceyso xaalada bani`aadanimo. Mr.Ceelaabe ayaa mar uu ka hadlayay arinta dib u heshiisiinta ayaa carabka ku adkeeyay in shirkii dhawaan lagu qabtay Muqdisho uu ku dhamaaday guul isla markaana natiijooyin ay ka soo baxeen . "Dadaalada xukuumada Soomaaliya ma mira dhalayaan hadaan la helin taageerida beesha caalamka", sidaa waxa yiri wasiirka arimaha dinada Soomaliya . Xuseen Ceelaabe waxa uu ku booriyay Qaramada Midoobay in ay taageeraan ciidamo kala duwan ooo loo diro dalka Soomaaliya .
-
ANALYSIS 3 October 2007 Posted to the web 3 October 2007 Dr. Michael A. Weinstein As PINR forecast on September 19, the failures of the two national conferences aimed at devising a political formula for Somalia -- the National Reconciliation Conference (N.R.C.) sponsored by the country's internationally-recognized Transitional Federal Government (T.F.G.), and the Somali Congress for Liberation and Reconstitution (S.C.L.R.) organized by the political opposition based in Eritrea -- have led to a continuation of Somalia's spiral into political fragmentation and conflict. As an armed insurgency against the T.F.G. ratcheted up significantly in Somalia's official capital Mogadishu, rifts opened up in the transitional institutions, with conflict surfacing between the T.F.G.'s president, Abdullahi Yusuf Ahmed, and its prime minister, Ali Mohamed Gedi; parliament demanding accountability from Gedi's government; and the arrest of Somalia's chief supreme court justice, Yusuf Ali Harun, followed by the sacking of the public prosecutor who initiated the case by Gedi and the prosecutor's refusal to leave his post. As the drama of the T.F.G. played out, forces loyal to the self-declared independent republic of Somaliland and the semi-autonomous regional state of Puntland in the north of post-independence Somalia engaged in military conflict in the disputed Sool region. For the first time, Puntland -- President Yusuf's power base -- seemed threatened with losing its integrity, and a war between Somaliland and Puntland became a genuine possibility. Implosion of the T.F.G. Determining the present moment of Somalia's political history is the fate of the T.F.G. Unpopular, weak and dependent on an Ethiopian occupation force for survival, the T.F.G. is nonetheless backed by the Western donor powers that sustain it, and the international and regional organizations that follow their lead, as the sole means of achieving stability in Somalia. In PINR's judgment, the T.F.G. has now become too divided to be the vehicle of a coherent transition to permanent institutions scheduled to be in place for elections in 2009. There are signs that the international community has also reached that judgment, but that it cannot act on it because it has given itself no other option than support of the T.F.G. If the T.F.G. implodes, the external actors will be left without a policy. With a clan-based structure dominated by clan warlords, the T.F.G. has been weak and divided from its inception in 2004. If there is a central figure in the transitional institutions, it is Yusuf, who is backed by Ethiopia, was the president of Puntland and retains a power base there, has militias from his ********* sub-clan at his disposal, and is a crafty political tactician. It is difficult to imagine a T.F.G. with any coherence without Yusuf; the fate of the T.F.G. is synonymous with Yusuf's fate, and he has succeeded thus far in trapping and finessing the external actors. Yusuf's current embattlement, which has a high probability of breaking his grip on the tenuous power that he exerts, can be understood by putting his position in the context of the political systems of the three other states in the Horn of Africa -- Ethiopia, Eritrea and Djibouti -- all of which share the common formula of a political machine run by a strongman or boss under the cover of a constitution. Prime Minister Meles Zenawi of Ethiopia, President Isaias Afwerki of Eritrea and President Ismail Omar Guelleh of Djibouti were all able to lead sectoral movements into control of the state and then to build machines based on their core support and to extend them outside that base to include just enough other political forces to maintain their rule. Successful bosses take care of their bases and avoid marginalizing outside groups sufficiently to provoke effective resistance from them. Relevant Links East Africa Conflict, Peace and Security Legal and Judicial Affairs Somalia At the root of Somalia's condition as a failed state was the absence of a movement that could take over power after the overthrow of dictator Siad Barre in 1991, rendering the emergence of a machine impossible. The successful resistance against Barre was popular, but it was also regional and clan based, and none of its components were strong enough -- as was Zenawi's Tigray People's Liberation Front, for example -- to form the nucleus of a machine. From then on, Somalia devolved into statelessness and power drained to local and regional warlords, despite 14 attempts by external actors to broker power-sharing agreements. In 2006, after a successful insurrection against Washington-backed warlords in Mogadishu, the Islamic Courts movement quickly gained control of most of Somalia south of Puntland in an effort to create an Islamic state based on Shari'a law. Ethiopia, which is satisfied with a devolved Somalia -- after having fought two wars with irredentist Somali regimes over its ethnic-Somali ****** region -- and Washington, which seeks to prevent the emergence of Islamic states, moved to defeat the Courts militarily through an Ethiopian intervention in December 2006, leaving the T.F.G. formally in political control, but in fact powerless to prevent the devolutionary cycle from taking hold once again. Yusuf was in a better position than ever before, but he had no movement -- he had been placed in power by foreign occupiers and donors, and presided over a fragmented clan-based government, not a machine of his own making. Yusuf aspires to be a boss, but he does not have the resources to become one. Through the period of the rise of the Islamic Courts and the immediate aftermath of the Ethiopian intervention, the T.F.G. executive spoke with one voice, as both Yusuf, representing the ***** clan family, and Gedi, representing the ****** clan family, but lacking strong support within it, made common cause first in resisting the Courts and then in attempting to gain a foothold for the transitional institutions and sponsoring the N.R.C., which had been imposed upon them by donor pressure. In late July, with the N.R.C. still in session, open rifts began to surface in the T.F.G., when 100 members of the transitional parliament sought to hold Gedi's administration accountable for management of finances and a deteriorating security situation. Apparently an assertion of constitutional checks and balances by the legislature, the demand for accountability has proven to be the opening shot in a campaign by Yusuf to undermine Gedi. At the heart of the struggle at the upper echelons of the T.F.G. is control over Somalia's unproven oil reserves. Yusuf had reportedly signed an exploration deal with China National Offshore Oil Corporation and then Gedi floated a national oil law that would void all previous agreements and give exploration rights to an Indonesian-Kuwaiti partnership. With the conflict out in the open, the power plays within the T.F.G. began in earnest. On September 20, Somalia's chief supreme court justice, Yusuf Ali Harun, and another judge, Mohamed Nur, were arrested at their homes under the orders of the T.F.G.'s attorney general, Abdullahi Dahir Barre, on charges of corruption. Harun was accused of embezzling US$800,000 of United Nations Development Fund aid allocated to building the judiciary, among other counts of self-dealing. The arrests split parliament, with pro-Yusuf deputies backing the prosecutor and pro-Gedi deputies asserting that the attorney general's action was illegal. On September 23, the T.F.G.'s Council of Ministers removed Barre from office, but he refused to resign. The transitional parliament's deputy speaker, Mohamed Omar Dalha, reported "hopeless disagreement between the top government officials," with Gedi backing Harun and Yusuf supporting Barre. With the stalemate unbroken, local observers reported that the Harun affair was only a symptom of a deeper conflict between the president and prime minister, in which Yusuf was seeking to use a provision of the agreement issuing from the N.R.C. -- that would allow non-members of parliament to be appointed to ministerial positions in the T.F.G. -- to replace Gedi. That provision had been urged upon the N.R.C. by donor powers in order to bring technocrats into the T.F.G., but Yusuf has become a past master at finessing his patrons. On September 25, Gedi, who had been attempting to mobilize support among the ******, and Yusuf reportedly met and failed to reconcile, setting off reports that Ethiopia's foreign minister, Seyoum Mesfin, and U.S. Assistant Secretary of State for African Affairs Jendayi Frazer were preparing to go to Somalia's provisional capital Baidoa to attempt to mediate the dispute. Parliamentary speaker, Adan Madobe Mohamed, who is allied with Yusuf, announced that Gedi and Yusuf would be summoned to appear before parliament. As the crisis in the T.F.G. deepened, the insurgency in Mogadishu led by the jihadist Youth Mujahideen Movement (Y.M.M.) spiked, with groups of several dozen fighters attacking police stations and T.F.G. and Ethiopian military bases with heavy machine guns and rocket-propelled grenades, and fighting pitched battles with government and occupation forces. The attacks peaked on September 29 when three police stations and two Ethiopian bases came under fire, resulting, according to some reports, in the deaths of 100 insurgents and 45 government forces, and the arrests of 700 people supporting the insurgency. In response to conditions on the ground, Yusuf met with the T.F.G.'s Council of Ministers, with national police commander and former warlord Abdi Qeybdid, and Mogadishu's mayor and former warlord, Mohamed Dheere, in attendance, and Gedi chairing the session. Reuters reported that Yusuf expressed displeasure at the performance of government forces and demanded a census of troops and an accounting of their pay. The meeting reportedly broke down in acrimony when the issue of appointing non-members of parliament to ministerial positions was raised and no consensus could be reached. As reconciliation eluded the T.F.G.'s leading figures, the transitional parliament revived the accountability issue, demanding that Gedi, who had been accused of embezzling aid funds from Saudi Arabia, present a budget for parliamentary review, on pain of "legal consequences" -- no budget had been submitted to the transitional parliament since the T.F.G.'s inception. Local media reported that the budget issue was serving as a "path" to a vote of confidence on Gedi. With Yusuf's and Gedi's marriage of convenience at an end and the warlords whom Yusuf co-opted into the T.F.G. asserting their independence, his power play appears to be likely to fail and the T.F.G. -- rather than healing or even papering over clan divisions -- is poised to be riven by clan conflict fueled by the desire of its officials for personal gain. Relevant Links East Africa Conflict, Peace and Security Legal and Judicial Affairs Somalia Puntland Begins to Fragment As Yusuf loses his grip on the T.F.G., his power base in Puntland has begun to be threatened by weakness of the sub-state's machine coupled with pressure from Somaliland. Puntland, on which Yusuf has relied for military forces to back his position in the T.F.G., now faces severe security threats of its own. With Puntland having already suffered the secession of the disputed Sanaag region in late summer with the formation of the self-declared autonomous Makhir state, the disputed Sool region has now also come into play. On September 17, forces loyal to Puntland's government clashed with local pro-Somaliland militias near the Sool region's capital Los Anod. The insurgents were reportedly linked to the former Puntland security minister, Ahmed Abdi Habsade, who had been fired in July by the sub-state's president, Mohamud Adde Muse, in an effort to consolidate his machine. Habsade distanced himself from the conflict, but admitted that forces from his sub-clan were involved in the fighting. In the aftermath of the incident, both Puntland and Somaliland were reported to be reinforcing their positions in Sool. On September 20, new fighting was reported, between Puntland forces and regular Somaliland troops, with each side blaming the other for initiating hostilities, and each accusing the other of working with the anti-Ethiopian opposition to the T.F.G. Responding to the tensions and to the possibility that Somaliland would retake control of Sool, which Puntland occupied in 2003, the T.F.G., through its information minister, Madobe Nunow, took its hardest line toward Somaliland since the inception of the transitional institutions, stating that Somaliland has no right to create regional borders and that its independence "is not something possible." Heavier fighting broke out on September 24, and by September 28 the situation had become so fraught that the Coordination of International Support for Somalia, which is composed of representatives of the World Bank and United Nations, called for a pullback of forces and for dialogue between the antagonists. On September 29, force build-ups were reported on both sides and clan elders had reportedly appealed to Yusuf to ask Muse to reinstate Habsade in a bid to defuse the local conflict and to deprive Somaliland of a local support base. On September 30, families were reported to be fleeing from Los Anod, as militias loyal to Habsade entered the city to confront Puntland forces already stationed there. On October 1, fighting broke out in Los Anod with up to 15 people reported killed. With many of its forces tied up supporting Yusuf in Somalia's south and soldiers having mutinied over pay in Puntland's capital Garowe in mid-September, the sub-state has become militarily vulnerable and appears to be shedding the regions claimed by Somaliland. Although it is too early to forecast whether or not the clashes in Sool will escalate into full-scale war, it is clear that Puntland has come fully into play and that Yusuf's power base there is rapidly eroding. His alliance with Muse, a former adversary, is tenuous at best, and Muse, in any case, has been weakened by conflicts with Puntland's parliament that resemble those in the transitional institutions. Should Puntland plunge into a cycle of devolution, Somalia will be further destabilized and chances of a regional war in the Horn of Africa will increase. Conclusion With the T.F.G. currently in shambles and Puntland and Somaliland moving toward war, external actors, led by Washington, have continued calling for the T.F.G. to engage in outreach to the political opposition, which has already committed itself to militant resistance to the Ethiopian occupation and has organized a counter-government under the rubric of the Alliance for the Re-liberation of Somalia (A.R.S.). Washington is also urging the T.F.G. to get to work on writing a constitution for Somalia in preparation for 2009 elections. At the same time, Washington donated $97 million to Ethiopia in development aid -- in excess of its five-year plan -- in explicit recognition of the country's "strategic importance." Relevant Links East Africa Conflict, Peace and Security Legal and Judicial Affairs Somalia As PINR stated in its September 19 report, the distance between the position of the external actors, with the exception of Eritrea, and events on the ground has widened to a gulf. There are signs, however, that the external actors are losing patience with the T.F.G.; Washington's envoy to Somalia, John Yates, said in a Newsweek interview that confidence among Somalis in the competence of the T.F.G. is not on a "deep up-slope," and the new U.N. envoy to Somalia, Ahmedou Ould Abdullah, announced that having spoken with the T.F.G., he would have "no problem seeing any other Somali officials, whether they are in Somalia, in Asmara, or in Jeddah." The new twist in Somalia's devolutionary cycle is the erosion of the scant power that Yusuf had. Without him, the external actors have no one with whom to turn to anchor their policy. The inherent weakness of Yusuf's position as a boss in search of a machine who survives only by virtue of foreign military and financial support has now become obvious, as determined opposition to him mounts inside and outside the transitional institutions. He is a wasting asset for the external actors, but he has maneuvered himself into a corner and drawn them into it, and they have nowhere to go. Meanwhile, Somalia's devolutionary cycle accelerates. The Power and Interest News Report (PINR) is an independent organization that utilizes open source intelligence to provide conflict analysis services in the context of international relations. PINR approaches a subject based upon the powers and interests involved, leaving the moral judgments to the reader. This report may not be reproduced, reprinted or broadcast without the written permission of enquiries@pinr.com. PINR reprints do not qualify under Fair-Use Statute Section 107 of the Copyright Act.
-
Xiisado dagaal iyo dhiilo colaadeed oo cirka isku sii shareereysa ayaa saaka laga dareemayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool iyo deegaanada ku xeeran ka dib dagaal qaraar shalay ka qarxay deegaanka Abeesaale oo ilaa 16-Km wax ka yar u jira magaaladaasi kaasoo u dhexeeya ciidamada labada maamul ee Puntland iyo Somaliland oo mudooyinkana isku hor fadhiyey deegaano badan oo ka tirsan gobolkaasi. Waxaa saaka xiran goobaha ganacsiga, iyadoo dadweynaha magaalada Laascaanoodna ay bilaabeen iney guryahooda ka barakacaan sababo la xiriira in dagaalka ka socda hareeraha magaalada uu ku soo fido gudaheeda oo ka dibna ay ka soo gaarto waxyeelo, waxaana la arkayey sida suxufiyiinta halkaasi jooga ay soo sheegayaan dadku ay u firxanayaan deegaanada iyo tuulooyinka ka baxsan magaalada oo alaabadoodii guryaha qaar ka mid ahna horey u sii daabulaya, iyadoo rasaas goos goos ahna ay hadba ka dhaceyso gudaha iyo hareeraha magaalada. Wasiirka gaashaansdhiga ee Somaliland ayaa sheegay in ciidamadooda ay ka guuleysteen kuwa Puntland ayna gacanta ku dhigeen magaalada Laascaanood, wuxuuna intaa ku daray in wax dhimasho ah aysan ciidamadooda ka soo gaarin dagaalka oo kaliyana ay tiro ciidamo ah kaga soo dhaawacmeen, wuxuuna intaa ku daray oo kale in in 25 ka tirsan ciidamada Puntland ay dagaalkaasi maxaabiis ahaan ugu qabsadeen. Dhinaca kale, Gudoomiyaha gobolka Sool ee maamulka Puntland ayaa qirtay in ciidamadooda ay ka soo baxeen jiidaha hore ee dagaalka gaar ahaan deegaanka Abeesaaley, isagoo hasee ahaatee sheegay iney ku sugan yihiin meel ilaa 10-km u jirta magaalada Laascaanood oo difaacna ay ka galeen, wuxuuna meesha ka saaray sheegasahada Somalialnd ee ah iney qabsadeen Laascaanood, wuxuuna sheegay in magaaladaasi ay weli gacantooda ku jirto oo isla markaana ay ku sugan yihiin ciidamada Puntland, wuxuuna ku eedeeyey Somaliland iney dagaalkasi u soo adeegsatay wax uu ugu yeeray Kooxo argagaxiso ah oo xiriir hoose uu ka dhexeeyo. Dhinaca kale, warar laga helayo illo wareed lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa ayaa waxay sheegayaan in ra’isul wasaaraha Itoobiya Melles Zenawi uu fariimo u soo kala diray madaxweynayaasha maamulada Somaliland iyo Puntland Daahir Rayaale Kaahin iyo Jen. Cadde Muuse Xirsi, waxaana arintani ay qeyb ka tahay ayaa la leeyahay dedaal nabadeed Itoobiya ay ku dooneyso iney ku dhexdhexaadiso labada dhinac, lamana oga illaa hadda in casuumadaasi ay aqbaleen iyo in kale iyado Itoobiyana ay xiriir wanaagsan la leedahay labadaasi maamul. Xafiiska wararka ee , Muqdisho Soomaliya dayniilecom@hotmail.com
-
Saudi Arabia calls on the world to support Somali government people
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Excuse me which government? General Gabre's one? oo uu hubka ka dhigayo, ahna kilinka 6aad. Wake up Duke, riyada qabiilkana ka bax. -
Waa ayaandarro in bil Ramadan ay Soomaali dhiigooda qubayaan. Ilaahow kala qabooji, kii gardaranna ummadda ka qabo.
-
25 jir miyaan brainwash lagu samayn karaa waa yaabe? I understand her frustration laakiin inay dad kale ay dembi geliso ma habboona oo aan dareemi karno sida ay maanta xilliga lagu jiro arrimahaani xasaasi u yihiin. Waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu wiilkeeda naxariis siiyo iyadana samirkeeda u kordhiyo.
-
Beerdhiga 01.10.2007 13:07 Guri uu Jeneral Axmed Sahal Cali (Axmed Ciriiri) ku lahaa degmada heliwaa ee magaalada muqdihso ayaa shaley waxaa si xoog ah ku degay Nuur Daqle oo dowlada KMG ah ee la shaqeysa gumeysiga Itoobiya u qaabilsan howgelinta ciidanka Booliska. Guriga jananka oo ku yaaley agagaarka suuqa Heliwaa oo ka kobnaa labo dabaq ayaa waxaa si xooga ah ula wareegay oo degay Nuur Daqle, waxaana ku sugnaa xilligaas qaar ka mid ehelada jananka oo ay kamid tahey xaaska jananka. Gurigan uu hadda sida xooga ah ula wareegay Nuur Daqle waxaa u dhisay jananka dowladii hore ee Siyaad Barre, manna aheyn xilligaas nin hantida dowlada iyo dadweynha midna ku xadgudba. Intii ayna dhicin dowladii hore ee Siyad Barre darajadiisu waxa ay aheyd Sareeyo Gaas wuxuuna ahaa ninka labaad ee ugu sareeya darajo ahaan xagga ciidanka, marna waxa u soo noqdey ku xigeenka Wariiska Gaashaandhiga. Jananku intii ay socdeen dagaalada sokeeyo kama usan qeyb galin dagaaladii ka dhacay wadanka, wuxuuna ahaa nin ahlu salaad ah oo an dhib badneyn dadkuna ay tixgeliyaan. Markii lagu dhawaaqey dowladii Carta ee lagu soo dhisay dalka Jabuuti waxa uu ahaa ninkii ugu horeeyay ee la gudoonsiiyo calanka Soomaaliya, sababtuna waxa uu ahaa ninka darajo ahaan ugu sareeya oo markaa joogey madasha shirka. Markii wadanka ay soo galeen ciidanka gumysiga Itoobiya oo kaashanaya kuwa la shaqeeya ee dowlada KMG ah waxaa caafimaad ahaan loogu qaadey dhinaca dalka Imaaraadka iyadoo laga baqayo in uu ku kaco dhiigkar uu qabey. Ilaa haddana uu ku sugan yahey halkaa. Tan iyo markii dowladii hore ee Soomaliya ay dhacdey wax dhib ah kalama kulmin Jananku kooxihii ku hardamayey wadanka oo waxa uu ahaa nin la tixgeliyo, balse arintan hadda la soo gudboonaatey ee ah in gurigiisa si xoog ah loola wareego ayaa ah tii ugu horeysay ee uu ula kulmo Jananku oo xad gudubna ku ah. Nur Daqle oo hadda si xoog ah ku degay guriga Jananka ayaa waxa uu ka mid ahaa hogaamiyayaashii soo ifbaxey intii ay socdeen dagaaladii Ashahaado la dirirka ee ka dhacey magaalada Muqdisho sanadkii la soo dhaafey ee 2006 ee u dhaxeeyay hoogaamiye kooxeedyadii iyo MMIS iyo Shacabka Soomaaliyeed oo dhinac ah oo labaduba ka soo horjeeday dhibatooyinkii iyo tacadiyadii ay ku hayeen ummada Soomaaliyeed 16 sano ee la soo dhaafay.
-
Originally posted by SheekhaJacaylka: waa meel xagaas ah oo uu ka soo daad gureeyo uune loool........xaggee? u mean koofurta? oo haddaan waqooyi laga keenin waa dagaal? Waqooyi lee in mar kasta laga keenaa ma khasab baa? I think Yuusuf waa inuu markaan keenaa qof ku hadlay Af Mayga oo weliba dhinaca digiliyomirif uu priority siiyaa. Meeshaan BBC Soomaali berigii hore waxaa dominate-garayn jirey weriyeyaal Waqooyiga ka yimid and somehow Yuusuf balance ayuu sameeyey balse weli isbeddello ayaa ka dhimman. Runtii Hereri iyo Cawke, caddoow waa weriyeyaal oo aan isleeyahay waxay ku jiraan liiska xagga ugu horreeya weriyeyaasha Soomaaliyeed, haddii ay cabasho ku tageenna waa in arrintaas ay maamulku dabagal ku sameeyaan waxna ka qabtaan. i agree in maxamuud xasan, baybuuk iyo haydara ay ahayd inay iska tagaan. I think Saciid Faarax should go as well. Waxaanse qabaa in Maxamuud Sh. Axmed Dalmar uu yahay weriye culus oo aysan BBC Somali kaba maarmin, mase hubo in la rukhseeyey iyo inuu isagu iska tegey. I agree with pragon we need young people but with quality not dadka website-yada Soomaalida qora oo kale, laakiin C/llaahi Xaaji should stay.
-
By David Axe September 26, 2007 | 11:36:00 AMCategories: Mullah Menace "Somalia was named and shamed Tuesday as the worst-governed country in sub-Saharan Africa in a survey of political performance across the continent," AFP reports: The inaugural annual Ibrahim Index of African Governance, published by the Mo Ibrahim Foundation, ranks 48 countries against 58 individual measures. The foundation uses those measures to rank countries on five factors: safety and security; rule of law, transparency and corruption; participation and human rights; sustainable economic opportunity; and human development. The bottom five were Guinea-Bissau (42.7), Sudan (40.0), Chad (38.8), the Democratic Republic of Congo (38.6) and Somalia (28.1). Somalia's problems? A lot like Iraq's, in fact: a growing Islamic insurgency and a government that lacks consensus. With Mogadishu still wracked by violence 10 months after the fall of the hardline Islamic Courts regime, some observers wonder if the country wasn't better off under the extremists. One pro-Courts news service touted the benefits of security just a month before the U.S.-backed Ethiopian invasion that toppled the Islamic government: A prevailing sense of peace and security felt in many parts of the once lawless Somalia since the rise of the Supreme Islamic Council of Somalia (SICS) is increasingly attracting foreign investors back to the Horn of African country. ... [F]oreign investors are able to move in the Mogadishu streets without the help of gunmen. The SICS has also re-opened Mogadishu's port and airport, where a "Let us build Somalia together" sign hangs high. Both had been closed for over a decade. Since the SICS started issuing visas, flights to and from Kenya and Dubai have been full of curious investors and returning refugees. "The best antidote to terrorism, according to Horn of Africa analysts, is stability in Somalia, which the Islamic Courts had provided," according to one Nairobi paper: As in other Muslim-Western conflicts, the world undoubtedly needs to engage with the Islamists to secure peace. ... The objective for the United States ... is simply to prevent Somalia from being an unwilling haven for terrorist groups linked to Al-Qaeda. To pursue that objective, the United States is handicapped by the fact that state authority is limited to only portions of the country. The United States has everything to gain from the formation of a broad-based all inclusive government and a stable Somalia. But that means negotiating with extremists. And we don't do that, do we?
-
Mas’uul dhawaan loo Magacabay Jagada Guddoomiyaha Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho ayaa iska diiday xilkaas isagoo ku micneeyay diidmadiisa wada tashi la’aan oo lagu magacabay markii hore. Xasan Cali Waranto waxaa uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Dheere u Magacabay Guddoomiyaha Degmada Waaberi, hase ahaate maanta ayuu jawaab ka bixiyay sida u arko xilkaas cusub ee loo magacabay,wuxuuna sheegay inuusan diyaar u ahayn xilligan in uu qabto xil,wuxuuna caddeeyay inuu yahay muwaadin Soomaaliyed oo waxna dooran kara lana dooran karo. “Cabsi igama keenin diidmadaas, Nafta Ilaahay ayaa iska leh,Ilaahay ayaana iga qaadi kara,waxaase kuu sheegaya inaan diyaar u ahayn inaan waqtigan qabto jago”ayuu yiri Xasan Cali Waranto. Diidmada Mas’uulkan ayaa ku soo aaday xilli xubnaha ku jira Maamulka Maxamed Dheere xaalad adag ka soo wajahday dhinaca kooxaha Kacdoonka ka wada Magaalada Muqdisho kuwaas oo bartimaameed ka dhigay Xubnaha Maamulka Gobolka Banaadir,iyadoo Guddoomiyihii ugu dambeeyay oo Maamulka ka tirsan la dilo ugu dambeeyay Guddoomiyihii Degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho kaas oo habeen hore kooxo hubeysan ku dileen Saldhigga Booliska Degmada Heliwaa. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradiin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com www.midnimo.com
-
27. september 2007 -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho(AllPuntland)- Ergada Puntland ee shirweynihii dib u heshiisiinta ee beelaha Soomaaliyeed ugu soo gabagabooway magaalada Muqdisho ayaa maanta shir ay ku yeeshen magaalada Muqdisho waxay ugu hadleen marxalada dhaqaale xumo ee ay kala kulmeen guddigii shirweynihii dib u heshiisiinta ee uu hoggaamiyo Cali Mahdi Maxamed iyadoo ay ku eedeeyeen guddigaasi in ay isdaba marin iyo duudsiin ay sameeyeen. Suldaan Bashiir Cabdi Garas iyo isimo kale oo maanta shir jiraa’id ku qabtay hotel Wehliye ayaa waxay sheegeen ineysan helin xaquuqdooda isla markaana aan loola dhaqmin sidii qorshuhu ahaa, waxayna ka codsadeen Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Gen. Cadde Muuse Xersi in uu gacan ka geysto sidii ay dib ugu laaban lahaayeen deegaanada Puntland ee ay ka yimaadeen iyagoo fara maran. Suldaan Bashiir Cabdi Garas waxaa kaloo uu sheegay in ay dhibaato dhaqaale xumo ay ku heysato magaalada Muqdisho, isagoo dhaliilay kuwii hoggaanka u hayey shirweynihii dib heshiisiinta kuwaasoo helay dhaqaalihii UNDP ugu talagashay in la siiyo ergooyinka shirka ayna is daba mariyeen. Ergooyinkan ka yimid deegaanada Puntland ayaa horay u soo raacay Madaxweynaha Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo kan Puntland Gen. Cadde Muuse iyagoo waayey wax tixgelin ah marka laga reebo jiifka, hoteelada iyo cuntada maqaayadaha. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho Done and dusted iga dheh! Yaa u baahan? wakhtigii loo baahnaa oo danta laga lahaa wuu dhammaaday, mar haddii sacuudi gunno laga helay, UN- kana la tusay.
-
Popular Contributors