Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Sabriye & co.;695953 wrote: That picture is not of Godane. That picture was a former xisbul islaam fighter and he left gave him self up to the government after his his brother who was a comander was killed in afgooye by shabab. That is right Sabriye.
-
Aaway dadkii Faarax ku dacaayadeynayey wuxuu ka shaqaynayaa gooni-isu-taagidda Waqooyi Galbee isagoo taageerona siinaya oo weliba ku andacoonayey inuu dhaqaale qaatay? lol
-
Jacaylbaro;693813 wrote: Waa mashruuc ay rag doonayaan inay dhiigga dadka kaga baayacmushtaraan ,,, waanuu dhamaanayaa insha Allah sida ugu dhakhsaha badan. Ilaahay ha dhammeeyee, waa kuwama raggaasi maad noo sheegtid maxaad noogu qarinaysaa aan iska ilaallinee, waxbaad ogtahee!
-
Somalina;693825 wrote: lol...Taleexi... I'm sure his campaign manager reads SOL (No, it is not me). I believe the prof is on his way to Africa. Abwaan, haddii billion dollar waa lagu siinaa ley dhaho xataa uma socdo. Ajakis ama Warfaa waaye sheekada hadda. lol lol...Somalina ma u jeeddaa inaad rabtid in wakhti naga sii dhammaado? Kuwaan ma soconaayaan ee dad kale la imoow.
-
Taleexi;693818 wrote: lol @ Abwaan,.... Somalina, prof-ku intaanu u ordin madaxtinimada wadanka bal fadlan threadkan u sheeg ha akhristee waxaaba laga yaabaa inuu ka waantoobe' Lol...Taleexi ma u malaynaayo inuu ka waantoobaayo...Waano abuuris baa ka horreysey...Odayaashaan ma waantoobayaan.
-
Somalina;693816 wrote: Horta wasiirkee ayuu ahaay? yacni wasaaradee ayaa loo magacaabey, imisa ayuu hayey jagadaas? Ajakisna waad ku qosleysey, marka adiga maku dooranaa ileen wax ku qanciya in la helaayo uma maleynaayo...lol p.s. qof aan wax laga sheegeynin inuu jiro karo uma maleynaayo. We are Somalis after all! lol...somalina, Somali ma Ajakis iyo Warfaa keliyaa waaba iska ba'nay! Adigaba maan ku dooranno...I am sure you will do way better than odayaashaan...I have nothing against him balse I am tired of odayaashaan dalkeenni sidaas u galay. Plus yaan la isku dhammayn anigu wax walba kama soo horjeedo...Laakiin wixii xun baan ka soo horjeedaa!
-
Taleexi;693810 wrote: Abwaanow: Waa bishaaro'e ma qof qabiil ka maran yahay baad noo ogtahay?.... if you are at the library, swing by. loool...Taleexi...adba soo kama marnid qabiil....Ma taas baa dhib leh in la helaa...Runtii ma oranayo qof aan abtirsan karin baa jira balse dad badan oo Soomaalinnimada ka jecel cajaladaha qabiilka ayaa jira. Immisaad aragtay qof la leeyahay waa shisheeye-kalkaal...lol...kuwaasba ka billow...
-
lol@abti don't be suprised haddii dad Warfaa dhaliilsan la helana. Nobody is saying halla maxkamadeeyo...lol...Wixii dhacayna waa dheceen laakiinse dadkii hore Soomaali u soo maray oo khaladaadkii dhacay wax ka geystey si toos ah....MAYA ayaa ka habboon. Warfaa wiilkiisa ama gabadhiisa car keen anigaa taageeraayee...lol Cause wax aan ku ogahay ma jirto.
-
Somalina;693801 wrote: lol... dee mid keena, ama idinka isa soo sharaxa. Hadal lee ma haynaa... I agree with Zack. Qof dhalinyar maba xamili karo/karto jaqjaqda badan iyo feerka dhinac walba uga imaanaayo. Qof dabaceeda Somalida yaqaan uunbaa Somali dhaqi kara... ileen 80%geeljire pop ayaa meel u fadhiyee. Sheekada Soomaliya taal siiba Koonfurta, qabyaalad wey dhaaftey. p.s. Abti waxba kuma haysid Warfaa, marka waa laga fiican yahay inaad dhiigyacab aad ku tilmaamtaa. Somalina dhiigyacab isaga gaar uguma sheegin, balse adigu maba taqaanid baan filayaa. Did you ever met/see him b4 this event? What do you call a person who was a member of an adminstratioon that was partly responsible for the killing of innocent civilians? Who did not denounce it or was against such attrocities when it happened? You call that a peace-builder? Soomaaliya waxay noqotay geed caleen ka baxdo camal oo markii uu qalllalana laga tegaayo markii caleen ka soo buuxsantana la daaqaayo. Maxaa markii Sharraxaad la sheego intaas oo oday isku soo sharraxaan horta iyagoon diyaar u ahayn inay ummadda dhibka la qaybsadaan.
-
Jacaylbaro;693800 wrote: looooooooooooooooooooooooooooooooool@Caabudwaaq ,,, JB adigu arrintan Kalshaale maxaad ka tiri?
-
loooooooooool@Che waan gartay...yaysan harin markii degaanno badani Soomaali-doon noqdaan!
-
The zack the solution is simple and clear...Soomaali qabyaaladda haka waantoobaan....Haddii midka ugu shiikhsan la keeno soo cid kama dhalanayo markaasna ciddii laga dhex arki maayo. Waxaan ku talin lahaa in qof dalka hoggaamin kara la keeno xag aqooneed iyo garashoba, regardless of qabiil oo aan dembina hore u gelin, oo aan jilicsanayn qabyaaladna ka maran. Soomaali lagama waayin ee Ilaah indheheenna ha tuso.
-
lol...No 1 this proofs sida magaalo walbaa markii wiil ka soo jeeda Soomaaliya mas'uul looga dhigo ay Soomaalinnimada u dhawraan inta kalena aysan wax dana ka lahayn...lol...Mana ahan wax Caabudwaaq ku gaar ah ee ogoow. Haddii Buulobarde mid ku dhasahay la keeno sidaas baa dhici lahayd. Midda kale nin Waqooyi Galbeed ka soo jeeda (anigu magacyadaan maamullada qabiilka ma karo) oo aan caawa arkay baa ku doodayey Sarkaal ka soo jeeda Caabudwaaq baa dagaalka lagu qabtay...lol...warkaas ma caddayn karo oo masuuliyaddeeda ninkaas baa iska leh...
-
The zack and that does not mean that we shouldn't give the younger generation more chances. Who said Sharif was the best option? And you don't have to be part of the previous governments to be a criminal.
-
lol...the Zack, the other towns did not protest for each other intaan ka warqabo, laakiin why only Caabudwaaq this time? Meesha wax baa ku jira saaxiib. By the way, it is really sad in dad Soomaaliyeed la isku laynayo mana habboona.
-
Why do we always think only 70 year olds who were somehow part of the Somali problem (corruption, killing etc) can lead Somalia,? What happened to the younger generation? Why don't we give them a chance and FORGET these pensioners?
-
loool...Waxaan isweydiin mudan, why Caabudwaaq keliya muddaaharaad uga dhacay?
-
Somalina. I think you missed in your brief bio that he was a minister in Ali Mahdi's Maanafeesto government...lol
-
Ajakis...ku lehe...meesha ma filin Hindi ah baa lagu daawanayaa...?
-
Wareer badanaa....Saddexdii aan soo xusay baan la yaabbanaa ee ma kuwo kalaaba sii laaban...Bal aan aragno in cid walba hees ay isku xayeesiineyso ay ka hesho halkii ay Soomaali isla heesi lahayd oo wax wada qabsan lahayd. Waxaa iigu darran dhallaanka iyagoon Af-Soomaali baran la baray ciddeennaa dadka u fiican...lol,....Maxaa mustaqbal iyo magacba looga ciyaaray, maxayna Soomaali weyn ka garan intay caqli lahaayeen maamul qabiil baa guryahooda laga faaninayee, calan Soomaaliyeedna inuusan ka lulanayn baa laga yaabaa. Yaa dhaho hays xabeebinnina been-beentaan waa laga baxayaaye...ee dadkiinna dhinac ka raaca....lol