Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Guess what Taleexi, that is him.
-
Taleexi, somebody who looks like this young man just walked past where I am sitting at the Ardaaga if you know what I mean. Are you telling me that is him? lol
-
Sannadba koox ayaa Soomaaliya ka waalata, sannad dagaal-oogeyaasha, Sannad askarata, sannad wadaaddada hadde 2011 waa sannadkii ay Professors-ku waasheen, mid xisbi aan cilmi ku dhisnayn sameeya iyo mid maamul qabiil oo aan ka metelayn rabitaanka dadka degaanka samaysta. Waa Yaab!
-
Toloow Farmaajo yaa la taliya? Not that I support Maamul-goboleedyo, balse waxay runtu tahay Ximan iyo Xeebo controls more than he does. Therefore inuu la fariisto muxuu ku diidey?
-
Waxaan baa waalli la dhahaa!...Farmaajo waxaan uga baqayaa in isaga iyo 17 kale ee dibedaha ka timid ee wasiirrada ah travel ban la geliyo oo ay carruurahooda soo arki waayaan!
-
The tale of two countries, Somaliland and Somalia
Abwaan replied to Axmed-InaJaad's topic in Politics
lol@ ina-Jaad ku lehe. Jaadkii baaba qadyaan laga taagnaa waaba mid hadda ku abtirsanaya! -
Xasan Daahir hadduu run sheegayo ha caddeeyo in ilmihiisu ku jiraan kuwa dagaalamaya. Maaddeey adigana walaalahaa iyo carruurtaada midna ma ku jiraa. waa adiga dadka ilmahooda dhibka u horseedayee?
-
It was shocking to see the Japan I visited back in December 2010; a great place with nice people engulfed in disaster and fear. I was glad to hear that my friends over there are save.
-
Haddii ay arrintaani run tahay. Yaa Al-habaab la taliyo oo dhaha dagaalka ha beeleynina haddii kale waa la idiin yaabaa! Waayo haddii beesha degaankaani dagaal ku qaadaan siday ku joogaan waa adag tahay. Maxaa ka rabtaa AL-Habaab halla cayrsadee!
-
Che -Guevara;702727 wrote: Could they atleast real Somalis? Even Ethios would suffice. I hope so. Not always easy to get Somali actors, but I am sure they can train people to act or get few who can act! Unless they want to show some pirates preparing for attack on land most of it can be water based. Therefore they don't need a lot of Somalis or atleast to shoot it somewhere that looks like Somalia, but I hope that they don't use other Africans like they did in Black Hawk Down.
-
*Ibtisam;702477 wrote: Some of the other comments made me laugh! That looks like you are asking for trouble though, if he did that in Oxford street I'm sure someone would've tackled him to the ground! I don't think so Ibtisam, because I saw a young man who used to be my neighbor who was praying right next to Camden Tube station. And you know how busy Camden Town Tube Station gets...lol...And nothing happened to him. To my suprise I didn't even see people staring at him. And yes it was after 7/7/2005. Meesha ayuu dadka ka wacdianayey isaga iyo asxaabtiisa qaar ka mid ah.
-
lol...oba.
-
Mogadisho: Axmed Diiriye elder supports Increased UK aid to Somaliland
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gheelle.T;700640 wrote: Aqoonsigii Axmed Diriyana ma laga deyay? Desperation iga dheh ...I am sure haddii aan mowduuc SOL ku soo qori lahaa aan leeyahay waan aqoonsanahay gooni-isutaagga Waqooyi Galbeed, idaacadaha degaannadaas ku yaalla ayaa soo qaadan lahaa...lol -
oba hiloowlow;701015 wrote: Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye......................... Dad badan baanba xaaladda la socon amase is indha tiraya. Meeshaan miyaa shacab joogi karey ilaa 2007? Waa runta intii badnayd way ka qaxeen inkastoo dad tiro yari ku dambeeyaan goobahaas.
-
Al-Shacab, islaamo iyo Ubad brigade haye? Aan aragno meeshuu Mansuur aado, Baydhabo waa lagu soo socdaaye...oo Rabdhuurre ayaa loo soo marayaaye! lol
-
X.Xunduf waaba ayaandarro haddii aad midkaan warkiisa taageereysid. Weligey nin ka faan iyo bakh bakh badan ma arkin....Waraysi uu siiyey Universal baan xoogaa ka fiirsaday.......Booto badanaa, Boosaasaa guban doonta iyo caanaha ha iska qubina iyo wax aan loo baahnayn. Ma wuxuu wax lagu hadlo moodey inuu yiraa degaanno Soomaaliyeed baan qaab qabiil u weerarayaa! Oo toloow ma hangoolkaa u qaban? Ilaahoow yaa yiraa nabaddu waa wax wanaagsan ee adna in lagu weeraro ma habboona adna inaad wax baan weerarayaa tiraahdid ma fiicna ee cago dhigo. Reer Waqooyi waa loo yaabaa haddii adinkoo aqoonsi waayey aad Qadaafi-Ismoodkaan taageertaan oo aad hoggaamiye ka dhigataan! lol
-
looooooooooooooool@ Cawaale............"Warkayga maqal. Dami taleefanka".............Jumladdaas siday iiga qoslisey! Xasan Daahir intuu ilmihiisii dibedda geystey buu rabaa inuu carruuraha islaameed baabi'iyo.
-
Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo Habaaray Al-Shabaab
Abwaan replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Somalina;699585 wrote: MMA, bilahan danbe oo dhan ayaa qabiil magacyadiisa la soo qorqoraaye, marka walaalow si fiican indhaha u fur. Dad badan ayaa u baahan a reminder. lol@Somalina....ciidammada dhar-cadka ah ee SOL in madax lagaaga dhigo waaye! -
Nabad_dadiye....Dadka gobollada Waqooyi deggan oo dhami ma rabaan inay go'aan ee ma koox baa dadka afduubaysa? Cid afti ka qaadday ma jirto, Soomaaliya lafteedu ma xasilloona si xudduud dhab ah loo jeexo. Ma waxaad leedahay cid dal ay xukunta raadinaysa halloo daneeyo? Taasi ma soconayso!
-
Mad_Mullah;681305 wrote: First of all I know Egypt doesn't care about Somalia, they don't even care about Ghaza, forget that they don't even care about their own people. Egypt I believe, will not start anything in Somalia as Shabab got the south on lock, I think they might finance the ONLF against the Ethiopians. Egypt does not humiliate the somali leaders during Arab conferences, speaking Arabic is something that they should do in Arabic conferences. I know, because I'm forced to watch the Arab league meetings everytime it comes on. Finance ONLF lol...was that the whole reason you were ululating for this water war between Egypt and Ethiopia. And when I said they humiliate Somali leaders, I wasn't just blaming them but I have good evidence which I do not intend to share....lol
-
Jacpher;698150 wrote: Somaliland didn't make it to the list. Because it is not or never was a country on its own! lol
-
You're pathetic: JB, General Duke Planders, SLanders get in.
Abwaan replied to Mad_Mullah's topic in Politics
lol@Mad_Mullah....Waano abuuris baa ka horreysey! -
Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo Habaaray Al-Shabaab
Abwaan replied to oba hiloowlow's topic in Politics
caydarus. Dadka miyaad mooddey inaysan caqli lahayn. Imaam Maxamuud waa oday Soomaaliyeed oo qiimo leh. TFG ka hor ayuuna jirey dhibaatooyinka Soomaaliyana ka hadli jirey. Ilaah haku caafiyo!