Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. lol...so he has double title...one obvious and an undercover one...lol...? I think the pirates have some sort of link with some of the qabqablayaasha Soomaalida kuwaasoo aan waxba ka deyrineynin.
  2. Originally posted by Poker: JB and Suld How come there are no videos of Mah'd Mooge? I always wonder that. I can't believe So-called Somalis shot that man point blank. lol...so called...........Did Somalis shoot him...I remember he died when he was taking part of the armed resistent against the military rule back in 80s...I know dhimasho is dhimasho but I just wonder how he died...was he fighting against the Somali army? AUN he was a legend indeed...! Some1 who knew xaaladda waddanku ku jirey ee aan Maddaale Noolow maddaaloow qaadeyn everyday while dalkii la sii burburinayo...unlike Egal and Sangub whom I once saw a clip where Egal was actually wearing an army uniform singing while Hargeysa was destroyed and the civilians either fled, wounded or killed. And I am sure Riyale and others who now dadka ku maaweeliya Soomaaliya ayaa na xumaysay were part of the very same men who destroyed the north but sadly that cannot be seen by many just because they want to blame the south for all the suffering.
  3. lol...ciyaal maala yacni meel ku soo uruuray waaye...lol...JB fan goormaa u dambeeysey Soomaaliyuu la dhintay.
  4. KK I cannot say I am an expert in forums but I agree that for what I have seen SOL is better than many places that maryooleey meets online...but it doesn't mean that it should think it is the elite and not clean it's mess. I am sure there will be a competition from other sites sooner or later or it might already be occuring therefore it needs to keep up with the pace else baska dambe soo raac baa ka dhacaysa. Let me be a little bit judgemental and say maryooleeydu ma jecla critism and aan afeef ka dhigtee waxaan buunkaan dhan u yeerinayaa that this place becomes meel dadka isku haysa ee aan kala dilin waxa Soomaali dhex yaallana aysan dab ku sii hurin. I am not saying maxaa hebel loo ceyriyey amase hebel loo ceyrin waayey...ee just fairness. I have respect for some of the moderates who I think as well as enjoying this thread are also keeping things under control and I do not regret coming here as I have met many good Somalis not necessarily in person or such but atleast through the screen and the keyboard...Who knows may be one day insha ALlaah we might all end up having our gathering and cafi each other as well as marxabbayn.
  5. Originally posted by Kool_Kat: ^Yaad ku dhaga hadli? You just can't make such above statement and leave us hanging, bal magacyo nagusoo tuurtuur...Tolow yaa ka kow ah... LOL@naas-nuujis... loool...KK adiga wax maa isku ogtahay waa yaabe? You know what one of the wonderful Somali wisdoms say "Waa beryey sacabbo laguma dedi karo" If one wants to clean this place they don't need me to name individuals and that is not the point here... the point is inay shaqadooda qabsadaan si meeshaan nadiif u ahaato...if one allows in la is kalbakelbeeyo in the first place and allow for some individuals inay ku talax-tagaan dadka then sheekada faraha waa ka bexee waxayna gaaree then in ban iyo wax aan loo baahnayn meesha yimaadaan. I beleive that the majority of members here are decent people and don't think that they came here to waste their time on nac nac or dembi mutaystaan...
  6. If what he said is right "That she wouldn't let him see his kids" then the kidney should be returned to the rightful owner uu Ilaah u hibeeyey billowgii ka dibna ugu deeqay qoftaan aan asxaanka lahayn!
  7. Originally posted by Aw-Dhubad: Originally posted by Kool_Kat: [qb] Can somebody ban him plz I don't support the idea of jumping to banning members...but campaign for strict filtering and monitoring process and specially in la iska dhaafo in some of the members la naas-nuujiyo oo waxay dhahaan aan waxba laga soo qaadin qaarna markii ay wax sameeyaan loo arko adduunyo gaddoon: in other words FAIRNESS.
  8. Originally posted by me: Hate, Love bla bla......Ilaahay ayaa umadaha oo dhan sameeyay. Anigu shaqsi ahaan umadaha ma kala jecli. Laakiin umad walba waa in ay danteeda raacdo. Mar mar danta Soomaaliyeed iyo Danta Carbeed wey isla socotaa, mar marna ma isla socoto, waxa kaliya oo aan leeyahay danteena aan ka fakarno intii aan carab dantiisa wata aan ku daba lumi lahayn. Marka wixii dani noogu jirto waa in aan raacnaa. well said.
  9. yeah and remember he will be coming to Garoowe so xaggee galee?..........lol..........ma mooddaa Abu Mansuur inuu Baydhabo iyo Xamar ku ekaanayo!
  10. Originally posted by Mujaahid: Red Sea: Since when did starving somali kids became a political or partisan? People have no shame. Just admit people you've lost the war. you wanted somalia to be Ethiopian puppet, but thank God to its sons like AbuMansuur for not letting that happen. The old man ran to Gorowe, I am wondering what are his mouth pieces still be doing here? Go hide in shame like your old man. loooooool
  11. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Abwaan, hala yaabin dadka qaarkood, duqa. Tacsi iyo ciil ayaa waxaas ka keentee. Their mind ma joogo, time sii tacsida ugu baxaan. Forty days mee ahayd asaayda? loooooooooooooooool..........you really made me lough and I will leave them alone and give them some time to mourn for their loss which truelly is a victory for the rest of peaceloving Somalis.
  12. Originally posted by Ibtisam: We should send a murder of the year to Yey, post it to him at his home coming party. :cool: I completely agree with this nomination...the sad thing is some sick people like him started personal attack against you or anyone they see to disagree with people like YEY, rather than trying to debate against this and why you came to this conclusion. Hopefully very soon such people will be minority in Somalia and all those with hate, qabyaalad agenda will vanish insha Allaah, justice will prevail and the peace loving Somalis from every corner who I think are the majority will live peacefully Insha Allaah.
  13. Empror don't worry I will change the picture soon IA. Just waiting for another nice one by Amin Amir.
  14. Duke hadal wax ma taro Mansuur waa nin Soomaaliyeed he has the right to go wherever he wants to...remember how Cadde Muuse cried when The ICU came to Bandiradley...how he once said diinta islaamka ma diiddanin Sh. Abdulkadir Gacamey ayaan masuul uga dhigaynaa Puntland...and how he again asked the Ethiopians to defend (For your info I was in Galkayo at the time for the first time in my life and have seen isku dhexyaaca iyo fuleynimada maryacalasta Cadde...No other Somali region or adminstration asked for the Ethiopian protection except the very same place you always talk about as being this...tuulo is blah blah blah...I wonder whi is weak then? I think that you are wearing your wrong glasses prescribed by clanism rather than an optician and this doesn't help but makes you more Blind and not being able to see the reality. you know what Duke let me give you an advice qof waxaad tahay yaqaan amase adigaba kaa badiya lalama doodo ee yaa ku dhaho dadkaan ku aqoon meelahaan u bootee.
  15. Originally posted by dhulQarnayn: ^^^Mr Oromo Roobow Abu Munaafiq iyo Sheikh Adan Madoobe haka dabaashaan. U diyaar garooba long food lines like this... I hope Roobow's jihad feeds these kids... Gaajada iyo colaadda ma waxaa la moodey inay dad gaar ah la dhalatay? Haddii shalay ay Bay dhibaato ka dhacday...Ilaah hannaga hayee oo mar kale nooma soo cesho ee laga yaabee meel aad adigu isleedahay dadkaad ka xigtaa inay ka dhacdo. Waa yaab maxaa belaayada loo saadinayaa? Haddii adeeryaal laga ceyriyey shaqadii Itoobiyaanka ay u hayeen oo Itoobiya baxayso...tolow danaha Soomaalida dhan ma ceel ku rid baa... Yaa dad is mahdiyey u sheega inaysan Soomaali kala fiicnayn kalana qiimo badnayn ummadduna siman tahay. wax macno ah ma tarayso dhegahadal iyo dhibaato iyo colaad abuur hadallo ah oo lagu hadaaqaa ee wanaagga iyo nabad in lagu wada noolaado oo la is walaalaysto ayaa dani ku jirtaa. WAXAA CAJAA'IB AH IN NACAYB IYO QABYAALADI MAANTA AY HALKAAS DAD GAARSIISEY. SOOMAALIDU WAXAY TIRAAHDAA NIN GURI MURAAYADA KU JIRA DHAGAX TUUR MA BILLAABO. ILAAHOOW DALKA NABAD NOOGA DHIG KUWA SHARTA U OLOLAYNAYANA NAGA QABO.
  16. It looks like in Siyaasadda Soomaalida iyo taageerada qabyaaladda dad ku waalanayaan...lol...Ilaahoow na caafi.
  17. I wonder who is next?...Cadde...Yey...Gacmadheere...Qayb-diid? Darwiish...Xuub-Sireed...Qanyare? He thinks Itoobiyaanka xoog baan u jeclahay khudbadiisii ahayd inay Qanyare badbaadineyso...? Dabageed iyo Maxamed Dheereba waa jeclaayeen waana la xiray. Where is Dabageed...? Still in Ethiopian jail
  18. loool...I heard Abu Mansur is in Galinsor heading all the way to Gobollada Bari...
  19. Originally posted by General Duke: ^^^Puntland will support anything thats good for Somalia. There is nothing left of the Parliment in Baidoa now saxib. lol...Don't you know Gacmadheere has not resigned yet so yes there is more left in Baidao. Duke Remember around 40 so-called MPs who went to Asmara and were replaced by Yey...what is so different now if those 30 MPs and Yey himself is replaced now? WHAT GOES AROUND COMES AROUND!
  20. Originally posted by Malika: ^Are the so called Puntland forces not Somali Forces?? You make them sound as if they are from a neighbouring country or miyaad ujeeda in terms of clan lineage? [/quote loool...Ciidammadaan caadi maahan oo xitaa Ugandans waa ka tababar fiican yihiin...lol... Originally posted by Allamagan: Sh Emperor, stop making them they are like some sort "african peace keepers" and dont delude yourself with these bulsh1ts saaxib you read from Pro Yey sites, I know you better than that sxb wax isulahar . Raggaana they either stay there as a somali army ready to take orders from their new bosses and do what they ordered to do or they choose to be a "clan militia" and follow the footsteps of the man who brought them there from Puntland. One of the two! which one? [/quote Agah...Ciidankaan Doollar baa mushaar looga dhigay kuwa kalena waxay qaataan shilin Soomaali including the Ugandans ee ma ogid miyaa xaalku waa saas...waana ciidan muhiim ah. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Ma yaabtay? Dadka qaarkood isma arkaan heer ee qabyaalad ka gaartay. Even the madaxweyne ku sheega that was forced to resign claimed to be "happy" to be back in his "country" and among his "people" when he landed in Garoowe. I guess the Baydhabo he resided the last few years and flew from a mere hours earlier wasn't in his "country." Haba sheegin even Filla Soomaaliya he so much loved in Xamar. lol...Waa ayaan darrada jirta...awalba wixii Madaxweyne u aqoonsanaa bay dhib haysaa...way iska caddayd inuu yahay shakhsi buka oo aan aqoon iyo karti uu Soomaali ku hoggaamiyo aan lahayn balse ay qabyaalad iyo inuu dalka burburiyaa ay madaxa ka dardareen...! ANIGA HADDA INTII AAN COMMENT-KAAN AKHRINAYEY AYAAN RIYOODEY...WAXAYNA U DHACDAY SIDATAN"C/YUSUF AYAA CAALAMKU KA CODSADAY INUU SOO NOQDO KA DIB MARKII LA OGAADEY IN ISAGOO SHAQADIISA SI HUFAN U WATA AY DOWLADDA ITOOBIYA LA YAABTAY WADDANINIMADIISA AYNA MIJO-XAABISAY KANA ERIDAY KURSIGIISII........!!!!!!!!!!!
  21. lol...Maxamed Cabdi Yuusufna waan maqlayey.... laakiin waxaa dhab ah odayaashaan waa isma dhaanto iyo dhashood, inay wax badan soo kordhin karaanna ma filayo...weliba kuwii dadka Soomaaliyeed laayey, dhacay amase qayaanay in xil loo dhiibo maba astaahilaan.
  22. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: That is why it is called Wala la yidhi ...... loooooooool JB waa ka baxsatay!
  23. I hope Shabaab inaysan buundada Luuq goyn waayo magaaladaas sidii lagu geli lahaa way istaageysaa.