Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Somalina;699066 wrote: You are in a Koonfurian forum you know... lol
-
Oo xaggee ka dhacayaana? Magaaladee? Goormana?
-
At least he is leading ciidan qaran iyo kuwo African ah, unlike Siilaanyo who is leading ciidan qabiil!
-
oba hiloowlow;697708 wrote: LOL Maadey.. Al shabaab waa uu dhamaatay ee intay goori goor tahay isdhiib.. lol...Is Dhiib....u sheeg yaan sidii Maxamed Dheere seeftu kula tegin dheh ee hadda is dhiib!
-
Mogadishu: An irresistable force meets an immovable Object = death
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Beer-Gaal;698024 wrote: what's wrong with the camel on the donkey cart? disrespecting GEELA like that justifies in la karbaasho kaas madaxa xuun !! lol...I wouldn't blame the messenger. He is just a taxi driver doing his job! Plus if Geela is on a sick leave, is there anything wrong with taking care of them? -
GD...."Adna faanka ma deysid, Anna kaama quusto". Waxaa kaa oohinaya oo dhan waan aqaan oo waxaagu qabyaalad waa dhaafeen, laakiin ayaandarro ayaa ku haysa, haddii ay daacad kaa tahay maad Ximan iyo Xeeb iyo Galmudug taageertid? You know what I am talking about...lol... Waan iska warhaynaa you have nothing to do with Gobollada Bari aan ka ahayn your great great grandfather. Are you trying to deny your upbringing? As for Indha-Cadde I was the first one to state that he does not deserve to be a general, then why would I need to defend him and attack others? I just wanted to remind you the similarity and Far waaweyn wax kuugu sheego kuna xasuusiyo kuwii isaga la midka ahaa ee aad buunbuunin jirteyba inay meesha ka baxeen isaga iyo waxa la midka ah ee hadda joogana ay baxayaan insha Allaah. Indha-Cadde waaba nin jaahilnimo hayso laakiin kuwa adigoo kale ah ee iskoollada aaday oo la midka ah bal maxaa laga yeeli?
-
General Duke;697751 wrote: Abwan you forget though those men held Al Shabaab at bay, while Yusuf & Sharif Ahmed were nurturing and suckling them all the while you As a fan were clapping for them. Long ago I told you Al Shabaab would bite the hands that fed it and humble it. Funny how things turned out. GD....awalba faanka waan kugu ogaa! Xaggay joogaan nimanka aad leedahay Al Shabaab bay hortaagnaayeen? Ma waxaad leedahay dhinac bay Itoobiyaan ka ahaayeen'?
-
Jacaylbaro;697730 wrote: and what is happening in Kalshaale ?? ,,,,,, people demonstrating peacefully and SL used jet fighters & tanks to kill them ???????????????? JB....su'aasha si hufan uga jawaab aniga kaftan aan loo joogin ha iigu qarinnine....lol...What is happening in Kalshaale now?
-
Jacaylbaro;697693 wrote: I told you beri hore ,,, DAGAALKU WAA MASHRUUC Waa runtaa oo wax badan baad taas ka dhawaajisay ee yaa ku lacag-qaata mashruucaan amase ku danaysanaya? Bal noo iftiimi!
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;697641 wrote: Maxee tahay 'kkkkkkkkk.' Meesha qol chatroom maa mooday mise bahaltalk ? lol....Runtii waa iga qoslisay bro....horta qof kkkkkkkkk u qosla miyaa jira...?
-
Libaax-Sankataabte;697620 wrote: As far as death and destruction are concerned, Somalia's ousted regime has done more than Gaddafi did so far . The key word is "so far" because Libya is still in tact. Let us wait and see what happens in the next few weeks. It is a deja vu all over again! - A brutal dictator oppresses his own people made up of many different clans - People rise up against the dictator "by any means necessary" - Dictator refuses to give up power and vows to "die here" - Dictator's clan and loyalists rally behind him fearing for their own existence - Government system slowly breaks down in the process - Dictator is eventually chased out of the capital after much death and destruction - Vicious power struggle breaks out among the clans vying for the top price - Dictator eventually destroys country for not giving up power peacefully and earlier. Alloow sahal amuuraha. Aamiin.
-
Jacaylbaro;697705 wrote: do u know what happened in Hargeisa in 1982 during a peaceful demonstrations ???????????????? ,,,, No one can deny that but why are similar things happening in Kalshaale and elsewhere in 2011? Are we here to condemn some actions while justifying similar ones?
-
Respect for Farmaajo's cabinet today as there are sings showing they are doing one of the most important jobs they are sworn for. They deserve support. Meeshaan ama sidaas ha uga muuqdeen amase ha iska tageen. I hope that their spirit lasts long and Al-Habaabs loose and peace and stability in Southern Somalia returns. Shacabkana Ilaah wakhtigan culus haka saaro.
-
Maaddeey..........Cakuye buunbuuniska....6 askari in la diley waan oghay oo midna dhaawac lagu qabtay. Ma taqaannaa inta Al-Habaab ka dhimatay? Mise ma rabtid inaad ka hadashid?
-
Xaaji Xunjuf;696511 wrote: shacabka may u tudhan both alshabaab and Amisom should stop fighting in civilian populated areas Waaba talo fiican oo maba xuma ee adigu kuwa aad taageertid maa shacabka Kalshaale iyo Waqooyi Galbeed inay u turaan aad ugu baaqdid, mise jees-jees baa meesha yaal iyo maroodigu takarta Saaran uma jeedo.
-
Has he been released yet? No. Did anyone do anything, I mean kuwii booteynayey? No. I think dadka ka cabanaya xarigga Maxamed Dheere qaar badan iyagaaba victims ah oo waxaa laga dhaadhiciyey nin culus baa xaqdarro u xiran iyadoo dagaal-oogeyaashii oo dhan magaalada iska mushaaxayaan oo aan waxba loo haysan isagana si gaar ah loo fiirsanayo. Anigu waxaan ku talin lahaa in Maxkamad la soo taago oo haddii dembiga hadda loo xiray uu geystey la ciqaabo. Macnuhu ma ahan in la leeyahay shalay buu warlord ahaa...illeen warlords-kii meel walba ayey dhooban yihiin, waxna laguma samayn iyagoo qaar madaxweyneyaal inay noqdeen lagu sheegay, qaar wasiirro ahaayeen, qaar baarlamaanka ka buuxaan. Maxamed Dheere attention ku filan hadda waaba helay ee hallaga sii gudbo, xuquuqdiisa shakhsiyeedna halla dhawro, xitaa hadduu dembiile yahay xuquu ayuu leeyahay qofku. Dadka naf ka dhiganaya waxan oo inay mucaaradnimada ay dowladda u hayaan Maxamed Dheere buunbuuninaya tani ma shaqaynayso ee wakhti ha iskaga dhuminina ayaan kula talin lahaa.
-
Garowe: Puntland Galmudug agreement: Common sense prevails: PICS + Report
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;696099 wrote: So how is galmudug and puntland going to defeat Alshabaab do they have a different plan ,or a different approach. I mean the Amir just trained another unit just a few days ago. Who is amiirkaan aad sheegeysaa Xunduf? Ma Godane ayaad qabyaalad u taageereysaa? I guess his days are numbered insha Allaah from inside and outside... -
Garowe: Puntland Galmudug agreement: Common sense prevails: PICS + Report
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Amay sheekadu security iyo iskaashi dhaqaale ka weyn tahay oo wax ku hoos qarsan yihiin? Sida Musharrixiinta Jagada madaxweynaha iyo PM? Just su'aal xog-ogaal! lol -
Soomaali waa taas....Intaan hebel la xirin hebelna in lala xiro ma aaminsan tahay. who cares even if Qaybdiid iyo wixii dembi geystey in la xiro haddiiba ay suurtogal tahay? Did you expect inaan sida dadka qaarkiis leeyahay hebel waa mujaahid ee halla daayo?....Moonlight now maadaama aan dhahay Qaybdiid halla xiro Salaad Cali Jeelle in La xiro ma ogoshahayna...Illeen Soomaali waxaa Wareeriyey hebel illaa la xiro hebelna la xiri maayee....?
-
loool@bannaanbax ballaaran oo ay ka qayb galeen! Aaway kumayaalku? Cantoobo haween iyo carruur ah ayaan u jeedaa! Ma dafirayo in dad badan oo ka xun xarigga Maxamed Dheere ay jiraan qaab qabiil, balse dadka yaan la marin habaabin isagana ma aaminsani in xuquuqdiisa Soomaalinnimo iyo muslinnimoba la duudsiiyo balse waxaan aaminsanahay in haddii ay ku caddahay dembigiisa lagu qaado. Waxaanan jeclaan lahaa inaysan arrintaan Maxamed Dheere ku koobnaan oo dadka dhan sharcigu wada qabto! Dowladdu needs to shut Salaad Jeelle who I beleive is provoking and creating tensions in la xiro isagana amase uu ka waantoobo hadallada maalayacniga ah ee uu idaacadaha la taagan yahay. Who is he to say Maxamed Dheere halla toogto? Ma judge baa? loool...Hoggaamiye siyaasadeed xaal ha qaato!
-
i wish in Tarzan xarigga lagu dari lahaa waayo isaga ayaa dadkaan masaakiinta ah dayacay oo Mudaaharaad uu macne gaar ah ka lahaa ka iibiyey isagoon ammaankooda sugi karin. Haddii meeshaan caddaalad taallo Tarzan halla xiro. Waayo waa dembiile. Meesha ma wuxuu u maleeyey London oo xorriyad taallo, qofkuna uu mowqifkiisa ammaan ku helayo as long as uusan dhib geysan? Waxaase ayaandarro ah in qabiil loo beddelo oo sheekadii Salaad Gabayre iyo maalayacni aan jirin dadka loo sheego. 1) Maxamed Dheere iyo Gabayre isku taariikh ma ahan. Tan kale Maxamed Dheere dembi ayaa lagu haystaa dowladda ayaana laga sugayaa inay caddayso, although aan aaminsanahay inaysan siyaasadi ka marnayn.