Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Maasha Allaah, congrats and caafimaad wanaagsan to the baby and mum...
  2. I think that there are more important thing than talk about Yeey oo khalkhalay...! Malaha noloshii Yemen baa ku adkaatay he is thinking of going back to Somalia...odayga xoogaa fuleynimo ahna waa qabaa...I remember cabaadkiisii "Adeer koobkaygii shaaha ayeey agtiisa madfac ku dhufteen, xaggaas baa xabbad korkayga martay..." lol... Kuwa cabsan ha iska cabsanaadeen laakiin hadda Soomaali caddaaladdeeda weli miiska lama soo saarin, markii laga baxo dhibka jira un bay Soomaali u taallaa inay cafiyaan qofkay rabaan qofkay rabaanna dembi u raacdaan...Su'aashii Qiyaamana waa naga dambaysaa!
  3. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Did you invest in his kidnapping? You seem a bit more interested nooh. lol...ma cabsatay oo waxaa is dhahday dillaalladii afduubayaasha inta iyo SOL xitaa waa imaadeen!
  4. Originally posted by Cige: Immisuu Mudaharaad soo qaban qaabinayay? Immisuu habro Caydh qaata Guryaha ka soo saarayay? :rolleyes: Ma waxaan lala dhuumanbaa haddii aad Doollarkii Madoobaa iyo Khaddii iyo Farsamo-yaqaankii isla heshay Bariisana Xoogaagiisa u Tuur :cool: waayo Berigii C/laahi Yuusuf dhacdhaca soo baxa kuwo baasoo Buurtinle iyo Minesota ka soo shaqo tegaybaa Afka u dhigan jiray LOOOOOOOOOOL Cige waxaad sidaan ula bururaysaa marka Dayniilaa...mise waa isyeelyeel waxaani...Weli wax kale oo proof ah ma haynaa oo arrintaan caddaynaya...aan ka ahayn inaad taqaanid xoogaa yar oo warbixinta wasiirka ah oo aad sii buunbuunineysid? lol..malaha adiguu guri kaa saaray intaad marfish u bedeshey joke.
  5. Amazing...thnx for sharing Mr Paragon ...where is the poem now? Or we have to wait till next year?
  6. Originally posted by Kanzy: I heard it on npr tonight on my back home and I thought Abdi waxoogaa buu xawaajiyeeyey bariidka. A twenty four year old Abdi teaches Engish, French and math, has a girl friend and dresses like rapper with a nickname tall American, in Moqdisho? Cusbada ka yaree dheh Cabdiyoow.
  7. Originally posted by Allamagan: An entertaining thread... war aaway cunuggii, adeer.... koob shaahoo kale ii keen loool...Shaaha badan iska yaree ilkuhuu madoobeeyaa!
  8. Originally posted by Juxa: i agree with kool, a woman's place is in the kitchen close to a jar containing rat poison for the husband oo haddaa yaa markaas cidlo u dhiman doona!
  9. Originally posted by xiinfaniin: lool@kubeerto car kubeeto ha garto War ba'a qaadirkeenna ka yaabe ma iyadaa mid qarsoon ah...! lol...A & T Kurbeeto maa garan weysey?
  10. Originally posted by Mr. Somalia: ^^ Shabab, xaraan quudatadii Isbaaro Inc kaliya ayee barteen sida gacan iyo lug is-dhaaf ah looga jaro, ee naf kale ey hayaan majirto. Marka ninyahow, qalbiga hadaad ku qaboojisaneysid oo aad daciifnimadaada marmarsiyo uga dhiganaysid Al Shabab anakee naga adgaatayee, idinkana wey idiin soosocota, taasu arin adiga kuu taala weeyaan. Waxaan la yaabay Mr Soomaaliya iyo Qabyaalad iyo futuudland xaggee iska soo galaan? What a hypocracy...Mr Futuudland maa iska dhahdid...I think 19kii sano ee la soo dhaafay wixii Soomaaliya ka dhacay waa kaa daahan yihiin. Dagaallada ugu culus iyo xoogagga ugu awoodda badani inteey ka jireen waa su'aaale? Hakugu taagnaato taas...midda kale malaha burcad-baddeeda kuwa ka aaminsan inay yihiin wiilal ilmo adeerro ah oo badda ka shaqaysta ayaad ku jirtaa bay ila tahay (Waa la isku imaan)...did you listen wixii last week Shabaab ka soo yeeray? Aan kuu iftiimiyee waxay dheheen "Bari baan u soo soconnaa maamulka ka jirana waa Baadil" ee meeshii aad geli lahayd ayaa la rabaa. Muqdisho waxaaba jooga ciidammo caalami ah oo TFG ilaaliyee bal ninkii Odayga ahaa ee Faroole ma adigaa ilaalin kara? Soo badda ku dhici maayo? Waa ogtahay Hargeysana lagama qaabbilayo...oops Itoobiya ayuu u carari karaa illeen waa wuxuu dhiigga Soomaalida uga gadanayee Ma illowdey markii 2006 Cadde Muuse khalkhalay markii Cadaado la imaaday oo uu ku waashay Sh. Hebel baan wax ku wareejinayaa and stuff intaan Itoobiyaanka iyo C/Qaybdiid ka soo gaarin...for your information I was in Galkacyo(Taar City Hotel) galabta uu idaacadda ka calaacalayo... Maasha Yey Yaman iska dhiib illeen waxa soo socda ayuu si fiican u saadaaliyey! Shabaabku Soomaali oo dhan bay rabaan inay xukumaan oo fudayd, deg-deg iyo ka fiirsasho la'aan ku xukumaan weliba kuwa sidaada oo kale qabyaaladda iyo nacnacdu googoysey waxay ku dhigaan waa la yaqaan oo wayba ka helaanba. Need I say more? Looba joogee...Insha Allaah..!
  11. Originally posted by Abaay Heylay: "Love without a kiss, is like a tea without sugar" by moi p.s i am talking abt halal love:D lol...U should have included it in your proverb...
  12. Ninka moodaya in Afmadow ONLF iyo cid gaar ah laga qabsadayoow wax badan baa kuu laaban. Nimankaan Shabaab la yiraa haddii ay fursaddu siiso meel walba way tegayaan and I don't think in qorshohoodu yahay inay Koofurta keliya joogaan. Marka haddii hadhoow la barooran doono markii tuulooyin kale ay ka dhexbaxaan amay roon tahay in hadda tannaagada la iska daayaa!
  13. Originally posted by The Zack: ^And I can believe that Che missed the point. He hasn't posted this one kulahaa ehehe. kaba daran!
  14. loool...ma haddaa ari dhoofiskii xitaa la isku riixriixayaa...I think whether Boosaaso, Berbera or Ceel Dheer meel kasta oo laga dhoofiyo waa meesheedi kale wax macno ahna ma samaynayso. Sida laga warqabo markii ay noqoto xoolaha la dhoofiyo dalka guud ahaan saamayn ayey ku leedahay khaasatan laga billaabto Hiiraan illaa Gobollada Waqooyi. Dadkaan Malaha mar dhow waxay ku dagaali doonaan magaaladeenna ayaa ka roob badan sidii inay iyagu roobka di'iddiisa xukumaan!
  15. Originally posted by AYOUB: Are you covering for General `Cut-n-Paste´? He's been quiet since Payne's public bollocking of Faroole. Ka daa.
  16. "Garoob gambaysi lama baro"
  17. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Waaa runta ThanksfulSp, it was a rumour and a lie. Ma venuezluela ayaad ku koraty adigu horta? Somali warkeeda waxaad moodaa inaadan aad u aqoon? How do I know one was tortured and killed? Simple: Ilama-adeer ayaan aheyn waa will rer harruun ah oo rer cukur ah. lol...A & T came forward with his evidence...Wiki ma laga helayaa magacyadaas to check in lafahan aad sheegtay jiraan...Just wondering su'aasha lagula damacsan yahay haddiiba la dafirayo Ilaah ha u naxariistee walaal xabsi dulmi uusan mutaysan loogu diley Anyway, that is not evidence too. Haben wanaagsan adeer. One good Amharic adage goes, "it is difficult to wake up one who is faking being asleep". lol....Waa runtaa ma qof aan hurdin oo is yeelyeelaya baa la kicin karaa?!
  18. Soomaaliya iyo its horumar...basaska haddii aad raacdid qaar badan shaarka ayaa bir kaa qabsanaysaa oo kaa jeexeysaa or nadiif ma ahan, haddan text baa wax lagu gadanayaa...
  19. Originally posted by MAXIMUS POWERS: The other day I was at a bus stop near my university, when a Somali woman approached me and asked me to buy her Khat from the local marfesh. This lead me to be in two minds, clearly I have never entered a marfesh before but I didn’t want to disrespect the Somali woman as I couldn’t allow her to enter a place of such social ills with maniacs tranced in mirqaan and with taqsiins the size of apples and teeth the colour of burco’s sandy roads. So I gave into her demands and when into the merfesh, albeit reluctantly. I ushered through several swirling turns of emerald carpeted stairs before finally reaching the den. I asked for ‘miiro’ but the dealers, said they only had ‘bariixi’. I asked to explain what he meant and he duly explained. I asked if they had fresh batches but he was adamant that it would not arrive until late that same night. I was in two minds yet again: should I buy the bariixi khat for the lady in the street?, but if I did I would buy her ‘bariixi’!. I went against my better judgement and decided to play it safely and return to tell the lady that they had only ‘bariixi’. At which point she replied ‘uff, waar kaas baa uguu macaan’’! Hinting for me to return up those stairs. I left the scene with my head down in disappointment. Such is the level of saqajaanimo of Somali people. lol...MAX...maskiinnimadaa kaa badatay. A lady once tried to ask me to do the same thing and I said to her shaqo la'aanta ayaa kaa badatay, islaamaha hallaabay miyaad moodey inaan u shaqeeyo ayaan ku dhahay. Yeyse isku halleyneysey markii ay marfishka soo aadey markii hore inuu u soo gado. Believe me sidaan qaad u nebcahay if a Somali walking around asks me and I knew where it was I used to ignore them and walk away! You can call me crazy but I didn't care.
  20. Originally posted by Mr.Paragon: Waa qoloma ninku. Intaa un ii sheega. lol...Pragon qoladee jeclaan lahayd adigu inuu noqdo.....Waa bilaa qolo...Soomaali maryooleey uga har!
  21. It is really sad, I hope kuwaan iyo wixii soo barbaariyeyba in xabdi lagu guro!
  22. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Abdilatif, baddal waa abtigay e iska daa. Wuu iska xoogsanayaa. Haddal la soco abti been been ah ma aha. Waa rer-Gurdumi, inkastuu isagu soomaliya u badnaa. A&T soo kulligood abtiyaal iyo adeeryaal dadka u noqon maayaan, oo haddana ma wada xoogsanayaan? Soo Omar Jamaal iyo dhammaan abtiyaal iyo adeeryaal dad u noqon maayaan? Ninba kan xiga xaaji haku sheego oo ha cafiyo soo waxa meeshaan na dhigay ma ahan. Ma isku ciyaaraynaa!