Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
The United States Should Recognize Somaliland Now
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji_ Xunduf...Horta Xamar lagaama xigo koow dheh. Midda kale Soomaalidu waxay ku maahmaadaa, "Ninkaad kabahaaga ka tolaneysid, kabihiisaa la fiirshaa" Marka u malayn maayo in Oodweyne dal kuu dhisaayo ee meeshaan xarfo nuur-nuuris haku jiro. Waa ninkaan la yaabay horta markii Su'aal la weydiiyo amase uu mid ka jawaabayo muxuu khudbo dhan u soo qoraa? -
Marfish Nairobi ku yaal...lol
-
Waa arrin la yaab leh oo ka turjumeysa xagga farsamo ee liidata. Waxaa cajiib ah in xitaa background-ka masawirka Cali Geeddi iyo kan qofka lagu sheegay eedeysanaha ay isku mid yihiin oo calankii Soomaaliya ka muuqdo labadaba. source
-
Originally posted by Jacaylbaro: Ilaahay ha u naxariisto .......... I was in that area when it happened. Aamiin Ilaah ha u naxariisto. Waana Ilaah mahadiis haddii aad nabad qabto. Islamarkiiba niyadeyda ayaad ku soo dhacday oo waxaan islahaa tolow JB ma nabad qabaa. SOL kuguma arkin maalintaas, Qurbo-joogna way sheegeen.
-
The United States Should Recognize Somaliland Now
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:Originally posted by Abwaan: quote: Originally posted by Oodweyne: ^^^And, you sir, just in case it has slipped your mind in here have been eating the scrap yard of a destroyed city call Mogadishu as well as being the merchant of a misery and political squalor, which in turn seemed to know no human's dimension to define the scale of it's destitution, indeed. At least for the last 19 years or so, dear lad ... :rolleyes: So, now that being the case, then, sadly, all one can ask of you is to say do pray tell us, dear lad , as to what "imaginary honour" fitting for the occasion should we know bestow on you? Particularly for your "effort" in at last joining the "league of political barbarity" and the "Hobbesian's dark jungle" of the history books, indeed... After all, by the looks of it one can say that you seemed to have spare no effort - ingenious or otherwise - for almost "two decades" of a particular toil of misery on your part in-order to regressed backward, politically, into that so low of a human's socio-political station, indeed... :eek: Regards, Oodweyne. lol...Tolow kan goormuu khudbada nuurnuurisku ka buuxo iska deynayaa? at 'nuurnuuriska.' Waxaaba igu daran as though inaa Xamar ka xigtid asaga. Dad ayuuba Xamar ku caaynayaa, his own capital city as much as he denies. Yaab ahaa. Kan waa dhunsan yahay ee iska dhaaf. Cajalad baa ka dhexdaaran oo loogu sheegay inay Xamar xaq ka boobtay! -
aamiin. You are right Jacpher time flies.
-
Twin blasts in Uganda capital Kampala 'kill 23 people'
Abwaan replied to Che -Guevara's topic in Politics
Originally posted by Maaddeey: quote:Originally posted by Abwaan: Maaddeey dabbaaldeg maa ku jirtaa? I wonder waxaad sameyn doontid markii shacab Soomaali ah oo masaakiin ah baangado lagu laayo? Raalli iga ahaw, aanna runta u wada hadalno ee Xasan Daahir Aweys maxaa kuu galay? Waryaa Abwaan, ma Yugaandheyskaad ka liidataa?, maxaad ugu cabsatay Soomaalida masaakiinta ah? sow maaha in loo caroodo oo markaas iyaga laga aarguto?, maxaad ugu diidday NIN Soomaali ah oo dadkiisa har iyo habeen la laayo inuu isna u aargudo?. Xasan Dahir maxaa meesha keenay? ii sheeg keliya sida ay munaasab u tahay su'aashaas? lol...Su'aasha Xasan Daahir waa muhiin waayo waxaan rabey inaan ogaado inaad tahay nin cajalad oday adeer u ah ay ku jabtay oo mucaaradnimadani ay sabab u tahay waayo waxaa isku kay qaban waayey sidaad nin deggan ugu egtahay iyo sidaad runta uga fogtahay marka la fiiriyo xaaladda dhabta ah ee Soomaaliya maanta marayso. Midda kale Yugaandhaysku waxay Soomaaliya u joogaan inay taageeraan dowladda tabarta yar ee Soomaali u jirta. Nimankaan gafuurka duuban oo dadka madaxa ka goynaya, lacagta baadda ah ka qaadaya madfacana ku garaacaya maad la hadashid haddii aad shacab ka naxeysid intaad dad ciyaar iska fiirsanaya oo dhowr kun oo km jooga inaad qarxiso. -
Thanks for the clarification A&T.
-
Originally posted by Jacaylbaro: maalin dhow uun baad arki A&T oo sii socda oo la leeyahay waa madaxweyne ,,,,,, nimankaasi yaab bay leeyihiin ,,, lol... Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Hadaan meeshaa wax ka rabo Dau'd ayaa iigu dhowaa inuu isiiyo. 6 years classmate and roomate ayaan aheyn. Not to mention having been a supportive friend to him for a long period. Maya, ma sii socdo anigu. And we have no issues with the small stooges in Jigjiga. We have issues with Tigre's and Meles. lol...Ma ninkaan lagu tilmaamay in wax ka daba******san aan la arag baad supportive friend isla ahaydeen?
-
Twin blasts in Uganda capital Kampala 'kill 23 people'
Abwaan replied to Che -Guevara's topic in Politics
I think no Ifs are no longer needed. The group made a public threat against Uganda couple of days ago and they now claim they did it. Haddii aan Soomaali kuwaan meel uga soo wada jeesanna meeshaan meel ka daran bay nala tegayaan. -
Twin blasts in Uganda capital Kampala 'kill 23 people'
Abwaan replied to Che -Guevara's topic in Politics
I feel sorry for Soomaalida ku nool Uganda. I hope inaan loo target-garayn waxa noocaan ah oo ay ka dambeeyeen dad maanlaaweyaal ahi. Originally posted by Maaddeey: ^^^I posted photos of Shabaab demo in Mogadishu few days back, i liked one particular poster, it read: An Ounce for an ounce Blood for blood can you find that one for me, Yaa NGONGE? Maaddeey dabbaaldeg maa ku jirtaa? I wonder waxaad sameyn doontid markii shacab Soomaali ah oo masaakiin ah baangado lagu laayo? Raalli iga ahaw, aanna runta u wada hadalno ee Xasan Daahir Aweys maxaa kuu galay? -
lol...Did he include this is his speech? Or this was when asked? The guy just wanted to proof that some money sent went for a good cause. Yaan lagu degdegin oo aan aqoonsi loo malayn asxaabay. By the way I am glad that the people of Northern Somali enjoy living peaciful and can vote for their leaders and i hope them success while they wait for the South to be in peace again and lead back to the Road to Somaliweyn Insha Allah
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Look at this wannabe Pashtun. Waa yaab. Sababta ee Pashtunta u gishtaan koofiyadaas ma ogyahay horta mise wax diimeed uu mooday. Yaa u sheego inay tahay koofiyad qaboowga iskaga celiyaan. Last time I knew Soomaaliya winter kuma ogeyn. lol...Waan la yaabay markii aan koofidaan ku arkay anba. Wax walba diin baa la moodey waxaan awalba copy bay ahaayeen oo wixii buuraha Afgaanistaan laga gashto ama laga sameeyo ayey raacayeen.
-
Horta Juje aaway? Wasiirradii malla dhisayna?
-
Yaab badanaa Mr Somalia ku lahaa...Magaca Soomaaliya ayaa iska ba'ay saa islaan walbaa oo uurka ka neceb baa afka ka sheegatee. Oo haddii aan tuulada ayeeydaa ka soo jeeddo meel aan ahayn Soomaaliya waxba uma oggolid miyaa? Bal aniga iyo adiga kee baa qabiil googooyey waa su'aale oo boorka isku qarinaya? Atleast anigu meel kasta oo Soomaaliya ka mid ah oo horumar gaarta waan u riyaaqaa soona dhaweeyaa including midkaan aad iska dhaadhicineysid inaad dadka ka xigtid ee cajaladdu kuu gashan tahay!
-
The United States Should Recognize Somaliland Now
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Oodweyne: ^^^And, you sir , just in case it has slipped your mind in here have been eating the scrap yard of a destroyed city call Mogadishu as well as being the merchant of a misery and political squalor, which in turn seemed to know no human's dimension to define the scale of it's destitution, indeed. At least for the last 19 years or so, dear lad ... :rolleyes: So, now that being the case, then, sadly, all one can ask of you is to say do pray tell us, dear lad , as to what "imaginary honour" fitting for the occasion should we know bestow on you? Particularly for your "effort" in at last joining the "league of political barbarity" and the "Hobbesian's dark jungle" of the history books, indeed... After all, by the looks of it one can say that you seemed to have spare no effort - ingenious or otherwise - for almost "two decades" of a particular toil of misery on your part in-order to regressed backward, politically, into that so low of a human's socio-political station, indeed... :eek: Regards, Oodweyne. lol...Tolow kan goormuu khudbada nuurnuurisku ka buuxo iska deynayaa? -
The United States Should Recognize Somaliland Now
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Yaaa ,,,, maxaa tidhaahdeen ? ictraafki ba so dhawaday, dabeedna xiin madixi ba xanuunay Siddeed iyo toban sanaad ku dikrineyseen "Ictiraafkii baa soo dhawaada" wax isbeddelana ma jiraan! -
Originally posted by Abtigiis & Tusbax: His timeless line is unforgetable. "Waloow dhaylo aad tahay oo hadana la dhaqankiyo Dhunkashada ku wacan tahay," Allah yarxama. Aamiin. Waa runtaa A&T saaxiib S.M.X. (AUN) heeso iyo cod si gaar ah loo tilmaami karo ayuu lahaa. Hawl-wadaagta Bari Wardhiigleey agteediyo Hodan waaxyaheediyo Derbiyo isku waabkii Ma illowdey wacadkii sadarro ka mid ah heestii Warmoogeey Naftaydaay oo sida miraga laga dhadhansan karo uu hoobalku uu naftiisa ku canaanayey.
-
lol...tii sakiin ahayd iyo maqasba suuq la'aan baa ku dhici doonta!
-
Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Is that what Somaliland depends on, the misery of the rest of Somalia? Arkaysidaa!
-
Kuwa badan oo dhallinyarada u diidaya inay cayaaraha daawadaaan ayaa ilmahoodu degaanno iyo dalal kale laga yaabaa inay ku baashaalayaan. Caddaaladdaan maxaa si ka ah? aabayaashood ayaa ciqaabaya dhallinyaro aan waxba galabsan iyagana u ogol inay fiirsadaan.
-
Waa Yaab! Weliba mid ka qurux badan baa laga dhisi karaa haddii loo guntado ee adiga maxaad sidaan u leedahay.
-
Waxaa yaab iigu darnaa markii la ii sheegay in shaqsi duq magaalo Banaadir looga dhigay oo lacag dadka ka qaata si uu dhul u siiyo oo weliba fari jirey in xawaalad uu doorbiday lacagta loo dhigo account uu ku lahaa taas oo dal dibedda ah lacagta ugu shubi jirtey. Soomaali iyo musuqmaasuq. Waxa dhan oo intaas dadka loo laynayaa, jagooyinka loo raadinaya amase ummadda qabyaaladda loogu kala soocayaa soo sadbursi iyo intaas maahan.
-
Goormaan arkaynaa the likes of Muunye oo aad Kartuun ka diyaarineysid? Raalli ha iga ahaado hadduu waqti hore sheegay isagoo 5 markab oo Soomaali leedahay Yaman uga ganacsada! lol Midda kale xoogaa khaladaad ah oo aan arkay shakhsiyaad iyo hay'ado aan u qalmin oo uu xayeesiiyo.