Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
All this to justify Yey's warlordism?
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Mudane Awmaar is a soft speaker, oo waxgarad u eg. What is wrong with that? I guess xaley Aljasiira fiirsaneysay, on Inside Story . Koo la dhaho Sakariye Max'uud Xaaji in uu qeyliyo camal maa rabtay. That guy, waa Sakariye, was ranting and lived, according to Md. Awmaar's words, "in the past." Lost the respect I had for Sakariye. [/QB] I beleive you are right bro. Oomaar = A Gentleman, Zakariya = Qaylo-bande as usual!
-
Although I am not a fan of Indhacadde Haddana waxaan la yaabanahay qaraarka iyo waxa la sheego ee la waayey...Intaas oo oohin ah ma waxaa naga keenayaa oday 90 jir ah oo qabyaaladiiste oo afka lee ka hadla, ummadda Soomaaliyeedna cirib tiray for the last 38 years maxaa loo taageeri waayey?
-
Originally posted by Gheelle.T: Abwaan well done man.. I think yours is much better. NN, there you have it man. Thanks Ugaas, I just tried to use as much Somali as I could but I think Naxar should get those words that might sound better than mine from your translations. I just wish I had my fav. Somali Dictionay when I did this. Did you by any chance come across the most advance Som Eng dictionary by David Zorc and M Osman?
-
Galkacyu: Puntland forces clean city of criminals
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Poker: Abwaan, Correction, Somaliland isn't Somalia. Then call it another FutuudLand...cause magaca Somali waan wada leenahay ee ama nooga baxa ama nala jooga...taiwan is not Chinaland! Also I wouldn't mind if all Northerners or even the majority agree with that ON PRINCIPLE though not clan... -
Galkacyu: Puntland forces clean city of criminals
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Poker: Whuz up with the name calling? Miyaa lays cayayaa mise waa kaa cadho? BTW, GalMudug brothers can come to Hargeisa and live there but those from Buttland are forced to remained in the plane while traveling to where-ever through Hargeisa. I cracked me up when the anouncer said DON'T LEAVE YOUR SEATS. Is this real Poker, I doubt it is...Diyaaradda Hargeysa iyo meel kaleba ma uga degeen haddii Duke or another Soomaali aa u diidi lahayd. Hadduu diyaaradda dhex joogo anna kama degeen...lol This Futuudland and Dowlad Goboleed-land business qabyaaladda ayey sii hurinaysaa...and it is not really fair Soomaaliya oo aan maanta ognahay in xagga gaadiidka dhib ka haysto nabadgeliyo la'aan awgeed in dadku ay u kala safri waayaan goobaha qaarkood ayna mararka qaar meel dheer ka soo wareegaan.... Waxaan la yaabay mar hadda ka hor qabqableyaasha Gobollada Bari haystaa ay dad Sucuudiga laga soo tarxiilay u diideen inay ku degaan...I am glad inaan aarsi ka dhicin meelo kale oo Soomaaliya ka mid ah arrintiina la iska illaawey. Waxaan la yaabay kuwa SOL dhulal sheeganaya oo ama ay dhici karto in walaal, hooyo ama xaaskooduna meel kale ka soo jeeddo, tolow markii qofkaasi damco inuu u safro dhulka uu leeyahay innagaa iska leh familkiisana maloo diidayaa inay raacaan ?....lol -
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Justice: Caddaalad Form: Foom Employer: Qofka ama Shirkadda loo shaqeeyo (Loo Shaqeeye) Discriminatory Practice: Faquuqid File a Charge: Dacwad xerayn Worker Protections: Difaaca Shaqaalaha (dhowrista Shaqaalaha) Aabaha Eray-bixinta Afsoomaaliga ee SOL!...lol
-
NAXAR BAL anigana sidaan baan isbedel yar ugu sameeyey turjumaaddaadii: 1 Shaqaale ahaan, waa maxay xuquuqahaagu? Marka aad buuxineyso foomka I-9, shaqo-bixiyuhu MA SAMAYN KARO inuu: * ku weydiiyo aqoonsi gaar ah, kaamana diidi karo inuu aqbalo warqadaha aqoonsi ee saxda ah * Weydiiyo shakhsiyaadka muuqaal ama cod ajnebi leh oo KELIYA amaba dalkaan u soo haajirey inay buuxiyaan foomka I-9 * Diido aqbalidda warqad aqoonsi oo aan gaarin wakhtigii ay dhacaysey * Diido aqbalidda warqadaha caddaynta ee saxda ah. Shaqaale ahaan waxaad sidoo kale xaq u leedahay in aad dacweysid haddii: * Shaqo laguu diido ama lagaa fadhiisiyo iyadoo sabab looga dhigayo inaad ajnebi tahay amase, u cod egtahay. * Shaqo laguu diido ama lagaa fadhiisiyo iyadoo sabab looga dhigayo inaad aqoon u lahaatid afka ingiriisiga; in ka badan heerka luuqadeed ee shaqada ku habboon. Waxyaabaha kor ku qoran oo dhan waa sharci-darro, waa tallaabooyin faquuqid ah. Haddii laguu diidey ama lagaa qaaday shaqo, sababna looga dhigay waxyaabaha kor ku xusan, waxaad la hadli kartaa Xafiiska Golaha Khaaska ah Office of Special Counsel (OSC) ee Wasaarradda Caddaaladda ee Maraykanka ama U.S. Department of Justice. 2 Haddii aad rabto in aad xarayso dacwad ku saabsan Faquuqid, su'aal ka qabto buuxinta foomka I-9 ama dhawrista Shaqaalaha ee sharciga, waxaad la hadli kartaa: Xafiiska Golaha Khaaska/ Office of Special Counsel (OSC) 1-800 255-7688; haddii maqalku uu kugu adagyahay: 1-800-237-2515 U.S. Department of Justice Civil Rights Division—NYA rm 9000 Office of Special Counsel For Immigration-Related Unfair Employment Practices 950 Pennsylvania Ave., NW Washington, DC 20530 Macluumaad intaa dheer oo ku saabsan Documintiyada immigration-ka, waxaad ka heleysaa: U.S. Citizenship and Immigration Services http://www.uscis.gov 1-800-375-5283 3 Wasaarradda Caddaaladda ee Maraykanka Qeybta Xaquugda Madaniga Xafiiska Golaha Khaaska oo la xiriira Laanta Socdaalka ku dhaqanka shaqaaleyta xaqdarada Haddii aad haysatid Ruqsada Shaqada, Cidna ha u oggolaan in ay kaa qaaddo xuquuqdaada. 4 Buuxinta Foomka I-9 Aqoon Noocee ah bay u baahan tahay? ▼ Aqoonsiga aad dooneysid ayaad isticmaali kartaa si caddeysid inaad ruqso u haysatid inaad ka shaqayn kartid dalkan Maraykanka, waase haddii uu ka mid yahay kuwa ku taxan foomka I-9 dhinaciisa dambe. Kuwa shaqada bixinaya kuguma khasbi karaan documentiyo gaar ah, sida "green card," MANA DIIDI KARAAN qaadashada aqoonsiyada aad la timaaddid. ▼ Aqoonsiga aad wadatid waa inay ku cadyihiin laba waxyaabood: QOFKA AAD TAHAY iyo IN AAD LEEDAHAY INAAD MARAYKANKA GUDIHIISA KA SHAQAYSAN KARTO. Hal aqoonsi oo ka mid ah kuwa kooxda A ayaa ku filan caddaynta qofka aad tahay iyo in shaqo laguu oggol yahay. haddii aadan keenin mid ka mid ah aqoonsiyadan , waa inaad keentaa mid ka mid ah kuwa kooxda B oo caddaynaya qofka aad tahay iyo mid ka mid ah kooxda C oo caddaynaya in shaqo laguu oggol yahay. ▼ Shaqo-bixiyuhu KUUMA diidi karo shaqo iyadoo sabab looga dhigayo in ruqsada shaqadu ay dhacayso taariikh aan weli la gaarin ee mustaqbalka ahi. Kuwa shaqada ku siinaya waa in ay hubsadaan in laguu oggal yahay shaqo oo ay ku weydiiyaan in ay arkaan warqadda ruqsada shaqada ama caddeyn sax ah oo an taariikhdeedu weli dhicin. Ku noqoshadan oggolaanshaha shaqaalaynta haddana xaq waxaad u leedahay in aad kala dooratid aqoonsiga kuwa aad isticmaaleysid. [/QB]
-
Originally posted by Kashafa: ^^ . Waa tahay, abti. Horta aan Xamar gacanta ku dhigno(inshallah). Markaas aa xagaas iyo Galbeed aa safar salaan ku imaanaynaa. As long as your guns are aimed exclusively at Ethiopians(and not, say, at ), waa isfahmaynaa, maa fii mushkila. Kashafa adiga dagaalka intee kaga jirtaa?
-
Mogadishu clan dreams evaporate / Outside help only lifeline
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by rudy-Diiriye: i see dukey is missing the amxaaroows! loool.. wipe those tears and then come down to the mosque and join us. lol... -
The First Boeing 737 Started to Operate in Somaliland
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
good news! -
The First Boeing 737 Started to Operate in Somaliland
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
good news! -
Axmed Walad Cabdalla Cries out as his project unravels
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: Eight days of urban warfare with hundreds dead, many more maimed and a near million on the run . there goes the number problem or should I say a deliberate exaggeration...liste n Somali lives are always important whether taken by your warlord uncle or another kursi-doon oday gar guduudan, and also exaggeration is not good. Did I read a comment from you saying you support The Sharif's government? Malaha indhahaaga iyo dhegahaagu isma maqlaan...is this what you call support? -
Axmed Walad Cabdalla Cries out as his project unravels
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Duufaan: I wish you had better uncle two times he disarmed by his ehtiopian friends. dignity is the best of human nuture. hahaha...does he really understand that? He was used and abandoned by his masters twice. -
Axmed Walad Cabdalla Cries out as his project unravels
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: In the land of the blind the one eyed man is king From Addis Ababa he cries out, yet few weeks ago his report stated it was all rossy in Mogadishu Aparently he is now a bad man in your tribal books? Wasn't he a great man when adeer was around? -
Originally posted by Abdinasir Kadawo: The enemy forces of Mengistu's fascist Ethiopia soon captured the Somali towns of Goldogob and Balanbale. Brave Somali National Army halted their march on capturing more Somali territory. Now duke guess who were fighting the Mengistu's side and assisting the biggest enemy Somalia and Somali people ever had. Maybe you should ask your uncle Yeey. I bet he is proud of it and will share with you some of that history. loool...as if he is gonna accept it!
-
Originally posted by Ms DD: quote:Originally posted by Ducaysane: What do you mean "Jafayn" ? Now that you came into the room, the word has taken to different meaning! lol
-
Originally posted by Kashafa: ^^ Aniga laakin-se I hail from Occupied Jigjiga(soon to be free, inshallah). PM me and I'll give you my Ab-tirsi hadaa weli shakisantahay lol...I wouldn't worry about this if I were you as Duke is confused and only knows how to label people if his lies and clan propaganda are challenged.
-
Al Shabaab want to BEHEAD Yusuf Inda Cade pressure on Aways
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Xaaji_xundjuf: Kuma dhacaaan Yusuf siyaad indhacade wa laandhere , alshabaab isku ma tabtaan laandhereyaasha ileen way is ogyihin eh. loool...oo haddaa muxuu la khalkhalay amase lacagta uga qaatay hubkiisana iskaga dhiibey hadduu wax iska celin karo? -
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote:Originally posted by bint hamid: as-salaamu alaykum unknown1 was banned in ramadan walaykum as-salaam Are you Mrs. Unknown ??? ....... Nice to meet you she could be his attorney...faduul badnidaa...lol!
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: quote:Villa Somalia should be demolished to the ground, since The Elected President of Somalia was assasinated this place What assassinated madaxweyne? Taariikh kaluu hayaa...lol
-
Originally posted by MoonLight1: lol Abwaan do you remember this, so they could do the same, they could sneak into the villa at nighttime when the alshabab guys are sleep and rescue te president like RAMBO. I do I think this was markii Geeddi imaanaayey Afgooye for the first time, what a looser!...lol
-
I only wish this was true. Indhacadde doesn't seem to be the sort of guy who will sit back and watch a fight. something must be wrong here...either he sold xoogaagii tiknikada ahaa oo awalba lagu ammaaneystey or they are on hire.
-
Popular Contributors