Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Jacaylbaro: Waa markaad qaad ku meeraysan jirtay adiguna ,,,, Hadde ma waxaad leedahay ceebta halla asturo? Mise difaac bay kaa tahay?
-
Originally posted by Maaddeey: ^^ , do u know what he did to Sh. Ahmed Tahir and his Tafsiir circle in Jamia Mosque?. Omar Idris, kaas inuu reer Edmonton yahaan moodaayey! He is from North London. I just didn't see him around the president recently. Maaddeey, Sh. Axmed Dahir is a nice individual unlike his brother Xassan Daahir Aweys and as Juje stated mas'alo diini ah ayaa la isku qabsaday I am not here to say who was right or wrong. Were you one of the footsoldiers defending the Shiikh?
-
Who Will You Vote For In The 2010 General Election Poll
Abwaan replied to cynical lady's topic in General
Originally posted by Samafal: I'm voting Conservative becouse they are promising to ban Qat. I srongly support the ban of Qat but not the conservative or any other party yet. -
Qof walba wakhtigiisa ayuu dhimanayaa amase wakhtigeeda. Waxaan aaminsanahay in qofkii wakhtigan Dowladda Soomaaliya xil ka qabta u bareeray halis joogto ah ayna mudan yihiin in lagu ammaano laguna taageero. Ilaahay ha xafido ragga iyo haweenka hawshaan ku jira kuwa Soomaaliya nabadda ka hortaaggana Ilaah hannaga qabto dal iyo dibad meel ay joogaanba.
-
Let me start the list...MMA...JB!The reason ...and female nominees? coming soon.
-
Khilaafkii Gabdhaha oo la xaliyay shalay Anigoo mareegtan meermeeraysanaya ayaa maqaalkaan ishaydu ku dhacday markaas baan is weydiiyey gabdhahee? lol...sidii in akhristayaashu ka wada warqabeen dulucda mowduucan ayna u sahlan tahay inay sidii sheeko musalsal ah fahmaan. Waa Yaab! Kilaafka la xaliyey sidaa maba u sii gelayo waxaanse rabaa inaan diiradda saaro qaabka maqaalkan loo qoray. Runtii kani ma ahan khaladkii iigu horreeyey ee aan arko oo runtii anigoon rabin inaan tirokoob ku degdego maadaama aanan baaritaan qoto dheer u gelin tayada shabakadaha Soomaalida balse waxaan keliya u soo qaatay tusaale, weliba waxaan is dhihi karaa waxay shabakaddani ka mid tahay kuwa aan aqoonta u leeyahay shakhsiyaad wanaagsan oo wax ka qora ayna runtii shabakaddani ka mid tahay kuwa soo tebiya warar aan ilo kale ku soo bixin (exclusive). Lama soo koobi karo inta aan arkay maqaallo qaabka ay u qoran yihiin ay akhristaha ku dhalin karaan jahawareer iyo inayba fahmi waayaan farriinta ay xambaarsan yihiin kuwaasoo ku qoran shabakado fara badan oo afsoomaali ku wax ku qora. Waan ogahay inaysan arrintan wax ka qabashadeedu aysan sahlanayn marxaladda dalku marayo awgeed balse waxaan marar badan maqalaa ururro magacyo waaweyn wata oo ay ku bahoobeen weriyeyaal Soomaaliyeed oo weliba sidii dagaal-oogeyaashii tartan ugu jira innaga keenna ayaa ayaa asli ah inta ninba meel boorso iyo laptop shirar la yimaado. Waxaan isweydiiyey miyey fahmi la'yihiin inay ka faa'iideystaan shakhsiyaadka ku xeeldheer qoritaanka afka Soomaliga oo laga heli karo goobo badan oo dunida dacalladeeda ah oo kaalin mug leh ka geysan kara inay tababarro u furaan si ay weriyeyaashan amaba qoreyaasha shabakadaha Soomaalidu warar tayo leh u soo gudbiyaan, mise maba danaynayaan oo waxyaabo kale ayaa arrintan kala weyn.
-
Who Will You Vote For In The 2010 General Election Poll
Abwaan replied to cynical lady's topic in General
Originally posted by cynical lady: See: http://www.direct.gov.uk/en/Governmentcitizensandrights/UKgovernment/Politicalpartiesandelections/DG _073241 Thank you cl...Since I dont identify myself with a particular political party I am considering in becoming an accredited election observer. -
lol...dhagax...sidee lagu ogaanaa iney cusub yihiin oo boorka lagaga celinaa? Waxaan la yaabay wasiirradii dowladda ayaa sida ilmo xannaano la keenay marba dhinac u cararayo. Meeye wasaaradahoodii markay kulligood Ayroboor iska soo xaadirinayaan? PM needs to do his work and do a reshuffle. We need dad wax qabanaya... Kii tamarta, kii dhagxaanta, kii badaha, kii lacagta, kii banooniga, kii baabuurta, kii hawada, kii/tii.....maba dhammaanayaan. Kulligood meesha ayay isku waraysteen.
-
It is really sad in ilmahaan yaryar tuute dagaal loo soo geliyey oo dagaal la geliyey kadibna sidaan looga cararay. I don't think inay Shabaab Dh/Mareeb saldhig ka dhigan karaan waayo gobolkaani guud ahaan waa gobol ay suufiyaashu saldhig adag ku lahaayeen weligoodba magaaladaanuna waa mid ay taageero xooggan ka haystaan dadka degaanka. Plus ma ahan meel dagaal iyo ciidan ku cusub yahay sida degaanno ku yaal koofurta. Iyadoo sida la ogyahay ay Dh/Mareeb saldhig u ahayd Qaybta 21aad taasoo bilo lagu dubtay 1990. Midda kale waxay tahay dhallinyaradaan aan degaanka aqoon oo goobo badan oo Soomaaliya ka mid ah ka yimid amaba dibeddaba iyo magaalada oo runtii hareeraheedu u badan yihiin bannaan guryaheeduna gaagaaban yihiin oo aan lahayn meel ay difaac ka geli karaan Shabaab balse Suufiyaashu intay ka baxaan oo degaanno ka mid ah nawaaxiga ku dhuuntaan iskuna soo hubeeyaan ayay dagaal lixaad leh ku soo qaadayaan. Suufiyaashu waxay mar walba ka heli karaan taageero joogto ah dadka degaanka amase gobolka itiisa kale sida Caabudwaaq, Guriceel iyo Mareer-gur iyo weliba gobollada Hiiraan iyo Mudug iyo meelo kale oo ka mid ah Soomaaliya balse Shabaab Jowhar iyo Xamar meel uga sokaysa ma leh.
-
Originally posted by cynical lady: Why JB? dont you trust him? lol...Ma shaki baa kaaga jira?!
-
Who is Responsible For The Tanished Name of Somalis?
Abwaan replied to MAXIMUS POWERS's topic in Politics
Originally posted by chocolate & honey: Walee qabiil will never die down; it merely wears different clothes. Progressive or not, qabiiliste will always be qabiiliste. Somali people are to blame for the precise reason you think Somaliland isnt to blame. Maybe your 2010 resolution should be " See beyond my qabiil"? well said. -
Soomaaliya ayaa iska ba'day illeen doqon walbaa waa iska caynaysaaye.
-
Originally posted by Jacaylbaro: Waar xageed u ambabaxaysaa Sophist ?? lol...JB ma alaab baad u dhiibi lahayd ama u dirsan lahayd?
-
I hate snakes.
-
Maasha Allaah...Sophist Hambalyo bro.
-
The Condescending Tone Of SOL Politics Section!
Abwaan replied to MAXIMUS POWERS's topic in Politics
Originally posted by MAXIMUS POWERS: Does the use of the terms 'adeer' or 'awoowe' actually make many of those who use such terms more politically astute. Or is it to hide their incompetencies by pretending to show their wisdom! lool! adeer this, awoowe that! its 2009! -
Waa ayaan darro...ilmo la diley oo haddana Masaajid lagu dhex diley...i hope in la mariyo ciqaabta uu mudan yahay.
-
Originally posted by Norfsky: Reer Hargaisa maxaa waalay? Hadana mowt ayaa la isu siyaadinaya :rolleyes: Malaha inta qaadka uu soo dhacayo oo la sugayo ayey la noqotay in this kind of silly joke la isku madadaaliyo. Goormay geeri joke qayb ka noqotay waa yaabe. Afeef...My comment is not towards all Hargeysaawis...
-
Waa hees Cajiib ah. Erayadii Cabdi Shire (Fannaanka Jooqle walaalkiis), laxankii Jooqle iyo codadkii fannaaniin ay ka dhex-muuqdaan Jooqle, C/Xakiim Ciise Geeddi-Farayare, Nimca Yaasiin.
-
Originally posted by Maaddeey: Xasan Macallin Maxamuud indeed. a bitter enemy of Dacwatul Salafiyyah in London. I wonder what advice he's giving Shariif. lol...Maaddeey...You must from West London, specially South Hall to know him this far. Do you Know Omar Idris too?
-
Hotel Shaamow: Twist as new Pics emerge : Shocking
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Good question Juje. Guess what they don't seem to understand what is called observing how the event was happening(as KK already said) and when everyone will arrive so that he could go back to his room and wear his belt and viel(The hotel management stated that he lived there for 6 days)....Easy! If one looks at his picture closely the guy seems to be nervous of course for someone who will blow himself up soon... None of us here was there but caqliga in la iska qaado maahan...and jump around with the little information posted on websites or I don't want to see the reality or use common sense. -
Originally posted by Che -Guevara: Anytime Somali "president" dons a military fatigue, he's bound to lose. Is Juje in there Juje is that you meey ka dhammaan weysey...? That is Xassan Moalim, Former Londonner and one of the current TFG ministers.
-
Finally, a club Nur, Xiin et al ay ku neefsan karaan... :)
Abwaan replied to -Serenity-'s topic in General
lol...I was listening to a program on this issue on a local radio station last week. more than 1000 world wide supporters...malaha mar dhow waddamo kale ayey xaafiis ka furanayaan. -
Canjeex...since my post was just about yours I thought that you were referring to mine ee xaal qaado...sxb...