Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Libaax-Sankataabte: Corruption = Kenya Dictatorship = Zimbabwe Chaos = Somalia. Pick one boys, and run with it. lol...libaax...waa su'aal da' weyn oo madaxa daalineysa! I think Kenya would be the best option though! J11, brother how do you explain nin dadkiisii diyaaradihii dagaalka ee canshuurtooda uu ku soo gaday inuu ku difaaco ku laayey just to stay in power? reer-guuraaga ay cidda uu ka soo jeedo reer-guuraagooda ay dagaalaan(illeen reer baadiye waa dagaalaaye) inta xoolahooda dhaco, ragga qaarna la laayo qaarna la xiro, dumarka la kufsado, berkedaha biyaha ay cabaan ku shubtaan MIINO lagu xiro oo la qarxiyo. Is that what happened in 60s? Inkastoon aamminsanahay in 60-kii musuqmaasuq gaamuray uu jirey haddana markii uu xukunka yimid 7dii sano ee ugu horreysey Siyaad (AUN) waa fiicnaa wixii ka dambeeyeyse dadka Soomaaliyeed iyo dalkii uu dhisayba isagaa burburiyey iyo wixii ka ag dhowaa ee la shaqayn jirey. Is-aaminid la'aanta iyo qabyaaladda waalan ee dadku caadeystey isagaa Soomaali u horseeday baan qabaa! Wixii ka dambeeyeyna lagama sheekayn karo oo waan wada ognahay halka xaal marayo. So hilmaanka dhow halla iska daayo iyo saint buu ahaa, Saint hadduu ahaa Soomaaliya silic ugama tageen. Inuusan lacag xadin, inuu ahaa nin aan shisheeyaha dhulkiisa u oggolayn inay siday rabaan ka yeelaan waa lagu ammaani karaa.
-
Originally posted by nuune: ma bi'in mana hoogin waayo afartan ma ihi, waan ka weynahay laakin adu maskaxdaadu fuud abeeso ayaa dhax fadhido oo ku niikineeso,,, lol...nuune
-
Dictator whose legacy is very visible today!
-
I am trying to find difference between Somaliland langauge and Somalia.
Abwaan replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
Originally posted by Indhoos: Okley Dokley Folks...the results are in from the interview with the view elders that I could find. Waxay ii sheegeen inuu Af-Soomaaligu ku dhashay dhankaa iyo waqooyiga kana soo tagay isagoo wali carab la' oo aan xoogsan. Ka dib wuxuu yimid goboladaa dhexe, dhanka mudugta halkaa oo uu ku koray, ku qaarnay kuna weenaaday. Isagoo xogaa duq ah ayuu wuxuu u baqoolay dhinacaa iyo koonfurta oo uu ku gaboobay, yacni law-law noqday. Ka dibna wuxuu ku dhintay halkaa iyo dhanka mayga. Go Figure... loool...indhoos oo maxaan ku hadalnaa hadduu dhintay?! -
I am trying to find difference between Somaliland langauge and Somalia.
Abwaan replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
Originally posted by Che -Guevara: quote:Originally posted by Abwaan: Is there really a difference between Somalia and Somaliland? Yes, Abwaan n Oodweyne lol...I thought that we both Speak Somali, look alike, dress similarly, come from the Horn of Africa, are both muslim, are the children of the same ancestors. -
I am trying to find difference between Somaliland langauge and Somalia.
Abwaan replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
Originally posted by Ducaysane: Reer waqooyiga ukunta waxay u yaqaanaan Beed. subxanalaah. lol...Ducaysane which is originated from Arabic! -
Udub Islaam abaar kama mudna!
-
I am trying to find difference between Somaliland langauge and Somalia.
Abwaan replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
Is there really a difference between Somalia and Somaliland? -
More Hizbul Islam fighters have surrendered to Government
Abwaan replied to Hassan6734's topic in Politics
Abshir...lol...Allow yaa dhaho kuwaan iska ilaaliya amase waa idin dhabar jebin ama hadda ayey dhinaca kale u fakan! -
It is either true or they might have done something close to this. As far as the name of the reporter is concerned, they sometimes have to use a fake name in order to stay save specially if they work for the main news agencies like reuters and AFP.
-
lol...these thugs wixii ay ayaantii ICU ku jabeen bay haddana la yimaadeen. Mid walba waxa uu neceb yahay shakhsiyan buu la dagaalayaa oo dembi ka dhigayaa!
-
waah waah waxaasaa Qaraar ah...lol
-
Originally posted by *Buuxo*: ^Bal no sheeg sheekadaas abwaan. lol...Buuxo...sheekooy sheeko...
-
Originally posted by Jamaal11: Abwaanka, haa haa. Cumarkii idoolaha ahaa so ma aha? Hada beenaalaad tahay miyaad ii qarineeysaa? lol...Jamaal11 xaasha been ka dheeride, ee waxaan islahaa amaa sidii Cumar marka dambe la dhahaa Jamaal11 wuxuu soo qoro wuu nagu ciyaarayaa oon qofna akhrisan...!
-
Ka dib markii xisbiga ismagacaabay ee aan loo dhammayn ee SOL party ay dadweynuhu kala horyimaadeen qaadacaad waxaan rabnaa inaan iclaaminno wax kaba sii weyn xisbi gaar ah ee loogu magac daray ISBAHAYSI...lol...shuruudahiisana waxaa ka mid ah: WAA IN AAD wadataa magac xisbi hore u jirey ama mid aad intaad farriintaada qoreysid aad ku dhawaaqday. WAA IN AAD aaminsan tahay ku dhaqanka qaabka 4.5. WAA IN AAD haddii kursi laguu diido aad diyaar u ahaataa inaad mucaaraddo go'aannada la gaaro!
-
loool...Duceysane and Val...haddii uusan kir aqoon horta sidee u bari lahayd?...lol
-
lol...Jamaal11 waad na soo sirtay! Sheekadii Cumar Beenaale ma xasuusataa?
-
loool...Faarax-Brawn...meeshaan ayaamahaan qarxis baa ka socda! Maybe Modesty meant 3 SOL years...lol Modesty soo dhawoow!
-
So amazing to see dhallinyaro ay ka muuqato madaxbannaani ay ka daaleen waxyaabaha dalkeenna dib u dhigay. I wish kuwa dagaallada ku jira oo dhan ee da'yarta ah inay hubka dhigaan oo odayaasha dalkeenna halaaggaan u horseeday ay wax u dagaallama waayaan!
-
Maaddeey soo mood!
-
lol...Ismaacil I am talking about the one in Xamar. I know in Shabaab ku gaardiyo, kuwa cabsan ee SOL soo gala bal aan u dirno inay keeni karaan! Do you need it for a project or you just want to have one?
-
Originally posted by Gheelle.T: quote:Originally posted by Dabshid: ^ and do you know his SOL nickname? He is surely a member. Juje, maybe? loool...iska dhaadhici!
-
Originally posted by Xaaji_xundjuf: and miid jabuutii is there 2 lol...What about East Timor, Chechnya, Cyprus...kuwaas safaarado ma uga furan yihiin?
-
Try suuqa bakaaraha Ismaaciil. Believe it or not meeshaas buugaag badan baa yaal! Waxay iga yaabsadeen back in 2004 markii aan arkay buug uu qoray nin macallin mar ii ahaan jirey oo aanan ka fileyn in halkaas laga heli karayey...$18 dollars ayey siinayeen.
-
Soomaali waa horaa magaceed ba'ay, qashin walbana waa lagu sifeeyaa ayaandarrada jirta!
-
Popular Contributors