Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Mudane Gaafoow: We have them in different colours and types this time, here they are. Potential Buyer: How much are they? Mudane Gaafoow: Just couple of hundreds for you. Potential buyer: But the previous one was only $23 in the Bakaara Market and it is still valid. Mudane Gaafoow: Sir, This one is called E-Passport.
-
THE RORY PECK AWARDS 2007 Sponsored by Sony Farah Roble Aden - Somali Somalia Reports Finalist: The Rory Peck Award for Hard News This footage shows very close-to-the-action fighting in Mogadishu, after the Islamic courts militias were ousted by Ethiopian backed Somali Government troops. Subsequent attacks forced thousands of civilians to flee their homes while even more were injured and killed in the fighting. Farah Roble Aden was arrested several times and his camera was confiscated. After the murder of three of his colleagues from HornAfrik, Reuters asked Farah to stop covering this story until they could work out whether the killings were deliberately targeting journalists. The judges felt that this piece of work clearly showed the human misery that comes in the wake of fighting. “This is what good, frontline, war coverage can be like. It is calm, clearly-shot, good quality footage from a place that is so dangerous we don’t get to see much that is happening there.” Cameraman's Comment “This was very dangerous. On some shots you can hear bullets ricocheting off walls as the camera is rolling. I hope that my coverage would show the world the real situation inside Somalia. I have lost friends and relatives over many years here. Two colleagues at HornAfrik were injured in April 2007. Three months later – Ali Iman Sharmake – founder of HornAfrik was killed in an explosion.” Biography Farah Roble Aden was born in 1965 in Kismayu, Somalia. He started working in television in 1997 as a researcher/assistant producer for UNESCO in Nairobi. In 2001 he returned to Mogadishu to freelance as a producer for HornAfrik and two years later began to freelance for Reuters. When Ethiopian troops joined the Somali Army and started taking back towns from the Islamic Courts militias, he was one of the few journalists who covered the situation from the beginning, filming the aftermath of mortars, roadside bombs and rockets into civilian areas as militiamen attacked government forces. more on this website:http://www.rorypecktrust.org/
-
Originally posted by Emperor: ^ This man holds British documents and lived in the UK, Machester... so the tricky business deals of idhiibid ins't new to him nor does it entertain his interest and desire to get top-firm position in the current TFG. Emperor you mean Manchester buu C A Y R ka qaataa?
-
Mogadishu: calm after fighting instigated by defeated groups
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Duke do you think that he will make that mistake again and walk around Hawl-wadaag and Bakaaraha? I don't think so..........Haddii uu iga yeelayo waxaan dhihi lahaa intaad kitaabkaaga gacanta midig ku qaadatid iska toobad keen in Ilaahay dhib intaas kuugu simo laakiin asmaa yeelaahee... Look at the guys former photos and listen to his voice before and now...then you will see the difference. -
Originally posted by General Duke: Xubsireed is in town, kind of busy these days but I will get some info for SOL regarding the big man.. lol...big man...big man xaal ha qaato, saan ma qabyaalad baa noo gashay...Ilaahow adigaa weyn.
-
Mogadishu: calm after fighting instigated by defeated groups
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Qudhac: indeed ethopia cannot win this war so it will do as much damage as it can before they make a run for it, am no sure where that leaves their prostitutes who we know for fact cannot fight on their own (laascanood) and will only question of time before their small dessert region is overun. True that.........Yaa u sheega C/Yuusuf, Duke iyo kuwa qabyaaladda iyo xukun-jacaylka maskaxdu ka galay inaan Soomaaliya Qabyaalad iyo xoog lagu xukumi karin. Waxa maanta Soomaaliya heerkaan gaarsiiyey waa dulmigii maalinba maalinta ka dambeysey dhacayey laga soo billaabo maalintii xornimada la qaatay illaa maanta. Dad waa la layn karaa laakiin marna haku riyoonina in xoog iyo qabiil wax lagu xukumo. This will not happen in Somalia insha Allaah. Duke ama safiirka chechneya in lagaa dhigo sug ama ha sugin Soomaaliya Ilaah haddu yiraa qabiil ka shaqayn maayo, caddaaladna waa la heli. Itoobiyaanku markii intay layn karaan ay laayaan way baxayaan, Soomaali ayaana isku harayso, waxaan Ilaahay ka baryayaa un inuu Soomaali kala badbaadiyo oo inta dad ka xumaadaan waxa maanta dhacaya aysan dad kale ku duulin iyagoo ku andacoonaya inay Itoobiyaan la jireen oo keeneen una sacaba tumayeen. -
Muqdisho: 24 Saac ee lasoo dhaafay Jawiga Muqdisho oo is badaley. 9. november 2007 APL -------------------------------------------------------------------------------- Muqdisho(AllPuntland)- Caasumada dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kacsaneyd 24 saacd ee lasoo dhaafay waxaana ka dhacayay dagaalo iyo iska horimaadyo udhaxeeya dowlada Itoobiya & kooxaha ka soo horjeeda Nabadgalyada Magaalada Muqdisho. Dagaaladii ka dhacay Caasumada ayaa lugu soo qabqabtey kooxo badan oo dagaalamayay ,ayadoo dagaaladasina lugu soo qaaday Kolonyo Milateri oo ay leedahay dowlada Itoobiya waxa ayna sameeyeen Iska caabin xoogan leh. Isgoys-yada Magaalada Muqdisho ayaa inta badan lasoo dhigey ciidamado fara badan oo ay leedahay dowlada Itoobiya ,waxa ayna xoojinayaan howlgalo balaaran oo ay wadaan ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya. Masuul sare oo ka mid ah Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in dagaaladii ka dhacay Magaalada Muqdisho ay soo abaabuleen dad doonaya in aysan nabadgalyo ka dhicin Magaalo Madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Wuxuu sheegay sarkalkaasi in ay dagaaladaasi ku dhinteen dad gaaraya 19 qof ,oo qaar ka mid ah yihiin Booliska Soomaaliya iyo Itoobiya inkastoo uu diiday in uu sheego tirada ka dhimatey dowladaha Soomaaliya iyo Kuwa Itoobiya. Ciidamada dowlada Itoobiya ayaa guud ahaan badaley jawiga Magaalada Muqdisho ,waxa ayna magaalada lasoo galeen gaadiidka dagaal ee waa weyn sida Taankiyada waa weyn ee rasaastoodu gaarto 7KM ,iyo qoryaha leh diirada ee lugu bartilmaameedsanayo dad ridaya rasaasta. Mid ka mid ah dadka deegaanadii lugu dagaalamay oo magaciisa ku sheegay Maxamed Cabdi ayaa sheegay in ciidanka Itoobiya dagaalkaasi looga soo qaaday guri dhamaantiis dhulka ay dhigeen. Isku soo wada xooriyoo Wariyaasha jooga Muqdisho ,waxa ay leeyihiin Jawiga caasumada oo dhan waa badalan yahay oo goob walba oo aysan horey ujoogin ciidanka Itoobiya waa la xiray. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland Waxaa yaab ah, shacabka iyo ilmaha saqiirrada ah iyo hooyooyinka miyaa nabad diid ah. Ciidammada Itoobiyaanka iyo sida uu u buunbuuninayo ayaan la yaabay. Waa yaab qofkaanba Soomaali iyo Muslinnimo ayuu kula sheeganayaa ee toloow maxaa lagu tilmaami karaa?
-
Abdiqasim might have created warlords and I DO NOT think he is innocent but just like mid ka mid ah odayaashaan xukunku madaxa ka dardaray waxaan la yaabay markii uu sharaf-darradiisa iska soo sharraxay Mbagathi isagoo xil raadinaya markii uu ku fashilmay xilalkii hore ee uu hayey oo uu weliba ogyahay una jeeday in Itoobiyaanku rabeen mid dulli ah oo ay ku adeegtaan. Waxaase yaab leh Caamir kuwo isaga ka dembi badan oo uu u horreeyo C/laahi iyo warlords-ka From Gedo, Kismaayo, Baydhabo Muqdisho and all the way to Boosaaso dhooban ayaad indhaha ka saabanaysaa see wax u jiraan?
-
Caamir xaggee joogaan this police force you are talking about? Can they claim to be a police force for Somalia when they cannot bring law and order on Somali streets? That filthy Woyanes are massacring Somali women and children. These Maryacalas lacagaha lagu cuno oo lagu raadsado oo qiiro qabiil iyo eex lagu soo xulay ee aanse karti iyo hurnaan lagu soo xulin miyaa ah ciidan qaranka Soomaaliyeed badbaadin kara? I agree with you that C/Qaasim is a looser uu dalkaan burburkiisana qayb ku leeyahay, laakiin looser C/llaahi Yuusuf iyo waxa raacsan oo qabyaaladda ku taageera ka liita ma jiraan. Taariikhda Soomaaliyeed mugdi geliyey, dalkii ka gatay Itoobiyaan Injir leh ummaddii iyo shacabkiina xasuuqay, waana ayaan darro inaad kaas qabiil u taageertaa waayo dadka uu laayey waxa uu ka soo billaabay degaannada Puntland sida la ogyahay.
-
lol...Red Sea ...I like the warning.
-
I saw some somalia guys discussing this in a cafe the other day. One TFG supporter was saying "No there won't no war and dadkaasna isku baabi'i maayaan oo waa heshiinayaan" It looked to me as if that is what he was hoping for. What suprised me was as I listened to his debate with those guys he was defending Ethiopia's intervention to Somali business and civilian lives lost in Somalia due to this. Marka waxaa ii muuqatay in ninkaan odayga ah uu dhib ku hayo dagaalka Itoobiya ay Eriteriya la gelayso balse shacab Soomaaliyeed oo xasuuq lagu hayana uu jideynayo oo aysan xaggiisa wax dhib ah ku hayn.
-
Horta ma runbaa SOL siday u xisaabiyaan tirada mowduucyada...lol...Duke iyo Jacaylbaro oo dhowr kun gaaray baan la yaabi jirey inkastoo Duke aan fahmi karo oo xaasha cut and paste badan uu lambarkaas gaarsiin karo...lol
-
Originally posted by Emperor: ^The TFG is here to stay, live with it, whether you like it or not it is the only body oo sharciyaysan lana aqoonsanyahay Caalamka oo idil, isbadalna waa loo baahanyahay no doubt, marka nin isbadal noocaa abuuri kara Somalina isu keeni kara paragmatic leader ah in Caalamka meeshuu jogaba laga soo doorto ayaan u ololaynayaa adigase waxaad doonaysaa TFG-da inay kala yaacdo qabiilki iyo qurunki iyo dagaalo sokeeyo oo cusub lagu hoobto aad horseedid just because the man on the top is not from your clan... Waa yaab haddii runta laguu sheego ma sharbaa? Simply waxaad Amxaarada iyo odaygan wata, iyo daba-dhilifyada aad la taageereyso malaha qabiil maaha? Adigu ha is kashifin. RUNTA HADDAAD RABTID ODAYGAAN SOOMAALI KAMA GADI KARTID SUMCADNA FIICANNA MA LEH ADIGUNA MID UMA ABUURI KARTID. TAARIIKHDIISANA WAA LA WADA YAQAANNAA. AQOON,KARTI, HUFNAAN IYO HOGGAANNA SIDUU KA YAHAY HADDAADAN INDHAHA ISKA MALAASAYN WAAD OGTAHAY. HAKA XAJIIMOON HADDII RUNTA LAGA SHEEGAY. Absolutely predictable iga dheh Somali nin stoog kale ah ayaa loo dooran kulaha, goormaa adiga Somali nin heersare ah udooran jirtay xagee Somali wanaageeda uga fakartay waligaa? Maalinba maro soo xiro, mar waxaa tahay nin qabiil xoraynaayay mar Diinta Islaamka ayaa rabtay mar waxaa tahay nin nationalist ah oo Somalia xoraynaaya... Which one is it? Lol...ninyahow waxaad u hadal egtahay kuwo Soomaalidu ka harsan weysey oo warqado guntiga ku wata oo safiirro ayaa nalaga dhigay ee galgasha waa dowladdiiye dhaha. Waxaa yaab ah Chechniya iyo Afgaanistaan xitaa waa baxsan waayeen. Come on and be honest for once adiga Hiati maa raajicineysey? Adduunoow adduun!
-
Originally posted by Emperor: Time to pick the best Somali man for the job you mean time to pick up the best Somali man oo u shaqeeya gumeysiga Itoobiya iyo daba-dhilifyada u adeega, waayo TFG kama sugayo inay the best Somali man jago u magacaabaan oo horena loogama baran haddana loogama fadhiyo, haddii aysan sheekadu khiyaali, qiiro iyo isyeelyeel naga ahayn.
-
lol,,,Miskiin
-
Originally posted by Juje: I like this one best in which he claims are mourners of an Ethiopian Officer killed in Mogadishu when his body was returned to Addis. Which in reality is Ethiopian Jews (Falasha) mourning one of their commarades killed in Israel in the war against Xisbullah. and this is where he got the image from looooooooool...Juje ma aragtay! This is guy is nuts dad badan ayaana ku dhaca dabinkiisa oo aan ka warqabin. Waxaa sidoo kale la iiga sheekeeyey sida uu haddii uu rabo character assasination inuu kugu sameeyo oo his own research ugu sameeyo one's background. We are not just talking about Dayniile oo laba sadar inta soo qorto war deg deg ah ku sheegeyso balse nin raba inuu bahasha beenta ah cilmiyeeyo, Subxaanallaah.
-
http://www.waagacusub.com/wc+somalis%2003.11.2007.7.htm two days ago iyo allpuntland oo ka hadlaysay in Laura Bush arrimaha Soomaaliya ka hadashay iyo midkaan hadda meydkii Itoobiyaankii Moode-Moode uga dhigay inay yihiin kuwo Gubta iyo Dayniile lagu diley. Tolow goormaan dhibkaan ka baxaynaa? Waxaan xasuustaa dad badan oo ku sirmay Khudbaddii C/llaahi Yuusuf ee hadda ka hor inta la isku aadiyey inta la soo geliyey. Waa yaab ee tolow Soomaaliya waxba uma badbaadin ee ayaandarradaan maxay tahay?
-
Iska horimaadyadaan oo bilowday saakay ayaa waxa ay yimaadeen ka dib markii ciidamada Ethioipia ay saakay soo galeen xaafado ka mid ah degmooyinka Hodon, H/wadaag , Warshiigleey iyo yaaqshiid, halkaasi oo ay kala kulmeen iska caabin xoogan oo kaga timid kooxaha ka soo horjeeda dowladda. Iska horimaad ciidamada Ethiopia ku dhex maray xaafadaha ku teedsan inta u dhaxeysa Baar Ubax iyo Black Sea ayaa waxaa ku geeriyooday 3 ruux oo labo ka mid ah ay yihiin ciidamada Ethiopia halka mid kalena uu ahaa qof rayid ah, iyadoo sidoo 4 ruux oo mid Erthiopian uu yahay ay ku dhaawacmeen halkaasi sida ay ku warameen dad goobjoogayaal ah. Sidoo kale iska horimaadyo kale ayaa waxa ay ka dhaceen xaafadaha Gubta iyo warshadaha halkaasi oo ay isaga horyimaadeen ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda joogitaankooda. 3 ka mid ah ciidamada Ethiopia oo ku geeriyooday iska horimaadkaasi ayaa waxaa la soo dhigay isgoyska Baar Ubax kuwaasi oo gaari lagu keenay sida ay shabelle u sheegeen dadka deegaanka. Sidoo kale isgoyska Baar ubax ayaa waxaa ka dhacay dibadbaxyo ka dhan ah ciidamada Ethiopia oo ay sameeyeen dadka deegaanka, iyadoo lagu gubay taayaro. Iska horimaadkii ka socday wadada 30 ka ayaa yara qaboobay ka dib markii ciidamada Ethiopia ay dib uga laabteen halkaasi, waxaasa wali soconaya iska horimaadyo goos goos ah oo ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda ku dhex maraya qeybo ka mid ah warshadaha iyo Gubta. Sidoo kale qaraxyo gaaraya ilaa 3 ayaa waxa ay ka dhaceen xaafadda suuqa xoolaha kuwaasi oo lala beegsaday ciidamo Ethiopian ah oo halkaasi soo galay, inkastoo wali aan la soo sheegin wax qasaaro ah oo ka dhashay sida ay shabelle u sheegeen dad goobjoogayaal ah. Sidoo kale iska horimaadyo ayaa waxa ay ka dhaceen maanta xaafadaha ku teedsan Qabuuraha Barakaat, halkaasi oo ciidamada Ethiopia iyo xoogagga ka soo horjeeda ay isaga horyimaadeen. Lama soo sheegin ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah ee Somalia oo ka qeybqaatay howl-galladii maanta ciidamada Ethiopia ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Dagaaladaan ayaa waxa ay ku soo beegmeen xilli maamulka gobolka Banadir uu sheegay in ay joojiyeen howl-galladii ay ka wadeen magaalada Muqdisho, lamna oga sababaha ka dambeeya howl-galada ay maanta bilaabeen ciidamada Ethiopia, iyadoo maamulka gobolka Banadir uu sheegay in la hakiyay howl-galadda ka dib codsi ka yimid odayaasha dhaqanka beelaha ******. 6 ruux oo 5 ka mid ah ay yihiin ciidamada Ethiopia oo ku geeriyootay iska horimaadyo wali si goos goos ah uga socda Muqdisho Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Email Us: news@shabelle.net
-
Maasha Allaah, jiida dheh bakhtigooda. Bal maxaa keenay dalkeenna marmarsiyohooda,, Dowlad baan caawinaynaa ku lehe, inteey shacab xasuuqeen dadkana calallada ka furtaan.
-
Committed by the ONLF?
-
Lol...Hunguri yaan la is sheegsheegin dheh oon farta la isku fiiqin.
-
Loooooooooooool..........Hunguri Jaamacoow Bidix isku badi!
-
Originally posted by Dabshid: Will UK extradite some of the criminals who run away from Somalia, and happily living there? looooooooool...........Waa su'aal fiican, laakiin ninyahow ma cid ka soo daba dacwootey ayaa jirta? UK waxaa ka buuxa many criminals Soomaaliya ka soo cararay runtii waan kugu raacsanahay.
-
I think whoever committed a crime should face justice and he is no diferrent. I am also worried about saamaynta ay arrintaani ku yeelan doono Soomaaliya gudaheeda waayo sida hadda aan maqlay waxaan ninkan laga soo qabtay Gaalkacyo haddii ay arrintaasi run noqoto waxaan ka baqayaa inay dhici karto in la arko reer miyi isku laynaya ninkeennii baa cid hebla gaalo gacanta u gelisey, waa Soomaali iyo caadadeede.
-
Popular Contributors