Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Inay ka noqdaan goosashadaan ay ku waasheen ee aan meelna geyneyn ee ay Soomaalida inteeda kalena nabadda horseed ugu noqdaan oo xitaa anigu shakhsi ahaan happy ayaan ku ahay haddii Caasimadda iyo Madaxweynenimaba ay isku darsanayaan haddii ay ummadda caddaalad ku maamulayaan.
-
Originally posted by Buuxo: ^I know confusing. Fatboy, saxiibka nin naagtiis buu u kululyahay,yuna kukala micneeyn. loooooool......................buuxo maba naxeysid ee saas maxaa ku dhahday...? I think he wants to claim inuu guursaday b4 and xaas leeyahay si uu reference uga dhigto oo uu mid kale ku helo!
-
Originally posted by Northerner: IA, let me know when youre next in the area. I'm usually at Starbucks reading my Imaaraad Al Yoom ...lol...Illeen ninyahow Carabigiina waad baratay...mise awal baad reer Yaafuri ahayd?lol...lol... Sxb I will be there in April the 5th 08 Insha Allah
-
Ilaah ha u naxariisto, Daahir iyo raggii iyo dumarkii la midka ahaa ee u soo halgamay xornimadii iyo horumarka Soomaaliyaba, Ilaah ajar iyo xasanaad haka siiyo.
-
loooool...kaas tabcaanka ah haddii la dharbaaxo maxaaba ka haraya?
-
lol Miskiin......very true...joke!
-
Dowladda Vietnam ayaa xaqiijisay in ay taageero weyn la garab taagan tahay dadaalada dib u heshiisiinta qaran oo ay wado dowladda federalka Soomaaliya iyo sidoo kale geedi socodka siyaasadeed ee dalka. Dowladda Vietnam ayaa xaqiijisay in ay taageero weyn la garab taagan tahay dadaalada dib u heshiisiinta qaran oo ay wado dowladda federalka Soomaaliya iyo sidoo kale geedi socodka siyaasadeed ee dalka. Waxa sidoo kale dowladda Vietnam ay soodhaweysay kordhinta mudada howlgalka ciidamada nabad Ilaalinta AMISOM ee dalka Soomaaliya. Safiirka Vietnam u fadiya xarunta golaha amaanka ee Qaramada Midoobay Mr. Le Luong Minh ayaa hadalkan ka sheegay kulan xalay ay xarunta UN-ka ku yeesheen 15-ka xubnood ee joogtada ku ah golaha amaanka ee Qaramada Midoobay. Diplomaasigan Vietnam u dhashay ayaa sheegay in uu aad uga walaacsan yahay xaalada amaan darro iyo dhibatooyinka bini’aadanimo ee hada ka jira dalka Soomaaliya,waxaana uu dhaleeceeyay weerarada ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka caalamiga ah iyo sidoo kale xarumaha hey’adaha Qaramada Midoobay. Waxaa uu diplomasigani amaanay ciidamada AMISOM ee jooga dalka Soomaaliya,isagoo beesha caalamkana ugu baaqay in ay ciidamada AMISOM siiso tageerada ugu haboon ee loo baahan yahay si loogu guuleysto dadaalka nabad raadineed ee Soomaaliya. Dhinaca kale masuulkan ayaa ugu baaqay dowladda Soomqaaliya iyo mucaaradka kasoo hor jeeda in ay miiska wada hadalka isla tagaan si wax kasta oo dhibaato ah xal loogu helo. http://www.nhandan.com.vn/english/news/160208/domestic_vietnam.htm Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
-
Garowe Online (Garowe) 15 February 2008 Posted to the web 15 February 2008 ADDIS Ethiopian Foreign Ministry officials have blamed the leader of Somalia's Puntland region for rising insecurity during a meeting with interim Somali President Abdullahi Yusuf, confidential sources told Garowe Online. The Ethiopian government officials spoke to President Yusuf at a meeting in the capital Addis Ababa with Puntland President Mohamud "Adde" Muse present, sources in Addis Ababa said. The officials said insecurity in Puntland is having an adverse affect on stability in Ethiopia, especially in the Somali Regional State bordering the Puntland regions. The Puntland administration was accused of "lax security" that allows Ethiopian rebel movements like the ****** National Liberation Front (ONLF) to use Puntland ports and coastline to land weapons and other materials. Some officials in Puntland President Muse's government were accused of "taking bribes" from opponents of Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi's government, sources close to the meeting reported. The Ethiopian foreign ministry officials also informed President Yusuf that they received a request for the deployment of Ethiopian troops in Puntland from Muse, but that the Ethiopian government "rejected" the request on grounds that insecurity in Puntland is a result of the region's leaders and not the public. During the meeting, Ethiopian officials said their soldiers fighting in south Somalia have captured tons of weapons, some of which were originally donated to Puntland by the Ethiopian military but later sold in the black market. Relevant Links East Africa Arms and Military Affairs Conflict, Peace and Security Ethiopia Somalia Puntland has been one of Somalia's more stable regions since its formation in 1998, but the region has experienced an unprecedented rise in corruption and criminal activities since Muse came to power in 2005. It is not clear what move the Ethiopian government wants President Yusuf to make in light of their complaints against the Puntland leader. But many observers see Yusuf, the former Puntland strongman, as the region's de facto ruler long after his ascension to the Somali presidency. --------------------------------------------------------------------------------
-
quote:Originally posted by Northerner: LoL@NG Thats my xaafad saxib lol...lol...lol...Dee waa inaan next time Qaxwe isla cabnaa Insha Allaah.
-
Intee ka baxaa meel Allah!
-
http://www.mudulood.com/WargeyskaD1%20Feb.%2001-08.html
-
Let me give Heathrow Airport a call to see if he has left London....or should I call Adis?...war kaas hanna dhaafo awalba khayr malahayne...waa isla hadlay baan maqlay.
-
Originally posted by Northerner: LoL@NG Abwaan, there is alot to do here saxib. Like walk around malls lol Newport? I was last there in 1987 believe it or not. Never been back to Wales ever since. loool...Sxb Even been to Uptown Mirdif? That is on my favourite sxb. Or you might even live there: lol check here: http://images.google.co.uk/imgres?imgurl=http://www.nikkish.net/jeff/blogpics/2007/032307_uptown02.j pg&imgrefurl=http://www.dubaichronicles.com/2007/03/uptown-mirdif.html&h=500&w=400&sz=58&hl=en&start =10&um=1&tbnid=XDhBLweKFcQOWM:&tbnh=130&tbnw=104&prev=/images%3Fq%3Dmirdif%2BDubai%26um%3D1%26hl%3De n%26sa%3DN
-
loool...miskiintaas waa la kalbakalbeeyey ma arkinoo sida kool_kat ula dagaashay? Sista yarta maxaa ula dagaashayna?!!!!!!!
-
Mogadishu security improves and taxes to be collected...
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
loool... Awal waxay ahayd Xamar waa la xumeeyey...Hadda Waxay noqotay Xamar waa lagu xaaray! -
lol..................Shimbiraha boojaalaha koofi meey wataan? lol Cali Beysteen iga dheh.
-
oops oo luuqadaha cantoobada laga yaqaannana malla ogolyahay in lagu soo daro....calaashaan I mean kuwa xoogaa lagu adeegan karo...?.........
-
lol...hooyo ayaa ku hadasho.........so ayeeyo keedana maxaa la dhahaa hee...granny-tongue miyaa?
-
SOMALI English Dutch a bit of Arabic wish I could speak more
-
I think April/May might sound better than Sep/Oct...except it is good to be there in Ramadan as well compared to some other areas. Lol...Northerner what is there in UAE?
-
loool...Galbeyte and here is the first of many intervie against his that was expected: http://www.soomaalinews.com/24/tv.html
-
Sista Ilaah ha u naxariisto qofkaas kuu dhowaa ee geeriyoodey balse dhimashada wax kasta ayaa sabab la iskaga dhigi karaa. I can see your point but please never say never as I think that one day you might change your mind Insha Allah.
-
lol...maa iska dhahaan cantoobo beel ahaan ugu timid iyo koox jago-raadis ah ayaa isbitaalka iyo hoteelka uu deggan yahay soo dhoodhoobtay kadibna intooda badan waxay kala kulmeen handadaad shaqaalaha la socda iyadoo qaar badanna wakhtiga looga dhumiyey duqii waa hurdaa...lol...hurdo badanaa!
-
Popular Contributors