Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Originally posted by chocolate & honey: "Dont question him" kulahaa sheekoy ku nacay. lol...Sonkortay kugu kicin gaartay haye?!
  2. Originally posted by Hayam: um what is a Somali Job? Do we have our own secret industry? You never know. Internet shops, restaurants and cafes, A lot of Xawaala's (atleast one for almost every qabiil)Cab businesses...lol buses and many more.
  3. lol...Alshabaab calaacal bay billaabeen...meesha baryo miyaa taal. Dadka ay maalin iyo habeen kasta laynayaan iyaga uma tirsana miyaa? Dad baa la qarxinayaa ku lehe!
  4. Baaritaan xooggan oo ciidamada dowladdu ka sameeyen xaafadaha qaar ee Muqdisho
  5. Waa sax xiin. I hope that similar step is taken for those unsolved murders that took place in the past years and May Allah prevent it any future crimes.
  6. lol...JB iska sug dhawr bilood Insha Allaah isagoo is burinaya oo hadal kan ka duwan oranaya adigaa arki doona!
  7. I have watched the 2nd part two. This seems the first time oo odaygan oo sida qof macquul ah u hadlaya aan arkay, inta kale ee aan waraysiyadiisa arkayey amaba maqlayey weligiisba qabyaalad, faan iyo baaranooya badan baa laga dareemi karey, waraysigaanse waxaa laga dareemi karaa degganaansho iyo inuu sida qof waaya-arag ahi u hadlo u hadlay.
  8. Xiin, unlike some clanist individuals here your wise proposal shows you are a true hero who cares about his people. I think the unity is a must for those people, who share color, culture and religion.
  9. Originally posted by GAAROODI: Saxib, there are more millionares from Somaliland then any other somali country. - the richest somali man is Inafdinle a somalilander runs 571 - the owner of Dahabshil a somalilander - the owner of qaran express a somalilander - the owner of oomaar one of the largest importers in east africa is a somalilander - the owners of indadeero the largest shipping,importing and soap manufacter in east africa is a somalilander - Telesom the largest telecommunication company is owned by a somalilander Thats the different between Somalilanders, we get money the halal way using our minds, not the puntland way by hijacking ships. and your women tend to love this, because a true man uses his brains and balls in business. oops...Maalin taajir baad ka tagtay...
  10. Khayr...Shaxaadkii xiddigaha xaggee kuu marayaa? lol
  11. Originally posted by Beer-Gaal: Digsi dabadiiiiisa oo Kirli Dabadiiiiisa madoow ugu yeerayo waaye.... Masii jilciyaa? maya Adeer halkaa noogu reeb!!! Ishaa ka riddey... loooooooooooooooooool......Wixii intaan fahmi waayey xaggee la geynaa dheh...
  12. Abwaan

    Salaan

    Nugaal Godan salaan iyo soo dhaweyn. Warka na sii.
  13. Sidaan maqlay this is not muran weyn but this Baydhabaawi guy(another xildhibaan from the same postcode as Adam Madobe) who iska dhaadhiciyey inuu jagada Aadan Madoobe la wareego ugu yaraan markii wakhtigiisu dhammaado. Then Sheekadii mooshin baan wadaa ee xilligii A/Y ayuu soo celinayaa. Soomaalidu waa inay ka gudubtaa kursigaan annagaa leh hebelna anigaa kaga habboon oo ka kacsanaya illeen ciddaa qayb u heshaye.
  14. lol...KK you know the famous Somali phrase ee "Looma Dhammayn" doorashadii September...wakhtigeediina way ka soo hormartay...
  15. It is a good news and I hope that all those involved are brought to justice soon.
  16. Originally posted by Jacaylbaro: Hmmmmmmmmmmm ,,,, Koonfur iyo hagaag hada waa kala dheer yihiin ,,,,, Koofur Ilaah bay sugeysaa not dad aan hagaageeda rabin ee bal sug dhinac xun wax haka arkine.
  17. That sounds good Jb. Atleast middaan lama siyaasadayn. JB waa su'aale ariga waxaan arki jirey baabuur la yiraa laba raar iyadoo lagu qaado, hadda adduunkii waa horumaray oo Coaster (buses) leh daah/tinted windows and AC miyaa lagu qaadaa ? Tolow markabkana ma swimming pool baa ugu dhexyaal? You know sida ay iduhu u jecel yihiin inay dabaashaan!
  18. Originally posted by Norfsky: Ras Al Khaima lads. Ras Al Khaima. lol...Norfsky...u sheeg R/Kh ma yaqaannaane!
  19. Originally posted by Maaddeey: , lool sxb kaftanka & dhabta kala saar!, anigu difaac uma waayinoo waaniga caddeeyey sidaan qabay, inta dambe iney ka daba-tuur tahay waad aragtaa, sxb, inaad qaraabo noqotaanna dhib maleh, sababta inaad i weydiisaan ka jeclaan lahaa, wax kale maahee, dhowr mar ayaad soo nooleysay thread-kan, mar kastana ama Juje waad difaaceysay ama magaciisaad sheegeysay! kasteey?. Dembi umaba qaadan inaan juje qaraabo la noqdaa balse waxaan is iri arrin baad ka hadleyseen ee maxaa juje keenay, juje in lagu halqabsadaana waa ok waayo doodda ayuu dhinac uga jirey. Teeda arrinta soo noolaynta dooddaan malaha adiga unbay kula noqotay maahane anigu sidaas kama wadin waxaan keliya rabey inaan kaa turxaan bixiyo arrintan.
  20. Waa arrin aad u wanaagsan oo horumar horseedi karta. Anigu intaan ka warqabo xoolaha Burco la iskugu keeno waxay ka imaan jireen gobollo badan oo Soomaaliya ka mid ah xilligii dowladdii kacaanka. Weli ma sidiibaa? Mise hadda lama dhihi karo oo waa in S-Land shaabad ah keliya lagu dhejiyaa oo lama rabo in la qiro in xoolaha nuskood amaba badankood ay goobo kale ka yimaadan?
  21. I met him couple of times back in 1991 and he seemed a nice guy with good sense of humour although I don't know much about him. Ilaah ha u naxariisto.
  22. Originally posted by Maaddeey: Abwaanoow, Sh.Ahmed & Sh. Xasan,(& Qoyska reer macallin Daahiroo dhan) ma ogi sababta aad Sheekhnimada uga xayuubineyside, waa dad wan-wanaagsan, Ahlul Khayr ah, xaafidul Quraan ah, Culimada dhanna IA waa sidaa, qaabka wax loo wado ayay ku kala duwanyihiin. Juje mas'alo Dini ah ayaa la isku qabsaday ma dhihine, wuxuu sheegay 'Khilaaf tafsiir' wax walbuuna noqon karaa, waa maxayse mas'alada Dini-ga ah ee Sh Ahmed oo mutamakkin, Diktooraah heysta, waagiisii horena xalaqaatka cilmiga wax ku soo bartay & Xasan M. Mohamud oo Xaraki ah isku qabsan karaan?. Ps. Juje ma ilmo-adeer ayaad tihiin? Maaddeey anigu reer Macallin Daahir oo dhan ma aqaan waxna kama wada sheegin. Sh. Axmed waanba kuu qiray inuu shakhsi fiican yahay Xasan Daahirna hadduu fiicnaan leeyahay ummad muslim ah ma sal kiciyeen ee fadlan sanka ha iga gelin. Intaan ka warqabo anigu waxaanba islahaa Xasan Macallin iyo Sh Axmed wax gaar ah kama dhexayn ee waxay doodi ka dhalatay arrintii Dr. Dasuuqi. Meeshaanna anigu maba ku tartansiin Sh. Axmed iyo Xasan Macallin ee malaha adigaa wax kale ka warqaba oo aanan war u hayn. Maaddeey weli waan ka xishoonayaa inaan ku weydiiyo ma caadifad baa ku qaadday waayo maxaa meesha keenay hebel ma ilmo adeer baad tihiin? Intaan waad igala roonayd aniga laakiin hadda waxan is iri duqa waa ka taallaa haddii aniga iyo Juje hadalkeennu isku dhawaado markii aad difaac kale u weydey miyaad intaas naf ka dhigatay?
  23. Originally posted by Hawdgirl: Allah yar xamu kuligood Aamiin really sad day for all Somalis in MN I think for all Somalis.