Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Ninkan Cali khalif galaydh wuxu ka yimi Nugaal godan. Magiciisa maxa marka lo badalaya , Anigu koonfuriansku waan u fiirsaday ooh xarafku marku halka hore dh kaga bilaabmayo Kalmado ku dhawaaqistiso dhibaato kuma hayso mar alaale marku xarafa dh dhexda kalmada kaga jirto ama ugu danbeyo bey khal khalayaan Koonfuriansku xarafka dh waxay ku badalayan ® Magacaan ma Nugaal buu kula baxay mise Warshaddii Galayr-ka ee Sigaarka samayn jirtey bal horta taas halla is weydiiyo. Haddii uu Waqooyi ugu baxay waan ka haraynaa balse haddii Sigaarka Galayr la oran jirey maxaad isku daalineysaan? Originally posted by xiinfaniin: waxaa la wariyey in abu hurayra oo habeen magaalaga mushaaxayya ay shaydaan is heleen. Abuhurayra nin caqiido ku hubaysan buu ahaaye, shaydaankii buu inta kusoo booday ceego ku dhegay oo naftiisa dirqi geliyey. Shaydaankiiba inta lafihiisa u baqay yiri, war ninyahow wax ku anfacaan kuu sheegayaaye caawa isii daa. Abuhurayra waa maxay waxa i anfaca ood ii sheegi buu yiri, shaydaankii wuxuu yiri, ayatul kursi aqriso way ku anficiye. Subaxii baa abuu hurayra nabiga (scw) u sheegay. Nabigu wuxu ku jawaabay, shaydaanku waa beenlow asalba laakiin maanta runbuu kuu sheegay . xaajigu maanta xoogaa runtuu u dhawaaday lol waa u dhammaysay odayga.
-
Originally posted by *ANWAR*: big lie from Xaji_Xunjuf agin Not really. As reported by couple of Somali websites there has been a fight and the session had to end before expected. We are waiting for the pictures if there is any!
-
Really sad. Ilaah ha kala qaboojiyo.
-
lol...@nin la doortay! waa runtaa oo Maanifeesto ayaa dooratay haddii taasi adiga doorasho kuu tahay. Balse dadkii deganaa gobollada dalka ee kuwo badan ay ammaandarro iyo dagaalka uga carareen Caasimadda iyo kuwo badan oo caasimadda ku sugnaaba waxay ka war heleen dowlad Raadiyo Muqdisho looga dhawaaqay...maxaa xigey? dagaal sokeeye, in dalka sun lagu duugo iyo bur-bur xoog leh. Oba adiga maba kaa sugayo inaad caddaaladda ka sheegtid arrintaan waayo waxaad meel kale ku qortay, reer hebel keliya ayaa Xamar leh.
-
Originally posted by Polanyi: Any reasons why Gabbal is now the biggest Sol supporter of the tfg? Waa su'aal da' weyn oo madaxa daalineysa ee aan u duceyno inuu dowladaha ka dambeeyana sidaan u taageero...lol for the Dh or r....Nebi Alloow ninba afkii kugu ammaan... Dowladda Farmaajo xubneheeda aqooni kuma yara, Ilaah haka dhigo mid waxqabadna ku darsata.
-
Waa la isu soo noqon insha Allaah. Dhibkana waa laga bixi, balse dedaal bay naga rabtaa.
-
Originally posted by Taleexi: Many years ago, I visited Washington D.C, which has predominantly Black residents, and I naively told an African-American cabbie of the city’s uniqueness for being a “Black city”. The cabbie looked at me with disgust and ruefully said, “Sir, Washington is not a Black city. It is an American city and the capital of all Americans”. I was hoping that Sheikh Dalabey would be a purveyor of hope rather than despair; a unifier rather than an agent of schism and belligerence. Any Somali national has the right to settle any part of Somalia without fear and recrimination. One can safely say that non-****** Mogadishu residents suffered tremendously in the Civil War whether it was losing life, limb, or properties. Perhaps, the ***** and the Benadiris were specifically targeted as people and became piñatas for the Mogadishu warlords (Aidid, Ato, Ali Mahdi, Yalahow, etc). ****** residents, in turn, also suffered in the hands of Siad Barre’s forces, the TFG governments under Abdullahi Yusuf (remember the Ethiopian invasion) and now under Sheikh Sharif and his AMISOM backers; not to mention the ruthless Al-Shabab (Shangole, Godane, and Robow) and Hizbul Islam (Hassan Dahir Aweys). No one group in Mogadishu can claim to be the sole owners of the city and only victims. After all, Mogadishu belongs to all of us and, frankly, we all have been robbed! well said.
-
Waa Magaalo Soomaaliyeed, ma shaki baa ku jira? Ninkii iska dhaadhiciya in laga xigo isagu ha is eedeeyo. Waa laysu soo noqoneey, wixii nool adduunyada!!!
-
Originally posted by nuune: NGONGE waa runtaa, emailkaaba hat-trick u soo xareyn iyo kabadan. Malika, it seems we know totally two different people(kaan aqaano lagama waayo stationka Camden maqaaxi u dhaw), dee naga raali ahoow hadaad daris tihiin ninkan lol...nuune...waxay u egtahay aniga iyo Malika inaan isku mid naqaan kaaguna gaar kuu yahay. This Mohamed who I knew for the last 8 years is really nice guy, far from waxaad ku sheegtay iyo inuu Camden meeraysto.
-
The guy in the photo looks like Abdi Jinow, former head of Mogadishu port.
-
lol...oba, taas aan ku kala duwanaano kama laabanayee saaxiib. Dad wanaagsan waa ku jireen oo rag odayaal ah oo aan ka magacaabi karo Ilaah ha u naxariistee Xaashi Wehliye iyo Muuse Boqor iyo qaar kale oo badan, laakiinse waddanka afduub ayay ku qabsadeen. Dadkii Soomaaliyeed oo dagaalaya, laguna kala cararay goobo badan ayaa iyadoon shir dib-u-heshiisiin la qaban inta dowlad lagu dhawaaqay la dhahay askar ma rabno, kuwa Waqooyi joogana ha isku dhiibeen jabhadda SNM. Taas miyaa xalaalnimadu? Maxaa xigey? In gobollada Waqooyi go'aan oo dadkii gooni isu-taagga aaminsanaa ay ka dhaadhiciyeen bulshada inteeda kale "ma u jeeddaan Koofur awalna waa na laysan haddana waa iska tashadeen". Yaaba ka hadli kara khaladaadka kale ee ay galeen waa badan yihiin. Soomaaliya wakhtigaas ayey u baahnayd dib-u-heshiisiin dhab ah but not in xukun lagu kala ordo!
-
Originally posted by Ducaysane: Abwaan ninyohow is daji. I know who I support laakiin in la xiro ayaan ka baqayaa. lol...Duceysane...Sxb, do you think inaad wax qarisay hadda?
-
Farmaajo's Cabinet Gets Bigger: Deputiy/Junior Ministeries
Abwaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
Gheelle.T waxaan maqlay waa haweeney u magac eg ee Cali Samatar ma dhalin. Who is the SOL member? -
Thanks Silver. Now I can update my list. I have been a Nokia and Erickson fan for many years but I finally got my first Iphone two months ago.
-
Originally posted by Ducaysane: Waa is burinaysaa ninyohow. Duceysane, ma waxaa kaa dhaadhacsan inaad Farmaajo aniga iyo Soomaalida kale ka xigtid? Oo dowladdaan aad waayahan dalka ka xigtid? Tolow markii jagada laga beddelo maxaad samayn doontaa? Wixii wanaagsan oo Soomaali loo sameeyo waan taageeri wixii khaldanna waan tusaalayn. Haddii aad taas ka xun tahay ha kugu taagnaato ! FYI, I was one of the very 1st people who welcomed Farmaajo and I still do. Ninyahow intaas waad igala qiimo weyn tahay ee danaanada qabyaaladda ku dhisan ee aad Gabbal la safatay naga daa...Mise Gabbal waaba mid ka mid ah magacyadaada kale?
-
source Bravo, Mudane Farmaajo and I hope that it does not end here. Ciidammada Soomaalida waa la dayacay that is why qarankeennu u dayacmay. Koox maanifeesto la dhaho ayaa dadka ka dhaadhicisay in early 90s in dhibaatada Soomaaliya oo dhami ay askartu mas'uul ka tahay taasoo ahayd marin habaabin ay iyagu xukun ku raadinayeen, in kastoo la dhihi karo ciidammadu qayb lixaad leh bay ka qaateen burburka dalka, balse keligood dalka ma burburin.
-
Originally posted by xiinfaniin: Nuune yaan lagu qaldamin, asagu malay ma yaqaane'e, odoyaal reer bari ah buu la sheekaystaa
-
Originally posted by Gabbal: Farmaajo didn't even come to my mind while making that post. Balse la yaab ma lehid, Soomaali baad u tahay taasi. What makes you think I will beleive this? Soomaali oo dhanna maxay kaa galabsatay aniga waadba i duri kartaa.
-
Originally posted by Gabbal: Waa siyaasi bisil ninkani. After this interview I doubt he ever was or will be pro-secession. Abwaan- Ku tiri ku teen weeyaan waxaasi adeer. Caqliga saliimka maba qaadan karaya nin reer Hargeisa ah oo xilkiisi sidaa u isticmaalay in mar labaad sidan loo sharfi lahaa. loool Gabbal...intaas ma waxaa ka galeysaa yaan Farmaajo dowladda uu soo dhisan iimaheeda laga hadlin? Ha is daalin wixii khalad jira sidaas looga aamusi maayee!
-
lol...The guy sheekh Shariif gadaashiisa istaaga isagoo dhar ciidan lebbisan iyo Eng. Yariisow ma National Security Team bay ku jiraan. Maxaa wax badan naga khaldan.
-
lol...Looma dhamma miyaa sheekadu? I think inuu ka dhabeeyey inuusan mudnaan siineyn 4.5. Runtiina suurtogal ma ahan in cid walba la qanciyo.
-
Cali Maxamed Xuseen: Marwaas iyo Villada goordhow waan ku tukan doonaa,
Abwaan replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Ma mooddaa Sheekadii Ciidda Adis - Ababa ayaan ku tukanaynaa? -
loool...Sheekadaani wasiirro ka weyn ee waftiga SSC muxuu Madaxweynuhu ula kulmay baa laga wadaa...Yaa lagu ciyaarayaa?!
-
Originally posted by Libaax-Sankataabte: Oomaar is trying to stay humble and give respect to other elder statesmen. One of the traits that makes him appealing is his humble nature. As for "cleverness", Oomaar, an Oxford educated man, is a smart individual. Oomaar is good for Somalia. Abwaanoow, Somaliland haduu hoos kala shaqeeyo, maxaa dhib ah oo ku jirta? Sow iyaguba shacab Soomaaliyeed maaha oo in la soo dhaweeyo ay haboon tahay? Anigu waxaan maqlay Jingeli ayaa meesha u dhuutinayey oo rabey inuu isagu Foreign Minister position la wareego oo Shariif baa wateye, ee eedahaas kale ma maqal. Libaax Somaliland waa dad iyo dal Soomaaliyeed balse in la soo dhaweeyo baad sheegeysaaye hadday ku qaboobayaan Caasimadda iyo Madaxweynahaba halla iskugu daro xitaa xal haddii ay keeneyso waan qabaa balse waxa aan ka hadlayno waa dad sheeganaya inay yihiin Qaran gaar u istaagey oo Soomaaliya ka go'ay in Wasiirka Arrimaha Dibeddu la shaqeeyana oo arrintaas si hoose uga caawiyana inay shaqadiisu bannaynayso adigaan ku weydiinayaa. Anigu shakhsi gaar ah ma taageero, shakise iigama jiro inuu Jengeli jagadaan isku rabi karo Soomaali ayaa dhinacaas u badatay iyo inaan aragno un dad leh aniga ayaa meeshaan ku fiican. In Sharif hoosta ka watey iyo in kale runtii war kama hayo. Jengeli markii hore oo loo magaabayey jagadaan waxaan is lahaa uma qalmo balse atleast hawl-karnimo aanan ka fileyn ayuu muujiyey haddana ma qabo in lagu soo celiyo. Oxford baan ka baxay macne ma samaynayso, caqli badan baan leeyahay macne ma samaynayso waxaa muhiim ah shaqada laguu xilsaaray si daacadnimo, karti iyo hufnaan leh ma uga bixi kartaa. Anigu taladayda hadday tahay waan kuu sheegay. Raaqiyo amase Cismaan Kalluun baa ninkaan kaga fiicnaa, balse dad badan oo ka bixi kara ayaa jira.
-
Originally posted by Che -Guevara: Liibahe....Goormaan ku caaye? Cajiib! lol...Haddii aad Af-Soomaali ku sheegi lahayd waan kuu garaabi lahaa oo waxaan dhihi lahaa "Hadal waa mergoo kale"