Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Kismaayo waa dhul Ilaah aadanuhuna ma kala laha, kuwase is xijiya iyagoo dadka kale raba inay ka boobaan waa kuwo caqli liita!!! Haddiise aad degaan ahaan leedahay yaa u badan waa la lafo guri karaa oo weliba yaan diiradda la saarin oo keliya xilligii dowladaha iyo kuwo ku soo qaxay abaartii baastaaleey ee halla fiiriyo magaalada caanaha iyo qoryaha la shito yaa keeni jirey, mallaayga yaa soo dabi jirey iwm.
-
well said Cowke!
-
Originally posted by NGONGE: Yet they call him weak! Bullying towards the Somali adminstration from certain groups who play the clan card for their own agendas will not weaken the Somali cause Insha Allaah.
-
Ilaahoow shacabka badbaadi wixii shar wadana na dhaafi!
-
Ilaahoow shacabka badbaadi wixii shar wadana na dhaafi!
-
Ilaahoow shacabka badbaadi wixii shar wadana na dhaafi!
-
Kala japkii ururkii biliiliqada ee la magac baxay Al-shabab
Abwaan replied to dhulQarnayn's topic in Politics
lol...Mrs omalia let cajaladdu hakaa dhex dhawaaqdo all the time ee wakhtiga halla soconnin..! -
Kala japkii ururkii biliiliqada ee la magac baxay Al-shabab
Abwaan replied to dhulQarnayn's topic in Politics
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote: "Labadii xaqdara isku raacda, xaqee ku diriraan". So A/Y and Ethiopia must be qaar xaq isku raacay ,,,, War ka daa runtu waa xannuun badan tahee!!!Itoobiyaan iyo A/Y Ilaah waa na dhaafiyey ee kuwa sidooda oo kale fidnada wada Ilaah haddana ha na dhaafiyo...lol -
YEEY SHARIIF, Tell me what is the difference between them.
Abwaan replied to MoonLight1's topic in Politics
Xiin ma maqashay oraah Soomaaliyeed oo oranaysa inkastuu Dur-dur iyo dabbaal galo.......weligiis ma daahiro mana daayo waxay diintu neceb tahay?! -
Ahmed Madoobe: Godane gaarsiiya Kismayo maaha belegubadle
Abwaan replied to MoonLight1's topic in Politics
lol...Waagacusub iyo warkiisii! -
Originally posted by Malika: ^ ,something specially ouzing from this newbie,odeyashii baa Politic sectionkii kasoo yaceen to welcome her..Lol Welcome M-lady.. lol...Islaamihiina soo kama soo daba ordin odayaasha markey yimaadee...oo xaggee uga haraan...hahaha
-
New York: Sharif Hotel no deal was made with Djibouti what ?
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Dhuujiye: I think dadkaan oo dhan afkooda iyo dhagahooduba isma maqlaan. madaxwaynuhu sigooni buu u hadlayaa. Raysalwasaaruhu wargooni buu sheegayaa. Ibina wargooni buu sheegayaa. Waaba yaabe keebaa runsheegaya? Lol...I guess it all depends on dhegaha aad ku dhegeysatid iyo qaabka ay hadalkaas maskaxdu kuula ekeysiiso...lol I think kulligood ma wada khaldana ee qaar baa qaldan ee aan sugno marka hore in xogta dhabta ah la helo inta aan dacaayad shabakado dowladda aysan horboodeyn neceb soo qorin, waxaa habboon inaan runta ogaanno. -
Originally posted by Juje: Five pages of so dhaweyn - SOLers ayantan shaqo la'nti aya ka badatey ma is tirahden? M-Lady gacmo furan.. :cool: Haa nooh, we are trying to be candidates for the next SOL best male/female competition...lol
-
YEEY SHARIIF, Tell me what is the difference between them.
Abwaan replied to MoonLight1's topic in Politics
Given the fatal ineptitude and corruption of Ahmed's predecessors (the previous president, Abdullahi Yusuf Ahmed, kept a money printing press in the presidential palace, according to the U. -
Originally posted by BARWAAQO: Since this is a useless topic, I would like to make it useful, for myself at least. I have decided to colour my hair but I am unsure about what shade to go for. So help a girl out, yaa useless posters. Shall I go for: a) Brown? b) Red? c) or Blonde? lol...none...stay original!
-
Mr. Mohamed Heebaan, Ali Bahar Ph D Vs Abdul Ahmed III, Janet Britt
Abwaan replied to Che -Guevara's topic in Politics
Originally posted by dhufayz: kan danbe waa warreeqaan anaa garanaya lol...@Warreeqaan... new word? -
maakhir soo mood!
-
YEEY SHARIIF, Tell me what is the difference between them.
Abwaan replied to MoonLight1's topic in Politics
Originally posted by President Anwar: ^^Runtii if you are a politician, then you most know that you can not compare to very different Presidents for their actions, especially if one of them have been in office for just under 9 month!! AND if you whant to know i got B pluss in ENGLISH old man lol... -
Originally posted by Jacaylbaro: Should those to got the chance stand in the parking lot ?? ,,, And New parking lots have table and chairs and conference rooms JB? Do we see Riyaale in this picture? lol
-
Toloow Goormaa xafladda guddoonsiinta abaalmarinta la qabanayaa?...lol...A T&T...are you ready for interviews?...lol
-
YEEY SHARIIF, Tell me what is the difference between them.
Abwaan replied to MoonLight1's topic in Politics
-
YEEY SHARIIF, Tell me what is the difference between them.
Abwaan replied to MoonLight1's topic in Politics
Ma wax la is barbardhigi karaa: Odayga xabbad hadal ah ma aqoon markii uu hadlana dad buu ka xanaajinayey oo xitaa shakhsi, qabiil iyo kooxba meel buu uga dhacay, mar walbana idaacadaha ka faana oo wuxuusan samayn ku faani jirey. Itoobiya ayaa soo dooratay ee Soomaali ma soo dooran, safar kasta oo uu Soomaaliya ama uga safrayo ama ku soo noqonayo Itoobiya ayuu marayey iyadoo sida la ogyahay xitaa khad ahaan Nairobi iyo Jabuuti uga dhow yihiin. Soomaalida inteeda badani waa neceb yihiin. ****************** Sh Sharif waa nin asluub leh oo wuxuu rabo iskaga hadlin hadalkiisuna miisaaman yahay. Mana aha nin ku faana saan baan yeelay, xabbad baan billaabay anigaa kulligiin sidaan idinka sii ah. Itoobiya kama dhex hadasho mana soo dooran. Soomaalida inteeda badani waa jeceshahay. -
YEEY SHARIIF, Tell me what is the difference between them.
Abwaan replied to MoonLight1's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: Sharif is the president, he is reasonable,and despite what angry people say about him, he is doing all he can to revive somalia. Somalis support him. and those who oppose him now oppose those admins named above as well. These online livid responses directed at the young president do not represent the general sentiment of somali masses. well said! -
Gacaladaydii iyo Gaaywaroow...lol
-
Thanks Aaliyah...Osman has a gr8 voice and what a wonderful choice of song. Did he make Albums now? This guy can sing.
-
Popular Contributors