Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Originally posted by Che -Guevara: A&T-Is Cumar Jees still alive? lol...Ma dacweyn lahayd? I heard he is in Egypt. You wanna file a lawsuit?
  2. Originally posted by Malika: quote:Firstly respect is earned,respect your students and they will respect you. I agree Originally posted by Sayid*Somal: [qb] Some students do not respond well to authority some students only respond to the stick. lol...al casaa... saas maahaan. Ubadkii dameeraha sidooda ayaadba ka dhigtee.
  3. Originally posted by Maaddeey: Dawladda Puntland Dawladda federaalka ma laba dawladood oo Paralleh ah baa? lol...Dowladda Beesha iyo midda dalka waaye...
  4. Oo haddii kuwii diyaaradaha wadey, kuwii shidaalka ku shubayey, kuwii madfaca hoggaaminayey, kuwii dadka guryahay kala soo baxayey ee inta dilaya cagafta ku aasayey ay meelahaaan horteenna ah marayaan tolow maxaa laga rabaa Cali Samatar keligiis. Bal intaan dib iskugu noqonno inta halkan wax ku soo qortay keliya immisa qof ayaa laga yaabaa inaad taqaanid oo xasuuqa Samatar lagu haysto wax ka geystey? Mase aragtay wax daba jooga kuwaas? Caddaalad baa la rabaa...I don't care about Cali Samatar's calaacal and I beleive that he is guilty but he is not the only one. Galaal? Hadduuba weli gacanta xumaanto kula dhexjiraa oo isagu maba xishoonayo.
  5. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Geedka geedaha u dheerna shimbir baa saxaro ka buuxisa, ragga ninka ugu sharafta badanna doqon ceegadeed baa ka buuxda" Maa maantaa Mudane Faarax loo soo dhigtay? Ninkaan waa nin rag ah oo Soomaalinnimo, karti, akhyaarnimo ku uruurtay haddii ay suurtoobeyso waxaan dhihi lahaa Soomaalidu madaxweyne haka dhigato.
  6. lol...Waxaan waa iska hadal diblomaasiyadeed inkastoo aad moodid inuu is burinayo haddii meelna uu ka leeyahay argagaxiso hallagu daro meelna uu kala heshiinayo. Ma u malaynayo in Shabaab nabad iyo heshiis rabaan, X Islaam iyaga nin xanaaqsan oo xukun doon ah ayaa sameeyey waana ka kala dhantaalmeen oo hadday sidii tusbax go'ay u kala firdhi rabaan. As Xiin said Madaxweynuhu jileeca ha iska daayo oo ha is adkeeeyo, haddii kale meesha haka wareego rag adag halloo dhiibee...lol
  7. lol xiin...Haddii aan dadkii dalkaan dumiyey oo dhan la dacweynayn maxaa keligiis loo ceyrsanayaa? Waan ka soo horjeedaa in keligiis la maxkamadeeyo of course. Waa arrin adigaan kaa adkahay un ku socota. Haddiise dhibbane laga hadlayo maxaa hooyooyinka Itoobiyaanka loogu dhiibayaa? Caddaaladdii aaway?
  8. Dhuudhuumasho iyo hurdo la'aan baa indhihii la guduuteen!
  9. Fadlan yaan caddaaladda laga fogaan inta qaarna Samatar ku doodayaan qaarna u doodayaan iyadoo dano kale la wada leeyahay. I have no doubt like many others inuu Samatar qayb weyn ku leeyahay masuuliyedda wixii Soomaaliya ka dhacay noona horseeday waxa maanta na haysta (Kuwa u doodaya just because Towraddii baa adeeryaalkeen ka buuxeen fadlan ka waantooba oo dembi ha gelina) but I beleive in kuwo la dembi ah ay meel walba buuxaan wax ceyrsanaayana uma jeedno. Fadlan ama dadka halla wada dacweeyo ama halla iska daayo.
  10. Originally posted by Jacaylbaro: Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saaka ay dib ula wareegeen degmada Dhoobley xoogaga mujaahidiinta Alshabaab,iyadoo halkaas ay ka firxadeen malayshiyadii Axmed Madoobe oo shalay qabsaday magaalada,waxaana wararku sheegayaan in Axmed Madoobe aan la hayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay,iyadoo loo badinayo inuu galay dhinaca Kenya. Ciidanka Mujaahidiintu Alshabaab ayaa Dhoobleey ka soo galay Jihooyin kala gedisan sida dhanka waqooyi ee Diif iyo dhanka Qooqaani oo ay ka dhaqaaqeen Boqolaal katirsan Ciidanka Alshabaab iyo kuwa Diif kasoo dhaqaaqay. Dhowr Gaadiid dagaal oo ay ka carareen Maleeshiyadii ONLF iyo kuwii Axmed Madoobe ayaa laga helay Howdka Dhoobleey waxaana weli socda baaritaano ay saraakiisha Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ku baad goobayaan Maleeshiyadii Axmed Madoobe. Kaasi wuxuu ahaa weriyaheenna Somalilandtimes ee Kismaayo ku sugan noogana soo warramayey. lol...JB is in Kismaayo now? since I have seen no source I think I can assume that. Shalay Axmed Madoobe group baa lahaa baabuur baan qaniimeysanney maantana Shabaab, runtu way soo bixi Insha Allaah.
  11. lol...Laasqoray online. Warbixintaan qiimaha badan inteey ka timid horta? Waan jeclaan lahaa inaan arko caddaymo arrintaan la xiriira.
  12. Originally posted by *Ibtisam: It pisses me off that Somalis are spending more time united for these couple than they have ever been for anything Somali. Even the demo for the Somali students in the bomb spilt into clan lines and who should have the organizing “honor/ responsibility” depending on what clan lost the most. In the end they had one cancelled demo and one for a specific clan. :rolleyes: Stupi*dness and a half. This couple are lucky that they do not belong to any of the Somali clans, otherwise it would have been the same scenario.
  13. lol...Shaakir...waan sugeynaa warbixintaad ballan qaadday haddii kale sheekadu waa : waah waah waxaasaa qiiro aan jirin ah.
  14. ? JB is this your preparation for April fools day?
  15. Originally posted by Dajiye: Ina iska hadle, sheekhu shuurada ma cuno yaa dhahay? looooool
  16. S*S & NGONGE when did Somalia become an English speaking country? khudbada Soomaali u beddela gebi ahaanba, oo murtidii Soomaalida ee nuxurka lahayd ha xambaarsanaato.
  17. Originally posted by Maaddeey: Abwaan, maya e war aan sugneyn oo haddana laga soo xigtay Dhanaan oo isna ka soo xigtay: Telefishano caalami ah oo soo xiganaya illo wareedyo hoose , isla markaasna warsidayaalka Xamar eysan sheegin maxay kula tahay? I think inay habboon tahay in warkaasi jiro, laakiin inaad dhahdo haddii aysan sheegin Shabelle iyo HornAfrik waxba kama jiraan idaacad kalena wax lagama dhegeysto aniga khalad bay iila muuqataa.
  18. Originally posted by Maaddeey: yaaqay naga dhaafa maalaayacniga, warka Xamar Shabeelle & HornAfrik ayaa laga dhegeystaa/akhristaa, finito. Midda kale Shabaab suuqa Bakaaraha saldhig kuma laha. Intresting...why only those two when there are dozen radio stations? U mean adiga labadaas waxay sheegaan lee kugu socda...? calashaan cajaladdaas lee?
  19. lol@ mascunayaal...oo xaggee ka dhex imaan lahaayeen? Soomaalida dhexdooda lee ma ahoo. I think ciidan tababaran oo leh tayo iyo moral ayaa loo baahan yahay. Haddii dagaal la gelayana waa iin ugu yaraan 6 bilood hubkii iyo saanaddii ay ku dagaal-geli lahaayeen ciidammadu meel la saaraa!
  20. Originally posted by Jacaylbaro: horta ma la helay meel uu joogo ??? Oo dadka raadinaya ma deyn bay ku leeyihiin? Mise xaggaa iyo Waqooyiga ayaa laga tebey oo booqasho inuu ku yimaado ayaad rabtaan?
  21. LOL...luuqadda la'aan waa dhibaato. The poor guy could have explained cilladda farsamo ee haysata ee dhibka jira ma ragga kalaa Af-Soomaali kuu yaqaan. This reminds me of Dubai...xilliga kulaylaha oo layrta kululi socoto hindida xammaalatada ah kuwo muslim ah iyo kuwaan ahaynba xilliga duhurkii ka dib masaajiddada ayay ku cararaan si ay u seexdaan, qaar luuqadda ayaa dhib ka haystaa. Halkaas bannaanka loo saaraa.
  22. Originally posted by Dajiye: Mujahid Indho cade xaguu ku danbeeyay horta. lol...Mujaahid...marka hore mujaahidnimadiisa malla isku raacay mise waa cinwaannada cusub dhinac haka raaco?