Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. The man on the top Somali job is surely representing his country! Thanks for sharing this with us Juje.
  2. The Zack...lol...Waxaan maqli jirey gabadha suuqa ku jirtaa inay gabdhaha dhan suuqa geliso ayey jeceshahay...Nin gurigooda Shirar loogu qaban jirey, Cali Mahdi, Caydiid, and A/Yusuf horta aniga ma ila hadli karaa? Sidii Juje maalin dhoweyd inaan wax sheesheego ma rabo ee dadkaan yaa naga aamusiya...! Waxaa la yiri nin weyn iyo ummulba siday wax u ogyihiin uma sheegaan!
  3. lol...Lazy G...odaygaan miskiinka ah ee la iska illaawey ayaad un u soo jiideysaa in ceebihiisa laga sheekeeyo. A.Y this A.Y that. C/llaahi wakhtigii uu u ahaa Itoobiyaanka ninka u qaabilsan burburinta Soomaaliya iyo isku dirka qabiillada Soomaaliyeed waa dhammaatay Waxuu ahaaba maanta Soomaali waa ka horwareegay, mana aaminsani inuu keligiis dhib geystey oo shaqo laga dhigtaa...kuwo badan oo ama la dembi ah ama ku dhow dhow baa buuxa....People like you need to move on...and support the current government. Dowladda Soomaaliyeed ayaa ka qiimo badan Qabyaalad iyo nin jeclaysi...I am not saying Shariifka halloo xadreeyo balse waxaan leeyahay isaga iyo wixii Soomaali xil u qabtaba hallala xisaabtamo balse bahashu haku dhisnaato CADDAALAD. Soomaaliya waxay intaan la soo gaartay intii qolo walbaa lahayd annagaa inta kale ka fiican. Cid cid ka fiicanna ma jirto qof walbana wuxuu kasbado ayuu leeyahay.
  4. Originally posted by Jacaylbaro: The song itself is good ,,,,,,,,, but the singer is not more than a thief stealing others songs ,,, The original singer is Shay Mire Dacar ..... lol...Tuug la qabtay talo maleh!
  5. Originally posted by Eng.Cadde: I know being a president involves a great deal of travel both in wadanka gudihiisa iyo dibadiisa laakin wuu ka sii darayaa ninkaan. :eek: travel ban ma u doodnaa in la saaro hee...brother Somali affairs hugely depends on outside travel...atleast he is not making stops at Addis Ababa on his way back and forth therefore that is an acheivement! And also I respect PM Omar cause Shariifka kama daba safrayo amaba gees safrayo ee hawshiisa qaran iyo xilkiisa ayuu si ay sharafi ku jirto u gudanayaa!
  6. Unless Turki unites with the locals and TFG I don't think that he could get rid off Shabaab...They will chase him out of Jubbada Hoose and will be wondering around like his best friend...H. D. Aweys!!!
  7. lol...windstruck...s oo dhawoow oo is deji...SOL argagax baa ku soo gashee!
  8. lol...JB hayeey Naomi could be nin ee iska ilaali!
  9. I like the reference...maxaabii s.com ku lahaaa!
  10. Ciid Wanaagsan dhammaan...Ciiddaan ciiddeeda Ilaah hannaga dhigo kuwii Soomaaliya oo nabada ku ciida!
  11. Originally posted by Fu-Fu: I wonder if he updated his status: (Robbing a house) or taking care of business...for cover up!...lol
  12. Originally posted by Jacaylbaro: Which language is he going to speak tolow ,,,, I'm sure they don't speak Arabic ,,, They don't speak Somali either...but ma waxaa lagugu yiri Soomaaligii wuu illoobey?...lol
  13. Originally posted by Ms DD: This is strange. I have seen few couples from different clan married and there was none of this persocution. Maxey tahay jaahilnimadaan bal! It could be true or it could be wax sharci iyo dhoof lagu raadinayo!
  14. Originally posted by Che -Guevara: Juje-That's what you get for killing a Somali camel, more importantly using Somalis as target practice. loool...Shabaab didn't say it was for the camel...These poor AU forces...at night they shoot on sight and during day time they could be deceived at this level...I wonder if they gave the guard salute when these suicide cars bombers were entering the base thinking they were top UN officials...
  15. Originally posted by Siciid1986: DAWLADA SOMALIA OO MARKII U HORAYSAY KA HADASHAY KHALALAASHA KA TAGAN SOMALILAND Maareeye wuxuu ku Eedeeyay xisbiyada Mucaaradka in ay Xagal daacinayaan isku dayada ladoonayo in lagu qaboojiyo xaalada Somaliland "Dowlada KMG Somalia way ka xuntahay waxa ka jira Somaliland, runtii waa nasiib darro in walaahow la geliyo Nabadii ay ku naaloonayeen Shacabka reer Somaliland” ayuu yiri Maxamed Cabdi Maareeye. Wariye Joker Moqdisho Horta marka koowaad warkaan intee lagu soo qoray? marka labaad kan inuu Riyaale ka hoos shaqeeyo ayey ahayd mise isagaaba soo dirsaday oo waa la shaqeeyaa?...mucaara dka ayaan dhaleecayn ku lehe isagu ma muxaafid baa horta? Haddii xitaa laga hadlayo soo kuma habboonayn si diblomaasiyadeysan inuu uga hadlo dadka noocaan oo kale ah ee Soomaali horbooda waxaa durbaba la dareemi karaa inaysan aqoon durugsan u lahayn xilalka ay xambaarsan yihiin, horta waxay rabaan miyey isa sheegaan?
  16. This is sad...bal hadda dhallinyaradaan mustaqbalkooda lagu ciyaaraya yaa u miciinaya? Ilaahow u gargaar...Ilaahoow Soomaaliya Caddaaladda gaarsii!
  17. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: I like the semantics. I like the choice of words. One, the then prime minister, is a "failure." The other, the current prime minister, is "under attack" now. What made the 180 degree change of choice of words? Hmm... Wax cusub ma'aha laakiin. The usual suspect wax walba waa laga filan karaa. loooooooooool....... ....Ilaahoow xishoodka hannaga qaadin...sidee dowlad dhan oo is wadata hal nin oo aan abtirsi wadaag isku sheegno uga qaadan karaa...cakuye waddaniyadda noocaas ah!...Soomaaliya waxaa awalna burburiyey dadka sidaas u fekeraya haddana iyagaa hortaagan inay nabad gaarto ee Ilaahay dadka Soomaaliyeed indhahooda ha tuso!
  18. JB...are you saying killing each other is ok in Hargeysa as long as the death toll does not exceed Mogadisho's?
  19. Xaggee lagu arkay Dad Soomaali dhiiggood ku farxaya...bahasha qabyaaladda iyo nacaybku dad badan waa la fogaatey...Ilaahoow nabad iyo nasteexo ugu deeq walaalaha Waqooyi Galbeed!
  20. Mr...Ma Shaqaa iga dhigatay...mise waxaa rabtaa inaan Mrs ku dhaho?...lol
  21. Mayee waa islaan haruub wadata...Mr. Warkaaga caddeyso aniga geed ha iigu soo gabbane...!...lol... This image was to a masamre aan xitaa fahmeyn inaan nac nac la rabin oo waxaan dembi ahayn laga kororsaneyn ee adiga intee ku xanuuntay...
  22. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: War ninka isjeclaa. Yaa ogaado this very picture will be put on somewhere on that clustered wall. lol...haddii uusan is jeclayn miyuu meesha isku dhejin lahaa?!
  23. Queen Araweelo...I didn't buy mine yet. Are you planning to buy it for some of us over here?...lol