Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Suldaanka: QUOTE]Mr. Abwaan, hub iska yaalay meel ma jirin ee hub dagaal lagu qabsaday ayaa jiray. lol...dagaal baa lagu qabsaday...oo waa dagaalkee? Kii Cumar Carte uu dhihi jiray hubka jabhadaha hallagu wareejiyo soo maahan? Btw, yaa shacab ah, yaase askari ah? Bal noo macee arinkaa isaga ah. Can an armed melitiaman be considered a civilian? [/QB] Well, shacab waxaa ah dadka aan hubaysnayn ee aagaas deggan.
-
lol...another Ayaandarro dad shacab ah la laynayo...hubkaan meesha ku sawiran soo maahan kii Gobollada Waqooyi yaalley xilligii dowladdii milateriga? oh mise warshad Hub baa hargeysa laga dhisay?
-
loooool...Nin Yaaban...arrintu ha is dhiibeen bay ka dhammaan weysey... Xiddigo...kani galbaye kuwa hadda badda ku jira hallala taliyo!
-
loooooool.......we want to arrest the snake!
-
Open Letter to U.S. Congressman Mr. Donald Payne of New Jersey
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Shabelle: lol, after 18 years they still haven't given up. Do your children a favour and stop humiliating yourselves. lol...maxay kaloo wax ku gataan? Ayaantii Soomaaliya lagu soo rogey in af carabiga la barto oo xitaa barnaamijka Afka Carabiga ka baro raadiyaha uu ka socon jirey dukaammada iyo ganacsigana magacyadooda in Carabiga lagu qoro boorarka ku kor yaal ganacsatada la faray ayaa nin Soomaaliyeed oo ganacsade ahaa la weydiiyey..."Abuukar Afka Carabiga ma taqaan"? Markaas buu ku jawaabey "Maxaan kaloo wax ku gataa" Isagoo ula jeeda xitaa in xitaa xilliga uu ku guda jiro ganacsigiisa uu Af Carabi ku hadlo! -
As some of us over here claim, if the pirates’ agenda originally was to scare the foreign vessels fishing around Somali sores indiscriminately and some foreign criminals dumping nuclear waste into our sea I think the job is done. They have gone too far by going to Yemen, Salalah of Oman and even Mauritius. These guys are criminals who won't do any good for Somalia either. I have been reading that they waste money robbed from foreign ships and sometimes pay $30 for a cup of tea, which is creating inflation...right? If you guys chanting here now will cry tomorrow because pirate eeddadiis dhashay was killed in the Indian Ocean you better advice them to give up this business. It is obvious that some politicians might be involved in this piracy thing as stated by some reports earlier the young men will eventually be the victims.
-
Axad, March 29, 2009(HOL): Xaawo Shiikh Axmed (Xaawo Taako) oo ka mid ahayd Xiddigaha Kooxdii Kubadda Kolayga LLPP iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa waxay 19 sano kadib ku laabatay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxayna halkaas kula kulantay waxyaabo cajiib ah oo aysan maleysan karin. Xaawo Taako oo nagu soo booqatay Xafiiska HOL ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka warbixisay waxyaabaha ay u timid Muqdisho iyo waxa ay sameysay kadib markii ay dalka dibaddiisa u baxday. Xaawo Shiikh Axmed (Xaawo Taako) Xaawo Shiikh Axmed (Xaawo Taako) waxay sheegtay in ay Muqdisho u timid labo arrimood oo kala ah in ay ka qeybgasho aaska meydka Xaaskii Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji Yabarow Wiish marxuumad Khadiijo Maxamed Nuur iyo in ay qalab Isboortoi oo ay soo dhiibeen Soomaalida Qurbo joogta ah ay u qeybiso Gabdho Kubadda Kolayga ciyaari jiray, kuwaasi oo hadda gacanta ku haya Kooxo gabdho ah oo loo tababarayo Ciyaaraha Kubadda Kolayga iyo in ay sidoo kale qalabIsboorti oo uu soo dhiibay Guddoomiye ku xigeenka Ururka SIFO C/raxmaan Maxamuud Guhaad (Shiine) ay ku wareejiso Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga. “Wallaahi markii aan ka soo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho indhaheyga illin ayaa ku soo joogsatay, wax kalena ma ahayn waa jaceylka aan u qabo dalkeyga iyo sida uu u burburay”ayay tiri Xaawo Taako oo intaas ku sii dartay in ay Muqdisho kula kulantay labo muuqaal oo kala ah mid burbur tilmaamaya iyomid kale oo muujinaya in weli ay jiraan dad nabadeed oo Isboortigii ciyaaraya, iskuna dhex jira. Dibadda markii ay u baxday Xaawo Taako waxay sheegtay in ay iyada iyo gabdho kale oo Kubadda Kolayga ciyaari jiray oo Yurub iyo Waqooyiga Ameerika ku sugan ay xiriirro sameeyeen, isla markaana ay abuureen Urur u damqada ciyaartoyda Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibaddiisa, sidoo kalena go’aansaday in ay caawiyaan dhaqdhaqaaqyada Isboorti ee ka jira Soomaaliya. HALKAN KA DHEGEYSO WAREYSI AAN LA YEELANNAY XAAWO TAAKO-By: Salaad Xiis Haddaba Xaawo Taako Qalabkii Isboorti ee ay ka keentay Qurbaha galabta ayay ku qeybisay Garoonka Kubadda Kolayga 1da Luulyo (Ex Luujino), waxayna qalabkaas ku kala wareejisay Ku simaha Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Ibraahim Xuseen Rooble iyo Gabdho Kubadda Kolayga ciyaari jiray oo diyaarinaya ciyaartoy cusub oo gabdho ah. Munaasabadda qalabkaas lagu wareejinayay waxaa ugu horreyn ka hadlay Ku simaha Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Ibraahim Xuseen Rooble oo Xaawo Taako baray Gabdho yar yar oo hadda loo diyaarinayo in ay noqdaan Ciyaartoy Kubadda Kolayga ah, kadibna wuxuu cod baahiyaha ku soo dhaweeyay Xaawo Taako. Xaawo Taako ayaa markii cod baahiyaha lagu soo dhaweeyay hadal dhihi kari weysay, indhaheedana illin ayaa ku soo istaagtay, waxayna sheegtay in sababta ay u ilmeyneyso ay tahay iyadoo gucaneyso sida uu dalka Soomaaliya u burburay iyo sidii uu ahaan jiray markii ay ku ciyaari jirtay, inkastoo aysan meesha ka marneyn in ay hor-joogeen wejiyo ay taqaanay oo ay muddo hore ugu dambeysay. Xaawo Shiikh Axmed (Xaawo Taako) oo la hadleysay gabdhihii cuslaaday ee Kubadda Kolayga ciyaari jiray iyo gabdhaha ciyaartoyda ah ee ay diyaarinayaan ayaa waxay sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay in ay la kulanto bahdeedii Isboortiga, waxayna kula dardaarantay gabdhihii hore ee Isboortiga iyo kuwa hadda la diyaarinayo in ay isku xirmaan oo ay noqdaan dad aayahooda Isboortiga ka tashada, dalka Soomaaliya u soo saara ciyaartoy mustaqbal fiican leh. Intaas kadib waxay qalabkii guddoonsiisay Dadkii loo soo diray, waxaana ugu horreyn guddoomay Ku simaha Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Ibraahim Xuseen Rooble oo Xiriirkiisa u qaaday, waxaa ku xigsaday Batuulo Xaaji Nuur, Faay Aweys, Jiijo Yarey iyo Khadiijo Aadan Daahir oo u qaaday Xiriirka Ciyaaraha Fudud ee Soomaaliya oo horay u xareeyay ciyaartoy ciyaaraha fudud ah. Waxaa xigtay in Ibraahim Xuseen Rooble uu Xaawo Taako guddoonsiiyay Xajalad DVD ah oo ay ku duuban yihiin tartamadii Isboorti ee uu qabtay Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga, Ugu dambeyntiina, markii ay soo gebagebowday munaasabada ayay Xaawo Taako codsatay in ay Kubdad Kolay ah ku tuurto Kolayga garoonka Ex Luujino, waxayna labo jeer o ay Kubadda u tuurtay dhinaca Kolayga ay ku guuleysatay in ay labadiiba ku rido Kolayga sidaasna ay ku keento min 2 dhibcood, markaas ayay dadkii yaqaanay Xaawo Taako berigii ay ciyaari jirtay ee garoonka ku sugnaa wada qireen in ay Xaawo Taako weli tahay Xiddigteedii Kubadda Kolayga. source lol...Somali team wearing their baati...lol
-
Originally posted by Juje: juje do you know Gen. Bashiir Goobe, he is in the back row second from left next to Sh. Xassan (Third from the left, back row as well). Just wondering the uniformed Ugandan individual who is standing Gen. Bashir's right hand side looks like just him right?
-
Welcome back Alle Ubaahne..! Originally posted by Alle-ubaahne: Originally posted by Cara: [qb] (kaad ku ogeyd maahan), at the end. lol...caadi ma tihid halka maahmaah aa soo xooreysid, laakiin adiga kaftanka badan ee the first day of your freedom iska dhaaf.
-
Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by Amna: With that said iam not desperate because desperate is someone who will jump in the marriage wagon with any guy who proposis to them, alhamdulilah i have not reached that level nor will i ever. I would rather be desperate and jump in the marriage wagon with any loser that looks at me twice than to come here and ask on a public forum for its members to keep me in their ducas! Bisinka what is this world coming to!!! Besides do you really think, with everthink else that's going on in ones life, they would actually say a duca for you? And just tell me how would the duca be said "Ilaahoow Amna nin u sahal" mise "Ilaahoow hadaadan Amna nin siiney samir sii"? :confused: BTW, what's your condition? May be we can waankuu duceyn karnaa inuu ilaahay 'condition' kaaga kuu fududeeyo! War heedhe haya ma'anaa waalan, mise Cadan baa laga heesayaa? Ps, I don't mean to offend you in any way, shape or form...I am just telling you like I would to my own sister or close friend who may have reached this point! Yaab badanaa, KK was it really necessary to talk to someone who asked for Dua in sidaan loola hadlo and assumptions to be made of...sidee ku ogaatay inay dadkaan duceynayaan iyo qalbigooda...malaha xaalku waa "Af qoyani hadal ma daayo" oo topic walba oo meeshan ka billowda dood iyo ilaaq baa la iskala daba gelayaa!
-
University of Minnesota is Hosting a Program About Somaliland
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
ic -
University of Minnesota is Hosting a Program About Somaliland
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
lol...ok...JB but did you manage to ask him? -
lol...crazy idea...and how many more air-traffic control do we need now?
-
University of Minnesota is Hosting a Program About Somaliland
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: anyone went there ??? What about your representative? -
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Maxaad sidaa ugu fekeri wayday during the Yey time ?? ,,, lol...malla yaabtay...wixii la rabo ayaa la iskaga hadlayaa...did he forgot Yey has been to Rwanda as well amd many other places uusan waxba ka soo faa'idin... Originally posted by wacdaraha_aduunka Cadaan iyo shariif kala dheera.Walle Kigame looks more somali then Sharif [/QB] ahahaha...Agah...war ka daa madaxweynaha! He still looks wrong for the job. Does not have that aura about him, does he? Now look at this one: Doesn't YEY look like a Bengali? Originally posted by Juje: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: I'm sure you wouldn't have the same thoughts if it is him that is going to those places .... Priceless ahahaha
-
lol...JB...what about ina Dayax Shimbiro ku Raace...? I couldn't stop loughing when I heard that too....
-
Ask those kids "What do you think about Canada"? The guy thinks that every1 on this earth knows Canada, what an ignorance. ...lol and one of them said Aabahay baaba Canada ka soo noqday dee. True Aaliyah he should ask about what subject they like and what they study.
-
Any Somali names that SOL members find funny or intresting: here is one particular one of a BBC Somali Correspondant in Kenya: Bashkad Jug Soo Dhacay I hope I got it right.
-
H D Awees ilmihiisii horta Soomaaliya ma u joogaan dagaal haka sheekeeyee?
-
good job!
-
lol...yaa og hee?
-
looooooooooooool.....................Amiin Caamir ma naxo...hadhow bay wax ka sheegi doonaan..........Raggeedii...ninkaan Amiin waa shaqaysanaa ee ka leexda.
-
Popular Contributors