Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: ^^ indeed but that's not how the 4.5 unfortunately works. This Goonjeex has no army that will fight under his name. And the TFG now needs an army. lol...oo Ma C/Kareem Jama baa army Muqdisho dagaal ka gala keenaya? Mase ogtahay in Wiilashii C/llaahi soo raacay ee 3000 gaarayey ay iska laabteen tiro aad u yar maahane iyadoo weliba wixii tababar iyo kharash ku baxayna aad ogtahay? Marba beel ha jidbootee maxaad ku diidi in markaan Gedo iyo Galgaduud ciidan laga soo abaabulo? [/qb] No man i have nothing against Goonjeex it's not something personal or anything like that I am just being realistic man when was the last time we saw some one from gedo in the TFG (somali) political arena? [/QB] I think waa dad Soomaaliyeed oo xaq u leh inay ka mid noqdaan dowlad Soomaaliyeed wax u diidayana ma jiraan.
-
Originally posted by Gabbal: quote:Originally posted by Som@li: And why the list were given to the Americans? Are we a sovereign nation? :eek: We ceased to be a sovereign nation in 1991. loool...for background check and approval of course....lol sidaan maqlayo madaxa UN-ka u qaabilsanna waa la siiyey (Mahige)...for the same purpose I guess... lol....Sovereign...i think maxmiyad yar baan hadda ku jirnaa illeen mushaarka dowladda Soomaaliyeed oo dhan, dhaqaalaha ku baxa waa la dhiibaa marka laga reebo inta dekadda ka soo baxda. Niman gafuur duuban oo meel ay ka yimaadeen aan la aqoon iyo UNDP baa technically hadda noo taliya.
-
Abu - S, waxaan maqlayaa in Jengeli hoggaaminayo liiska ayna ku xigaan Siciid, Khaliif Ciise iyo C/Kariim. Xaaladda waa 2 vs 2. Cayaartana semifinal ayay maraysaa. Jengeli ayaana ugu dhibco badan...lol Goonjeex waxaad mooddaa in warkiisa dhammaaday oo islaamihii boorarka hayey oo Muqdisho jooga soo dhaafi la'yahay! Warkaas maxaa ka jira?
-
I think enough soldiers have been trained but the problems are, lack of resources to do their job and no leadership. Guess who is gonna be commanders for these guys, whom some of them been trained in Uganda, Ethiopia and possibly other places like Egypt? C/Kariim Ciise Caddow, Gacmadulle, Goobaale, Indhacadde who have NO formal training at all. it is really sad. The closest they have been to in army roles are inay booyad wadi jireen iyo waxaas. Dowladaha Soomaalida waxaa ciidammadeedu la socon la'yihiin odayaashii hore ee Ruushka, Talyaaniga, Jarmalka, Shiinaha, Masar, Ingiriiska iyo Maraykanka wax ku soo bartayna waa dhammaadeen, kuwii dhexana Siyaad Barre ayaa garaadaha qabyaalad, yaad taqaan, garab iyo kacaankuu dadka u laayaa u siin jirey oo aqoon badan oo durugsan maleh. Amaba kuwo badan oo ka mid ah dagaallada qabiilka ayey ka qayb qaateen oo meelahaas baa ishii dadka qaaxo kula dhacday. Ceebta taal lagama sheekayn karo.
-
http://jowhar.com/news.php?readmore=1768
-
Originally posted by xiinfaniin: Abwaan, why do you think there will a power struggle between him and sharif? he gave me the imbression of being slow-and-steady kind of guy...meaning he prefers rising gradually rathen then dramatically. The guy is not on his own. He is part of a team, The president's camp I should say. Although it became obvious in recent months, he, along with bunch of Aala-Sheikh advisors are blamed for the disagreement between the president and the former PM, Omar A. If you remember it well, it started with the speaker of the Parliament issue and Xariif Xassan. Omar supported Xariif Xassan and then he became their enemy. They even convinced the presidnet to sack him and it did not work due to the constitution not allowing that. Then the president made a U-turn and the rift calmed down. It then started couple of months later and this time Omar waa daadkaa qaaday. One thing that made me say that there will be a disagreement is, no.1 the choice of ministers will be an issue. I am sure waa la isku qabqabsanaa....plus Aala-Sheikh will be devided into group dhihi doona annaga lee talinayna iyo kuwo fahmi doona in dowladdaani ay Soomaalida inteeda kale kala dhaxayso....By the way nobody is sure inuu Abdulkareem Jama noqonayo PM yet, marka haddii la nool yahay waan arki doonnaa.
-
lol...Ximan iyo Xeeb. JB, halkaasna ma aqoonsi baad ka raadiseen?
-
Ilaah ha u naxariisto, eheladiisana samir haka siiyo.
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Why is he writing a letter to a dead man loool...waalli, qiiro qabyaaladeed iyo danaysi iga dheh... Qabriga ugu tag dheh oo u calaacal.
-
Thanks for the update Abu S. Please Keep us updated about this issue. It looks like Nairobi is the last place the president visits for his consultations on who to name the next PM. Whoever is nominated will have a tough task ahead. I really hope that it will be someone who knows what they are doing and not corrupted. ALbuuhoodlaawi...lol...xiinfaniin...is he from Buuhoodle? I mean born and raised there? Mise waa qabiil code baa laga wadaa? By the way I heard from one of his close friends that A Jama was in Djibouti in order to become a prime minister in January 2009. Once Sharif became the president and it was not possible that both of the top posts go to the Asmara Group, Aala-Shiiq convinced him to become the Chief Of Staff and he agreed. Abdulkareem and Sharif might have known through the Aala-Sheikh and Asmara circles but that was the first time they became close. I met him once and he seemed to be a nice guy in general. One thing that I think might happen is there will be a power struggle between him and Sharif as soon as he is selected. To Lazie G. Do you know Abu S? I beleive him because no. 1 I know him in person and know that he is able to meet with officials with such status. And no. 2 The president is meeting with various people in order to consult with them regarding selecting the next PM. I hope that is enough. Plus you think it is hard to meet with a Somali leader? It is the opposite. Almost anyone can.
-
Originally posted by Taleexi: War Godane afkaaga ka du lol...afkaaga ka du. Taleexi ma isku kay qarxin rabtaa? ] Abwaan, adi wax ma akhrisid miyaa??, warkaas war jiro uma eka sxb, dhowr qofna waa sheegtay oo GD uu ka mid yahay!. Nin aan wejigiisa la arkin sidee Times u heleen taleefankiisa?. Waa dood la soo bandhigi karo, balse malla hubaa inuusan jirin? Mise hebel baa saas sheegya lee cuskanaysaa?
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Godane maha nin ci ciyaara waleh cidu doonu u magacaabaya gobolada bay iyo bakool Tan maxaan u fasirannaa? Ma ammaan iyo xayeesiin? By the way muxuu la calaacalay oo u dhahay waa la isoo weeraray oo waa la i diley inta Times la hadlay haduu nin ad-adag yahay?
-
Originally posted by Haatu: ^ Sheekh, waxaada waan is cadeyn un waaye lol...Haatu...nothing wrong with that number one tilmaanta ayaa halkaas la gashay, tan labaad "Litacaarafuu" ka raac. Inuu dad ku dilo, ku dooxo, ku dulmo, ku daandaansado, ku dulleysto amaba ku duulo ayaa la diidan yahay! Intaan ka aqaan MMA waa akhyaar intaasba ka dheer. Mowduuca ayaan dib ugu soo noqon iyo erayada aan weli la fasirin mar dhow insha Allaah.
-
Polanyi xaalku waa see?
-
Originally posted by Ferguson: Yaa oogu tun weyn, Asli ma u vote garayn lahayd Abwaanow? lol...Ferguson, Asli maba aqaan balse haddii ay u qalanto jagadan of course waan u codayn lahaa. Yaa ugu tunweyn... Waxaan maqlayey Abdulkareem jama, Chief of Staff for the Somali President. Waa arkaynaa meeshay ka dhacdo. Waxaan ka war helay in markii Shariifku New York joogey Soomaali ka soo jeedda beelo u arkaya inaan jagadan laga xigin, kuwo u sacaba-tumaya oo asxaabtooda, beesha madaxweynaha iyo dhuq-dhuqlayaal kaleba leh meel laga maro la waayey. I think there is nothing wrong to advocate or campaign for somebody but markii xaaladdu ay u badato in Qabiil X baan nahay oo annagaa Y xaq uga leh iyo X mar kasta ayaa la siiyaa annaga hannalaku dayo iyo labadaba yaan la siin annagaa fursaddaan mudan iyo 3daba annagaa ka mudan xaalku marayo, ma qurxoona. Waxaanse Ilaah ka baryayaa shakhsi aqoon, anshax, karti iyo hufnaan leh inuu Shariifka ku aadiyo inuu ka dhigo Ra'iisal Wasaare.
-
lol...Ismalura...jeesjees miyaa mise run bay kaa tahay?
-
looooool.........nuune. Soomaaliya wax walba ka filo laakiin Maslax uma malaynayo inuu xitaa u soo dhawaanayo in la magacaabo.
-
looool......Kuun kuun.... Ninba ceesaantii ceel keen miyaa xaalku?
-
I hope that Sharif chooses someone who is capable to do the job. The situation on the ground is very tough. Clan should not be an issue because AMISOM is responsible for the safety of this government. Therefore Sharif should choose someone who is strong and able to do the job. This will not be an easy task. For those who think Abdulkareem Jama might be nominated, I think anything is possible but there will be obstacles such as Sharif Sakiin, who one should not undermine knowing his political influence in Somalia today will NOT want to be surrounded by Aala-Sheekh because he knows that he will be removed from the post next. Therefore this guy who is currently powerful will not allow for that to happen I guess. Plus many parliamanterians will oppose such move for all sort of reasons lacag, clan etc. I don't think Oomaar can change alot. The guy who was not able to go to his father's funeral better stop dreaming. Goonjeex has been around for a while and although I think that he won't be a bad choice, Sharif should look eleswhere because I think Goonjeex will not come up with new strategy but will choose ministers from the same circle of what we have been seeing around Somalia recently. Another important issue is the ministers. If the next government will be dominated by the same guys from A-Qaasim to Sharmarke Era NOTHING will change. We need people who think and act differently than those. We need new faces. I am particularly interested in what will happen in 2011 (Insha Allaah) when the current TFG period ends. For sure both Sharifs will be goooneeee.
-
Taliyaha Milateriga Somaliland: Itoobiyaanka lagama maarmaan ayey noqotay
Abwaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
Oo haddii ay jirto sheekadaan, ma 200-300 wiil oo doon ka soo degey baa Itoobiya loogu yeertay? What happen to the so-called Somali-land army? -
Horta marka hore aan iraahdo in halkaan laga helayo kuwo odaygaan ka liita xag qabyaalad iyo iska hadalba. Midda kale wax macne ah ma samaynayso hadalladan iska dhehda ah mana u malaynayo inuu cidna ku hoggaamiyo afkaarahaan aan ka ahayn kooxda danta kale ee ka hadlisay. Oday iska hadlana uguma horreyn oo C/llaahi Yuusuf oo xil qaran hayey wixii afkiisa ka dhici jirey waa la ogyahay. Haddii uu si kale u dhihi lahaa waxaan qabaa hadalkiisu macne ayuu samayn lahaa tusaale ahaan marka uu ka hadlayo xagga wax isku darsiga iyo xisaabtanka laakiin in dadyow Soomaaliyeed loo gefo oo la dhaho hebel naga kaxaysta waa akhlaaq xumo. Marka uu ku eedeeyey Cumar C/Rashiid inuusan ka hadliin raafkii Gobollada Bari ka dhacay been ayuu ku sheegay oo Cumar si wanaagsan oo masuuliyadi ku jirto buu uga hadlay. Isku soo wada duuboo inta cido iska dhaadhiciyeen jago heblo innagaa leh Soomaaliya hadalladaan oo kale iyo kuwo ka liitaba ka dhammaan maayaan. Dadka dhan wuxuu ula hadlayaa sidii inuu kursiga madaxtinnimada isagu ka xigo...kan yaa wax u sheega...lol
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: So cowke your saying a doctor should kill patients what kind of world do you live in lol...Good question. I actually remember how doctor Gabose respected the protocols of his profession when he gave an interview to the BBC Somali Section after her defected from Siad Barre's Regime. He was asked to talk about Mr. Barre's health and he said "Although he was against Mr. Barre's adminstration, he will never discuss about his health in order to respect his patient's (former President) confidentiality".