Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. lol...Juma-nne I was at work when I posted this and couldn't even see the clip but watched it later...you know what...it is sad Soomaalida in 40 ilma adeer ahba ay maalin iskood u muddaaharaadaan iyadoo sida runtu tahay ay Soomaaliya kulligeen naga burbursan tahay. Waxaa laga yaabaa in kuwan maanta meesha iskugu yimid ay shalay walaalahood dhibaataysan ku qoslayeen kuna jeesjeesayeen iyagana maanta sidoo kale kuwa kale ku qoslayaan oo halaaggaas aan waxba tarayn marba koox lagu fiirsanayo oo cycle sidaa u qaab daran aan laga baxayn!
  2. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Halkaan waxaa laga baafinayaa ninka kor ku sawiran, oo noogu war dambeysay asagoo ku sugan magaala madaxda dalka Eritareeya ee Casmara sanadkii markuu ahaa 2007. Markaas kahorna waxaa laga sheegayee asagoo leh xadadka Itoobiya iyo Soomaaliya waala isku furayaa, oo hal baasaboor la qaadan doonaa. Bal qofkii warkiisa haayo ha nagala soo xiriiro xafiiska Bishacas ee SOL. Baafinta abaalgud ma leh miyaa? And you know sidey u adagtahay in raggaan la raadiyaaa!
  3. Originally posted by Jaanjumow: ^^^^^^^ Apart from C/qaasim who is a true wadani in my eyes, the rest should apologise then be shot in the courtyard of the Iskuulo Bolisio. Do you know what Abdiqasim's role was in the previous Barre government? Did you know that he was a minister for around 6 times in different periods? What was his role when Morgan was in North? He was the Interior Minister and yes when dagaalkii Muqdisho ka billowday inta gobolada dhan dagaalladu ka dheceen and "he was saying burcadda halla laayo markii shacabka madfaca lala dhacayey". Shaqaalaha wasaaradaha uu xukumi jire waxaan maqlay inuu ku xiri jirey gaardiska oktoobarta iyo masawirka madaxweynaha yaanan xafiiskiinna ka weynin halkii waxqabadkooda la miisaami lahaa.....All the promises iyo hadalladii qurxoonaa, Where did the money donated to the Arta adminstration go? inuu Itoobiyaanka la dagaalayo? You know what saaxiib he could be the hero you mentioned in your eyes but just try to give me some answers for these questions please!
  4. Originally posted by nuune: This is all I remember about Muufo: Hal Banooni Bac Hal Baaquli Bash Dooro Kaliifkeed meeyli aamee muuuuuuufo PS: I will try to find out the easy way for you, I will ask around lol...nuune...and you think that will help Tammy? Tammy Do you have any idea of muufo is made in the tinnaar first?
  5. Muddaaharaad looga soo horjeedo Shabaab iyo X Islaam>
  6. Originally posted by MoonLight1: Is this news worthy? Oday buudhan baa kufay lol..Ilaah ha caafiyo haddii ay run tahay...lol waa laga arrinsanayaa ku lehe...ma afgembi baa lala rabaa...? Or does this mean qaaraan baa loo uriirinayaa si dibedda caafimaad awgiis loogu qaado? wax walba ayaantaan news bay noqdeene..!
  7. Originally posted by Gabbal: quote:Originally posted by Malika: ,the exchanges here are absolute hilarious,raw comedy.. I agree. Duke waa dhal shaydaan. Abwaan adeer tookada danbe ninkaad ku tiraahdid kuu jawaabi maaya jawaab u diid dee. lol igu hallee inaanan la hadlin shakhsi aan hadal u qalmin ( I am a man of his word)...by the way uma jawaabin ee I commented at attention raadiska iyo sidaan uga weecanayo inaan laba hadlo...inta dhaqankan wax iska bedelayaan.
  8. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: quote:You left out Abdi Qaybdiid and many others? Cabdi Cawaale Qeybdiid ma degno Ingiriiska, sharcina kuma laha xagaas. See camal idinka. Abwaan iyo Bilan, kala gambista aqiyaarta see waaye. Ismaandhaaf iyo isafgaranwaa waa dhacaa. lol...thnx again bro...u sheeg Cabdi Qaybdiid does not live in the UK and aniga liiska dadka maan qoraa waa yaabe...? hebel baad ka tagtay bay leeyihiin...Peace Action...adiga ku dar haddii ay daacad kaa tahay...qofkii aad hubtid inuu dhibaato Soomaali u geystey ku dar bal car aan kaa celiyo... You know what Peace Action every murderer in Somalia will unfortunately have people defending because of clan or friend issue...and that is no good...if someone proposes that certain individuals are punished I will not say hebel keliya maxaa ka rabtaa but I would say hebelna ku dar and hebel and heblaayo...! You said how and where? If you read my previous comment...I said the best justice is on Judgement Day but the reason I support some sort of punishment now is just to prevent the same men or their like them to continue committing crimes and destroying Somalia further forever... QUOTE]Originally posted by bilan: ^^^ you know what, anaaba kugu qaldamay oo kuula hadlay sidii qof wayn,marka raali ahoow. it is clear to me you did not post this information as informational laakiin dan kale baad ka lahayd, marka waxa aad adiga tahay dadkoo dhan ha u malayn. macasalaama i am out. lol...bilan haddii aan kuu gefey iska kay cafi, meeshaan comments ayaa lagu dhiibtaa ee la iskuma dagaalo runtiina waxaan dhibsaday kuwo doc-kayeerro ah oo meeshaan dhooban oon originality lahayn, again iga raalli ahow haddii aan liiskaas si khalad ah kuugu daray!
  9. Originally posted by Libaax-Sankataabte: . And I thought JB's picture above was a joke. Most look 12 year olds. They do now but Insha Allaah waa la naaxin doonaa haddii ay dalkooda u adeegaan and I hope inaan masaakiintaan mushaarkooda laga khayaanin si ay si fiican ugu shaqeeyaan!
  10. or this...give me evil look
  11. Originally posted by Jacaylbaro: many places sxb ,, including some parts of Europe ,, lol...JB weli naftaadaa hafraysaa...
  12. good analysis RaMpAgE and I agree with most of it...The selection process where 4.5 was used and the warlord majority is utterly wrong but I don't think that going back to square one will help. Haddii la kala diro xubnaha dhan haddana you could not avoid the same thing happening...so I recommend in tartiib tartiib loo beddelo wasiirrada iyo xubnaha baarlamaanka sidii Shariif iyo Cumar lagu keenay oo kale. Midda kale I don't think that the majority of Shabab Leaders are interested are interested in dowlad wadaag ah. These guys are far too extreem and would rather have a government with some of it's ministers from Afghanistan, Algeria and Pakistan. I beleive in dhallinyarada u dagaalanta iyo taageerayaashooda laga qayb geliyo maamullada Soomaalida laakiin Ina Godane iyo kuwa la midka ah Mushaar kale ayaa u soo dhaca...oo intay carruurahooda meelo qabow degsadeen bay ilmaha dadoow dhahaan is qarxiya.
  13. Who is this guddoomiye...Faysal Cali Waraabe? Mr Hangool? Excuse my ignorance waa ku wareeraa Magacyada xisbiyada Siyaasadda so sometimes magaca leader-ka is more easier.
  14. Haddii ay run noqoto dad badan oo hadda iska dhiga inay Shabaab taageeraan oo TFG taageera waa arki doonnaa Insha Allaah...Soomaali iyo xaalkeed.
  15. Originally posted by Juje: JB adigu ke isticmasha? lol...good question... Originally posted by Jacaylbaro: Dee kayga ........... I'm a die hard remember ? ,, ...lol midka aad suuqa bakaaraha ka samaysatay haye? It is ok anyway I think xaq baad u leedahay inaad isticmaasho waayo Soomaalinnimada adigaa ka cararaya ee iyadu kaama cararayso! JB...horta markii uu kaa dhaco xaggee ka cusbooneysiisataa? Suuqa Bakaaraha again?
  16. Haddii ay arrintaani run tahay Maryan xanaaq dhowaa? Awal baan ku sheegay in the previous article Originally posted by Abwaan: Waxaa la yaab leh. I haven't seen Hadraawi wearing the flag she was wearing...! Marka Hadraawi tolow maxay ku maagtay? As many said Hadraawi is a statesperson. I think Amin Amin & Hadrawi so far are on the top of the list...!
  17. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Abwaan, the sister waxee kugu heysataa you mentioned on the first post those characters who came or rose on the political scene after 2006. However, she didn't get the reason of your naming them -- that those named men live in Ingiriiska and do carry British passports, which this new law might or might not apply to. MMA Brother thanx for the clarification and that proofs if someone wants to understand what you are talking about they will if they are honest, but gabadha siday ila tahay dan kale ayeyba lahayd...oo sidaan sheegay Soomaalida dhibka haysta iyagoo meel kale ka xanaaqsan bay ku soo gelayaan.
  18. loool...meel walba waxaa la taagan tahay...eesh calaa nab...Soomaaliya waxay la degi weydey malla yaabani waayo gabdheheennii xittaa QAAR baa sidaan u hadlaya oo runta diiddan....bilaneey baayo as far as I am concerned waan kuu jawaabey jawaabtaad mudnayd...qaado ama ha qaadan adiga un bay kuu taal...anigu ku gees iyo gafuur xiri maayo...bahasha cammiraadda ah naga daa dee iyo is carruurayska...
  19. lol...bilan...again there is nowhere I said dagaal started 2006. unless aadan rabin inaad iga dhex-hadashid oo adigu afka ii gelisid. Midda kale waan soo xusay in Caddaaladda Ilaah xaggiisa uun laga helayo oo aadane, weliba Soomaali aan caddaalad looga fadhin, balse waxaa la yaab leh aan kula kaftamee meel maa ku xanuuntay aniga ayaad durbaba i weerartay. Aniga criminal is criminal mana kala jecli haddii kulligood la isku soo xiro. Waxaan is leeyahay haddii atleast qaar dacwad lagu soo oogo kuwo badan oo hadda ummadda hor ordaya from NORTH, SOUTH, EAST and WEST ayaa naga fariisan lahaa...I hope inaad i fahantey. Haddiise aad leedahay weli ma qancin, you know what ayaandarrada meeshaan ka muuqata qof already cajalad ku cabbaysan tahay hadal makaa qaadanayaa? lol..
  20. Originally posted by Naxar Nugaaleed: will again your right but you falsely assume that the defense of such a person is based on relations. Trying to put an old ailing man for he said she said crimes speaks as much to your inhumanity as the alleged criminals inhumane crimes. If that is not the case why just mention one individual when you have seen the word MANY MORE in my sentence? Atleast I accused you of something logic and mine is not based on qabyaalad! Is this your justice towards all the victims...? Is that your definition of humanity ?
  21. Horta Soomaali badan maxay la xajiimoodaan markii wax jira laga hadlo sheekadana u bedelaan. I don't beleive iyadoo dadkii dhibka geystey ay joogaan in qabiillo iyo dad aan shaqo ku lahayn loo saariyo.
  22. lol...2006!!!...who said that?...qofkii dhaho wixii Soomaaliya ka dhacay baan qarinayaa isagay/iyadey u taallaa. Plus dhibka Soomaaliya wuxuu la istaagi waayey inaan wixii hore u dhacay ruuxna loo qabsan...Soomaalida waxay ka dhammaan waayeen reer hebel baa reer hebel saan u galay that is why la rabo in dadka dhan buraash la wada mariyo. We all know the individuals who committed crimes...ee yaan la isku ciyaarin and these should be included even xitaa wakhtigii dowladuhu jireen...
  23. and I think age should not matter as long as qofku uu yahay qaangaar, miyirna leeyahay...haddiise mid kasta uu la xanuunsanayo markii adeer, abti, walaal, ina-adeer, ina-eeddo, ina-abti, saaxiib, awoowihiis oo dembi loo haysto uu arko maxaaba la iska daalin.
  24. Well naxar...this would be a lesson for many...why do you think this meyham is on and on...? I think just because of unpunished crimes...ayaa ku khasabtay in damiirlaawe kastaa uu wixii uu rabo uu sameeyo!