Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Indhacadde iyo iska-hadalkiisa. He condemned Omar Abdirashid and now Farmaajo. Who will listen to him anyway. I will not.
  2. Qorax if you think in Soomaalinnimadu tahay qof baan ka daba ordayaa because of indho-la'aan amase dan gaar ah baan leeyahay taas adiga ha kugu ekaato. Double xaalku ma wuxuu marayaa un haddiiba hebel iyo hebel joogaan maa hebelna laga rabaa....Kula yaabi maayo oo that is exactly why Soomaaliya u hagaagi weysey. Every single inkaar-qabe iyo warlord qof, koox iyo qabiil baa sidaas u arka. Kama wado inaan Farmaajo Warlord ku tilmaamayo amase aan adiga ku leeyahay ku qabiil baad tahay, laakiinse fahan ujeeddadeydu waxay tahay haddii aan dhahno hebel la daayo, hebelba waa joogaa xal ma gaareyno. I think Shariif Axmed, Sharif Xasan and Farmaajo should all go! Balse Ilaah waxaan ka baryayaa inuu wax ka wanaagsan noogu beddelo.
  3. lol....wakhtigii rumourska ayaa la gaarey oo waxay ila tahay magacyo badan waan sugeynaa. Horta bal Farmaajo ha oggolaado inuu ka dego ee aan sugno.
  4. He is neither a Shiekh nor General but just a FOOL.
  5. Mayaani;728254 wrote: Abwaan, dadka qaarkii waxay rumasan yihiin dawlada Farmajo wax yar qabatay anigana sidaas bay ila muqatay. Laakin dadka badankii ma aha inay aminsan yihiin Farmaajo in uu hayo furihii nabada ee Somalia balse waxay ka caraysan yihiin xumaantii ka dhacday Kampala. Mana aha inay qabiil ku tageerayaan. Adigu TFG haday kuu wada xun yihiin waa wax la gartay laakin inaad tiraahdo Somali banaan baxday ma arag waxaan u arkaa jikaar iyo muran jecli. Mayaani, waa arrin aan xumayn haddii dadka qaarkii ay aaminsan yihiin in Farmaajo wax qabtay, aniga laftayduna Farmaajo far keligiis kuma taagayo balse waxaan leeyahay intaan wax kabadan oo Soomaali in loo qabto ay mudnayd baa meesha ka maqan. Su'aalaha aan qabo waxaa ka mid ah markii uu Farmaajo maalintii la yiri jagadaada ayaa qilqiil ku jirta intuu idaacadda soo istaago uu leeyahay Shariif ayaa dowladda in wasiirro loogu daro raba, muxuu u sheegi waayey hadalkaas wakhtigii ku habboonaa oo ahayd markii Farmaajo dowladda soo dhisay. Wax qarsoon ma ahayn in Xariif Xasan uu rabey in sidii middii Cumar Cabdirashiid uu liis wasiirro ah soo qorto balse Farmaajo's cabinet uu taas ka waayey. Midda kale maxaa shacabka loogu beerlaxawsanayaa tuutaha iyo hadallada idaacadaha iyadoo sida runtu ay tahay isbeddel muuqda aysan dowladdaani la imaan xaaladduna halkii ay markii hore taagnayd meel u dhow ay joogto. Runtii maantadan la joogo haddii la i weydiiyo kee baa habboon inuu maammul Soomaali u qabto saddexda nin ee aan ka hadlayno markii isbeddel yimaado waxaan ku talin lahaa in Farmaajo laga qayb geliyo. Midda kale anigu marna qabiil baa muddaaharaadaya ma dhihin balse dadka soo abaabulay ayaa qaar la gatay waxaana ka dambeeya tarzan iyo kooxdiisa ayaan ku iri, xaafiiska Farmaajona kama marna wuxuna waa siyaasad ayaan iri. Ninka aaminsan ciddeenna ayaa kursiga Farmaajo qaban jirtey waxaas isaga haku qufulnaadeen baan qabaa taasna ma ahan mid caqli gal ah oo cid jago gaar ah lehna ma jirto waxaasna waa waxa in laga gudbo la rabo. Xitaa Mooge kuma raacsani meesha uu leeyahay Farmaajo ayaa beelo gaar ah ka soo horjeeda, balse dooddaas hadda ma joogto oo waxaaba ka sii daran tan hadda loo joogo oo ah muranka Farmaajo, Shariif Axmed iyo Shariif Xasan.
  6. double ma maqli jirtey nin carooday laga badi. Aflagaadada iska wad, haddii aad fiyowdahay Ilaah hakuu siyaadiyo, Balse tani mawqifkayga ma beddeleyso, wax ka muhiimsan baan ka hadlaynaa oo aan mustaqbalka dalkeenna. Haddii meeli ku xanuunayso oo aad dhibsatay fikirkayga hadde waxba kama qaban karo waayo sidaas kuma beddelayo. I supported dowladda Sharif Axmed thinking in dhibaatada Soomaali ku jirta ay ka saari karto iyo inay dhaami doonto maamulladii ka horreeyey, balse waxaan muuqata inay iyaduna fursad qaali ah ku ciyaartay, hadde ma waxaad leedahay halla iska daba joogo. Farmaajahan aad daba ordeysidna dadkii keensaday baan xitaa garanaynaa marka wax aan kaa badinno baad iskaga doodi. Adiga haddii Soomaaliya arrinteeda maanta ay kuula marayso meel muhiim ah oo shalay just because kuwo aad ka soo horjeeddo ay hoggaanka hayeen berrina haddii aadan hor-ordeyn aad ka harayso waa ayaandarro. Aniga mawqifkayga waa cadyahay. Soomaaliya oo dhibkaan ka baxda ayaa hadafkaygu yahay insha Allaah. Waana la gaari doonaa haddii Eebbe idmo, kolleey hadhoow baad guusha wax ka sheegay ee "Dadkaaga dhinac ka raac, yaadan dhumine dhinac ka raac, Hooy hooy dhinac ka raac" lol
  7. I could not stop laughing the other day markii aan maqlay in Soomaaliya hadda Diaspora looga yaqaan DAYUUSBARO...lol
  8. Let us just wait for few days when we see protesters supporting the Sharifs. What will that be called? Kacdoon Shacab no 2? Mayaani, I never knew we had a SOL doctor. Teeda kale Soomaalida aad sheegeysid ee adduunka dacalladiisa kala joogta hadday run sheegayaan maa isku soo baxaan aan aragnee? Siyaasaddaan middi middi ku taagta ah ee qabylaadda iyo danaysigu hareereeyey ma fiicna. Wallaahi xitaa 3 walaalo ah haddii loo dhiibo xalka Soomaaliya happy baan ku ahay as long as ay karti, caqli iyo aqoon leeyihiin caddaaladna dalka ku hoggaaminayaan, laakiin inta tagaasidii la wadi jirey iyo kaarbetyadii la dhaqi jirey iyo community-yadii lacagta lagu boobi jirey laga tago, diaspora this dal baan badbaadineynaa been-been shacabka loo sheego ma akhrisanaayo.
  9. Miskin...your name says all. Siyaasadda Soomaaliya iyo khayaanada habhableyaasha inaadan la socon bay u egtahay. Qorax, I don't remember saying it is about qabiil. So let us not assume things. Also with your comment on this being the only thing that united Somalis in the last 20 years is a total exaggeration . I guess you are forgetting the courts and how almost everyone welcomed them although ICU itself is to blame for the it's demise and some of the destruction that followed until now. Let us just stop the emotion and look things from different angles please. FYI, I want the two Sharifs gone as soon as possible but I don't want some fools to hijack our country again.
  10. Nice video Ayoub. Thanks for sharing this.
  11. Mooge;728087 wrote: horta minister ala ya rahma. anwar, count the number of people in that video. close to 90 to 100 is the max. most are street kids collected by Tarzan. they were given pictures by people trying to save their jobs. listen to what they are saying. XUKUUMADA HALA DAAYO. the ministers and all their dependents are gathering to keep their bread winner jobs. that is all there is no unity without puntland and galmudug. unity of mogadish is clan unity, ta ogoow. Just look at 1:09 of this clip. Abuukar Baalle, Farmaajo's Chief of Staff is calling the cameraman to come at the front of the crowd, right next to him for a better footage and they are telling us Tarzan iyo guulwadeyaashiisu waxaan ma soo diyaarin, yaa lagu ciyaarayaaa? lol Few seconds after that, dadka masaakiinta ah ee kuwa soo hoggaamiyey lacagta loo qaybiyey ayaad wejiadooda arkaysaa. Sorry Tarzan, tan idiinma shaqaynayso. Waan aaminsanahay in Shariifyada xilka laga qaado Soomaalina hoggaan cusub loo raadsho, laakiinse hab-habta Tarzan iyo kuwa la midka ah oo Farmaajo magaciisa ku qaraabanaya kana dhigaya nin wax dhaama Shariifyada, ma aaminsani in qiiro iyo indho la'aan la iskaga daba socdo!
  12. What a lot of people might not know is that this Xariif C/Kariim wanted this job since the 2009 Djibouti conference. He didn't like to see Omar Abdirashid on the PM seat and worked against him when he was Sharif's chief of Staff and this lead Omar to resign due to the conflict with the president and his camp. Xariif C/Kariim, along with Hassan Omar and few other Aala-Shiikh friends picked up Farmaajo. I am not surprised to see him dreaming on to be the PM this time as well and heard few months ago that he was meeting with Xarif Xassan when the talk of the July 2011 presidential election started.
  13. Qosol badanaa....Xunduf. Tolow ma fooxisaa sheegtay warkaas? lol
  14. Soomaalida oo sida aan is leeyahay ayaantaan uu ku batay ilmo-adeer guursigu wuxuu sii kala durjiyey dadkii kala guursan jirey, wuxuu kaluu abuuray qalalaase dad awal walaalo ahaa inay is nacaan oo ay wiilka iyo gabadha la kala saftaan. Guur marka hore waa calaf. Balse anigu guurka dadka isku dhow amaba cidda ah kuma taliyeen!
  15. Washingtom Warns over Somali MPs travel ban! Sharif Hassan 1 - President Sharif 0 http://hiiraan.com/news2/2011/May/washington_warns_somalia_over_mps_travel_ban.aspx
  16. Waxaanaa fawdo la dhahaa...don't be suprised haddii Shariif Sakiin inta koox ka mid ah baarlamaanka shiriyo uu dhaho dowladda waan kala diray. Bal Aala-Shiikh Group maxay samayn doonaan hadduu sidaas yeelo? Illeen isaga ma xiri karaan oo AMISOM baa ilaalisee?! lol. They shoule all go and they will by August Insha Allaah.
  17. Waxaan la yaabay waxaan la goobogoobaynayo. Cantoobo dad ah oo kasta oo meel iskugu yimaada oo xoogaa bariis ku cuna waxay ku dhawaaqaan, maamul, dowlad iwm.
  18. Mar waxaan iraahdaa, siday tahay mar curad geel, ilmihii mowdku kala tegey, maqaar-saartay ciidda, yaa maali jirayeey?
  19. bilan;714709 wrote: lol @ waa maqli lahaa, oo yaa kuu soo sheegi lahaa. lol...bilan...malaha wixii awalba tusay. Odaygaan baan la yaabanaa haddan ma nuune ayaa noogu darsamay?!
  20. oba hiloowlow;715318 wrote: loooooooool xamar iyo xamardaye state waa Muqdisho ilaa Balcad dadku waalanaa loooooooooool....MMA........maamul la dhaho Xamar-Moog haku dhawaaqeen!