Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: THIS PHOTO IS CURRENTLY UNAVAILABLE ....... toloow yaa bililiqaystay? I think baabuurka went back to pick up more members of the family.
  2. Originally posted by nuune: wot about alaysa, fiingar, kaare, kabtar, ohli, haye ma xasuusateyna lol... Agah...ma af hindi baa?
  3. Originally posted by Ms DD: Abwaan u wanna deduct points from someone? Who? myself...lol
  4. Originally posted by Emperor: Adeer qoute me bal where I have frequently changed positions. bal hadda is caddee wixii hore iskaba daaye...lol..joke... Yeyba waa galgashay oo isagoo maalin leh dowlad ma jirto, Soomaaliya waan sii qasnay ayuu haddana 3 beri ka dib dhahay Itoobiyaanku waa joogayaan nabaddana halla wado, baarlamaankuna sidiisii ha u sii shaqeeyo, anigana hadde Jabuuti halla iga casumo, weli wax i casumay ma leh ee ogaada.
  5. lol...Radio Halgan miyaa Hargeysa ka jirey? It was in somewhere in Ethiopia right?
  6. As for the the new Benadir team...I dont think inay Maxamed Dheeraha qaylinaya weli wax dhaamaan. I think Soomaaliya caddaaladda ayaa lagu diray. Waxaa maalin dhoweyd iga yaabiyey mid dhahayey guddoomiyaha degmada Xamarweyne oo aan filaayey inuu dhaho unuka wahas la jurnaa inuu lahaa: ANNagu waxaynnu taageersannahay IN maammulKU uu noqDOH MID ...dhegaa xaggee wax ka qaldan yihiin. Xitaa Xamarweyne xaqeedii maloo diidey?
  7. Any news from Jabuuti? I heard the main talk is power sharing and in Baarlamaanka TFG la kordhiyo...Yey did not get an invitation yet...WHAT IS GOING ON? lol
  8. Abwaan

    slang

    nuune hahaha...would luv to hear how they pronounce slang words in Dublin...lol...bal qac ka sii.
  9. Abwaan

    Stepmothers

    Eeddaan la yaabee arxankeedu daranaa...lol...I think although it is somehow a stigma and there are many good stepmothers it is also a reality. The main reason is that no one can replace for mums.
  10. Originally posted by *Blessed: Jubba is the nicest out of the Somaali ones. true that and Always has been in the recent years.
  11. lol...Ms DD I rated you but it wasn't as high as it shows there....lol...joke. Waaw you got 15 members rated you how did you do that...? lol Horta dhibco malla iska goosan karaa? rather than giving some? Nuune...ciyaarta subtitle u yeel saaxiib...
  12. Scary a bit but I miss this.....................
  13. it depends on one's budget..but if one can manage a 4 to 5 star hotel I would advice somewhere in Bur Dubai...either the Hayat Regence or the other big hotels in that Area. This area is not far from many places to eat and with some driving distance can enjoy shopping at the big malls. This area is less crowded. If you are a quick learner and can endure driving by some recless drivers renting a car (preferebly 4x4) would be nice as it will make easier for you to go anywhere u want to at any time. Desert tours...would be a nice place to go as well as hopping on the double decker sightseeing BUS. Or wanna stay close to Maryooley and Somalis. I like Hotel Juba as it for many reasons...close to the Suuq Dahab, restaurant, internet inside. I will leave the rest for Norf...he is the expert here.
  14. Abwaan

    Weird dreams

    Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Niyow adiga waxan i kaa daba dhigay maxaa la yidhaahdaa ,, ma hadhkaygii baad tahay horta ?? loooooooooooooooool..........JB inaad forumka ku cidlooto ayaan diidayey. I saw not many people were replying your comments and I thought I needed to do that. That is why I posted more than I usually do in a day!
  15. Originally posted by nuune: War Abwaan ka har odeyga JB go'e JB I listened to nuune's suggestion.
  16. Abwaan

    Weapons

    waxay ila tahay in gabdhaha SOL hub+ka+dhigis lagu sameeyo intaan meeshaan civil war ka billaaban....loooooool...!
  17. Abwaan

    Weird dreams

    Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: I had a dream that i was the President of the Republic of Africa ........ First you need to dream of the birth of the Republic of Africa then comes its president...JB...lol... Ninyahow riyada hakala hor marin oo ha khaldin.
  18. Maxaad hagaag u taqaan guri awalba iska hagaagsanaa miyaa la hagaajiyey...laami laga dhiso goormaa ugu dambeysey...? Iskuul dowladeed oo la dhiso goormaa u dambeysey?
  19. lol...JB xa'daba ka raac ee daa yartu ha iska dhaadhicisee...xiddigo waa adigaa lagaa wadaa.