Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by SeeKer: . If our healthcare system sucks......why is it that many people come from all over the world to be treated here? I don't think that is the case. It is just that not everyone in the US can benefit from it. Plus...I would consider in every case scenario rather than just thinking about it that you are happy with it right now!
-
Originally posted by Paragon: Ibti , wax loo jawaabo ma tihid. Waad fududahay. Originally posted by *Ibtisam: Paragon you are still just chatting breeze brov, haad doontid haa jaabin, ma samaad ayaad jex so ridi. Bahasha Qaboojiya
-
What is this guy doing in Nairobi, Suuriya iyo meelo kale horta? These xildhibaanno-ku-shee gyo waa inay Xamar iska xaadiriyaan haddii kale shaqada ha iskaga tageen...waxaa la bartay inta jago la qaato in dibedaha la wareego...unless aan risk la galeyn maxaa jagooyinka loo qaatay?
-
Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by Sayid*Somal: laakin taas waxaa la dhahaa 'Solar power' for the sex machine. Qar ka tuur at its best... Fufu bidaartiisa laakin ma'ah mid dar ala kutimid aan filaa... Looooool........Bida ari sibiq bay kugu gashaaaaaa!
-
Originally posted by GAAROODI: And another thing, duke, stop smoking weed bro. Puntland has the least amount of land of any region other than djibouti. You control bosaso,garowe and north galkacyo and these cities are small and are all of the same clanman. Somaliland control from the very border of Djibouti: Awdal: Loa Cado, Ziella,Borame,Dilla, Bon. Saxil: Berbera,Bulaxaar,mad eera, Hargaisa: Hargaisa city, Salaxley,Baligubadle ,Gabiley,Aw barkdle, Dacar Buruq, Arabsio, Sheick Togdheer: Burco, Xaji Salax,Odweyne,Bali dig Sanag: Erigavo,maid,Xies, Las korey, Sool: las canod, Caiynabo (which is larger that las canod), Oog ETC..... you gotta smell the coffee duke, the truth will set you free saxib. Somaliland borders three nations, Djibouti,Ethiopia and Somalia. lol...ninba ceesaantii ceel keen miyaa xaalku, mise ninba timo xamer?
-
Originally posted by Axmed Dhancadde: As part of the expose' I have started on prominent SOLers, I came to know that General Duke's real name is Maxamed Cusmaan Awliyo. He is a supporter of Ahlu-Sunna wal jamaaca. Barnaamijaka dooda ee BBC'da ee Jimcaha ayuu ka qaybqaatay last week. looooooooooool....Dh ancadde..where is that? do you have a link aan Awliyo dhegeystee.......... .............and how did your investigation to this conclusion take?
-
Originally posted by Sayid*Somal: Here is a news for you lot: *Shuush - keep it on the down low* Somalis Do Not Steal: They Borrow - but Never Return looooool.......Ma saasaa? maba ogeyne...so we just need to create a collection Industry oo dadka ceyrsata...malaha maxaa xitaa SOL dad laga qaban lahaa...lol
-
Originally posted by Dabshid: ^So you are suggesting it is OK to copy? No I am saying we sort of became a copy cat society...Soo ma aadan arkin Market maryooleey furato oo dirac lagu wada gadayo......amase maqaayado hal saf ku wada jira...waxaa iigu yaab badnayd markaan arkay Xaafiis xawaalad ah oo muraayadaha security-ga ay cashier-ka ka soo horreeyaan oo dirac meel walba laga suray... No originality whatsoever...so do we just pick and choose? need I say more?
-
So Pragon you are saying Magacan Ali iyo Awralo wuxuu u xirxiran yahay Sheekadii 70yadii la qoray ee xaggaa iyo xeebaha badmaaxa u qabsatay laga qoray ee fiction ahayd! oo weliba Haddii aanan khaldanayn kii hore wuxuu ahaa "Awrala and Ali" and this one is "Ali and Awrala"...lol...corr ect me if I am wrong. Can I ask you a question? How many of the Somali songs you listen to nowadays are not COPY? That is if you are not stuck with Kuluc iyo "Soow Soow" I mean heesihii beri-samaadkii amaba aadan wadaad surwaalkiisu u gaaban yahay ahayd oo heesahaba ka dheeraaday! And if you enjoy heesaha inta qaar la silciyey 5 jeer la kala koobiyeystey kani muxuu uga duwan yahay anigoo kuu raacaya inba xuquuqda magacan uu leeyahay qoraha Sheekada Cali iyo Cawrala!
-
Itoobiya and gacan-ku-dhiigleyaas ha u taliya awal ma asxaan baa sugeysey?
-
Puntland 11th Anniversary Celebrations around the world Pics+reports
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Calanka derbiga ku dheggan fiiriya ! Soomaalida iyo Calanka sida loo dhigo goormay baran! Markii aad aragtid oo meel laga soo laalaadiyo waa fooraraa! -
Originally posted by juxa: aniga waxan la yaabay when they said they throw away the footages after broadcasting there is no long term plan with them. lol...juxa...have you ever seen their (Office, Studio...etc)? I think when one sees them on air you will think it is slowly progressing TV but when you see inside it is a different story meaning is this what they call TV? I haven't been watching for about a year but last time I remember whoever wanted inuu is-caanbixiyo/iscaan bixiso warka habeenkaas waa akhrin karey/kartey!...mark aasaa habeen kasta there is new weriye warka tebinaya...lol
-
Originally posted by Che -Guevara: ^ You are adding an extra zero to 100. 40+30+20+10=100 did that happen to you first? lol
-
Originally posted by Fabregas: i kissed goodbye and made farewell to maths during my last gsce exam. too much hassle, not you want to burn my brain again, allow that sxb. I know what you talking but xisaab sidaas makaaga harayso...weligaa waa ku daba ordee! So you telling me you avoided it in A Levels...or Uni whichever applies? lol
-
Akhyaarta...Here comes another one: Very tricky math! Note: This must be done in your head only. Do NOT use paper and pencil or a calculator. Try it. Take 1000 and add 40 to it. Now add another 1000 . Now add 30 . Add another 1000 . Now add 20 . Now add another 1000 Now add 10 . What is the total?
-
Originally posted by Paragon: Crap plays, as usual, right? At least they did achieve one thing...to kill the original story.... that original story should not be plagiarised again! Pragon did you watch it horta?
-
oops maba ogeyn rudy goormaa koofida laguu xiray? lol
-
lol...rudy did this happen to Faarax you know? lol
-
Originally posted by -Serenity-: Is there really a clip? If so... Ibs, PM me the link. If she appeared on Universal TV just watch it online(if still exists) and they will keep on repeating illaa aad sanka ka keentid oo nacdid barnaamijka.
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Let's see if Abwaan and aqiyaarta kale can count all the faces. lol...I found what looks like eight within 4minutes...how do you rate that? slow or extraordinary!
-
Originally posted by juxa: you smuggle high heels, i knew your addiction had no limit. sheeko somali maaheen waa lagu sii hayn lahaa. as to the baby mabrook walaley, may i suggest inaad igu samiso babyga, i make excellent habaryar but never eedo (eedo kama helo ilaah amarkiis) lol...juxa...hadda ma dheddig baa?
-
JB...you thought this was a good publicity for recognition towards your separation dream...!
-
Waa khayr haddii niyaddii kuu degtay...waxaan ka baqaayey halka xanaaq ah inaa reerka ku tumatid(joke)...cala ashaan adoo gaardinaayo guriga dhexdiisa lagu arko camal...waase ka helay sidaad xitaa taano ugu dagaali laheed oo u cafin lahayn haddii lagaa jaro....lol...Ilaah hakuu siyaadiyo waxaad haysatid.
-
Popular Contributors