Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Naasir, meesha ninkaan laga haayo iska garo. It is that obvious. Carabta waxee u taganyihiin midnimada, jiritaanka iyo kala go'itaan la'aanta Soomaaliya. Xariifka iga koreeyo wuxuu kasoo horjeedaa... Marka waa hal ku dar hal = labo. Dah. About deeqda, haddee ka dhabeeyaan deeqdaan oo aanan ahayn deen, wey ku mahadsanyihiin Carabtaas. I hope inay ka dhabeeyaan. lol...Waxaaba iga yaabiyey I have not seen JB oo sidaas u xanaaqsan... Carabta wax gaar ah oo lagu eedeyn karo ma leh iyagaba toodu haysata. Intooda badan waxaa u taliya dictators ka liita kuwa afrika jooga oo millions khamaar, tumasho iyo maalayacni iyaga iyo ilmahoodu uga baxaan. Iyagaaba tooda u yaaban, maxay dad tari karaan. Horta North Korea maxaa loola yaabayaa, lol aan ka ahayn inaan ogahay inay a country with a nuclear yihiin, carabtuba ilmahooda ayay si aan xaqdhawr lahayn xukunka ugu wareejiyaan.
-
Maalin kasta waxaad maqlaysaa amase akhrinaysaa "Berri baa la magacaabayaa". Berridaan ma dhammaato miyaa? The last update I heard was it will be soon and that Col. Abdulkadir is ninka la hadal hayo inuuu noqonayo so far. Looba joogee insha Allaah.
-
Support Dr. Husein Xaji Khalif for Prime Ministership
Abwaan replied to Che -Guevara's topic in Politics
Originally posted by *Ibtisam: ^^Dont be silly, no they registered for a PhD once. lol...then it should say... Former PhD candidate... Soomaali iyo siday derajada ugu ciyaaraan: Dr. ku lehe. Hadday doonto hal derajadaas gaarey kuma jiro. -
Sudan secession will be dangerous precedent: Gaddafi
Abwaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
When is he right? When he said let Nigeria separate into two? or now? This guy is very unpredictable. Qadaafi weligiis waa Qadaafi! -
Drugs, force and occupation.. [Abdiqasin]+ [Inda cade]+ [Xasan Dahir]
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
lol...Sheekadii ina Xagaa Dheere yaa yaqaan? "Adeer la caayo, adeer la caayuu leeyahay". -
Originally posted by Xaaji Dhagax.: ^ Adi dhinacee dooda oga jirtaa horta waanba kugu wareeere! Dhinacee jeclaan lahayd, aan ku sii wareeriyee? Do you expect me inaan isku dayo inaan beddelo dad ay cajalado qabiil ku rakiban yihiin maskaxdooda oo wax walba qabyaad ahaan u difaacaya, mise waxaad rabtaa inaan anna dhinac kala tirsado. Ma u malaynayo inaan taas yeeli karo. Si kastoo qof iskugu dayo inuu qariyo taariikhdu ma qarsoonto. Ama halla iska faano ama halla boodboodo wax macne ah ma samaynayso. Ma maanta dhan baan calan, qaran iyo dhul Soomaali u dhexeeya dhihi karaa "Ayeydey baa calanka catirteedii ka samaysay, oo haddana huuwaa huuwaa u qaadday". Soomaalidu waxay tiraahdaa "Haruub ninkii lisay la ogyahay, ninkii sidi lahaa ha sido". By the way waxaa iga yaabiyey anigoo mowduucaan ku arkay meel kale ayaan haddana inta oo la iskula rafanayo arkay. *catir = marada dhiilaha la mariyo markii la culo oo caws dab yar wata lagu xoqo gudaheeda si dambaska iyo wixii xasharaad ah looga tirtiro.
-
lol...Dooddaan meel kale bay ka socotay ee intana see ku imaatay?
-
Originally posted by NinaNC: Infact since the fall of Barre AUN, every clan in Somalia played an integral role in the destruction of the South. Intaas ayay diidan yihiin, oo waxay la soo shir tageen the # block is destroying each other. lol...Wixii la rabo waa la iskaga hadaaqi karaa. Balse Soomaaliya waa la wada burburiyey, haddii dad isleeyahay maalayacniga meelaha lagu qoro unbaa taariikhda gelaya taasi ma soconayso. Mar hore ayaa dad aan qabiil fulaan u hiilinayn ay wax ka qoreen. Soomaaliya burburkeedu muddo dheer ayuu socday marba marka ka dambaysana waa ka sii darayey. Waxba yaan lagu dembaabin oo qofba marka adeerkiis masawirkiisa uu internet-ka ku arko yuusan inta meelahaan ku soo xardho dhihin adeeroow adiga Soomaaliya kaama dambeyn. Ninkii ama gabadhii adeerkood faansanayaa guryahooda inta gees ku uruuriyaan taariikhda beenta ah ee lala wareegayo uunsi ha ugu shideen as inay macne samaynayso.
-
Waa tusaale adduun middaani, waxaa roon in laga gudbo oo midda hadda na haysata laga hadlo. Odaygaan dhibka Soomaaliya keligiis ma wadin. Kuwo isaga ka horreeyey iyo kuwo ka dambeeyeyba waa jiraan.
-
Aamiin. Ilaah ha u naxariisto.
-
Libaax, unfortunately Soomaali maalayacnigaas mid beryahaan ka baxaysa ma ahan. The more inside stories you hear about our current, so-called leaders, politicians and their surroundings the more madax-xannuun iyo ciil laga qaadayo. Waa runtaa heblaaya wadata waa in laga baxaa balse sidee looga bixi haddii aan qorshe guud oo dadka lagu wacyi-gelinayo oo koox aan interest qaas ah lahayn aysan aasaasin. Runtii tani galbatay mana u malaynayo inay wax badan soo kordhinayso, balse sidee looga qaab-samaystaa midda soo socota Insha Allaah iyo markii the current TFG wakhtigeedu dhammaado? Amay roon tahay in taas loo sii kuurgalaa oo lagu dedaalaa in la saxo? Haddii kale Ban-Ki-Moon baa i wata ka dhammaan mayno!
-
-
Sharif Xassan is against anyone who he does not control and A/Jama is also the same. That is why they don't like each other.
-
So who is the likely winner?
-
Originally posted by Abu-S: Abwaan, here is a direct qoute of the Sharif: "Waa na sigay ninkaan" meaning Saacid. Waxaa Saacid u keeney ninka layiraahdo C/risaaq Bukhaari oo seedinimo ugu aadan- markuu mudug ka yimi ayuu guriga ina Cilmi wax ka cuni jirey. Shariifka caawa ayuu kadagay Libiya. S lol...Waa "na" referring to "us" maxaa laga wadaa? Ma annaga reer Aala-Shiikh ah? Oo hadda ma waxaad leedahay A/Kariim baa laga dhigayaa?
-
Time to get back to the topic: Shabelle
-
Originally posted by Che -Guevara: Haatu-War Soomaaliyow nabada ma rabtid? First thing we need is to accept everyone's uncle f*cked up. The irony here is the men we defend have done nothing for their tribes, I mean seriously what warlord can say I improve the lives of my tribesmen. We are all poverty and dirty. lol...true ...Even if he did something it will be for a short time, this is just to get their full support, plus it will be for those very close to him that will get the most benefit if there was any. Malla yaabtay qaar difaacayaa mid isagu afkiisa ka dhahay "Waxaan ahaa inkaar-qabaha Soomaaliya ugu daran" Hadde isagii baaba isku marqaati furaya! Balse maxaan isla oominaynaa, awlaad Warlords aabeyaashood, adeeryaalkood iyo abtiyaashoodba waa difaacayaan! Originally posted by NinaNC: Reer Mudug and reer Kismayo (no matter if it is D or H) destroyed my city, not Mudane Sharif. Btw, your uncle is leading the points in terms of property destruction, death and IDPs. Ilaah maa laga cabsado. Are Cali Mahdi, Cali-Dheere (AL-Shabaab, Afhayeenkooda) Muuse Suudi, Qanyare, Maxamed dheere, Xuseen Bood iyo Ka-Dare (AUN labadaba) iyo weliba qaar kale oo badan reer Mudug iyo Kismaayo?
-
Originally posted by Haatu: quote:Originally posted by The Zack: ^its been settled for now, sujui yahow. Yes for now, but for how long Galti yahow. Is this what the Kenyan Born Somalis use when they are retaliating against the word Sijui? Waa la isku dhammaynayaa... By the way peace is good but the suffering and injustice has to stop too.
-
Abu - S, I heard from some sources that it looks like he is going to name Saacid and other sources confirm what Duceysane said which is "That he will be someone who is not on the list that was talked about during the last few days"
-
Originally posted by Beer-Gaal: with all due respect to Said's Credentials and leadership qualities,for me he is not the right guy for the Job, coz this is the worlds worst job!!it is!! so nin Hooyadiis habaartay uun baa ah my candidate. not intaas keliyaa ee mallaga yaabaa inuusan xirfaddeeda, aqoonteeda iyo waaya-aragnimadeeda maamulba lahayn. Horta CV-giisa yaa haya ninkan?
-
lol...Remember shortly before Ali Ghedi lost his last job. He did more within a week (the week before he resigned) than he did for the whole time that he was a PM. He was running around repeating the words "Dib-u-heshiisiin, dadka shacabka ah ee tabaalaysan ee soomaaliyeed, blah blah blah; words that he never used before. I remember isagoo ku jeesjeesaya dadka dagaallada ka cararay markaas ka hor kuna dhahaya "anigu dad guryahooda ka maqan ma arkin, malaha dalxiis bay jiraan iyagaa afgooye carro-geddis u aadey". Therefore arrintaan waa laguu yaqaan ee iska dhaaf...Although Goonjeex is way better than Ghedi and his likes, he was a Deptuy PM and he wasn't seen working like this when he should have why? because hadda jagadaan baa damac ka galay, awalse waxay ahayd maxaa iga galay dad bay u wada taalle...
-
Abu - S sxb PM ayaan kuu diray waaba iga hortimid. Daaqadda nadiifi...lol
-
Originally posted by Som@li: they look like child soldiers. Somalis, at least most of those in Somalia (kuwa qurbaha oo badarka isla dhacay ka saar) usually look younger than their age. Markii la xiirana kaba sii daran. Miyaadan arkin waxa nin bidaar leh markuu is xiiro yaraaday? lol
-
Originally posted by Abu-S: Generale: Saacid is from Cabudwaaq and has rather famous wife from Galgaduud- I can't remember er name- Abwan might remember the name?. He is not a serious contender! He is being campaigned for some guys with hidden agends- Ahmed Abdusalam who has been waiting to see Sharif last night more than couple hours is campaining for him as his political possition will be precarious if Mr Jama takes the seat. Al together not a serious candidate. S lol...That is Asha Haji Elmi. I think she shot herself on the foot because she should rather have campaigned for another individual who is a real candidate and negotiate on a top ministerial post then move on to her ambition for one of the top posts. I heard inay rabitaan madaxweyne iyo PM leedahay laakiin iyadoo awalba jaaniskeedu cuslayn bay u sii dhammaysay...Waa runtaa Axmed C/Salaam ayaa si weyn u doonaya in Saciid noqdo PM as well but we will see. Gd nite bro.
-
Originally posted by Gabbal: quote:Originally posted by Som@li: Abwaan and Gabbal, With all this, External forces having the final say, and dictating the Somali affairs, what are the chances this TFG will have a real dialogue with oppossing forces? and are'nt the Alshabaab/His-Islam have a legitimate concern when they say this is foreign entity? Adeer you can never have negotiations with men who believe anarchy suits their safety. Niman dhuumaalaysi ku jiro oo doonaya qas iyo fowdi una arko wadciga ay ku badbaadin karaan nafsadooda, ragaasu maahan rag wadahadal aad la gali karaysid. These are men who are on the lists of most terrorism lists including the U.S. There is no point in negotiations! lol...Well said bro. Who is there to negotiate with? Niman dalal kala duwan ka yimid oo qaar badan xabsiyo ka soo fakadeen? Ciyaal Soomaali ah oo badankood dhaqan-celis gaareen iyo masaakiin dugsi quraankii laga soo sirsirtay oo mushaar loo qoray iyo dad aan wax badan la socon oo qabiil un wax u taageeraya? Where are the real power and politicians? Ma Al-Qaeda ayaa lala hadlayaa and their allies iyagaa mushaarka kuwa gafuurka duuban badankiis bixiyee.?