Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Ma meeshaan wax lagu faantamo ka muuqdo? My dusty, outpost village is better than yours. No, mine is. Eesh caleeg. Typical Reer Mudug unfounded faan. loool...I agree with you that Mudug needs more than "I have saro dariishado leh iyo albaabo ganjeel ah '. It needs peace and unity. I don't think that some1 intelligent would want the return of the atrocities that took place in and around this city during 80s and 90s unless they are the children of those who were responsible for all the mayhem. I don't speak for reer Mudug but I think bulsho kastaa dad xun waa leedahay mana aaminsani in shakhsiyaad cuqdad qabiil la jirran, ahna kuwii ka soo farcamay shakhsiyaadkii hormoodka ka ahaa dhibaatooyinkii ka dhacay degaankan oo waxay ka hadlayaan aan ogeyn ay meteli karaan mujtamac dhan.
-
lol...people sing it in different versions... Huuwaaya huuwa Hooyo ma joogto Kabax kabax aaddey Kor iyo Koofur qabatay Kabaheedi qaadatay geel-jirre helyaa mooyi geed seexataa mooyi...
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Ayaandarro weyn waaye hadduuba sida warkaan loo dhigay u yiri hadalka. Intuu isleeyahay kursigaas Xabashada yee kaa qaadin ayuu qabiilooyin Soomaaliyeed isla dhashay iska horkeenoyaa. I think inaysan awalba qarsoonayn in dadkan maamul-goboleedyada Soomaalida oo dhami Itoobiyaanka ka dambeeyaan oo danta ummadda iyo tan qarankaba ay kala weyn tahay inay kursi joogaan ayna markaas shaqo ka dhigteen inay shakhsiyaad Soomaaliyeed oo qabiil kastaba haka soo jeedeene(xittaa qabiilladooda) ay Itoobiyaanka si xaqdarro ah gacanta ugu geliyaan. Dad unbaa iska qiiraysan oo qofkan oo kale iyo kuwa la midka ah ee Soomaali ka buuxa qabyaalad iyo hunguri ku daba orda maahane wax khayr ah ma soo wadaane waase laga gudbi doonaa maalin ay noqotaba insha Allaah.
-
Odayga jeestadiisa ayaaba i dishey... lol...Jafe...barnaamijka salaamaha ee BBC iyo VOA Somali inay ka baxdo ayey ahayd. Mowduucaan odayga iyo gabadha yar has had a lot of attention from SOL ee bal aan aragno marka Islaan ilka dhacsatay ay iyaduna sidaan oo kale wiil yar silisalato waxa ka dhaca...Soomaaliya maanta Suprise kuma yara, nin 2 naagood guursada iyo oday 100 dhaafay oo gabar yar qool u dhigtaba aragnaye taas islaantana inaan aragno ayaa laga yaabaa insha Allaah!
-
Ilaah ha kala qaboojiyo...
-
Faisal cali waraabe sends special forces to buhuudle
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
lol...maba la xishoonaayo, Itoobiyaan aan xitaa garaadihii iska furin! -
lol...downtown...Horta Where is considered as the downtown in Mogadishu nowadays? Geel_jire I heard about this man too. Beleive me but I heard the very same man lives in Europe for couple of years but I don't know where exactly!
-
Originally posted by Xaaji_xundjuf: Duke your mucaraad to aweys your mucaraad 2 sharif , u mucaraad 2 shabaab. You used to be a hardcore TFG, fan what happened. lol...car garo!
-
Originally posted by Maaddeey: quote: [QB] Asmara: Asmara oo tababaro ufuraysa Saraakiil taabacsan Xasan Daahir Aweys. 26. oktober 2009 Asmara(AllPuntland)- Warar Hoosaadyo ay heshay Shabakada Wararka ee APL ayaa xaqiijinaya .. Micnaheedu waa: warar aan soo been-abuurnay! As usual haye?! Website-yada Soomaalida dadka caqligooda ayay ku ciyaaraan. Like inay kulligood qabaan amase haystaa resources ay ku ogaadaan waxyaabo badan bay dhahaan "warar aan ka helnay dad xog ogaal ah, weriyaheenna khaaska ah, masuuliyiin aan rabin in magacooda la sheego"...lol Balse shaki maba iiga jiro in Eritrea Xasan Daahir malleeshiyo u tababarayso saaxiib.
-
lol...Seeker I lost count of how many years Mr Mubarak was the president... It proofs that Egypt is under dictatorship. I haven't been to Egypt since end of 05. Did things get worse or better?
-
Originally posted by Jacaylbaro: I told you long long time ago ,,,, they will have few months/years to take pictures with some madax and then go ,,,, just like A/Qasim and Yey. Ma awal baa lagala dardaarmay inay weligood joogaan meesha? Wax laga hadlo oo kale malla waayey? Anba ma rabo in meesha la iska dego, isbeddelna waan u baahannahay Madaxweyne Shariifna wakhti ayaa ku socdo haddii uu wax qabto iyo haddii kaleba. I think safarradiisu waa badan yihiin and that was the case for intii Soomaali horboodeysey sannadahan dambe oo dhan. Malaha he is more accepted by the outside world that is why uu socodkiisu u batay. Dowladda Soomaaliya hadda inaysan dhaqaale haysan waan wada ognahay maxaa la isku moogeysiinayaa in midkii kasta ee meeshaan madax ka noqda uu qaaraan dalka u raadiyo waa lagama maarmaan. Anigu inay tuugsi tagaan ma diiddani as long as dhaqaalaha la soo helo dalka iyo dalka wax loogu qabto oo aan la lunsan. I think waxaa maamulkaan lagu ammaani karaa atleast Madaxweynaha iyo R.Wasaaraha labaduba dibedaha ma wareegaan. This is only the 2nd time they both left the country at the same time. Originally posted by Xaaji_xundjuf: quote:Originally posted by Abwaan: Halkaan ka fiirso Anigu wax ma fiiriyo , waan dawada Xunduf fiirso ama daawo isku mid lee soo maahan? Mise waxaad rabtaa inaad carrabka na daaliso oo budh, gadh aan kaa daba dhahno?!
-
...Kool_Kat..
-
Halkaan ka fiirso
-
Part 1 Part 2 Part 3 Part 4 Part 5
-
Originally posted by Maaddeey: ^^Thnx, laakiin markaad iga xanaajisaad ba'day! just kdn. Haddaanba mar hore kaa xanaajin waayey ma u malaynayo inaad iga xanaaqeysid...waan heshiinaynaa IA!
-
Originally posted by Dhagax-Tuur: ^Allahu akbar, xaa ku jawaab ah. Laakiin iyaguba waa dad muslim ahe la soco. Waase dhab oo dadka aan dawladna lahayn, colaaduna u dheer tahay iyo abaaruhu wax ka daran adduunyada maanta aan ku nool nahay ninkii ogow, step forward? Soomaaliya iyo Soomaalida maanta dhulka ku sugan in badan oo ka mid ah xaalada ay ku sugan yihiin waxba dhaanto tii uu Michael Burke (former BBC reporter) kasoo warami jirey Ethiopia ee 1984-tii. Alle se duliga ina saaran naga qaada waan leenahay. lol...Dhagaxtuur waa runtaa, waanan kugu raacsanahay oo waa dad muslim ah mana ku farxayo jabkooda laakiin waxaan la yaabay markii aan dadka xasuusiyey xanuunka Soomaali haysta in laga dhigay irrelevant oo aan keliya ku khasbannahay inaan topicgga u xadraynno! I think inaysan marna noo sinmi karin sidaad sheegtay dalkeenna oo baaba'ay oo annaga oo Soomaali ah waajib naga saaran yahay inaan u gurmanno iyo dad dalalkoodu u dhisan yihiin oo dhibaatooyim soo foodsaareen!
-
Yuweri Museveni talks to Shabaab like a leader :.Sharif Hotel take notes
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Maaddeey: Maanigaa waalan mise....? Waaliga AS ee Banaadir wuxuu yiri: '..waxaa laga barooran doonaa kampala & Bujumbura' oo micnaheedu yahay: Askarta Amisom markaan ka aargoosanno, Caasimadahooda ayaa looga baroorandoonaa!, sax? lol...Maaddeey......As much as I don't agree with Shabaab...Mase Maqashay nimaan weer sugine, waran ma sugo!...lol... -
Originally posted by Maaddeey: Abwaan, N3-ga balka waan ka helay! Thread-kii Siyaad waxaad u ekeyd nin Taariikhda aad u yaqaan! mise Vendetta aad u baratay?, haddii taariikh 20 sano ka hor aad sidaa uga sheekeyseysid inaad mid Current ah oo Attore-heeda weli noolyahay aad taqaanideey aheyd, sheekada dhanna waxaa keenay 'ASKAR GAALSHIRE'. Ceelasha Biyaha & Afgooye inuu degganyahay miyaad mooddaa oo uu dadka la soo qaxay?, waxaan maqlay inuu Xafiis ku leeyahay H/wadaag-jidka 30ka & kan warshadaha dhexdooda-. Tan ah in la cararo, ma waxaad qabtaa in uu AK47 intuu qaato dagaallamo? maxay ku kala duwanyihiin-markaas- isaga & wiilka 20 jirka ah? lol...maxaan ka ogahay mar kasta ceelasha biyaha ayuu ka hadlay baan maqlaa...tan labaad waxaan ka wadaa inaan la cararin ee dadka ay isku mowqifka yihiin wuxuu qabo uu la qabo. Do you know how many have suffered while he and his wives were in Asmara? Thnx Maaddeey runtii akhyaar baan kuu arkaa sidaad discussion-ka iila wadaageysid rather than taking it personal waxaana la dhihi karaa qaabkan ayaa ugu habboon in mowduuc looga hadlo.
-
Originally posted by Gheelle.T: Sheekhu 1945 wuu dhashay high school diploma wuxuu qaatay 71, cajiib. lol...malaha kuwii la dhihi jirey Aqoon-darsad ayuu ahaa oo iyagoo shaqaale dowlo amase ganacsato ah da' weyn iskuul ku aadey! Maaddeey...lol threadkaaga dheer ee taariikhda ah intaan akhrinayey shaah baan miiska iskaga daadiyey...lol...teeda kale maxaa iska khuseeya threadka AUN Siyaad iyo Dahir Aweys...you think in la is cafinayo...meeshaan wax walba su'aal baa la iska weydiinayaa. Originally posted by Maaddeey: Waa nin horay ciidanka oga tirsanaan jiray, waana nin adag oo waxa uu samaynayo ay dhab ka tahay, waxaan aaminsanahay intaa marka la isku daro in uu nin nabadeed yahay, Soomaaliyana nabad ka keeni karo" Xuseen Caydiid. [/qb] lol...As if that is gonna change my view of Xasan... Xuseen Caydiid goormuu noqday khabiir ku xeel dheer taariikhda ciidanka Soomaaliyeed...? I am sorry laakiin halkaan waa kaa xumaatay!...Adigoo Madaxweyne Shariif soo xigta ayaa la ii qaatay...lol Waad ku mahadsan tahay taariikhda dheer ee Xasan, balse su'aashaydu waxay ahayd "Afgooye maxaa laga samaynayaa"? Dagaalkan la iska wado oo markii ay runta gaartona dibedda loo cararayo geesinnimo miyaa?
-
Popular Contributors