Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Jacaylbaro;900068 wrote: Djibouti, Somaliland, Somalia Anigoo dowladda iyo dadka Jabuuti ku bogaadinaya xuskan ay dhigeen kuna casumeen dadyowga Af-Soomaaliga ku hadla ayaan haddana ka walaacsanahay ereyada boorkan lagu qoray. Goobtii sannad-guurada Af-ka Soomaaligu ka dhacayey haddiiba sidaan afkii loogu silciyey meel kale maxaad ka filaysaa?
  2. Puntland or no Puntland dadkaan waa Soomaali sidan loo gelayo, wax qabtana ma ahan, waana laga gardaran yahay runtii in shakhsi dembi galay oo gacanta lagu dhigay intaan oo khasaaro iyo argagax ah loogu geysto ma ahan wax la fiirsan karo, at least yaan aflagaaddo aysan mudnayn loogu sii darin. Wax kasta lama siyaasadeeyo, this is dad Soomaaliyeed oo muslimiin ah noloshooda.
  3. oba hiloowlow;899692 wrote: first time i am completly agreeing with theese jareer's, what the hell do you expect to happen when a soomali kills a another person in his homeland the somali man is a focking xeywaan look what he caused. Jacpherow why are you saying that the jareer's are barbaric don't you think same shiit would happen in somalia if a shisheeye killed a fellow somali with no reason? Oba, Istaaqfurullaah....you agree with punishing the whole Somalis for one man's action? Nimanyahow caadifadda waa laga fiican yahay, ninka wax diley wuu khaldan yahay laakiin dad badan oon waxba galabsan ayaa dhib soo gaarayaa ee halla ogaado.
  4. Tolku meeshii ay jago ka heli lahaayeen ha is weydiiyeen. Soomaali kale oo jago la siin baa dhooban iyaga ayaana mudan in jagadan la siiyo.
  5. Ninna dhulkiisa looma dhaamo, Ilaahow dadkaan Soomaalidaa dhibka ka badbaadi, dalkoodana nabad ugu celi. Abtigiis, are you saying that Somalis in Ndola deserve this because of one man's action?
  6. Guddoomiyaha maxaa laga rabaa? Waa nin Somalilander ah, Puntlander ah, Khaatumites ah, hadduu doonana Xamaraawi ah, haddana Jubbaawi ah. Wax dhib ah ma jiraan.
  7. xiinfaniin;899167 wrote: Tried to find out more, but nothing is reported. Xaajiga war laga rabaa lol..Xiin and his denail....Dagaalkan Mr. Libaax Ahlu-Suna iyo Gen. Shiikh, Madaxweyne, Warlord Madoobe.
  8. Taleexi;899043 wrote: Ma iskuulka warka xun in la soo dhejiyo uun baad ku takhasustay? Malaha kan warka xun ee Koofurta ayuu ka soo baxay.
  9. This is sad....May be it is time to disarm the American civilians.
  10. lol@Mooge has 37 votes? Malla isku ciyaaraa? Xitaa Abwaan buu xoogaa scripts ah vote-kooda ugu kordhiyey si aan loo dareemin wuxuu is daba marinayo.
  11. XX, Huuhaa labo ma ahan ee waa midda aad adigu iskugu sheekeynayso iyo mid aan jirin. Kaalay aniga isku day inaad i cammayso. Eeddo Hillary and back in February miyaa hadal ka dambeeyey? Naga daa cayaarta ninyahow.
  12. :DWadani, aniga cidduu yahay dhib ma igu hayso, isaga ayaan shakhsi ahaan uga hadlayaa...Ninkaan hadalladiisa qofkii dhegeysta si aan qiiro ku jirin wuu fahmayaa what can of person he is.
  13. Why not XX? Aniga iyo adiguba waan wada ognahay in sheekooyinkii Somaliland way duushay oo waa la aqoonsan FUUNTO ayay noqdeen ee Jagooyinkaan sedkiinna yaan la idinka badsan, intaad hadhoow shallaayi lahaydeen.
  14. XX, micne ma leh midda dambe ayuu sixi doonaa ee meeqa Northerners ayaa ku jira liiskan?
  15. Waa billaabatay....Waryaa I am not talking about Tarzan over here not every politician... I know many Somali politicians and I am not saying that I know most, but I at least i do not know their brothers. Malaha dhaarta maba fahantid..War ninkaan deris baan ahayn, I know his family, We used to take part of meetings on Somalia...I have to say that I did not like his style of dealing with things...Waa nin fudud oo bah-bahle ah. lol...Afar biloodle...what was your role back then? Sahanka? I know that you are gonna say that you were a kid.
  16. Oba anigu waxaan dhahay I will investigate sidaada oo kale nabad-diid kuma shaabadayn, waa nabad-doonna ma dhihin. Adiga wax waa la hubsadaa intaan la iska roorin. Tarzan anigaa kaa badiya, mana iiga sheekeyneysid. Wallaahi we were neighbors sannado dhawr ah, hadda ma is ag deganin and I doubt inuu is beddeley. I guess you ONLY met him ONCE or may be you even did NOT. Shabellena Tarzan waa uu xayeesiin jireyna waan xasuustaa laakiin adigu you don't even know about that so please Abwaan arrintaan ha kula doodin.....lol....Another knock out for Oba.
  17. xiinfaniin;898797 wrote: ^^Waryaa soo ballaan maanaan lahayn , ilaa aad Abwaan gurigayga iyo beertayda iga siiso, dhulku nabad maaha xiin horta guri ma lahayd adiga? Maxaadse ka dhisatay? Ma xalaal mise xaaraan? Taas in la soo baaro ma oggoshahay? Indho-adaygaaga adigaaba dadkii Soomaaliyeed ee Jubbooyinka degana guryahoodii qaadanaya markaad tiri beel baa iska leh. Anigu waxaanba aaminsanahay Xamar iyo Kismaayoba waa la wada leeyahay.
  18. Tarzan iyo fudaydkiisa.. Isaga iyo Shabelle ayaa isku dhacay markaas buu rabaa inuu nabad-diid ku shaabadeeyo. I have not been reading Shabelle lately but I will now look at some of their recent articles (and I will suggest others to do the same http://shabelle.net/) to see if it sounds nabad-diid.
  19. Showqi;897376 wrote: Wow what a beautiful house. Oba Dayniile is becoming like Huriwaa (in the late 80s). The only downside of Dayniile is the damn Mayonge:cool: ...Showqi...Mayonge is annoying.
  20. lol@Waa filaynaa in diidmadu halkaas ku dhammaato...Weliba waa la sii barwaaqoobayaa oo taliyeyaashii ciidammada, safiirradii, agaasimiyeyaal baa dhiman. Soomaali jago waa ka dhergeysaa insha Allaah.