Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Naxar Nugaaleed: lol, it sounds like you, abwaan, should be on that list naxar...u really know me that well to accuse me mise wixii la rabo baa la iskaga hadlayaa? I know xoogaa in dhiig ku qaaday oo nimankaan qaar wax kuu galeen...lol Yo know what naxar...I know laba sababood ayaa ii diidaya inaan waxaan rabo iskaga hadlo: 1- caqliga Ilaah mahadi haka gaartee uu ii hibeeyey oo aan i siinayn aanan jeclaysan inaan dad aan hadda SOL laga wada aqoonnnin aan meeshaan dhex keeno ee waxa aan ogahay haddaan ku soo qoro meeshaan dad baa ka waalan lahaa, runtuna way soo bixi lahayd. 2- Anshaxa goobtan oo aan dhawrayo when I mention individuals who Somalis know what they did to other Somalis...xaaladda waa serious other than wax ruux kuwaas difaacaya uu kuugu yeero...I truelly beleive in ciqaabta Ilaah aan laga baxsanayn...qofkii qof Soomaali ah dhibaato u geystay noocay doontaba ha ahaateenna maalin baa laga jaaseyn regardless of what one writes on SOL...
-
lol...Ilaahoow na caawi!!!
-
I have never seen qof la dhahaayo waa ku ignore-gareeyey oo shaqo kale lahayn bal inuu kaa daba calaacalo!
-
I still have not updated my ignore list!
-
Didn't I say that some individuals here will be ignored?
-
Britain: War criminals to face justice lol...Yey waa uga dhammaatay inuu London iska daweeyo. I also wonder what will happen to Gacma-Dheere, Idamaale, Darwiish, Axmed Taajir and many more!
-
Originally posted by General Duke: quote: Sh. Sharif is the official president of Somalia respected by many Somalis...and leading his nation towards a better future...unlike your Ethiopia-loving uncle who lives near Qabuuro in the dusty Yemen... ABWAN, lool. Why are you getting all mad and upset? Sharif Hotel is the greatest failure in Somali history, maybe even worse than Aydeed, he is president of Villa Somalia only and is begging for the Ethiopians to enter the country to help his bodyguards AMISOM. He can only be loved by either twisted moronic individuals, or those deluded because of clan. Which one is it ABWAN, are you twisted or is it the clan. [/QB]Sh. Shariif is the president of Somalia and will be until Soomaali ay qof kale oo u qalma doorato. NOBODY wants odayaashaan aad qabiilka ku daba ordeyso OO AADAN XITAA ARKIN BEFORE 2000...LOL...U KNOW WHAT I AM TALKING ABOUT AND I KNOW THAT WILL BOTHER YOU, CAUSE QOF KU YAQAAN AFKA LALAMA SOO GALO. If I were you maba hadleen cause intaas oo qaraar ah qabyaalad qaawan iyo waxaa keenaya adeerkeey baa la ceyriyey. I feel sorry for you cause your uncle lost and will never come back or even kan aad hadda noo xayeeysiineysid and the likes of him will never rule Soomaaliya... Duke...what a hypocrite WHERE IS ALL HE BAQ BAQ DURING BAIDAO AND JOWHAR TIMES...WHERE IS SOOMAALINNIMADII AAD KU FAANI JIRTEY...YOUR TRUE COLOUR WAS NEVER HIDDEN...FULL OF QABYAALAD...SOMALIA IS WHERE IS IT TODAY BECAUSE OF PEOPLE LIKE YOU...WHERE IS COL AFUDUUD...WHERE IS DARWIISH...WHERE IS IDAMAALE...NEED I SAY MORE? YOU AND THE LIKES OF YOU WILL BE IN MY IGNORE LIST FROM TODAY...AND THE LIST WILL GROW FOREVER AS I HAVE ALREADY REALISED THAT MANY SOL MEMBERS IGNORE YOU...!
-
Hiiraan online flaters Sharif Hotel, how many districts does he run?
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: quote:Originally posted by Red Sea: Duke, Afisioni(sp)??? Isn't that where villa somali is located? The guy knows about Xamar as much as you do know about that city. Filla Soomaaliya waxee ku taalaa degmada Wardhiigley, una dhowdahay degmada Howlwadaag, I think. Xaafadda Afisiyoonina waxee ka tirsantahay degmada Waaberi. lol...MMA Indhakuul geel maxaas ka kasaa!...the closest that Duke would have been Xamar was markii duqii la ceyriyey joogey, taasna fuleynimo ayaa u diiddey, booskiisii Idamaale ayaa qaatay! -
Hiiraan online flaters Sharif Hotel, how many districts does he run?
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: ^^^When did you come to Xamar? 1992 or dont tell me you was born there like Aydeed and IndAcade. lol...Car haka jawaabo su'aashayda...rememb er shaadaligaa karin jirtey early 90s... ma isku dhuumanaynaa? aniga marba durbaan ii qaado...by the way what happen buuggii aa adeer ka qoreysey? Khaddii miyaa dhammaatay? Meaning beentii la qori lahaa?!!!!!!!!!!!!!! !!!!!!!!!!! Indho adakaa...ninka meel la soo istaagey oday dad laayey baan buug ka qorayaa!!!!!!!!!!!!! !!!!! -
Hiiraan online flaters Sharif Hotel, how many districts does he run?
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
1991...xaal ha qaadato...Aw Muuse Ismaciil(Duke's other nicks uu iskugu camirro)...lol dantii xitaa waxay nagu khasabtay inaan magacyadiisii beenta ahaa u jawaabno...what about haddii aan joogey before you were even born...lol...country side...I wish I was...you think inaan ka carari lahaa if I was...waan ku faani lahaa! -
lol wakhti hore ayaan arkay article-kaan oo waan ka xishooday inaan beentaan meesha soo dhex dhigo...cause I am not the likes of Duke...waagacusub dadka xoolo ayey u maleeyaan...Jeneraal Pakistan ah iyo Kornayl Eritrean ah ku lahaa...war waxan yaa dadka ka qabsada... lol.............Waxa aba iigu daran Duke haku dhaho warkaan malla hubaa...Duke since when ayaad billowday inaad war sugan amase sax ah raadisid?
-
lol...here we go...nothing else...and no originality but copy cat and cut and paste...when will you be man enough to and talk like one other than name calling...Ilaahow korriimada hannaga hallayn...by the way I said Ilaah haku CAAAAAAAAAAAAFIYO... aan kuu dheereeyo aaaaaa-da Illeen Af-soomaali laguma barine...qabyaalad iyo Abtirsiimo ayaa instead lagu baraye...I did not say CAFIYO. Sh. Sharif is the official president of Somalia respected by many Somalis...and leading his nation towards a better future...unlike your Ethiopia-loving uncle who lives near Qabuuro in the dusty Yemen...
-
Originally posted by rudy-Diiriye: do u have any idea..if that happened in usa! crime will be ZERO! LOL. word. rudy do u know u could travel elsewhere...just Soomaaliya lee ha igu aadin...lol
-
lol...if only you knew what a fool he is! Who cares about what he lost...If only I could remove him, Ibbi, Xariif Xassan and Farhan from prime minister Omar's cabinet...!
-
Hiiraan online flaters Sharif Hotel, how many districts does he run?
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by MoonLight1: quote: Do you know which district the Madaxtooyada is in ? mmmumm let meguess Duke, is it in max'ud Heybe area This reminds me, I heard once there was a s'lander who came to Holland asking for assylum, he said he was from wartorn xamar, then the interviewee who had a good knowledge of Muqdisho asked the interprator to ask the man, Where does river Shabelle cross in Mugadishu? the poor guy did not hesitate to say, It crosses in the middle of the city , and he lost his case. lol...has Duke ever been to Xamar horta?... -
Hiiraan online flaters Sharif Hotel, how many districts does he run?
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Your Old, ousted, Uncle...did not rule None of those!!!...lol -
Originally posted by Abtigiis &Tolka: Amir Amir is a hypocrat here. He is evading the true analogy. In fact, the flag he should have shown in place of the black one should have been the tri-colour with a black star (in Hargeisa). It is happening literally in the North. Alshabab ayuu shaqo ka dhigtay! loool...A&T hadda kan baa dhiig badan daadinaya Ugaas, kuwaas yaryar ee kale waa loo soo jeesan insha Allaah!
-
loool.......Amiin is The Man...the only thing is his written Somali is not the best...it should have been "Kanna Siib, Kanna Saar"!!!
-
Originally posted by Abtigiis &Tolka: hate adi unbaa sheega. To say this or that is wrong is not to hate. Adiga laakiin qofol weyn oo saddex circle ah oo puntland ah intay kugu xidheen ayey furihii tuureen. lol...lama tuurine mid pirate ah jeebkiisa ayuu ku jiraa!
-
Originally posted by Abtigiis &Tolka: Ninku adeer jecelaa. Was he a guul-wade in his past life, taabicisanaa! Priceless!
-
Originally posted by General Duke: I loved it, he impressed me allot and I wish him and his cabinet the best. lol...I thought he did already with or without...smooth-tal king..."Soomaalidu waxay tiraahdaa, hadal badani haan ma buuxsho"...haddii hadal wax tarayo Soomaalida inteeda badan kii meel ka hadlaaba waa yaqaan card Soomaalinnimo iyo hoggaan inuu ciyaaro...balse waxay xaajo ka quruntay markii la fiiriyo qofka dhaqankiisa weliba behind closed doors...Kii ka carara iyo kii ku soo ordaba...Soomaalinni mada innagaa u baahan ee iyadu nooma baahna...Kolleey adiga you are 100% Soomaali markii aad adeeryaal shaaha ka daba waddid, laakiin qof kale oo Soomaali ah markaad aragto oo xil loo dhiibona waad bukootaa...ILAAH HAKU CAAFIYO ADIGA IYO INTA KULA MIDKA AHBA!!!
-
lol..."Anigu waxaan isku tiriyaa wadaaddada waloow aanan ka tirsanayn ururrada gaargaarka ah...Maxaa yeelay Waxaan ka soo jeedaa qoys diini ah"...Waah waah waxaasaa afmiishaarnimo ah...
-
Popular Contributors