Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. lol...Waxaan u malaynayaa inaad ka tagtay *Inaad magacyo badan samaysato si aad iskugu cammirto. Garyaqaan...horta yaa huba inaadan Duke ahayn laftaadu? lol
  2. Odayga halka calaacal ah ee ka dhacaya...lol... Waxaa iigu yaab badan siduu markii hore isku waalwaalayey iyo siduu hadda saaxiga u keenay. Markii uu arkay inuu gebi ka laalaado ayuu iska dhigayaa oday Soomaaliyeed. Waxaan xasuustaa in markii Geeddi Itoobiyaanku dheheen is casil uu noqday the prime minister ay Soomaali u baahnayd oo sannadihii ka horreeyey shaqooyinkii uu gabay uu iska dhigay nin qabanaya sida inuu heshiis ka raadiyo muqaawamada inuu cambaareeyo dowlad-ku-sheeggiisa. Haddaba hadda ma mooddaa in C/llaahi uu jidkiisi hayo: mar uu cambaareeyo the entire baarlamaan, gole wasiirro iyo laf ahaantiisuba uu iska dhigo nin khaladkiisa arkay. Waxaan la yaabay meesha uu Soomaali oo dhan u gefey oo leeyahay Soomaali oo dhan been iyo war baa ka soo haray. Generalization iga dheh. lol...Halka calaacal ah aniga halla ii yeero ku lehe aan Jabuuti aadee...awal markii laga rabey muxuu u aadi waayey una taageeri waayey xalka heshiis lagu raadinayo? Soomaali waaa ku taqaan dheh khayaanadaad wadatid!
  3. http://www.bbc.co.uk/somali/meta/dps/2008/11/nb/08 1121_yusuf_au_nb.ram
  4. The sun and this racist guy who writes his columns I cant remember his name.
  5. Posted: 11/20/2008 1:58:00 PM Shabelle: MUQDISHO. Dibad bax lagu dalbanayay in ciidamada Ethiopia ay ka baxaan xaafdaha magaalada Muqdisho iyo dalka oo maanta ka dhacay duleedka Muqdisho. Dibad baxyadani oo maanta ka dhacay inta u dhaxeyso deegaanka Ceelasha Biyaha iyo calamada ayaa dadkii isugu soo baxay waxa ay ku codsadeen in ciidamada Ethiopian-ka looga saaro xaafadahooda bacdamaa maanta oo kaliya ay ku egtahay waqtigii loo qabtay in xaafadaha dadka rayidka ay ugu baxaan Ciidamada Ethiopia sida uu dhigayo heshiiskii Jabuuti lagu gaaray. Banaan baxayaasha ayaa ku dhawaaqayay Erayo ka dhan ah joogitanka ciidamada Ethiopian-ka ee gudaha dalka maadaama heshiiskii Jabuuti lagu saxiixay ay ka mid aheyd in ciidamada Ethiopia ugu dambeyntii 21-bishaan ay isaga baxaan xafadaha dadka rayidka ee magaalada Muqdisho. Dibad baxayaasha aya sidoo kale waxa ay sheegeen in ay ka dibad baxayaan biyo yari soo wajhday mudooyinkii ugu dambeeyay waxayna Hayadaha samafalka ugu baaqeen in ay la soo gaaraan gurmad biniaadninimo maadaama ay sheegeen barakacyashu in aysan helin biyo iyo baad ku filan oo ay ka helaan hayadaha. Banaan baxyadani maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Calamada iyo Ceelasha biyaha ayaa kusoo aadya xilli saacado yar uun ay ka harsan yihiin waqtigii lagu heshiiyay in ciidamada Ethiopian-ka ay ugu baxayan xaafadaha dadka rayidka ee magalada Muqdisho. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Daawo Sawirada
  6. JB...maybe SOL should send a team too to help with the investigation...lol See camal maalinba koox baa meesha ku soo qoreysaa way imaatay.
  7. lol...Ibti caadi ma tihid sidee u heshay? I read it on the news laakiin waan heli waayey. Ceeb badanaa! What would Nick do. I heard him saying they will rely on European Human Rights Court on taking action against those who did this. Yaabka yaabkiis he doesnt even recognize the body uu rabo inuu u dacwoodo. You know what I once read an article on a newspaper that They (BNP) once had a party around Christmass time (with their leader Nick and other officials attending) and needed a DJ they then searched for one and found him I think on the Business directory. Of course one doesn't mention his colour there. They contacted him and negotiated with the DJ who did not sound any of the people they did not want. They invited him to entertain them. Guess what, when guests filled in the venue this black guy comes in with his instruments.......lol and it was last minute that they couldn't get for a replacement. The funny think is the guy did his job 100% and was not bothered by their behaviour although things were less extreme than it was supposed to be that night because of the unwanted man....loooooooool Kuwaan weligoodba ceeb kama baxayaan.
  8. Desperation iga dheh...Yey yaa u sheega wakhtigaagii waa dhammaadee iska naso xoogaaga lacagtaa ee qaarna qaaraanka laguugu uruuriyey qaarna aad Soomaali ka afqabatay yeysan kaa dhammaan.
  9. Originally posted by Xaq: the ethiopians have been saying that they will withdraw every day for the last month. i'm starting to think that it might all be a bluff I will not believe them until I see their complete withdrawal oo ay Soomaaliya dhan ka baxaan. Markaas waa la arkayaa.
  10. Originally posted by dhulQarnayn: I am a Yusufite and a strong supporter of el Presidente Cabdulahi Yusuf. I wouldn't bother ask you why as it is as clear as crystal.
  11. Originally posted by nuune: ^^ You didn't get it sxb, jagadaas waxaa iska leh jufada Nur Cade, so it must be someone from his jufo, saas ayaan u fahmey, weyna tahay!! loool...if that was the case I am sure there are far more better candidates than some1 who might not able to count his fingers properly or at all. Waxaanse la yaabay Xaggee ku qoran tahay Jago hebla cid hebla ayaa iska leh...si aan dhib u imaan maaba cid walbaa dowlad iska dhisato markaas wareegto laga dhigo oo sannad walba cid iyo dawladdeedu ay dalka hagto.
  12. Originally posted by Juje: Which book have you been reading? ka daa....lol... I can say Cajalad baa ku dhex go'day.
  13. Originally posted by Norf 1: Waar maxaan wiigan aragnay! loooooooool.....ma yaabtay horaan u yaabee?
  14. lol...48 on the second try...About 6 questions passed before I could even guess what exactly the question was. I am glad I got Burkina Faso right which I never though I could in that speed. It is fun and I should keep on trying.
  15. lol...Itoobiya lee yeysan badda naga qabsan kolleey dhulkii waa boobtee...lol Arrintaan Pirates iyo kuwa isku sheegaayaa inay cayrsanaayaan waxaad mooddaa inuu weji cusub u furaayo dagaalladii Soomaaliya oo ay hadda arrintii dhinaca badda isku bedeshey. Waxaa iigu yaab badnayd markii aan arkay maqaal ka hadlaya in the pirates themselves ay ku diyaarsanayaan ugu yaraan 25 doomood oo ay rabaan inay isku difaacaan ugana hortagaan weerarrada lagu soo hayo. Toloow dagaalkii cirka ee Soomaaliyana goormuu dhici doonaa. Ilaahoow dalkaan badbaadi.
  16. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: I don't think they will unless the crew paid them the ransom in cash on the spot ,,,, loool...oo meesha ma lacag iyo shidaal baa wada saarnaa? kolleey maanta shabaqa waxaa u galay another big chance but who knows waxay ka dheefayaan iyo sida xaal ku dhammaan doono. Waxaan la yaabay waaba la gartay in la yiraa burcad baddeedda Soomaalida baa lala dagaalayaa ee tolow midda qashinka ku shubtay oo maraakiibta warshadaha mallaaygu ku yaalaan wata miyaa lala dagaali?
  17. lol...Dabbaal Cali Jeelle was made a deputy minister for the same post. What a crazy dowlad ku sheeg. If Nuur Cadde uu wax dhaamo C/llaahiga uu sheegayo intuu dhaho Maxamed Dheere halla rukhseeyo Mr Jeelle ma keeneen.
  18. Originally posted by Norf 1: War Crimes trials shall follow for Yeey! lol...ha sugi waayin bro insha Allaah. Mar dhow aa arkaysaa C/llaahi iyo kuwa la midka ah oo madaxa loo xiiray oo Caruusha la geeyey.
  19. Toloow gabdho maku jiraan nimankaan maku jiraan nimankaan waa aniga lehe? Waxaan akhriyey kolleey in gabdho badani ay Xaajiyooyin u noqdeen oo hadda ayaantaan ragga ugu guurka badan uguna dhaqaalo-samays badani ay iyaga yihiine.
  20. loool........nimankaan caadi maahan......marka dambe waxaan ka baqayaa the warships inay shabaq u dhigtaan inta ciidammada saarani ay Soomaaliya sagaaro ka dabanayaan amase ay christmass-ka khamro isku daldalayaan...loooooooool