Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. lol...JB qofkii wakhtigiisu dhammaado wuu dhiman. Waa runtaa they do not joke but do you think in haddii ay awoodaan inay qasaan ay oggolaan lahaayeen in dadkaani isku soo bannaan baxaan?
  2. Waa arrin wanaagsan oo waxtar weyn u leh bulshada. Isbitaalka iyo dadka ka shaqeeya muuqaalladooduna waa kuwo aad u bilicsan.
  3. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Professor Gandhi must follow the instructions of his President. He is part of the cabinet and he should present his ideas to it and see if it is accepted. If it is not, tough luck. He should not be taking the government back to the days of warlordism by pushing a clan agenda. I am fully aware of what is going on. I know the sensitivity that Ethiopia is trying to influence things against a particular clan. But, the solution is not to rebel against the government. It is to present your fears and try to get a workable compromise. This clan mentality of saying our boys will not die in Muqdisho is not a good move. They should start the fight whereever the government thinks is the priority area. It might as well make sense to start from Muqdisho, and then proceed to Kismayo as a national army. Well Said...I think sidii nin wax og baad u hadashay oo daacadnimana huwan.
  4. Originally posted by Lychee: How do you say hedgehog in af Soomaali? Caanaqub? or Kuuleey Cali Banjar...The only animal oo leh magac abtirsiimo u et.
  5. lol...anigu awalba ma moogeyn inuu JB shirkad dalxiis oo dahsoon leeyahay. Sowkan maalin walba warka Waqooyi noo soo bandhiga iyo wixii degaannadaas ka dhaca.
  6. Originally posted by Canjeex: Adoo Illaahay ku karaameeyey oo bini-aadam kaa dhigay, bal why would you wanna be xoolo :confused: True I wouldn't wanna be an animal. Waaba saacaddaan daanyeer noqo:D
  7. Aan iska billaabee hees aan isleeyahay waa hees cusub ayaa waxaa miraheeda ka mid ah oo uu wiil ku luuqaynaya isagoo farriin u diraya gabar uu u heesiyo. Ebidkaaba iga roor Weligaaba hay rabin Riyaan kugula noolee...! Waxaan la yaabay halka indho-adaygga ah iyo sida uu go'aan uu isku qanciyey inuu qaatay uu ka dhigayo mu'alifka heestaani. Akhyaarta qaarkood waxayba dhihi lahaayeen...Raggeedii.
  8. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Abwaan adigu wixii aad igala taliso waan dayn oo waan kuu qabsoomi. Horta anigu Pirate'ka inaan ceeb u arko iyo inkale miyaa la iiwaydiiyey ilaa hadda. Armaan fikirka K'NAAN oo kale qabaaba? Markaa Pirate iyo budhcad kasta Alshabab baa ka xun, kuwa hor boodayaana Rer-big-foot ayaa u badan. So, I am not saying rer-hebel ayaa rer-hebel dhaama. Ee adigu bal magaca loo yaqaaan Faroole iyo dadkiisa kolka laga tago ee la kaftamayo maxaad odhan lahayd. Hadaba ma Rer-misko-wanaag baan nidhaahaa mise rer kaluun cunne. War ileen tanoo kale! A&T sidoodaba Pirate aniga barako ilama leh, sicir barar iyo ammaan darro waxaan ahayna laga faa'iidi maayo. Haddii ay maraakiib shisheeye la dagaalayeen, hadda casharkoodii waa qaateen oo ma imaan karaan. Midda kale in Markab laga soo qabsado Salalah(Oman) iyo seychelles la tago ma habboona. Runtii waxaan is leeyahay waxaasna lama taageeri karo. Haddii aan rabno in Maraakiibta shuftada ah istaagaanna pirates-ku ha ku biireen ciidammada Soomaaliyeed.
  9. Abwaan

    Universal TV!

    Originally posted by Maaddeey: ^Qof kasto in magaciis la sheegaas rabaa nooh!, adi ka warran haddii Walaalahaa magacyadooda la sheego ee adiga & tan sanadka kaa wayn lagu soo koobo: '& yar-yarka' ama '..& dhammaan reer Hebel-Hebelkaa' how would u feel, lychee/ lol...know my name too miyaa xaalku?
  10. lol@Waasuge...a former Somali macallin and somali presidential candidate.
  11. lol...laba reer...A&T intaas waad igala culus tahay ugaas anigu khalad baan u arkaa in magaca pirateland aad u huwisid beel dhan. I am sure haddii Qabridaharre, Caabudwaaq, Beledweyn, Baydhabo iyo meelo badan oo aan badi marin haddii ay badi mari lahayd pirate waalan baa ka dillaaci lahaa ee ka daa sheekada sidaas. Soomaali waxba isma dhaanto. Ismadhaanto iyo dhasheed baan nahay guud ahaan.
  12. lol...xiin what is with the allegation? Soomaalida caadadeeda ayaaba ah in reerka dhan hal cajal ka wada hadlo ma taas buu dembi ku galay? Soo haddaba ma aragno Xariif Xassan waxa haysta, although uusan laftiisu ahayn nin nadiif ah oo laalaabkiisu badan yahay. Plus Yusuf malaa'ig ma ahan khaladaadna wuu galaa and I think he is more of a politician with an ambition of inuu Soomaaliya jago ka qabto one day which he has the right to provided that he goes through the right route. His reporting is sometimes bias waxyaabana wuu buunbuuniya waxna wuu xaqiraa. BBC Soomaali weligeedba noocaas bay u shaqayn jirtey. I think inay idaacaddu horumar samaysay intii uu joogey. Finally, I don't agree with in dad Soomaaliyeed oo dhan Pirateland loogu yeero. Pirates-ka haddii ay fursad u heli lahaayeen degaan kasta waa ka hirgeli lahaayeen but just because inay meeshaas u badan yihiin looma saarin karo beelo keliya. It is like dadka maangaabnimadoodu u geyso inay dhahaan dadka deggan Koofurta Soomaaliya ayaa Soomaaliya ka degi la'dahay and stuff iyo reer hebel dowlad ma yaqaannaan. Fikradaha noocaas oo kale ahna runtii waxay muujiyaan sida ruux aragtidiisu u gaaban tahay ama caddaaladda iyo xaqiiqda uga fogyahay.
  13. Maaddeey in ajnebi dhacayo oo aysan kuwa Nairobi dhooban Soomaalia u turayn shaki kuma jiro balse Soomaalidii kitaabka u maray inay ku sii daraan, kuwii ganacsatada ahaana wixii haray qaataan miyaa jid fiican ah?
  14. lol...Karl dib muu kaala xumaaday?
  15. Bootaan is raggeedii...Does anyone have a link for his poem about the London underground? loool...Tunweyn....Waa eray bixin hore u jirtey balse uu qaab macquul ah u isticmaalay. Is eegatada aan is ogolayn? priceless...
  16. Originally posted by Maaddeey: quote:Originally posted by Abwaan: if I was there I would join the demo. Abwaan, ma Angoola-aad ka dhacday? lol...Maaddeey, halkaas iyo geed-kama-xaggeeyo ayaan u baqoolay.
  17. Originally posted by Juje: , planning demo against the Ethiopian Embassy on 'Sunday' . Release Awliyo organised by Tarzan and co. Indhihi nool geel dhalayana wa arkayaan. looooooooool........that is true.....(by tarzan and his co)...how funny. In the end this is what we need, to move on and forget about the past and work towards bringing our people together. No need to say adeerkay baa laga ciideeyey anigana adeerka ma raacayo. Plus Awliyo is not a bad guy and we used to get along although we have our differences and if I was there I would join the demo.
  18. Originally posted by Haatu: Wasn't he that crazy looking guy. Man, he truly was a Sufi lol...that is him...here he is with the army uniform and holding the Somali flag. This will make him famous Awliyo waxaan waxba ka dhibi maayaan, balse ayaandarro wuxuu mudaaharaad Itoobiya lagu taageerayo dhigaba maanta ma iyagii baa xiray? Ilaah haka soo daayo kolleey ma filaayo inay wax badan haynayaan, malaha shirka Itoobiya ka socda ayay rag isku qoonsadeen oo ay markaas u adeegsadeen Itoobiyaanka.
  19. Originally posted by NGONGE: ^^ Some poeple (I'm suspecting Norf) started spreading rumours about me having a minyaro in Dubai. I thought it wise to stay away this year. loool...Norf meesha qarxis baa ka socda haye? U still there haye?
  20. Originally posted by Jacaylbaro: It is Yusuf Garaad ,,, what else can someone expect from him ?? lol...you are right he is Yusuf Garaad, laakiin adiga laguu qaban maayo. I am at work and cannot listen to it now. Laakiin waa sugi la'ahay markaan guriga tago inaan dhegeysto insha Allaah. Hadduuba waxaan difaacayo waaba yaab.
  21. Originally posted by Jacaylbaro: I Blame Juje here .... lol...
  22. lol...NGONGE...Dubai ma ban baa laga saaray?