Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
I thought inaan akhrin doono maqaal ku saabsan Asli Cabaade oo aan isleeyahay inay tahay ruux Soomaalinnimadu ku weyn tahay, balse bilcaan qori sidata ayaa iga hortimid...lol...
-
nuune;746905 wrote: So ayadaa kuu timid intaad adiga u tagi laheyd, and she is the one who made all the effort iney kuu imaato, waxba maadan sameyn, and you are happy! Ka daa nuune, waxaa laga yaabaa inaysan suurtogal ahayn amaba ay dhib daran ahayd inuu meesheeda ugu tagaa. The fact that uu farxad is hayn waayey oo nala wadaagey ayaa caddaynaysa inuu jeclaa inuu u tago.
-
x-madiino;744741 wrote: Well, there is 144 clans in Somalia, believe it or not it's real and i don't know all the names... somalia qabiil aa dilay,, end of story 2 clans more than Libya has? lol.....Qabiil kasta hal freeway, dekad iyo Ayroboor oo dhaqaale badani ku baxo inay meel Soomaaliya ka mid ah ka dhisaan hallagu qasbo, markaas baa la is waraysan oo cida dad doondoonaya waa la arkayaa oo qabiilkaba waa lagaga carari. Aragtidayda, Soomaali waa hal Qabiil wixii meeshaas ka soo harana ma jiraan.
-
Atariisho soo mood, kolleey waa soo dhaweyn soo raagtey. Horta SOL Atoore ma qabtaa gabadhaan bareejeeya....
-
Waa wax laga xumaado. Ilaah ha u naxariisto. Maamulkana waxaa laga sugayaa inay tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadaan eedeysanaha!
-
140 clans + NATO and Khaleej Clan dhibkood ma yara ee Ilaah ha u fududeeyo!
-
Johnny B;743290 wrote: Well said Abwaan, but don't you get misled by the cheap and convulted patriotism of Che and his terror group, the argument of Somalia being run by Mahiga and whatever foriegn power have you, would only be valid if and only if the terror group of Al-shabab had the Somali intrest at heart instead of introducing a black flag while burning the Republic's flag. oo Che ma Alshabaab buu taageeraa? Bal ha caddeeyo. Al-shabaab inaysan wanaag Soomaaliya u hayn way caddahay haddii aan meesha wax kale ku jirin.
-
Che -Guevara;743165 wrote: ^I wouldn't be surprised it's Mahiga's idea. After all, Kampala and Mahiga made Somalia trusteeship. Markii si loo fiiriyo waad saxan tahay, annagaana is dhignay meesha ee cid kale lama eedayo. Holac;743238 wrote: A positive development. Dr. Abdiweli has done an excellent job in facilitating this reconciliation between Faroole and Sharef. It is time for Somali leaders to move beyond the personal bickering. Waa sax, Cabdiweli did his job waana ku ammaananyahay.
-
Jacaylbaro;743283 wrote: 300 for Turkey ,,,, 200 for Iran .... then Saudis will take another 300 ,,, the Uganda will demand the same ,,,, then kuyuu baaba loosoo geli meeshaas ,,, As much as we respect Turkey and the other nations that has helped us we should not allow them to adopt a single Somali child at the moment. If someone feels sorry for them and wants to help them let them do that in their country. Why can't they support establish good orphanage centers and help build schools and hospitals? I know Turkey started doing that already. I agree with burahadeer that Somali children could end up in the wrong hands. We don't want our kids organs to be used for spare parts. I think every Somali in the diaspora who is able should adopt one and help them stay in the country if we want these kind of requests from other countries to stop. Waxaa iigu daran kuwa masuuliyiinta dowladda isku sheegaya oo dhahaya it is ok as long as international standards are met. Inay carruurteenna gataan miyey rabaan? Taas la idinka yeeli maayo dheh.
-
Caano_Geel.....amay markaas Soomaaliyadeedii u noqotaa oo magacaan kakabka meesha ka baxaa? Bal Hargeysaay waan soo socdaa maad iska tiraahdid intaan war kaa tegin....lol
-
Are they even military? Su'aashaaba iska wareersan.
-
nuune;741854 wrote: ^^ Oba , Sharif is our president too, are you trying to discredit this topic by defending Shariifka, and tell us that Sharif is holding the baby, look the picture very carefully sxb, Erdogan handed over the baby to Shariifka, and our president is looking nervous on holding the baby, avoiding at all cost to touch his clothes, that is why Erdogan and the Turkish aid worker are trying hard and holding the baby both on the end and on top, look the reaction on the face of our president when was handed the baby over to him, sxb. Haye, you agree with the topic now: Erdogan did what sharif, faroole, siilaanyo, godane and so called Somali leaders could not ....... Well said bro.........Bal ma haddaa la iska dhaadhiciyey in madaxda Soomaaliyeed dadka laga xigsado.
-
Not that I am Yuusuf Garaad fan, laakiin sheekadaan maalayacniga ayaan ka daaley oo marna Yuusufoow kix-kix ay dadkaan ka gees-dhahaan haddana sannado ka dib la dhahayo, "BBC-da waxaan uga tegey". Anigoo aaminsan in Yuusuf Garaad la joogo wakhtigii inuu meesha iskaga tago la gaarey oo Soomaali kale uu fursaddan shaqada madaxa BBC Soomaali u siin lahaa, weliba markaan qof haween ah loo dhiibo oo Soomaali ah bal in qaabkeeda wax iska sii beddelaan haddana I beleive inuu Yuusuf BBC-da wax weyn ka beddely horumar la taaban karona ay samaysan muddadii uu madaxda ka ahaa. Waxaan xasuusannaa in dhammaadkii 90-kii ay koox qaarkood illaa 70-yadii meesha qaad ku ruugayey intay ka yaabeen ninkaan horraantii 90-kii meesha yimid oo madax ka noqday haddana qaarkood shaqada ka fariisiyey ay dacwad ku soo oogeen balse ay ku guuldarraysteen. Dad badan oo waxaad maqlaysaa Yuusuf Garaad qabiil ku sheegaya oo ayaandarro iyaga laftooduba aan wax aan qabiil iyo dan gaar ah ahayn isaga ugu dhegganeyn.
-
loool...Shariif oo diyaarad soo lease-garaystay miyaaba cag dhigaya? lol. Malaha rikoorkii safarka madaxweyneyaasha adduunka ayuuba jebiyey (10 beri wax ka yar buu 5 waddan tegey oo weliba hal mar iskuma wada marine markasta Muqdisho ku soo noqday). Dowladdana hadda lacagtii taageerada caalamka waa laga yareeyey oo baaritaanno ayaa ku socda maadaama laguu eedeeyey in illaa tii A/Yuusuf iyo Geeddi lacag la lunsanayey ee yaa yiraahda ninkaan shidaalka iyo lacagta kugu baxaysa dhaqaalee, haddii kale waxa Xusni Mubaarak haysta waa aragtay oo ku quuso dheh illeen waxba kuma jabna in qaabka wax u socdaan ay Soomaliyana maxkamad yeelato. Waa taas haddaba ciyaalkii bililiqada maxkamad ciidan bakaaraha laga dhexfuray oo ay ku dhici la'yihiin inay bakaaro bililiqaystaan. Horta waxaa ila habboon in kaam kasta oo dadka qaxootigu joogaan iyo dekkaddana maxkamad laga furo oo lagu qaado ciddii raashinka ummadda loogu gargaarayo dhaca.
-
Waa tallaabo wanaagsan. Hopefully no more Jabuuti or Nairobi conferences. It looks like Mogadishu is ready to get it's reputation back. And the UN offices need to move in now!
-
Somaliland president Signs investment deal with Chinese Govt
Abwaan replied to Siciid1986's topic in Politics
Dabrow;740449 wrote: big lol^ when will the chinese realease this "NEWS"? It looks like never because there is no such news. Maqaayad meel kasta ku oolli karta, Nairobi, Dubai, South Sudan xayn Shiinays ah waa lagula cashayn karaa balse weli lama hayo warar caddaynaya sheekadaan, haddii cid haysta jirtana bannaanka ha keento. -
The Zack;740727 wrote: What is up with loads of hate for the former president. At least he didn't shake Naag gaal ah gacanteeda while claiming to be a "wadaad" as Shariif Tabcaan did. Remember how he refused to shake hands the UN rep (female) in Carta? . The Zack....I am sorry saaxiib....check on 22:28 -------------->
-
Jacaylbaro;740693 wrote: So they have troops ,,,, eh ?? Apparently they do now and they would not be able to stabilize Abyei...lol Maxaan ula yaabaynaa yaa diidaya mushaar meel iska yaal, M oo ryaanta ay sannadaha dagaal-gelinayeen ayey mushaar u waayeen oo hadda Soomaaliya ayaa loogu masruufayaa oo fursad u noqotay!
-
lol...Femme, it looks like you and I joined SOL in the same month and year.
-
Madaxweyna Sheekh Shariif iyo Guulaha SIyaasadeed ee uu ku tilaabsaday
Abwaan replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Aanba horboodee waxaa i soo gaartey in Shariif iyo kooxdiisa Aala-shiikh ay ku riyoonayaan in 5 sano loogu daro. Looba joogee insha Allaah. -
Somaliland president Signs investment deal with Chinese Govt
Abwaan replied to Siciid1986's topic in Politics
-
Somaliland president Signs investment deal with Chinese Govt
Abwaan replied to Siciid1986's topic in Politics
http://www.aminarts.com/12_aug_2011.jpg