Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Xaq: he is the king of comebacks. Hopefully not this time.
-
loooool......You are wrong saaxiib JB...he has people like Duke, Emperor and DQ behind him...lol...or did they change their mind?
-
Shiekh Sharif isolated alone after the agreement..
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: ^^^Adeer I support anything that will help. But this agreement is the worst I have ever come across. The Sharif lost his base and did not get anything to replace them with. Thats the jist of the argument here lad. My point is simple he lost the opportunity to become the national leader. He signed on to an agreement that will not be implemented. lol...I am not suprised... because Adeer Yey baa ka maqan...Oh I thought inaad nabadda iyo horumarka Soomaaliya taageertid... I thought in aniga, nuune, MMA, AT, Juje and many more ay yihiin NABAD-DIID............I NOW WOULD LIKE TO ASK WHO IS THE REAL NABAD-DIID and Qabiileyste? Maryooley maxay marba meel marmarsiiyo ka dhigataa! Insha Allah Soomaaliya will be Nabad Markii Itoobiya iyo Xasharaadka ay wadato ay baxaan and the real NABAD-DIIDs waa kuwa markii Soomaali Tashato diida. -
Originally posted by COSTA: when ppl ask me where i am from i lie to them lol...COSTA I kind of understand what you mean balse it is better inaan la quusan and atleast hope for this to end.
-
Originally posted by HornAfrique: The news is confirmed. Notice Allpuntland's tone concerning an "attempt to disintegrate the TFG". quote: Muqdisho: Raysalwasaaraha Soomaaliya & Wasiirkiisa Warfaafinta Axmed C/salaan oo doonaya in ay Maxamed Dheere ka wareejiyaan hubkiisa,gaarka ah. 27. november 2008 APL Muqdisho(AllPuntland)- Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen & Axmed C/salaan oo lugu eedaynayo in ay usoo tafo xeysteen Burburinta dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa ku guda jira qorshe ay doonayaan in ay hubka kaga dhigaan Gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb. Raysalwasaaraha ayaa wada hadalo kula yeeshay dhawaan Magaalada Muqdisho taliska ciidamada Itoobiya oo ay waayahaan isku fiicnaayeen, waxa ayna ka wada hadleen qorshayaal fara badan oo ku aadan Soomaaliya, siiba dhanka amaanka iyo Khilaafaadka isaga & Madaxweynaha Soomaaliya ka dhaxeeya. Nuur Cadde ayaa ka codsaday Saraakiisha Itoobiya in ay hubka ka dhigaan Maxamed Cumar Xabeeb, isagoo sheegay in hadii aan hubkaasi laga dhigin uu saameyn ku yeelan doono amaanka gobalka Banaadir, waxa ayna dad badan sheegeen in uu Nuur Xasan Xuseen cabsi ka qabo weerar kaga yimaada Maxamed Dheere. Nuur Cadde ayaa sidoo kale Saraakiisha Itoobiya markale codsigaasi ku celiyey markii la dhisay Maamul aan taageero badan ka heysan dadka Magaalada Muqdisho, waxa ayna Saraakiisha Itoobiya wali ka gaabsanayaan in ay udhaqaaqaan Guriga gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb oo aan wali ka hadlin arimahan, balse ka war haya. Warqad ka timid sida lasheegay Taliska ciidamada Itoobiya ayaa la geeyey guriga Maxamed Dheere, taasoo cabdi cayiman loogu qabtey Maxamed Dheere in hubkiisa wareejiyo, laakiin taasi ayuu ka biyo diiday Maxamed Dheere sida ay ku waramayaan warar ku dhow dhow Maxamed Cumar Xabeeb. Maxamed Dheere ayaa ku sheegay talaabadaasi mid ka soo horjeeda Axdiga dawladda Soomaaliya, wuxuuna sheegay in hadii cid hub laga dhigayo laga qaado xubno ka tirsan dawladda Soomaaliya iyo kuwa aan xilalba heyn oo heysta Hubkiisa mid ka badan, warar hoose ayaa sheegaya in Maxamed Dheere taasi ka biyo diiday kuna celiyey warqad meeshii ay ka timid warqadii horey loogu keenay. Diidmada hub wareejinta ayaa walaac iyo wel-wel ku beertay Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen & Wasiirkiisa Warfaafinta Axmed C/salaan oo labaduba hada jooga Magaalada Jabuuti oo ay ku saxiixeen heshiis awood qeybsi oo aysan raali ka aheyn baarlamaanka Soomaaliya iyo Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, balse uu ku kooban yahay oo kaliya raga saxiixay. Nuur Cadde ayaa talaabadaan oo kale horey uqaaday, basle waxa ay noqotey mid socon weyday, markii Maxamed Dheere diidmo qayaxan arintan ka muujiyey waxaana la xasuustaa in uu Nuur Cadde arintan markaasi si tan lamid ah uga codsaday Saraakiisha Itoobiya. F. C. Geylan AllPuntland I like Allpuntland siday qarannimada u ilaaliso oo ay mar walba siyaasadaha Yey u difaacdo. Haddayba maantay Maxamed Dheere u doodeyso oo ay leeyihiin HUBKIISA GAARKA ah...lol...Tolow Qanyare, Muuse Suudi soo hubkooda gaarka ah ma ahayn wixii laga qaaday? Waah waah waxaasaa controdiction ah: here is what Abaaqaroow (another twin website of Allpuntland) wrote when Maxamed Dheere caayey Yey back in 2006: Nalasoo xiriir Chat USEC Radio Galkacyo RochesterSomali TV Radio Hormuud Radio Garowe Radio Shabelle Sagal Radio (Live) SBS Radio Aus Radio Laascaanood Somali Radio Sweden Radio Copenhagen Radio Ileys Radio Sahan Radio Warsan Radio SCERDO Radio Hadhwanaag Radio Benadir Somali swiss radio Radio Xoriyo Radio & TV Djibouti Radio Somaliland Qaran Radio Radio Dalmar Radio Golis (RG) Sagal S. Radio Somali Radio (USA) Focus On Afirca 4 somaliwomen AllPuntland Allwadani Aftahan Allsomali.com AllDalka Allgedo Online Arlaadi Online Arlaadinet Afgoi.com Awdelnews.com Bakaaraha Bualenews Banadir City Baafin.com BBC L. Afka Soomaaliga Balcad.com Benadir-Watch Benadir Berlula Online Burtinle Online Buurhakaba Buulaay BAIDOA.COM Codk Somali Galbeed Cadayga Cayaaraha.com Ceelbuurnet Cadaado.net CeelBuur Dalka.com Dayniile Dhahar Deeyoo DjiboutNet Diinsoor Gedonet FALSAN Gedonet GodeyNews Gedohomepage Geeska Afrika Goldogobsite.com Goobjoog Gashaamo SBC online Halgan Halgannews Hobyonet Horseednet Himilo Online Hiiraan Online Hiiraan Time HornAfrik Online Israac Islam East Africa Jowhar.com Jannaale Jiimonet Kenyan Somali Comm. Kilil5.com Lafoole.com(SOTAS) MarkaCadey.net Marka Caddeey Mudug Online Dhahar Midgaan.com Midland state Mogadishu University Midnimo.com Onkod Puntland Post Qaranimo.com Qaamuus Radio Somaliland Radio Laascaanood Radio Free Somali Raasonet Ruunkinet Somali Bantu Somalisan TV Shabelle.net Somali TV Online Somali Lawyers' A. Somali Post Som. Cartoon Network Somali Student Assoc Suxayfa SBC Online Somali IT Somaligalbeed.net Saylac.com Somali Fisheries Society Somalilandnews.com Somalitalk.com **********.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com Somali R. & H. Center SomaliNet Somitek Somali Water & Environ Somali Weyn Somali Wide Somalihome Online Somali Peace Process SomaliUK.com Soomaali Suxufi STN-TV.NET SomaliAmerican Somalia Online UFUROW Wardheer News Widhwidh Xeebta ************ Qaran Press Somali Press Warsan Times Jamhuuriya Ayaha Nolosha Elektaroonig Ayaamaha East African Standard Daily Nation of Kenya Addis Tribune African Newspapers Arab News Wamaa yaclamu junuuda Rabika illaa huwa Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf Xafidahullaahi wuxuu Allaah u boqray inuu dulmiilayaasha kaga safeeyo Somaaliya waana kuwaa daalimiintii marba magaca la soo baxaya Madax wayne Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaah oo xikmadii mandela mid aan ka dhicin lasoo baxay Maxaad Ka taqaanaa Deegaanka Haylaan iyo Qabriga *******? (Daawo Sawiro). Madax wayne Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaah oo xikmadii mandela mid aan ka dhicin lasoo baxay Lamood-sa Noqonweeyday Waa Oday Somaliyeed, waa Halyeyga Somaliya waa nabaddoon ,waa madaxweynaha ummadda Somaliyeed mudane C/llaahi Yusuf Axmed Xafidahullaah Raisulwazare itoobiya mudane meles zinawi oo muujiyay xikmad heersara ah iyo cadaalad NIN HOOYADII QORAX KU DILAY AAYADDII HOOS UMA JIIDO. ALLAAHUMMA LAA TAJCAL MUSIIBATANAA FII DIININAA Col:Xassan Daahir Aweys iyo Agoontii Ilmo Bidde! SIDA WEBKA INA JIRAA(ABAAQAROOW) XOGTA LOO JIRSHAA AMA JAALLAYAA WAA LAYSKA JOOGAA. GAFUUR XUME HABARTI DILE FOOLXUME Dr.HUURAALE MA UMULBAA ILLOWSHIINYO DHOWAA? xafladii loo gudabaaldagay sanad guuradii puntland oo kadhacdey sweden Waa Oday Somaliyeed, waa Halyeyga Somaliya waa nabaddoon ,waa madaxweynaha ummadda Somaliyeed mudane C/llaahi Yusuf Axmed Acazallaahu bihi Shirkii- Beel Weynta Mudulood ee Waqooyi America INNAA LILAAHI WA'INNAA ILEYHI RAAJICUUN Adoo ciirsila fadhiya Rabbaa kuu ciidanshee Cawaaloow ciil ha arag Ethiopia marna raali ka noqon meyso in Somalia ay dowlad la´aan noqoto Ganboyarta maxaakiinta dacaayadey doonaan ha sheegaan. Shirka lagu tageerayo dib u heshiisiinta qaranka ee dawladu ku dhawaqday ee lagu qabanayo magalada muqdisho oo ka dhacay dalka sweden sawiradoo dhan sii daawo. QARNI QORNAA MAALIN QURA LAGUMA DUMIYO,qormo Jowhar:-Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe Max’ed Cumar xabeeb Max’ed Dheere oo maalmahaanba ku hadaaqayay hadalo ka dhan ah dowladda fedaraalka kmg ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in uusan aqoonsana Jowhar:-Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe Max’ed Cumar xabeeb Max’ed Dheere oo maalmahaanba ku hadaaqayay hadalo ka dhan ah dowladda fedaraalka kmg ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in uusan aqoonsanayn dowladda fedaraalka kmg ah ee Soomaaliya oo muddooyinkii lasoo dhaafay xarun kumeel gaar ah ka dhigatay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Maxamed dheere oo u warramayay mid kamid ah idaacadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ku tilmaamay madaxweyne C/llaahi Yuusuf oday kasoo jeeda beesha ******* oo ciyaalo suuq ah –waa sida uu hadalka u dhigaye-, isagoo tilmaamay dowladda fedaraalka kmg ah ee Soomaaliya in aysan caga soo dhigan karin deegaanada hoos yimaada maamulkiisa. “C/llaahi Yuusuf uma dhqamo sida madaxweyne oo kale, waana oday ******* ah oo ciyaala suuq ah, si xun ayuuna noola dhaqmay, sidaa daraadeed dowladda masoo mari karto deegaanada aan ka taliyo, mana soo dhaweyn doono” ayuu is caro leh u yiri Max’ed Dheere oo intaa ku daray madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo maliishiyooyinkii la socotay in xitaa ay ka qaateen agabkii yiilay guryihii uu dajiyay. Max’ed Dheere ayaa ku eedeeyay madaxweyne C/llaahi Yuusuf in uu dhaamay marti gelintii maamulkiisa uu u fidiyay dowladda, waxa uuna sheegay madaxweynaha in uu ka kacay falal ka dhan ah abaalkii ay u galeen maamulka Shabeellaha dhexe. Aflagaadada Max’ed Dheere ayaa ku soo beegantay xilli cutubyadii ugu danbeeyay maliishiyooyinkii ku xaraysnaa xerada Kongo ee kasoo jeeday Puntland ay xalay isaga dhaqaajiyeen gobolka Shabeellaha dhexe, iyagoo kusii jeeda magaalada Baydhabo. Maamulka Shabeelaha dhexe ayaa ka hor joogsaday maliishiyooyinkii ku xaraysnaa xerada Kongo in ay kaxaystaan ilaa 17 gaari iyo matooro dowladdu ay ka heshay dowladda Talyaaniga oo laga soo dejiyay garoonka Cisaley ee duleedka magaalada Muqdisho iyo agab kale oo dowladdu ay ka heshay dalal ay saaxiibo yihiin. Warar saakay laga soo xigtay saraakiisha maliishiyooyinkaas ayaa sheegaya in ay si nabad gelyo ah uga talaabeen xadka gobolka Shabeellaha dhexe. Mar uu ka hadlayay isbahaysi ashahaada la dirirka ee dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Muqdisho waxa uu sheegay in uu xubin buuxda ka yahay isbahaysigaaas, isagoo amaan u jeediyay wasiirada hubaysan ee ku bahoobay isbahaysigaas laga fangareeyo dhanka Maraykanka. Si kastaba ha ahaatee tan iyo markii xubnaha labada gole ay isugu tageen magaalada Baydhabo waxaa kasoo baxayay Max’ed Dheere hadallo lid ku ah madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo dowladdiisa, iyadoo sanadkii hore xilagan oo kale Max’ed Dheere uu aflagaadeyn jiray wasiirada hubaysan ee Muqdisho, isagoo xiligaas iska dhigayay nin hormuud u ah dowladda, balse waxa uu iminka xiriir wanaagsan la leeyahay wasiirada hubaysan, waxaana la filayaa xaflad maanta iyo caawa socon doonto oo loogu dabaal degayo sanad guuradii 4aad ee kasoo wareegatay aasaaskii maamulkiisa in uu Max’ed Dheere ka jeediyo aflagaadayn kale oo ka dhan ah madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo dowladdiisa.
-
Goormaan the king of SOL caano ku daadin doonnaa isagana?
-
halkan ka akhri maqaal laga qoray. loool...Toloow arrintaani xaggee iska qabanaysaa? Islaantaan ma iyadaa ah a top pirate consultant mise survielence ayey meesha u tagtay oo secret service ayey meesha uga shaqaysaa? Maybe we will be amazed haddii Somali Pirates la jebiyo oo laga taqaluso the ammount of information ay islaantaani ka dhiibtay ee ay la yaabi doonaan.
-
Originally posted by NGONGE: ^^ Can you imagine him as president? He'll invade Madagascar. looooooooool......oo muxuu ku maagayaa? Maxaad Afrika uga goosateen oo uga durugsan tihiin?
-
KOCHI, NOVEMBER 27 (PTI) A top Indian naval official on Thursday said he would not rule out the role of Somali pirates in the terror strikes in Mumbai in view of the recent action by the Navy against the sea bandits in the Gulf of Aden. Asked whether there can be any connection between the pirates and the attacks in Mumbai, Vice Admiral Sunil K Damle, Flag Officer Commanding-in-Chief, Southern Naval Command, said such a thing cannot be ruled out. "I cannot say but I will not rule it out. I cannot say whether there is connection or not. All I am saying is that we very strongly suspect such a thing can happen," he told reporters on board the INS Tir. "It is a fact that our action against the Somali pirates in the recent past has got the Indian Navy into focus particularly in that area", he said, adding this also brought in a danger...Indian Navy being targetted by these people also in addition to the terrorists," he said. "These bad elements unfortunately have a fair amount of illegal money at their disposal. Even if Somali pirates were not taking direct action against us, there is every possibility of them pumping in the money into such organisations which are capable of taking terrorist action against us", he said. On reports that the attackers had sneaked in to Mumbai through sea routes, he said "we have already started investigating the vessels which are considered suspicious on the west coast, particularly in the vicinity of Mumbai". He said the Navy has stepped up security not only as a result of what is happening in Mumbai. "We have already taken security measures because we feel they could be target of those who feel threatened by the naval action. We have tightened various kind of security measures", he said. Damle said the Navy was assisting Mumbai police and NSG in the operations against the terrorists.On security measures initiated by the Navy, he said that in the past one year offshore patrol vessels 'Sujata' and 'Sharda' and Fast Attack Craft Bangaram have been extensively deployed for patrolling duties off the coast of Kerala and off the Lakshadweep islands. These ships also monitor the Sea Lanes of Communication or SLOCs passing close to Kerala and Lakshadweep, he said. He said the recent decisive intervention by the Indian Navy off the coast of Somalia is a timely reminder that the Navy is capable of protecting the country's maritime interests. He said the Indian Navy's initiative to take action against Somali pirates in the Gulf of Aden has been recognised all over the world.
-
Originally posted by Emperor: ^Ok Taarwalayaasha Somalia waxay oranjireen, wareeg 9-ka(saqaalka) 4 (afar) kadhig... dabci hahaha AT u qallee saaxiib meeshaan calaacal baa ka socda oo waad ka raysee.
-
Originally posted by Nephthys: It's become the norm, unfortunately, every time a bomb goes off somewhere some Muslim organisation or persons are to be blamed even before an enquiry begins. Is this on the news, Blessed, do you have a link to it, I couldn't find one, must be recent. Malla yaabtay? Did any Muslim group claim the attack or evidence found then this could be linked up.
-
Djibouti: President Yusuf to lead Government delegation
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: He left Nairobi today ,, but he lost his way and landed in Garowe ,,, lol...You know Garoowe iyo Jabuuti waa isku eg yihiin marka cirka laga fiiriyo? -
Originally posted by Poker: R U serious? lol...bal naga hubi
-
TFG and ARS Reach An Agreement - More Parliament Seats
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Saaxiib I think the word justice has ONE meaning not 10. The one that Somalis need is in shakhsi kastaa xuquuq yeesho, aysanna awooda dalka shakhsi, koox amd cidi ku tagri falin. I don't call justice Cid hebla ayaa kursigaan leh. -
TFG and ARS Reach An Agreement - More Parliament Seats
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by nuune: ^^ Sxb, Ilaahoow mey thousand MP ka dhigaan, bal nabad un ha ku soo dabaalaan wadanka. Nabad kastaa sii waari mayso haddaan caddaaladi ku xigin..........I think saaxiib all this mayhem was caused by lack of justice. -
That is funny. There is something that is wrong with this claim of Indian ship and the story surrounding this fishing boat. On the day the Indian's claimed to have chased two speed boats that has fled the scence, later finding one that has been abandoned. How come is that they did not see this captain who was found days later, it might have been a night...but what happened to their military capability and night vision or heat detection system? I think it is time that they learn lessons from the pirates who seem to be more organised than the Indian Navy.
-
Originally posted by Norf 1: They thought the trawler was the 'mother' ship. My position hasn't changed. There is a claim that although it was a fishing boat, it has already been hijacked. Or maybe it is a failed rescue mission.
-
TFG and ARS Reach An Agreement - More Parliament Seats
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Xaq: 550 seats. is there a building in Somalia big enough to fit them? lol...malla yaabtay? QUOTE]Originally posted by nuune: United States of Somalia, even America doesn't have that number! 275 +ka ayaanba awal la yaabanaa waaba hadda iyo double... Toloow haddii Waqooyi iyo Jacaylbaro oggolaadaan inay soo noqdaan ma another 550 baa lagu darayaa? Wuxuu waalanaa waa jago iyo kursigu ha socdo... Ilaahoow Caqli noo yeel. -
It is somehow a shocking reminder of how cruel the military junta was. Ilaah ha u naxariisto intii dulmi lagu diley kuwii waxaan ka masuulka ahaa kolleey maalinka Qiyaame ayaa xisaabtii Ilaah u dambaysaa...
-
I found this too...JB.................
-
lol...We're sorry, this video is no longer available...lol
-
lol...What happened to Jabuuti? I thought that he was going to Jabuurti? Mise mar horaa lagu kala faraxashay Jabuuti oo sida la maqlayo baarlamaan 550 ah baa la leeyahay waa la samayn, kaasoo dooran doona Guddoomiye baarlamaan markaasna madax weyne muddo bil ka dib ah. C/llaahi Yeey DAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAADKAAAAAAA QAAAAAAAAAAAADAY!
-
Ibti...as far as I can remember there is enough sun for someone living in areas where it snows or freezing conditions as long as you dont want to go to the Ras Al Khaymah...or the border close to it with mountains. I remember catching a cold last January. Yes the ticket price is as you mentioned I remember some frequent travels there and it ranged from 230 - 500 (sorry I coudn't get the Pound sign)
-
http://news.bbc.co.uk/1/hi/world/africa/7746486.st m
-
Popular Contributors