Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Nogobi: I've pmed to all Sol Torontonians but no responds yet Didn't receive mine...
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by General Duke: ^^^Yeah your uncle Godane is out of a job, maybe he can get back to the butcher shop he grew up in. i could care less about godane his job is to take care of the koonfurians He is doing a good job so far Xunduf intaan waa dhaami jirtee maantay ma karuur geel baad iska soo badisay?... Koofuriyaans ku lehe...you know inuusan kala jeclayn Koofur iyo Waqooyi weliba Waqooyi buu u dhaarsan yahay aad waayo waa laga soo ceyriyey and he wants to revenge.
-
That would be a good news. Melez needs in bidaarta shanlo bir ah looga xoqo... I don't have bidaar yet but I guess it is painful...
-
Originally posted by Maaddeey: ^^ waxaas yaa caddeeyey?? NYtimes? Allow Alle. dadkii meesha ka bad-baaday ee soo baxsaday, markii la warsaday waxa meesha ka dhacay waxba waa sheegi waayeeyn, sidee information-kan lagu helay?. waxaa kuu caddeynaya shirka jaraa'id ee Shariif: shabelle.net I spoke to one of the people meesha joogey oo Ilaah ka badbaadiyey who is credible ee New York times war kama qaadan.
-
Originally posted by Mr. Somalia: quote:Originally posted by Abwaan: Gen Ali and Gen. Gelle are both good officers who will hopefully do well on the positions ther hold. ^^ Abwaan, meesha doo doo-daada ma aqaanee, orod ku laabo dalkii oo askar nimo isku soo qor. Dalka wuxuu u baahanyahay rag komaandoos ah oo aan jixin-jixn. Marka fadlan, orod Generaal-ladaan cusub soo caawi oo experience-kaaga ku caawi dalka dajintiisa. Mr Somalia markii horena askari ma ahayn haddana Soomaali wax qoryo inay qaadaan rabaa waa ku badan yihiin oo keliya waxay u baahan yihiin inay dhinaca fiican u qaataan, anigana cidi baahi gaar ah iima qabto. Bal halla is waraystee markii aad ugu yaraatid Military Police iyo Hangash sidoodii waad u indho-adagtehee haddii aad run sheegeysid your contribution is badly needed due to your experience, just make sure that you leave your clans views behind and aad iska toobad keentid.
-
Gen Ali and Gen. Gelle are both good officers who will hopefully do well on the positions they hold.
-
Ilaahay ha u naxariisto the professor iyo dhammaan intii meesha ku dhimatay.
-
Originally posted by Maaddeey: ^^ Abwaan & Sabriye, Haddaan idin iraahdo Cabdi Qaybdiid baa ka dambeeyey, caddeynta aad heysaan ka badanna keeno, maxaad sameyneysaan? Waxaanse la yaabbanahay, hubsiimada loo baahanyahay markey maamulka Puntland masaakiinta xir-xiraan ee Xabashida ka gadaan iyadoo horay loogu yiqiin een la dhihin: 'shaydaan nin habartii jiida waa yahay, habar shaydaanna wax la jiido waa tahay' een hadda loo baahneyn ee war aan indhuhu qabaneyn inta la akhriyo la isu jiibinayo! All I can say is Haddii...haddii ma soconeyso...and hypothesis...Haddii aad hayso ciddii waxaan ka dambeysey...including the Cabdi Qaybdiid u mentioned here noo keen...haddii kale walaaloow yaan wakhti la iska lumin...As has been said b4 this happened in Mogadishu, Boosaaso, Hargeysa and many more other places and waa la yaqaan ciddii fulin jirtey...Haddii ay ahaan lahayd miino meesha lagu aasay waan kuu garaabi lahaa oo waxaan dhihi lahaa malaha Itoobiyaan baa aasay laakiin sida la wada xusayo qof baa is qarxiyey, waxaadna ogaataan in dhacdadaani ay ka dhacday goob ay weriyeyaal joogaan oo ay televised ahayd dadka wax noqdayna ay weriyeyaal ku jiraan waxaana dhici karta haddii aysan mar hore dhicin in muuqaalka qofka ka masuulka ah la keeno. Maxay tahay doodda kale ee aad haysaa?
-
Originally posted by Resistance: Please remove the link, i know Al-jazeera deemed it fit to show but the massacre still fresh and the deceased ( may Allah grant them all Jannah ) are easilly identifible. True. Along with two of the ministers I actually know the injured man lying on the ground and looking towards the camera. He is a health professional, Dr Weheliye must have been one of the lecturers I guess. I think I last saw him in London around 2002. Then again in dadka Soomaaliyeed la tusaa sida ay wuxuushtaan u laynayaan waxgaradkeennii waa loo baahan yahay oo dadku baraarugaa.
-
I think fuleynimo ka weyn inaysan jirin in dad aan waxba galabsan iyo dadkii bulshada Soomaaliyeed wax tari lahaa la isku qarxiyo. Maaddeey hubsiinadu dadka dhan ayey u taallaa oo marna ma fiicna in lagu degdego waxaan la hubin in waqtiga dadka looga lumiyo ammaanta Shabaabka oo la ogyahay dhibka ay Soomaali ku hayaan taasna looma baahna.
-
Ilaah ha u naxariisto intii dhimatay, inta dhaawacantayna ha bogsiiyo. ALshabaab dadka kama caqli badna wixii ka dambeeyeyna waa la ogaan mar ay noqotaba insha Allaah.
-
lol...juxa...Mr Paragon dadka dulman ayuu xuquuqdooda u doodaa... And waa runtaa oo Bashiir dad buu toosh ku ifiyey balse I think inay habboon tahay in la iska daayo in dadka dhan hal doon la saaro oo loo fiiriyo case by case.
-
Originally posted by NGONGE: Depends on the job really. If you're applying for a job as an Imam in a mosque, it would help your case no end if you happened to mention you are Muslim too. hahaha
-
To me wax la is barbardhigi karo ma ahan...maanta ma fannaaniin baa jirta sidaa u sii buuran aan ka ahayn very few. Most of them cod malahan, heesaha mirahooda ma yaqaannaan, hees nin iyo naagna maba u kala soocna. Qaar ka mid ah heeso erayadii la beddeley waxaa ka mid ah hees uu qaado Xassan Aadan Samatar oo mid yiri waan qaadayaa ayuu illeen erayada ma yaqaane ayuu qayb ka mid ah sidaan u qaaday "Dayaxoo ka soo baxay ALBAABKEE" instead of hal baarkeed. Another one hees uu qaado Saciid toom oo weliba heesta loogu magac daray riwaayad caan ah oo la oran jirey "Ninba dahab lumay, si u doon doon" ayuu fannaan cusuboow wuxuu qaadaa "Ninba dahab lumay Sii doon doon" Kolleey waan dareemayaa oo waxaa arrintaan horseed u ahay dowlad la'aantaa oo 13kii Kooxood ee fanka ee Soomaaliya ugu horreeyey qaranka ayeey taageero laxaad leh ka haysteen haddii qarankii dumayna xaggay aadayaan. Marka aniga waxay ila tahay dadkaan CD-yada Set-up music laga buuxiyey la wareegayaa fannaaniin ma ahan waxaa itaas siiba dheer live Music maba ku heesi karaan oo dhowr jeer ayaan goob joog u ahaa fannaaniinta casriga kuwa ugu horreeya qaar ka mid ah oo illaa 15 sano heesayey oo ku heesi waayeyy live music.
-
Originally posted by Malika: ps.Abwaan,I dont know them neither do I care about knowing them.. Then atleast don't judge them because dembi unbaad ka galeysaa ee wax macno leh ma soo kordhineysid.
-
Originally posted by Che -Guevara: quote: somali waxay ku maahmaahda war jira cakaaru imaan..which basically means the truth will come out sooner than later. Hadee Soomaali ku maahmaahdo, why tell us what it means I wonder who will come to this woman's defense. Come on Paragon I'm not saying she's guilty of anything So, we know Abwaan doesn't know her Dad baan iskala dagaashanahay maa dhahdid...Soomaali iyo yaabkeed... Che...I don't know her and it doesn't mean I have something against her...I am sorry if you are trying to relate this story to the other family and makula yaabaayo inay farsamo sidaas kaa noqotay...
-
Some people keep on asking why did they have 8 kids if they cannot afford their cost. Let us not be hypocrites. Are you telling us you all from a small family? Did you ever ask the same question to your parents. Or for you is "You know my father has 3 wifes and altogether he has 15 children" ...laakiin afdheerideennu waxay noo geysey inaan dadka kale dhahno maxay dhawr ilmo ah u dhaleen...Teeda kale Irsaaqadda Ilaah baa haya...ubadkaan 8-dda ahna reerku iskama keensan ee Ilaah baa u qoray inay dhalaan.
-
lol...Ceebey tacaal!
-
Originally posted by Maaddeey: ^^kursiga bannaan armuu ka kacay? Mayee isaguu u bannaan yahay! Originally posted by Jacaylbaro: When i read the "ciidamadiisa" in the title i thought it is AMISOM ,,, And it was not so maxaa kuu cad. Inuu ciidammo Soomaali ah leeyahay!
-
Originally posted by Allamagan: the only regret is for them to let the Sun in. That was a terrible mistake. Originally posted by Sophist: Oh bugger! If this is through Bashir then we cant blame the guy- he is not mentally terribly fit!. Sophist Sophist...Waa Bashiir laftiisii...
-
Malika su'aal yar aan qac ka siiyee...Do you know this family other than the sun article? Please don't jump to the conclusion...
-
Ragsanaa ma Shariif Xasan baa isagaan maqlayey walaalkiis buu xaafiiskiisa Wasaaradda Maaliyedda madax uga dhigay !
-
Originally posted by Geel_jire: The damn toads tried to ban the hijab which is a much more fundamental issue then mere minarets and they have the nerve to talk about intolerance. walee niman dhiman wax weliba wuu arki Waa iska siyaasad iyo iyagoo dareemay sharaf-dhacii ka soo gaarey mamnuuciddii xijaabka haddana dunida Muslimka isku deyaya inay ku beer-laxawsadaan Swiss baan ka soo horjeednaa...horta adinku tiinna ka soo baxa dheh..!
-
Originally posted by Juje: Typical Maryoley they always forget they were in same situation. lol...runtaa...Ilaahoow yaa ogaada waxaa ugu daran kuwa shaqeeya, laakiin hooyooyinkood oo c- ay-r qaata la nool...oo haddana is mooda inay saxan yihiin...maxaa iga bi'i lahaa haddii C-a-y-r free la yahay!
-
Originally posted by Juxa: seriously it angers me when hard working people are paying so much for renting houses and those people get it for free. ninkaana ma ahan jobless, he probably drives minicab and the spare cash is used for ayuuto or businesses in africa. lol...juxa xanaaqa jooji...I have known this family for the last 9 years and they are hardworking. Do you know how long they lived in a 2 bedroom house because the council claimed they were not able to provide them with suitable housing. This is more like compensation I guess and they deserve it. Their story was in the media couple of years ago due to housing issues. I think they deserve somewhere better than where they lived for the last 10 years or more and the counsil should have bought a new cheaper property for the family to live in rather than paying thausands for rent and make the family look like the guilt ones. I think they should have avoided the media because it made them look like parasites and many who do not know their situation jumpted to the conclusion. To my knowledge Bashir did not drive a cab, open businesses abroad or built mansions elsewhere and the mother is one of the most hardworking Somali mothers I ever came across. Very involved in her children's education. So xaalka deji.
-
Popular Contributors