Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Nin walba inuu adeerkii ammaano Soomaali waa lagu yaqaan. Ilaahoow XAQA NAGU TOOSI. Wallee Siyaad wuxuu ahaaba aakhiro ayey ka horreeyaan. Balse anigu waxaan dhihi karaa Wanaag iyo Sharba wuu lahaa in kastoon dhih karoo shar-tiisa ayaa badnayd waayo waa tan maanta Soomaali sidaan u gashay qofkii raba inuu iska indho tirana isagey/iyadey u taal waxay ila tahay inuusan godka aakhiro Coca Cola kaaga horkeenayn ee adigana su'aashaada ayaa ku hor taal. Waxyaabaha xun ee lagu xasuusan karo waxaa ka mid ah: Culimo la laayo ama diintoo la cabburiyo. Shacab Taangi iyo Diyaarad lagu laayo loona soo adeegsaday Calooshood-ushaqaysteyaal aan naxayn oo arxan-laaweyaal ah lagana keenay South Africa. Hanti dadeed oo ay dhacaan wasiirro-ku sheegyo, guulwadeyaashii daba qabqab layn jirey iyo koofiya-castii. Reer miyi xoolaha laga dhaco, baraagaha biyaha miino looga xiro (Bal reer Baadiye maxay galabsadeen toloow xitaa xukun kuma haystaan oo geeloodii iyo arigoodii baa loogu tegey) Dad guryaha lagala baxo oo xabsi lagu illaawo qaarna la xasuuqo sidii ka dhacday goobo badan oo Soomaaliya ka mid ah. Xasuuq kasta oo dhacayna record buu leeyahay, waxaana arrin Ilaah mahadiis ah oo lagu farxo in xasuuq walba uu Ilaahay dad ka badbaadiyey, kuwaasoo ka warramay silicii lagula kacay dadkii la laayey sababna u ahaa xabaalo-wadareedyadii dadkaas cagafta korka looga mariyey in la arko. Dad aan aqoon lahayn oo wax-magarato ah oo xilal iyo derajo la iskaga dhiibo, iyadoo kuwii waxgalka ahaana BUUL laga dhigo. Waxaan anigu ku ammaanayaa inuusan hanti uu leeyahay uusan ka dhiman oo sida igu maqaalo ah laba guri ee uu lahaa uu midna siiyey Ururka hooyooyinka midna ururka shaqaalaha....hadde ninku dalkuu isa siiyey malaha oo wuxuu islahaa isaga dhanba isagaa iska leh...lol joke. Runtii inuu xukun jeclaa waa marag ma doonto........! Kolleey C/Laahi Yuusuf wuu ka fiicnaa, oo wax maanta aan ku ammaano aanan hayn. Yaysan qaarkeen xajiimoon markii taariikhda laga hadlo illeen waxa meeshaan na dhigay waa caddaalad darradee! Waxaan ku soo gebagebeynayaa wax kasta oo uu falay waa uu tegey mana soo noqonayo, gadaalkiisna dhibaatooyin baaxad leh oo qaarkood ka daran yihiin kuwii uu sameeyey ayaa dhacay. Waxaa muhiim ah in Soomaalidu is cafiso, maalinka aakhirana loo daayo garsoorka taasoo ah caddaaladda runta ah.
  2. Originally posted by *BOB: Waxaaba iigu daran dammeerkan isku sheegaya 'Dullaalka' oo kusoo indho cad 200$ hala bixiyo...Dayuus fowqal dayuus dheh... loooooooooool........I couldn't stop loughing.
  3. http://waagacusub.com/news/warbixintii%20new%20york%20meeting.htm
  4. http://news.bbc.co.uk/nol/shared/spl/hi/pop_ups/08/americas_enl_1224145928/img/laun.jpg
  5. http://soomaalinews.com/view_contents.php?articleid=10608
  6. lol if(a bif IF), he looses. Unless aadan is yeelyeeleynin for your information he NEVER won anything in the first place and those who put him in power want to remove him now. It is really sad thought that Melez out of all people who was the master-minder of the mayhem to act like a saviour. I think Melez can say whatever he wants about others but his days are also counted.
  7. http://www.bdafrica.com/index.php?option=com_content&task=view&id=10598&Itemid=5854
  8. loool...Allamagan yaa oghee...? The guys wasn't even allowed to finish what he wanted to say. you are very wellcome saaxiib.
  9. Originally posted by The Duke: I am planning to go back as well in the near future. Mogadishu is back to being a city again. A capital city Duke iyo Kamalu Din Muqdisho ma tagteen aan idinka waraystee?
  10. wlc back sxb although it is a little late...Do you think a change for better or worse?
  11. 120-ka maalmood ee maaweelida bixitaanka ciidanka Itoobiya waxay ku ekayd (Oct 6, 2008). Waxaa hadda bilowday qoraallo lagu muujinayo in Soomaaliya loo kala qaybiyo Kenya iyo Itoobiya (Akhri...) that was the End of the count down from Somalitalk.
  12. I think London should be ok despite the cost.
  13. http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/7651776.stm
  14. To Contribute a little on what many before me mentioned, I think if we really want the rebirth of Somalia; we as individuals need to be free from CLANISM alltogether. We need Justice as well as Peace, as I think injustice was the cause of all this lawlessness. As well as forgiving and forgetting the past. There needs to be accountability for individuals who committed major crimes and they should not be allowed to hold public offices. Also those who robbed, a private or public property (either in previous governments or during the civil war) should return it to its rightful owners. There should be an accountibility.
  15. loool...Faynuus...............maxaad kaloo fileysey...haddii Adeer C/llaahi gabalku ku sii dhacaayo oo Soomaali tashan rabto dalkana laga saarayo ciidammadii isticmaarka ee uu keenay ayaa sheekada loo bedeley "oo waa iska caadi haddii Soomaaliya la qabysado"... Awalba shakhsi u buraanburayey in Melez Soomaaliya atoore ka noqdo gabrana wakiil uga noqdo askartiisuna dadka laayaan, maqaarsaar buste la huwiyeyna madaxweyne ayaad tahay lagu maaweeliyo khayr kama filayn!
  16. This interview taken by the BBC Somali Services with a Somali man claiming to be the leader of the Somali Pirates on the ship is very intersting.... They guy claims to be a good samaritan protecting the Somali sea from unauthorized fisherman and foreign companies dumping waste. And he calmly says that they are ready to die if the situation gets worse and that they are not bothered by the warships watching them: here is what the man said: Somali Pirates Interview
  17. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Waxay ugu daran tahay maalintay Nuclear qabsadaan ,,,, loooooool...oo maxay ku samayn doonaan toloow JB kuwaani taariikhda dagaalka ahliga ah ee Soomaaliyeed baal bayba ka galeene?...!
  18. Originally posted by Norf 1: [QB] I see Lazy has taken on Duke's baton for the night lol...Could it be him undercover waa magacyo badnaan jiree aniga meeshaan waayahan ma imaane?
  19. lol...JB Shaqo fiican maa u haysaa? lol...joke and where is the pay to pass your message beyond SOL?
  20. Waa ka dareen burcad badeedkii haddana waxay isku bedeleen burcad dhuleed iyo kuwo masaajidda dadka ka imaaday afduubta. Oo haddii ayeeyadaa ajnabi ahayd khatar baaba ku jirtaa meesha. Waxay is dheheen million dollars madax furasho ah baad weydiisan kartaan wax Alla wixii ajnebi lugta la gala. Markaan waxaa ku xigta Soomaalida baasaboorrada shisheeye wata. Oo cadde tolow sidee yeeli?
  21. Ramadan Kariim bro...no I am not and looks like I wont be in the near future insha Allah and if I do I will call you. Are you planning to come to us at all?
  22. lol...Suldaanka...what would he be when he denounces Somaliland and campaigns for Somaliweyn, like Jaamac Yare...Malaha waxaad ugu yeeri doontaan Siyaad Barre ayuu u shaqayn jirey oo askartiisii ayuu ka mid ahaa or ....? Bye the way Mr Fagadhe....or Fagadhe must be about 90 years old now...I think I last was him in Mogadishu in March 91 and never thought that he would join the Northern Movement.