Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
AUN
-
Originally posted by AAliyah416: ^I didn't get it somalia maxa kaqaldan.... loooooooool@ pic salaam [/quote loooooooool..........Aaliyah ma arkin miyaa kuwa ummadda hoggaankeeda ayaantaan hor orda...wasiirro suulka wax ku saxiixa, xildhibaan leh dadkayga madfac hallagu garaaco oo dal shisheeye oo cadow ah ciidammo ka yimid ha baabi'iyeen iyo waxyaabo kale oo ka liita.
-
inay Soomaaliya nabad ku soo dabbaalaan!
-
lol...
-
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: looooooool@ismalura ,,,,,,,,,,, aniguna islure ,, loool...u mean Ismalure? JB afsoomaaliga maa u gooyey?
-
lol...Magac meeshaan waa ku dhammaaday...mar dhowna Soomaaliya baasaboorrada waxaa lagu qoranaa...Burdubte Libaax-sankataabte.
-
Originally posted by General Duke: Qabriga Ismaaciil Jabarti lol... .............................................Cakuy e haddii myth la aamino!
-
Originally posted by Meiji: Why isn't he enjoying his '''retirement'' in his country of birth? Scared for you-know-who? Good question...Although I think in wuxuu rabo Soomaali dhaafay aanan runtii jeclayn inaan shaqo ka dhigto, ninkaan nabsi baa haysta siduu Carabta u nebcaa oo uu Afrikan-ka inuu ka sii Afrikaansan yahay uu isku dayi jirey inuu caddeeyo illeen Itoobiya oo carabta neceb ayaa ka dhex hadleysee...maanta ma waxay dani bidday inuu waddan carbeed uu magan gelyo siyaasadeed weydiisto oo uu ku noolaado? Tolow hadda xiisaha jiraa goormay dhammaan doonaan oo uu meesha ku silci doonaa?
-
lol...Ismalura you got that one right no 2 is Kala rida...and for kabto...try to tell us about her!
-
Don't you think she is too young to be breast feeding and also he is old to be breast fed. Bahashu halkay iska qaban la'dahay? Waa waxa Soomaaliya yaal!
-
Who used to send MORTARS into homes and fight inside Mogadishu?
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Yaan Duke ahayn oo marba meel u mashxaraday...If one looks at his post waxii la rabo baa la iska sheegayaa.... and I hope inaan dhiig Soomaaliyeed marba isku daadan unlike Duke. Who wants a failed Somali government when his uncle is not the leader and wanted a stable Somalia when Yey was here...yaa la waalaa oo kaa caqli liita? -
Originally posted by Meiji: Gen Duke and Emperor, Twisted-Logic has challenged your Propaganda succesfully and posed some interesting questions. If you truelly believe in the old quisling which has sought refuge in Yemen, then tell us what power do former AY associates have in this socalled govt? Dont dogde this question with the usual rants against Nur Adde and Abdisalaan guy.
-
Ilaah ha u naxariisto.
-
Luxury Get Away For Kuwait’s Royal Family in Somaliland
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in General
Warar sugan ayaa sheegaya in qalcadaha ay dhisanayaan qoysaska reer boqor ee ka soo kala jeeda dalalka Kuwait, Shiinaha, Kamboodiyo iyo Srilanka ay soo dedejin doonaan aqoonsiga gooni-isutaagga maamulka Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya. Faysal Cali Waraabe ayaa mar maanta wax laga weydiiyey mashruucyadaan farxad dartiid uu hangoolkii uu watay dhulka uga dhacay kana jabay kaasoo lagu soo samayn doono dalka Imaaraadka carabta dukaan ku yaal magaalada dubai goob la yiraa Xariryaale oo Faysal markii uu Imaaraadka tago uu fadhi-ku-dirirka wakhti kula qaato uuna ku yaalo dukaan ulaha bakooradaha lagu gadaa. Siilaayo ayaa arrintaas ka xun waayo waxa warar laga soo xigtey bogga Amin Caamir ay sheegayaan inuu tolanayo suudadkii lagu soo dhaweyn lahaa qoysaskaasi reer boqor oo laga yaabo inta uusan dhammayn dawaarluhu in boqortooyooyinkaasi (waan oomay kelmaddaan maxay u gaabin waayeen...lol) soo guuri doonaan. -
lol...JB...that is when Xamar shaqo lagaa siiyo oo aniga iyo adiga aan wada fiirsanno cayaar dhexmaraysa Gobollada Waqooyi iyo Jubbada hoose oo ay u kala ciyaarayaan, wiilkii Dheereeye iyo wiilkii A&T insha Allaah. When you will be going to get your Somali passport from the Somali immigration in Mogadishu........hahahahahahahahaha...cause more clarification is needed for you to get the passport because of many anti-Somaliweyn views in the past so Hargeysa sent your application to Mogadishu........................
-
Luxury Get Away For Kuwait’s Royal Family in Somaliland
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in General
lol...Kuwaiti Royal Family...Chinese Royal family iyagana xaggee loo dhisay? -
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Is the Tarabuunka still banaan ?? It is still bannaan and that is where I and you will be saluting president Sharif insha Allaah January next year...lol... I will be representing SOL Wardhiigleey and you will be representing SOL Hargeysa...hahaha
-
you mean KABTO, KALKAASHO iyo KALA RIDA? Which one are you?
-
A&T should we say to you Happy SOL Birthday?
-
Originally posted by Adam Zayla: imagine - as you walk home from work minding your own business, suddenly a HIPPO jumps out the bush.. As he is holding a walkie talkie in his hand he must be a zoo-keeper or a ranger who knows his scape route...........!
-
loool....don't worry about the space as you might know all of them will not come together at one time.......lol...........there will be many missing from meetings by chewing chat in Nairobi, receiving their benefit cheques elswhere, boycotting certain meetings and many more other reasons...therfore xaynta timaadda meel walbaa deeqda. lol....runta haddii la isku sheego hadda tiradooda maba ka welwelsani oo tani waa na qabataye waxaa ii daran inay wax wanaagsan noo qaban doonaan iyo in kale iyo inay sidoodii MOOSHIN maalayacni ah oo qabiil iyo danaysi ku dhisan la wareegi doonaan.
-
I think I saw this on SOL a while ago!
-
Originally posted by Resistance: and i was wondering why would JB post a postive Somali article. cause Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Waa baryey sacabbo laguma dedi karo" It is positive aan la qarin karin........lol
-
Popular Contributors