Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by AYOUB: @ Nhlanhla Nene. What a name? Ironically, he is Chairperson of the Finance Portfolio Committee. loooooooooool
-
loooooooooooooool..........juje...I do remember that...let us see inay hadda fuleyaal iyo argagixiso noqdaan. Siyaasadda Soomaaliya jecliyaa...waa adduunyo oo wax walba waa la arkaa...honeymoon-kaan inuu iska dhammaanaa markii horeba waa la ogaa oo runta loo tegaayo.
-
Juje I am sure the majority of Somalis would luve peace and those include many SOL members but the question is who is the main obstacle for the Somali peace now? I think the Somali issue is bigger than making someone happy when they are told they will be given posts in such meeting in Nairobi if they sign some vague truce.The worse bit is those individuals CANNOT set a foot in the country at the moment. I don't even think those in Asmara matter much. Those on the ground: I mean the ones who lost their freedom to live in their houses, to go and pray in the mosques, go to schools, open their businesses, drive their cars and visit their families are the reall people whom all this will affect directly. I am sure they are the ones who need this peace the most. Let us wait and see what they say. I think they can see this medadaalo aan meel ay u socoto la aqoon. My Question is when will the Ethiopian Force leave Somalia? Next year? lol and when is next year? which day or month. This is a joke. Let us see in Axmed C/Salaan, labada Sharif iyo C/Raxmaan dheere iyo kuwa la midka ah ee badankood ka tegey dibedaha inay fuliyaan heshiisyadaan loo soo qoray ee ay saxiixayaan.
-
looooooooool........Allpuntland...how long ayaad maalayacnigaan sidaan u sii qori doontaan?
-
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: This is the funniest part of the said heshiis .... Imagine AMISOM - a command TFG - Another command ARS - with their independent command ,, looooooooool..........dadka Soomaaliyeed baa lagu ciyaarayaa.
-
http://dayniile.com/October2008/27ctober10.htm xitaa 24 saacadood kama soo wareegin tan ayaana u ah caddayn in sheekada Jabuuti ka jirta aysan ahayn mid xaqiiqda ku dhisan ee ayse tahay dhalanteed!
-
shaken...I understand your point but I think all these is going to happen when we first have a REAL government and we Somalis need to be dedicated to improve the language. Of course many of us will enjoy the beuaty of bilingualism or even more languages but the reallity is we need to keep the Somali.
-
Yes nuune...wax bixitaan gebi ahaan ah oo ay Itoobiyaanku Soomaaliya ka baxayaan meesha loogama jeedo. Plus Ugandans-ka marka la fiiriyo dhaqankoodii bilaha uga dambeeyey maxay ka duwan yihiin Itoobiyaanka? I think Soomaaliya IGAD ayaa waalaysey illaa 2002, awalse Itoobiya keliya ayey ahayd haddase way upgrade-gareysey dedaalkeedii inay dalkaan jahawareer ka abuurto oo IGAD wax la yiraa oo ay iyadu dominate-gareyso ay ku gafuur-tirato. Dadka Soomaaliyeed ma ahan kuwa caqli xun wayna u jeedaan qiyaanada Itoobiya damacsan tahay. Although aan garabka casmara arrimo dhowr ah ku khilaafsanahay haddana I am afraid inay muuqato in heshiiska Shiikh Shariif uu sidaas u shaqayn doono, balse wixii dhici doona Ilaah baa og. Ma u malaynayo in muqaawammada oo idil ay Shiikh Shariif ka wada amarqaataan amase ku ra'yi yihiin. I think in idaacad laga hadlaa uusan heshiis keenaynin balse markii aan arko Shiikh Shariif laftiisa iyo ragga aan ognahay inay inta badan dibedaha dalka ka tageen markii ay Soomaaliya tagaan qudhoodu in markaas ay rajo heshiis muuqan doonto.
-
It is vague!
-
Originally posted by nuune: ^^ bal aan dhowrno kolleey wey oranayaan waa Mujaahid, shakiba iigama jiro oo wey oranayaan!! loooooooooool......nuune kan waa xoolo. Markay jagooyinkooda ay dadka ku laynayaan ay waayaan baad arki iyagoo dhahayaa TFG has failed. Awal soo tuu lahaa cirkay maraysaa...Bal Maxamed Dheerena arka.....waa yaab..........! Mar dhowna Mr Yeey laftiisa baad arkaysaa oo dhahaya Itoobiya ayaa dalka burburisey ee hannaga baxeen markii uu Melez cayriyo.
-
http://dayniile.com/oktoobar08/26October2.htm http://waagacusub.com/news/jamac%20m%20qalib.htm
-
Bay Bakool : National Troops chase terror groups in region
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: [QB] Even anti government portals like Waagacusub are reporting this.. lol...government...which 1? Waagacusub is a shabaab hater waa la ogyahay. -
Bay Bakool : National Troops chase terror groups in region
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by hamza9163: Been, islamaantay ku noqdeen baidoa. lol Xamza u sheeg indhahaa lays tirayaa. iyo weliba sidoo kale: loool...Masawirka kore miyuusan u ekayn kii Ciidammada Maraykanka ee Jabuuti tababaraa ay siiyeen askarta Jabuuti? Waa la ogyahay kuwa Koobiga ah ee Itoobiya soo tababartay iyo kuwa kale ee kaakiga qaataaba inaysan xiran tuutaha noocan ah ee saxaraha lagu xirto amase Tuute-Carabiga loo yaqaan. lol...just piece of Information. -
Mogadishu: National Police have upper hand : quite returns to capital
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
looooool.........All Puntland iyo Duke ma waxay u maleeyeen in dadka SOL aysan Xamar kala kaseyn. Kaalay hee indhaha koollo naga mari. Kuwa laga soo ceyrsadey Hodan iyo Howl-wadaag oo Dharkenley iyo Madiino laga baacsado miyaa maanta noogu sheekaynaysaa inay jidadka magaalada Muqdisho ammaankeeda dhawraan. Weligey qof kaa indho adag ma arkin saaxiib. Waa iska muuqataa in Allpuntland baad kolleey warkaan ka soo xigatey oo waxay ka xishoonayaan inay ka hadlaan ceyrinta C/llaahi ee Melez iyo baryada uu Uganda Museveni ula joogo marka sheekadaan raqiiskaa maa keenteen. Duke ma waxaa is dhahday waa xilligii borobogaandada loo baahnaa ee halla bakhaylin? -
very sad indeed...waxaa mooddaa inuu tuulada dhan intuu buug iyo qalin qaatay dadka soo maray oo dhan waxay ku dambeeyeen uu yaqaan...Malla hubaa inuu isaguba nabad qabo siduu seef la boodnimo gabadha martidaa u aflagaadeeyey...runtii arrinta ugu daran ee dadkeenna haysataa waa wacyi gelin la'aan...Anigu waxaan qabaa inuu qaadku yahay dhibka labaad ee Soomaali haysta marka qabyaaladda laga soo tago. Ilaahoow labadaba naga badbaadi.
-
lol...waa yaab mana yara...........................the title says Somali and your topic title says Somaliland...make up your mind please...is he really registered as a student from Somaliland? Besides I am happy about the brother's success but I dont like in siyaasad loo buunbuuniyo qof Ilaahay dedaal la maagay horumarna gaarey.
-
Originally posted by shaken and deterred: there is no standard spelling in aff somali, what qualifies this person to teach written grammar? lol...says who? No wonder you thought you could get away with spelling aff somali when it should be like this...Af Soomaali...if you need more information on this you should contact prof Abdalla Mansuur and Prof Issa Mohamed Siad and many others who took time to keep our language.
-
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: ...... Imikaba qaar baa laga yaabaa inay Guantanamo ku cunayaan. loooooooooooool.........JB...what makes me soooo mad is marka odayaasha Soomaalida iyo dadka aad is leedahay dhibaatooyinkiisa way fahmayaan ay u doodaan oo ay dhahaan. "Jaadku waa qayb dhaqankeenna ka mid ah oo qarniyaal baa Soomaalidy quudaneysey" Bal intay been ka gaareen hadduu Soomaali Quud u yahay mar hore ayey beeran lahaayeen oo qaarkood business xoog leh ka samaysan lahaayeen balse inuu Yaman iyo Itoobiya cunowgiisu nooga yimid waqti aan sidaas u dheerayn ka hor bay qarinayaan.
-
Originally posted by HornAfrique: Jacayl I object. Anigu wadani baan ahay, wax yari haday xamaasad qabiil i qaaday dee bani aadam baan ahay, adiguse waan kaa yara roonahay soo maaha. loooooooooool..................Horn
-
Posted: 10/23/2008 8:30:00 AM Shabelle: MUMBAI Arday Soomaaliyeed oo wax ka baraneeysay dalka India ayaa waxaa loo taxaabay xabsi ku yaala dalkaasi kadib markii lagu eedeeyay in ay jabiyeen sharci wadankaasi u yaalay. Ciidamada Boliiska wadanka India ayaa xabsiga u taxaabay ku dhawaad 26-arday oo intooda badan ahaa arday Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay jabiyeen sharcigii u yaalay gobolka Hyderabad ee wadankaasi. Ardayda ayaa qaarkood waxaa la sheegay in ay isticmaalyeen Qaadka oo ah maandooriye mamnuuc ka ah wadanka India waxaana la sheegay in sidoo kale lagu helay waxyaabo kale oo daroogo ah oo wadankaasi laga mamnuucay sanadkii 1985-tii. Waxaa la sheegayaa in ardaydaani goobtii ay daganaayeen laga soo saaray caleemaha qaadka kadibna la sheegay in shaybaar la geeyay oo haatan baaritaano lagu hayo. Gudoomiyaha kooxda ardaydaani ka soo qabtay goobta ay ku sugnaayeen oo lagu magacaabo Mehdipatnam ayaa waxaa uu sheegay in arday kale laga soo qabtay gobolada Tolihowki iyo Humayunnagar oo uu sheegay in ay yihiin ardaya ajaanibi ah,waxaana lagu soo waramayaa in ardayda Soomaalida ah ay dhismo ka dagnaayeen gobolka Hyderabad halkaasi oo ay ku noolaayeen balse lagu helay waxyaabihii ay u tageen wadanka India oo wax barsdho aheeyd waxyaabo ka duwan oo ay waxbarashdii dhafeen iyagoo bilaabay in ay isticmaalaan waxyaabaha maanka dooriya. Sidoo kale waxaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay arday u kala dhalatay wadamada Ethiopia,Rwanda iyo Nigeria kuwaasi oo dhamaandood la sheegay in loo duuliyay magaalada Mumbai,waxaana la sheegay in ardaydaan qaar kood laga jeex jeexay warqadihii ay ku joogeen wadanka India. Ardayda la xiray ayaa dhamaantood waxa ay ahaayeen kuwa da’yar oo waqtiyo badan aan joogin wadanka India,waxaana la sheegayaa in haatan ardaydaani lagu wareejinayo Boliiska gobolka Humayunnagar si baaritaano culus loogu sameeyo Arday fara badan oo ku nool wadamada Ajaanibta ah oo u dhalatay wadanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu eedeeyaa in ay ku dhaqaaqaan waxyaabo waxabarashada ka baxsan oo ay ugu horeeyaan iyagoo isticmaala waxyaabah Maanka dooriya oo wadamo badan oo aduunka ka tirsan ay mamnuuc ka yihiin waxana lagu eedeeyaa ardayda qaarkood in ay si sharci daro ah u galiyaan wadamada ay waxbarshada u aadeen waxyaabahaas xili waalidiintooda ay u soo dirsadeen in ay wadonkooda wadan aan aheeyn ay wax ku bartaan. Shabelle Media Network - Source of Somalia News Tolow haddii qaar Guantanamo la geeyana ma qaad bay geyn lahaayeen?
-
Somaliland transfers custody of Oromo man to Ethiopia
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
lol...JB and magacee ku hadlaysaa? Ma dowlad baad u hadlaysaa? Ma Wasaaradda Arrimaha Gudaha? Ma Xabsiyada? And give us a proof that this did not happen and if it did not where is the Oromo man? Haddii kale wakhtiga ha naga lumin.... -
http://mainstusa.blogspot.com/2008/10/dont-ask-sarah-palin-what-precondition.html
-
nuune waxaas iyo wax ka liitaba waa ka dheceen waa runtaa waana ayaandarro.
-
HornAfrique haddii uu daacad yahay sida masawirradaan quruxda badan uu meesha ugu soo dhigay ayuu sidoo kalena wixii uu burburiyey soo bandhigi lahaa.
-
looooooool...........saa haddii uu i maqlana? I didnt say someone's name ,,,........ Saaxiib Caddaaladda wax ka fiican ma leh...the guy did good things laakiin xumaantiisii ayaa ka badatay...
-
Popular Contributors