Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
When Ahmed Madoobe is Elected President Of Jubbooyinka
Abwaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
lol@at the new accord....when is that going to expire? -
lol@Taleexi.....waa iska barakoowdey dowladdii oo waa badatay. Soomaalidii soo cabaadkeedii lagama joogi waayin iyo aan iska dhex aragno.
-
When Ahmed Madoobe is Elected President Of Jubbooyinka
Abwaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xiin oo ayaantaan la waayey baa haddana soo rogaal celiyey. Beryahaan baad aamusnayd illeen afkii baa juuqda gabay haddana ma tan baad la timid. Reer dhan baad go'aan u gaareysaa, iyagu madaxdooda ha doortaane bal adiga faduushaada maxaa ku dhex geliyey adba in wax laguu dooro ma oggolide. -
Abtigiis;898604 wrote: He is two scripts away from taking this one!! Kkkkk. looooooooooool...So you are confirming the existence of scripts.. Arrintaan waa in khubaro iyo guddi madax-bannaan loo saaraa.
-
Waxaan qabaa in wasiiru-dowleyaasha aan loo baahnayn marka laga reebo kan madaxtooyada. Wasaaradaha Arrimaha Dibedda, Gudaha, Maaliyedda, Adeegga iyo Arrimaha bulshada madaxdii baa ka badatay ee sidee loo maamulayaa? Bal aan aragno sida taliyeyaasha amniga iyo safaaradaha loo qaabeeyo iyo shakhsiyaadka loo magacaabi doono haddii Ilaah na gaarsiiyo.
-
I agree....admin....please delete this.
-
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa dhameystiray Golihiisa Wasiirada, iyadoo maanta wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa lagu magacaabay Wasiiru dowlayaasha iyo wasiir kuxigeenada ka mid noqonaya Golahiisa Wasiirada. Wasiir dowlayaasha ayaa ka kooban 5-wasiiru dowle, halka Wasiir kuxigeenada ay dhan yihiin 20-wasiir kuxigeen, inkastoo min labo wasiir kuxigeen ay isugu jiraan wasaarad walba. Xubnaha min labada wasiir kuxigeen ee wasaaradaha ayaa lagu sheegay maadaama wasaaradaha ay yihiin kuwo howl fara badan horyaala ay lagama maarmaan noqotay in min labo wasiir kuxigeen la magacaabo. Xoghayaha joogtada Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Faarax Cabdi Xasan ayaa warbaahinta u aqriyay magacyada Wasiiru dowlayaasha iyo Wasiir kuxigeenada, iyadoo tiradan ay noqoneyso tiradii ugu badneyd ee min labo wasiir kuxigeeno ay yeelato wasaarad kasta. Magacyada Wasiiru dowlayaasha:- 1-Faarax Sheekh C/qaadir Wasiiru dowlaha Madaxtooyada 2-Dr Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada 3-Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha 4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru dowlaha Maaliyada 5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Adeega bulshada Magacyada Wasiir kuxigeenada 1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada 2- Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada 3- Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha 4- Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha 5- Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada 6- Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada 7- Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta 8- Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta 9- Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada 10- Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada 11- Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud 12- Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika 13- Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka 14- C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka 15- Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga. 16- C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga 17- C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga 18- Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga 19- C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta 20- Ibraahim Is-aaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta. Xubnaha la magacaabay ee isugu jira Wasiiru dowlayaasha iyo Wasiir kuxigeenada ayaa ka dhigaya tirada golaha Wasiirada 35-xubnood, iyadoo Xukuumadu ay tahay mid dhameystiran. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com http://jowhar.com/news.php?readmore=156
-
Carafaat....he is second now.
-
Oodweyne Leader Praises Mogadishu, Says Demoqracy Murdered in Hargeysa
Abwaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
Lol@N.O.R.F. Shaah ka badan baa laguu diyaarinaa....qadadii naga baaqatay 4 years ago iyo ka badanba waa diyaar insha Allaah ee ha soo daahin. -
Oba and Jacaylbaro and their threads.
-
Kudos to Mr. Awale. He is doing a great job.
-
Wareer iska dheh.
-
I can't watch this now. Hadhow ayaan fiirsan doonaa insha Allaah balse waxaan dhihi lahaa Qaadka in lala dagaalo waa wax laga rabo Soomaalida meel kasta oo ay joogaan.
-
Dr. Professor Engineer General Colonel Che E Guevara
Abwaan replied to Che -Guevara's topic in Politics
Che -Guevara;898063 wrote: ^You got it wrong. lol@Duke, I guess you would know. Ouch! -
Bossaso: Dr Sadiq Enow announces new opposition party Midnimo
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Isn't Ictisaam a new version of the Itixaad? -
oba hiloowlow;898029 wrote: I've been to both places Gaalkacyo is still stuck in the era of 90s, kidnappings,assasinations and shidh when i was there in 2009 i had to claim to be from Laascaanod when i was in the north side of the city in a checkpoint man if you aint aggresive you can't survive in that city. Oba, you went to Galkacyo in 2009?
-
Oodweyne Leader Praises Mogadishu, Says Demoqracy Murdered in Hargeysa
Abwaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
Dr. Gaboose iyo dhammaan dadka Waqooyi, kuufurtu gacmo furan ayay ku soo dhaweyn doontaa insha Allaah. -
Futuudland is whoever dreaming on creating Some qabiil Land.
-
loooooool@at the peace Marathon. Waa su'aale Dhagxaan, bud iyo toorreey ma la soo qaadan karaa? Magaalo khad cagaaran leh oo dadkii la kala afduubanayo baa la leeyahay peace Marathon baa ka dhacaya. Mudaaharaad lagu dalbanayo inaan dadka la kala afduuban maa la sameeyo walba. Maxaa NGO lacag been ah lagu qaataa.
-
No Somaliland, No Puntland, No Galmudug, No Khaatumo, No Ximan iyo Xeeb, No Jubbaland, No Hiiraanland, No Bayland, No Maakhir, No AwdalLand.................NO FUTUUDLAND......JUST Somalia with 18 Regions....brilliant. http://www.un.org/Depts/Cartographic/map/profile/somalia.pdf
-
Bossaso: Dr Sadiq Enow announces new opposition party Midnimo
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Saadiq Eenoow? Is this guy Benaadiri? This name does not sound as Punti. -
Isma Lahayn Itoobiya ayaa ciidammadeedu xaruntii wasaaraddii gaashaandhiga ee Soomaaliya saldhig ka dhiganayaan markaas bay xeebaha Liido iyo Jaziira u dabaal tegayaan. Way oo way. Wallee taariikh xun taas baa la yiraa.
-
A_Khadar;897849 wrote: Sakiin looma darsan, laakiin shiriif ahmed waa loo darsaday.. Gurguurtee too much qabyaalada iyo power hunger baa ka muuqda.. lol...brother A_Khadar. I know in Khaatumo ay Shariif Sh. Axmed u darsatay:D, laakiin madaxweynahan bal wakhti halla siiyo. Xitaa 6 bilood weli uma dhammaan ee goormaa lagala hortagaa dacaayad iyo mucaarad.
-
Popular Contributors