Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Afka Soomaaliga ma la tartami karaa afafka kale?
Abwaan replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in News - Wararka
Originally posted by nuune: Bal warqadan yar een qorey bal ila fiiriya Soomaaliyeey, Ku: Masuuliyiinta sarsare ee caasimada wadanka Soomaaliya ku sugan Ka: Guddiga amniga iyo ilaalada xuquuqul insaanka banii aadmiga khilaafka ka taagan shacabka wuu sii saaidayaa , hadaba madaxdii qaranka maadaama aa tihiin waxaad ku mashquul santahihiin kursi raadis iyo xukkun doon, ummadiina waxey ku jirtaa mushkilad cakiran oo qalliban jah-wareer jihana ma heesato iyo jawi loogu soo hagaago, madaxdiina waa inaad tanaasulaad u sameysaan ummada la dhibey ee dulmiga heesato. shacabku wuxuu dalbanayaa in aad dowlad aas- aastaan , dhistaan iskuulaad, matxafyo, jaamacado iyo isbitaalo loo furo si loo helo macallimiin iyo dhakhaatiir , shacabka marka uu intaas helo wuu nasanayaa wixii loogu deeqay ayuuna ku mashquulayaa kadibna waqtiga ka faaiideesanayaa , marka intaas la helo waxaa yaraanayo ama naaqusaya khilaafka iyo danbiga xisaabta aan laheen kaas oo ah mid xad dhaaf ah. BAL JB AYAABA HORTAY WARQADDA SOO QURXIYEY EE ANNA SIDAAN ISKUGU DAYO FIIRI... Ku: Madaxda sare ee magaalo-madaxda dalka Soomaaliya ku sugan. Ismariwaaga ka dhexjira dadweynuhu wuu sii kobcayaa haddaba haddii aad tihiin madaxdii dalka waxaad diiradda saarteen inaad jago raadisaan oo keliya. Umaddii waxay ku jirtaa xilli adag oo ay cakirnaan iyo jahawareer ba'ani hareereeyeen oo aan qaab wanaagsan oo loogu soo hagaago aan lahayn. Haddaba madaxdiinnu waa inaad u garawdaan aadna dadkiinna ka dul qaaddaan dhibka haysta. Dadweynuhu wuxuu codsanayaa inaad hoggaan qaran amase dowlad hirgelisaan aadna u dhistaan adeegyada lagama maarmaanka ah ee ay ka mid yihiin dugsiyo iyo goobo caafimaad lana helaa aqoonyahanno iyo xeeldheerayaal ay ka mid yihiin bareyaal iyo dhakhaatiir. Markii dadweynuhu helo adeegyadaas lana qaado tallaabooyinkaas waxa ay ka nasan doonaan kana waantoobi doonaan dilalka foosha xun iyo dhaca waxaana soo noqon doona nabadgelyadii waxaana yaraan doona is-afgaranwaagii hore u jirey. Saaxiib waxay ila tahay dadka afkan aqoonta durugsan u lihi inay baaqa sidaan si ka wanaagsan u qori lahaayeen. Haddii aan isku dayo inaan weeraha ku sharraxo Af-Soomaali qumman: Masuuliyiinta = Madaxda Caasimada = Magaalo-madaxda Amniga = Nabadda Xuquuqul Insaanka Khilaafka = is-afgaranwaa Shacabka = Dadweynaha Saaidaya = Kobcaya/badanaya/kordhaya Dowladda Mashquulsantahey = ku sii jeeda Kursi = Jago Xukkun = Maamul Ummadiina = Dadkiinna Mushkilad = Dhibaato Jahwareer <--- oo tan ma carabi baa? Jiho = Waddo/Dhinac Jawwi = Qaab Tanaasulaad = Ummada = Dad Dulmiga = Dhib Dalbanayaa = Codsanaya Iskuulaad = Dugsi Jaamacado =Waxbarasho Sare Isbitaalo = Goob Caafimaad Macallimiin = Bare Dhakhaatiir Nasanayaa Deeqay = Taakulayn mashquulayaa Danbiga = Xumaan Xad = meel uu ku egyahay/ku dhammaado -
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: who said results waa la helay ,, it was just the identification of some of the suicide bombers (actually 2 of them) lakin wax kele ma soo bixin. Abwaan, who said they were not there in Baidoa ?? come on .... cid ka hadashay qaraxa dabadiis maba jirin haddii baaritaan jirey oo cidi isku mashquulisay soo si cad koox ama shakhsi looma eedeeyeen amase lama dheheen iyagaa ka dambeeyey? Kolleey anigu ma maqlin wax sheegaya amaba hadal haya Baydhabo qaraxeedii aan ka ahayn dhawr beri oo media ka hadashay.
-
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: I'm confused ,, how many new members did we have in the past 3 days ??? ,,, Mid keliya oo magac hagaagsan xataa lihi kuma jiro ,, loooooool........Malaha magacyadii fiicnaa(hagaagsanaa) baa la dhammaystay.
-
http://uk.news.yahoo.com/22/20081117/tpl-uk-somali a-conflict-qa-81f3b62.html
-
FBI iyo CIA amay jariidadda iskaga kala dhexyaaceen waxay kala qabtaan amase ay u taagan yihiin? Ma u malaynayo inay caawiyeen Yey markii Baydhabo cirka loo diri rabey so hadda tan maxaa ka bedelen illeen iyaga meel interest gaar ah u leh lama qarxine? Teeda kale meel saacaddaan malaha jaad lagu dul cunay amase cagta iyo jaantu ku badatay the evidence mallaga gaari karaa in la helo xogteeda amaba sidii wax u jiraan oo qoto dheer? Dabcan dadka la xirxiray sida loo waraysto waa laga caawin karaa.
-
Originally posted by Cirdey: ^Hadda what's your insider assessment, Duke? Wixi oo dhan ma finish baa? You seem happy about it; sideey wax u jiraan ninyow? loooool........Awal ma moogeyd in C/llaahi lee la cabsanaa...? I thought Itoobiya inay ahayd the saviours? Xaggee wax si ka noqdeen oo iska beddeleen? Odayga markii la dhahay iska lugee miyaa saan dhacday. Waa sugeynaa wixii soo kordha!
-
Originally posted by Kool_Kat: Aaway wixii SOL ka booteen jireen, anaaba ticket kooda wax ka dhiibi lahaayee... loool...I have seen many other former Yey supporters who now practice Shababism.
-
Does this mean that she gave up on running again? And even if she resigns well before time could it be a problem for her if Obama doesn't improve things and she will be labelled of his losses.
-
Maakhir macneheed?
-
Originally posted by Cirdey: ^First halagu tumi then you'll know how special it is loool...hands on experience miyaa bahasha...maantay aaba fiirsadey tii ii taalley maba la isku naxaayo, plus halka murti la is dhaafsanaayo.
-
Originally posted by Nephthys: WoW, I have to get my nephew to listen to this. It was just the other day when he asked me: "auntie, what does yaxaaskeey mean?" [Acudubilah maxaa yaxas keenay?] I asked my voice full of concern "what do you mean honey?" and he replied, "yahaaskeee, umm, like, when abti says 'my yahaaskee' referring to you?" , waan iska fahmay poor child meant to say Xaaskeeyga! lol. So I asked in a stern voice "he calls me YAXAAS? Ba'ayeey!" He shoots back in an ever sterner voice "don't call abti BAAYEEY", he thought I was calling him some bad name. I about died laughing.. Inaa lilaahi, af Somali meeshaanu ku banjaray! I called my husband right away and said, "haa, markaan kaa maqnahay yaxaaaska iigu yeer, markaan kula joogana honey-da gur! :mad: loooooooooooool..........I couldn't stop loughing.
-
Wonderful...I think this brings us to the end of young Somalis who grew up in Western countries claiming of not being able to speak Somali. Those should try hard and learn Somali...lol...or one day people like Fahiima will teach them.
-
I think the young man is his son. Codkiisii oo kale ayuu leeyahay, si fiicanna wuu u akhrinayaa gabayga.
-
http://au.youtube.com/watch?v=9fa_f3IyAGg&feature=related
-
http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka26154
-
This is a very good news for Somalis and a very positive information after all the mayhem. I am proud of the brother Dr Cabdulqawi and I wish him good luck with his new role. These are the sort of individuals we need in the leadership arena of Somalia not warlords and criminals.
-
Originally posted by NGONGE: I would just like everyone to know that I am now an important man. looooooooooool............You are important man bro...therefore you should go back to Mr Important and tell him that you are now important...lol...to be honest it is worth completing this course as you never know that you will need to do the CPR on someone waiting for the bus or in a McDonalds queue one day.
-
Popular Contributors